Amiiro hdi laga raaacay wlshy iska samir adne midkle booskis ku bdl ileen nin ninkle lagu ilaawa maqli jiray mrka is adke cunista ka go'ay wxz inta iska dhaafto sister🙏
War waa beenteed wallahi waxan arkay ayadoo la wareesanayo ayada iyo c/manan waxay dhahaysay been aya ka shagayay hada been iga malaynayso soo firiya wilka yotobarka ah o ay ugu qoron tahay nabiil bulxan😢😢
Caanimadu waa ta hada lagugu gaaday mar kale hadaad Caan doonto adaa God isku ridee ogaw raga caanka ahna jidhkaka ayay usocdane jacayl kulama socdaane ogaw ugu danbayta meel ayaad ka ligaaga ku soo dhacaysaa ee si aad dhib uga bogsato raadi nin diin iyo dhaqan leh adiga oo dhanna ku dhawrta ku ilaashada oo kaa daxadara
Abdi manaan muxuu haystaa ay ku jeclaatay? Amira xitta inuu ku danaysanayaa laga yaaba naa guurso nin kuu qalba oo waxna bartay lacagna haysta yaan lagaa faaidaysane
Kusali nabi scw ❤
Scw❤❤❤
Yes, Jakarta, anaaa u horey🎉😮😅
Wallahi gabdhaha wa hilib mel saran ee qalbiyadoda ila Liya 😢😢😢
Jacayiil maahayiine maskaxada ayuu kaa qabsanayay markuu kaa qabsaday maskaxada oo uu dantiisa gaadhay ayuu iska tagay markaa raga saa u dhaqma waa raga gabadhaha lugooya oo isagoo gabadha shukaan sanaya oo jacayiilka uu tusayo gabadhaa ka waalo oo jacayiil xad dhaafa tusa waa beentii ee ka feejignaada Nin kii mustaqbal kaa rabaa mustaqabal uun buu ka hadlaa si kooban ee qalbiga gabadha maqaato waayo gabadha uu mustaqbal ka rabo wuxuu badbaad shaa qalbiga gabadha uu rabo ee maskaxada kama dilo ilaa ay caqli kale yeelan waydo markaa iska ilaaliya raga maskaxada idinka qabsada talabaad Nin naag aanu qabin ku dhagdhagaa mustaqabal marabo ee ka fogaada
Xaqiiq wllo🥺
wa run ninka sas wadayuus.
Abaayo tiktok furo 1m baan kugaadhsiinaynaaye insha allh❤❤😊
Salaatuleel tuko mcn illaahy naxsrii ha kuseeyo😢😢😢😢😢
Amiiro hdi laga raaacay wlshy iska samir adne midkle booskis ku bdl ileen nin ninkle lagu ilaawa maqli jiray mrka is adke cunista ka go'ay wxz inta iska dhaafto sister🙏
Wll Jakarta waxaan ku odhan lahaa gabadhan u hiili oo ugu garab gal sidii ay Caan u ahaan lahayd , runtii aad Ayaan ugacqiirooday qisadan
Haduba kujecla kuma.xumeyen ben ayu kushegayay marki horaba dadka.xuun oo dhan sas jeceyl benay kutusayan😠😢😢
Wa runta wll 😢
Wiilasha somalida marka la.jeclado way kibran 😢😢😂
Jakarta gbdha asa rbo I aamina😂😂
Jakarta gabadha asagaa rabo I aamina😂😅
Amiiro iyo Abdi manaaan ma 2sano kala mqnaa❤
Qaaab khladan bu waraysanayaaa gabdha Qalbigaga alle hakuQabojiyo byo
Abayo nolashada maar quraa guul waat gaari lkn gushada kafaideyso 🙏🫡👸
War waa beenteed wallahi waxan arkay ayadoo la wareesanayo ayada iyo c/manan waxay dhahaysay been aya ka shagayay hada been iga malaynayso soo firiya wilka yotobarka ah o ay ugu qoron tahay nabiil bulxan😢😢
