Allaha u naxariisto janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo kitaabka Qur'aanka Gacanta midig Allaha Ka siiyo Qabriga Allaha u waasiciyo Allaha u Iftiimiyo. Waalidkeed iyo caruurteeda iyo ehelkeeda,dadka Soomaaliyeed ee damiirkii Soomaalinimo iyo islaanimo Ku dambeeyo Samir iyo iimaan Allaha Ka siiyo.
Marxuumad luul Cabdicaziz ilahay janatul fardowsa oga barye iyo carurteda 🙏🇸🇴😭
Inshallah diilaga waladilya
Siyaadbare bililiqo iyo faqash baa uga horeeyey iyo xaaran faqash laga bartag
Amiin
Aamiin aamin yaa rabii🤲🤲🤲🤲
Amen ame amen
Allah yarxamullah ,
GURIGA GOORTU MARXUMADDA IYO CARUURTEDI AQOONTA AH, AYU GURIGANA DUSHA UGA XIRAT, UJEEDADA MUJRIMKA AYA AHEYD, IN MARXUMAD LUUL IYO UBADKEEDA IN UUSAN MIDNA KA BAXSAN.
Amiiiiiiiiiiin yaarabi 😢
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏🕊
Allaha u naxariisto Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🦁
Allah naxaristii jano iyalkina allah ha xafido abahana Samir iyo iman
Alla Ha u naxariisto
Allaha u naxariisto janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo kitaabka Qur'aanka Gacanta midig Allaha Ka siiyo Qabriga Allaha u waasiciyo Allaha u Iftiimiyo. Waalidkeed iyo caruurteeda iyo ehelkeeda,dadka Soomaaliyeed ee damiirkii Soomaalinimo iyo islaanimo Ku dambeeyo Samir iyo iimaan Allaha Ka siiyo.
Waa in la dilaa
Sax 😢
Ilaahey naxriisi jano Allah hasiiyo