ความคิดเห็น •

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 8 หลายเดือนก่อน +56

    Team sacdiyo marnaba Noo hoos jah❤❤😢😢200k Hambalyo fam sagal🎉🎉❤❤kabadan u qalantiin

    • @XadiyoAadanshirwac
      @XadiyoAadanshirwac 7 หลายเดือนก่อน

      Hambalyo 200k❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waaad u qalantaan🎉🎉🎉🎉

  • @DeeqaCali-nb6qn
    @DeeqaCali-nb6qn 8 หลายเดือนก่อน +11

    Awal sawirka aa been ka shegi jirten hada hordhaci maa ku darsaten mideda kale team ka jilayasha ah ha isku labtan wax yaroo macan soo gudbiya sidaan waaba ku jah warerena dhan uu usocdo iyo dhan kalaba lakala garan maayo Hamblyo 200k subscribe family sagal lakin waxa inaga macaneya fahma oo

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hambalyo ❤ kabadan uqalantaan walahi

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 8 หลายเดือนก่อน +3

    Horta bagaa gabartaa shaqaalahaa loociiiley noocnaba maaha filinkaba way nanacsiiisey wlhy jileec waydhaaftay qoftaan jilinkeedu mardambe hanookeenina qoftaaa 😊😊

  • @faisobashir6387
    @faisobashir6387 8 หลายเดือนก่อน +12

    Maalin walba qayaanada sucdi maan daawanaa iyo dhibka sacdiyo habeen walba waxan daawanaa wax isku mid ah qayaanda soo gaba gabeeya oo sikaloo qurux badan ku bedala

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 8 หลายเดือนก่อน +2

    hambalyo famili sagal somali❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 8 หลายเดือนก่อน +28

    Anaa uhoreeyo caawa hali ii camaamado❤❤❤

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 8 หลายเดือนก่อน +1

    Indho adagaa ma il geel ayeey laqday maqli jiray😮 subhanallah kulahaa aahil asad😂😂

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulation, for 200 subscriber

  • @hodanboqor8194
    @hodanboqor8194 8 หลายเดือนก่อน +3

    Saylac mahane itakale boska aad filimka ka siseen barteda ayey dhigeeen mansha allah keep going team fican tihiin

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi sucdi waa cajiib allhu akbar taalanti cajiib walahi waa qof aan caadi aheen mashallah ❤

  • @Updyy2334
    @Updyy2334 8 หลายเดือนก่อน +2

    200K 🎉Congratulations 🎊 👏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 หลายเดือนก่อน +22

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 8 หลายเดือนก่อน +8

    Falimada sagal soomaali waxaad ka dhigtaan kuwa xusma leh filimku waa inuu madax iyo majo ma leh horusocod u yeela filmka qora sheekadii habeen hore baad soo cel celinaysaan film qoran oo hore socod leh noo keena haddii kale nala dhaafa

    • @FARHIYAMOHAMED-o3o
      @FARHIYAMOHAMED-o3o 8 หลายเดือนก่อน +1

      Walahi aniga xitaa waa ku jaha wareeray awal sawirkaa been laga sheegi jiray hadana waxbaa is daba marsan filinka sibay wax ka yihiin

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 8 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallahi sadiaa one day one time sagal know everything

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 8 หลายเดือนก่อน +2

    Naagta filimka ugushidan jilidana aad utaqaan waa laadarada Sucdi qoftaas xaqeeda siiya reer Comanti kudhiigle

  • @risak4687
    @risak4687 8 หลายเดือนก่อน +3

    🎉hanbalyo filmka haka qaadina xalada

  • @queenafnaan4517
    @queenafnaan4517 8 หลายเดือนก่อน +20

    Armay sagal ka qaata tani runrun bay ujecladay asad 😂😂😂

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha tabarkallaha 200k ayaad gaartey sagal

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wa macantahay riwayada marka daqiiqadaheda no so badiye plz and plz

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 8 หลายเดือนก่อน +27

    Filmka macaanka haka qaadina metalaada haddii la abdiyo macnaha ayaa ka taga khaa'inkuna inuu intaas dhan sii socdo maaha filmka macaankiisuna waa inuu kusoo gabagabaysmaa sacdiyo iyo asad oo is guursaday khaa'imiintuna soo wada ifbaxaan.