Gabdhaha masaakiin wye wlhi apayo ilhy qalpiga ha kuu qapoojiyo😢😢
Jikarta asiga kusocda iaamina😂😂😂
Abayo insslah isbadal ayan ku rajaynaya lkn waxa hubaala inu nabsi soo celinayo oo lugahaga imanayo😊
Cabdi manaan ❤❤
Hhhh suraha mxa waaye hee ohinta naga dhaf😂😂😂😂
Abdimanan wayeh cadiqatahaaaa nacalaaa dhlaaye kaaas qoftaaas shabataaa aah ayuuu ka racay wlh iskaa ilooow kaaas
Abdi manaan waaye walhi ❤ Al Sisters nini dambo ha amini😢
Hye abyo
I am sorry 😢
Sooryy abyo 😢
Caanimadu waa ta hada lagugu gaaday mar kale hadaad Caan doonto adaa God isku ridee ogaw raga caanka ahna jidhkaka ayay usocdane jacayl kulama socdaane ogaw ugu danbayta meel ayaad ka ligaaga ku soo dhacaysaa ee si aad dhib uga bogsato raadi nin diin iyo dhaqan leh adiga oo dhanna ku dhawrta ku ilaashada oo kaa daxadara
Bahdilaad jeclaa maxaa social madia keeny wuuba ka tagee😊
War qof weynaa thy xishow waxaana dhaqan ma ahn ee dhaqan wngsn la imaw
Qof yhy. Dantada adiga yaqan qof ka tagay. Nolasha haku xiran
Qof adag iska dhig qof noocaso kale lama macaneyo wll guriga ka dhex ooy lakiin dadka lama horkeeno
isku fikirad nhy wllhi
Fikirsaa baan qab hadan nahay dumarlan
Give her time to cry.
😂😂😂😂😂😂
Abdi manaan muxuu haystaa ay ku jeclaatay? Amira xitta inuu ku danaysanayaa laga yaaba naa guurso nin kuu qalba oo waxna bartay lacagna haysta yaan lagaa faaidaysane
Sori😅raxamo walaahi wadaa ka qurux badan ee waxaas iaka ilaaw insha allah waad guuleysaneysaa
Horey usoco abaayo waxas bareg ha uqabanin
Scw ❤
Caan raadis wye qofta😂😂😂
Amiiro xawadale weeye io Abdi mananan😂😅
Allah Haa wlhi 😂😅😅
Jikaarta Hadalka Daa Niyow Aamu😅
Sorry walshy 😢😢😢
Abdi manaan hooyada ana waso Naagtii madaxa curiga lahayd bu ku noqday😂
Adi hada can Nooqee ❤❤is deji Qurxey
Sorry apayo 😢😢
Na balo kuqadaye is adkee ilmahas mxa kujeclatay
Reer mudugow ma saa nooo dambeysey
Abdi Manan waaa kaas iyo amiiro qurux
Wllhi niyadaan hadda iska lahaa
😮
Isku aqli nahy lkn abdi manan 1 m mahestee
Cabdi manan washamsi kuqada😮😢
Sorryyy aby0😢😢😢
Jacayl dhab ah ma dhamaado😢😢😢😢
Lee waa abdi manan iyo amiro🎉😂❤😅
Cabdi manan isn't easy 😂
Naa inkaar baa qbtaa hdaa ilmahaas xunka ah jclaty
Walhi ani wanyabay 6bilod ba lu oyay oo walbi magalda laga sotagy 6bilod qaligaag ad wad sisay qof bila adam waxas iska dhaf wll qalipga adgayso
Hayey shee kadu ma caan noqo bey ku soo biya shubatay😅😅 jakarta adi yaa ku warey san doono
Wilasha marka said lo jeclaado maxay ukibran😢 2024 ragga wax ka qiyano bdn malahn
Waa tan layaabt😢
Hno wiil oo dhan maaha
Naa ada nagta ka Qiimo badn Rahmayyy Xanja laTuuro lagu so noqdayy ka Qaado dofrtu 😅
byo wxn waa aduunyo lymaraciyo qof biaadama wn kuladaremi hory igasoco danta karc..ilhy.xirir.ficn.layelo...saliga nabi.swc.badi.inshlh.wd.kakabn..