    • @XaawoCabdulaahi-fv7nc
      @XaawoCabdulaahi-fv7nc 8 หลายเดือนก่อน +1

      Director mad tahy😅

    • @luulfarah7245
      @luulfarah7245 8 หลายเดือนก่อน +1

      Fuded badnida dadki flmka laha howshan u daa😂😂😂

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎉200k ka badn waad uqalantaan 🎉🎉🎉

  • @FatxiSaleeban
    @FatxiSaleeban 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allh sucdi xataa ilmihii magciisii way diyarisay😂ar tanaaaa waa wataa

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha 8 หลายเดือนก่อน +9

    Ana uhoreyey sagaleyyyy ❤😂

  • @ShamsaMohaa-mp8qd
    @ShamsaMohaa-mp8qd 8 หลายเดือนก่อน +10

    Malinta uu meherka dhaca eed warqadaha warejisa sucdiyey 10 daqiiqa kadib waalagu furaa ogooow😂😂😂

  • @hodancabdirixma4an500
    @hodancabdirixma4an500 8 หลายเดือนก่อน +12

    Waaw caawa anaa uhoreeyo

  • @DuranShirwa
    @DuranShirwa 8 หลายเดือนก่อน +3

    FILMKAAN Waad ku mahadsan tahiin waana film wanaagsan laakiin talo ahaan mar mar baa laga yaabaa in labo qof oo sheekeysanaysa Clip kaasi uu gaaro 5 daqiiqo iyo wax ka badan taasoo keeni karta in lagu caajiso,fadlan isku shaandheeya Clip-yada sheekooyinka oo kabo qof oo sheekaysanaysa ama wax isu sheegaya yaanay ka badan ugu badnaan 1 ama labo ,aad sheeko kale kuna soo noqo sheekadii hore ,,, hambalyo ayaan idin leeyahay walaalayaal waad dadaalaysaane..

  • @naleycadey9610
    @naleycadey9610 8 หลายเดือนก่อน +9

    Anigaa ugu horeyo mhdsnid qaali ❤❤❤❤

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 8 หลายเดือนก่อน +7

    Filimka naagtaa sucdi baan unacay

  • @Lailaadem59
    @Lailaadem59 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hhhhhhj sucde sewaxyeshey wlhi waigu socda hadalka sucde ❤❤❤❤😊

  • @baarliin527
    @baarliin527 8 หลายเดือนก่อน +3

    Qofkii filin wax ka yaqaanow hadana waraaqaha waxaa xadi doona saylac wuxuuna noqonayAa laadarka 2aad ee filinka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @shukrishacni7796
      @shukrishacni7796 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ma tiri

    • @baarliin527
      @baarliin527 8 หลายเดือนก่อน

      @@shukrishacni7796 qof iga dameeya ha weydiin

  • @FarhiyaOmari
    @FarhiyaOmari 8 หลายเดือนก่อน +5

    Habaya habaya200k

  • @lulhassan5890
    @lulhassan5890 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations to 200k🎉🎉🎉🎉

  • @FaayIskaabulo-pk1bl
    @FaayIskaabulo-pk1bl 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi Asad nin ragged waye wlhi wayo wax wlbo isagoo og ayuu hadane gab ka dhahoyaa nin rag wixii looga baahnaa. Ayuu sameynoyaa geesi guuleyso❤❤❤

  • @shadiyamuqtar
    @shadiyamuqtar 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dhal waxad dontid dhal😅😂😂😂😂😂😂😢😂😂😂😂😂

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 8 หลายเดือนก่อน +4

    Asad iyo laakaha isu cod egaa reer mudug

  • @ShukriShire-h2n
    @ShukriShire-h2n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations family sagal ❤❤

  • @AaminaAadan-do7rl
    @AaminaAadan-do7rl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations ❤❤❤

  • @nafissahoussein5806
    @nafissahoussein5806 8 หลายเดือนก่อน +7

    Congratulations 200k🎉🎉

  • @SleepyAlpineSkiing-iy8vv
    @SleepyAlpineSkiing-iy8vv 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations for 200k🎉

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo meel aan loo dirin lay ku jirtaa mar walbo. Shaqadeeda may isku koobto.

  • @istardaahir891
    @istardaahir891 8 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations 🎊 family sagal somali

  • @nastehonalka9023
    @nastehonalka9023 8 หลายเดือนก่อน +2

    Habmblyo for 200k family sagal

  • @KheirokahinAhmed
    @KheirokahinAhmed 8 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations ❤🎉

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sacdiyo iyadab ka Qurux badan 😂❤🎉

  • @aishaabdi1864
    @aishaabdi1864 8 หลายเดือนก่อน

    hanbalyo hanbalyo Sakal fameliin inkabadan aa uqalantiin🎉🎉❤🥰🥰🥰

  • @sucaadabiib
    @sucaadabiib 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 200k🎉❤

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha alaah sucdi limaadhalaya asad muuguur sanaya

  • @FatumaFanka
    @FatumaFanka 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 🎊 👏 💐 🎉

  • @sulekhacabdiqani2118
    @sulekhacabdiqani2118 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hanbalyo 200k inkabadanba waad u qalantaaan❤

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉 keep going

  • @NajuuPpe-xe2cd
    @NajuuPpe-xe2cd 8 หลายเดือนก่อน

    Dhal adigu😭😂😂is qor qor jeclaa😮😅

  • @NajmaYusuf-c2o
    @NajmaYusuf-c2o 8 หลายเดือนก่อน +6

    Hambalyo hambalyo
    ka badan uqalantan ❤

  • @SihamMuhumed-p1s
    @SihamMuhumed-p1s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations million times family sagal

  • @Hamdiabdi22
    @Hamdiabdi22 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo ❤❤❤❤😊

  • @HiboCqaadir
    @HiboCqaadir 8 หลายเดือนก่อน

    Ham balyo sacdiyo naag if dheh waan kujecelahay❤

  • @hindiafsoomaali1792
    @hindiafsoomaali1792 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah asxbt aad iyo iyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibomohamoud2778
    @hibomohamoud2778 8 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations 🎉sagal and asad family ❤

  • @ShukriCabdulaahibile
    @ShukriCabdulaahibile 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalyo hanbalyo family sagal❤❤❤❤

  • @sumayacbdiNaasirmaxamed0900
    @sumayacbdiNaasirmaxamed0900 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 🎉🎉🎉family sagal

  • @XaliimocabdiMaxamed-uh7qi
    @XaliimocabdiMaxamed-uh7qi 8 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations 200k family 🎉🎉🎉❤

  • @ramloxuseen
    @ramloxuseen 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sacdiyo dadkaan ikaa iska jecel ee dantada aqonso walley 😢😢😢😢

  • @nadiifaladan5803
    @nadiifaladan5803 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo kabadan ayaad uqalantan

  • @SalmaAxmad-xk7gy
    @SalmaAxmad-xk7gy 8 หลายเดือนก่อน +8

    Anaa uhoreeyo waana idin hanbaliyeenaa 200k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉horay usocda walalhyga qaaliga ah🎉❤

  • @LuulAhmedMaxamud
    @LuulAhmedMaxamud 8 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah ana u horeyo❤🎉

  • @cashamaxamad668
    @cashamaxamad668 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulation🎉🎉

  • @HoodoMowliid-km6vy
    @HoodoMowliid-km6vy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulaions🎉

  • @HagarGure
    @HagarGure 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations my fmily❤🎉

  • @rayanabdi1317
    @rayanabdi1317 8 หลายเดือนก่อน

    🎉 hambalyo 201k

  • @farxiyaalidahir4701
    @farxiyaalidahir4701 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 waa Camerataya sucodi kkkkk