Waa abdi manan iyo amiro
Iyada kaliya aan dhageysano adi hasoo galin Jakarta sxb
Ha 😂shekada waa inaa caan noqdo 😢
Aaaax wlhi xanuunbadan ❤❤❤
War gabadha is keen bara anaa ka buusayee ganacee
Asxabey jakaarta 200k aam garsiino.plzzz🎉❤
Walahi gabadhan tiktoka ku arkay said u ayneysay
Been kaweyn waligay ma arag afarahaan aniga waxaa ufahmay ina can radinayso qof laga aarsanayo hadana loosheegayo wixii loga arsanlaha 😂😂😂 shekadan halxabo kamajiraan igaqora 😂😂
Alla maxaad caqli socda tahay qofta wa ku fahantay bahasha waynoo dhiibtay iyadii oo cad ka waran
Jakarta toolga flembo wareyso saxib
Sorry 😢😢
😮😢
Shaqeyso asaga ku iman doono
Abdi manan dib bathana
Amiira xawadLe iyo Apdi manaan😂
𝐷𝑢𝑛𝑖𝑑𝑎𝑛 𝑚𝑎𝑠𝑜 𝑚𝑎𝑟𝑖𝑛 𝑅𝑢𝑢𝑥 𝑘𝑎𝑠ℎ𝑎𝑟𝑎𝑓 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑛 𝑁𝑎𝑏𝑖 𝑚𝑜ℎ𝑎𝑚𝑒𝑑 𝑆𝑐𝑤❤️🩹🥺
Scw
Waa abdimanaan iyo amiiro😅😅😅😅😅
Sidaa radhwan isaack dadka u wareyso jakarta o jooji hadalka
Abaayo sorry😢😢💔
Kas yawa dmerka 😢
Jakaarta no appka aaa rabaaaa qisaaa hyaaa
Jakarta sheekada hanaga soo dhaxgalin
Sorry abyo mcn ❤
❤❤❤❤
Cabdi manaan weye hoyadi wasaha geela😅
Abyo is adky macaanto ❤
Cabdi mañana wayee😂😂😂
ssori quraxey jabka wala sowada maray iska illow 😢😢😢
Cabdi manan iyo amiro
😂😂😂😂 6bilood ma qiso laga shekeyo leh kuwan sanadaha dulqaadka ku wadnay baan kala dhaqaaqnay hadane waxba uma qabno 😅
Bilaa yacni😂 war orda cibaadaysta
Abdimanaal waa😢
6bil waa wax yar waa inta gaadgaadka ee aan lays fahmayo
Uu imaadhe xamar ee Galkacyo kulaawo abayo😢😂
Hhhh cabddi manan 😂😂😂
Ma sheegee marka😂😂
🫵💔🤣🤣
War niyo jakarta sheko yaqan matihid wlh
😢😢😢😢❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Adigaa laankaga ilaashan waayey siduu nin igu imow udhahday oo 3bilood maxad iska ag qawaneysaan lax meeshay is dhigtay ayaa lagu gowracaa
Jakarta. Ani musalsLka hodana kugu nacay❤😂
Hhhhhhh ya kubalmi adi😅😅😅
Sxb dadka professional u warayso dadka kadaa sualah qof qalbigiisa wx yeelin hawaydiin
Sorry sister ❤❤❤❤
Cadi manaan is not easy
Abdi manankan muxu nimanka deryahy xantina ma heyste
Ax?qalbi jaab😢
Wa La Sixray😂
😂
😢😢😢