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations

  • @SihamMuhumed-p1s
    @SihamMuhumed-p1s 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations family sagal

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 8 หลายเดือนก่อน +6

    Hambalyo SAGAL FAMILY 200K INSHALLAH KABADAN AYA UQALANTAAAN

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 8 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo family Sagal 200k iyo in ka badan wad uu qalantan 🎉❤️

  • @SaynabMaxamud-t7j
    @SaynabMaxamud-t7j 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 🎊 sagal 😊

  • @ShukriAbdiRashid-n6z
    @ShukriAbdiRashid-n6z 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hayaay sagal miyaraa soobaxday

  • @KINGMOHAAN-v9f
    @KINGMOHAAN-v9f 8 หลายเดือนก่อน +9

    Congratulations 🎉🎉 for 200k family sagal

  • @IxsaanJaamac
    @IxsaanJaamac 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla hoogayeey tii sucdi feedha waynbuu guursanayaa asadaw kajoog 😢😂😂

  • @IqranCali
    @IqranCali 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 🎉🎉

  • @FatimaAbdiyoussouf
    @FatimaAbdiyoussouf 8 หลายเดือนก่อน

    Inkabadan gaadha Inchallh ❤

  • @iidalawe
    @iidalawe 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waykabadisay

  • @ManalSaidSalaH
    @ManalSaidSalaH 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 Family's Sagal

  • @XaaliGaroon
    @XaaliGaroon 8 หลายเดือนก่อน

    Conga sagal familey

  • @MakoAhmed-b9x
    @MakoAhmed-b9x 8 หลายเดือนก่อน +1

    War asad sadiyo waa khainad sucdi oo kaduubayso Ak iyo sagal oo islajiifa sariirta sucdi oo ka duubayso iayay sacdiyo kal ku dhufatay 😍🤣❤

  • @NasroQodax
    @NasroQodax 8 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkk ahilaan ubixiyay ahilaa dhal adigu😂iska quruxsanow 😂 asad iyo sucdi 😂ala wadnaha

  • @NiciiimaSiciid
    @NiciiimaSiciid 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo hambaiyo200k

  • @MakoAhmed-b9x
    @MakoAhmed-b9x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Victory for sucdi this movie it’s is perfect

  • @HamdaMohamed-j6h
    @HamdaMohamed-j6h 8 หลายเดือนก่อน

    Waa is balaqay kulahaa sucdi mid mahaaa😂😂

  • @idilharuun8606
    @idilharuun8606 8 หลายเดือนก่อน +3

    🎉200k hanbaliyo ❤❤

  • @halkamudan8085
    @halkamudan8085 8 หลายเดือนก่อน +1

    Horta gurigaan ad malin kuso kalahdin rent kisa mad bixisan 😂😂

  • @FaadumoeiseKediye
    @FaadumoeiseKediye 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations ❤

  • @19abdishakur
    @19abdishakur 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations ❤❤❤ family sagal 🎉

  • @bellaali3978
    @bellaali3978 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta dhan shekada iska daba wareg kadhigten sheko yaro gaban xiso leh kadhiga malayacni nadaba wadan

  • @AyubAbdullahi-p8d
    @AyubAbdullahi-p8d 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations my 🎉❤

  • @hibaaqdeeq5710
    @hibaaqdeeq5710 8 หลายเดือนก่อน

    Yes cawaa ana uu horeyo😂

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naagtan uuska weyn waan nacay😂

  • @SabrinSahal-ow5tt
    @SabrinSahal-ow5tt 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allh hamblyo hamblyp❤

  • @dahabocali1208
    @dahabocali1208 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulation 🎉❤

  • @Samsammaxamed-ds9yy
    @Samsammaxamed-ds9yy 8 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 200k

  • @Ifrush-l8o
    @Ifrush-l8o 8 หลายเดือนก่อน +2

    Uf Asad suu sacdiyo ulahadlayo ciilaa igaqabty😂