Wararkii u Danbeeyey Beelaha Garxajis & Dhulmahante oo Jigjiga Isku weydiisanaya Maxaabiistii goojac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 123

  • @kulmiyeparty2164
    @kulmiyeparty2164 2 หลายเดือนก่อน +8

    Habarjeclo allah guuleeyo
    Waana idin garab taaganahy
    Walaalsyaal from surre gangs

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Guulaysta idina❤❤❤❤🎉🎉

    • @Dulqusley
      @Dulqusley 2 หลายเดือนก่อน

      Kundish sure 😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +8

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ Guul Ethiopia

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 2 หลายเดือนก่อน +4

    Taar TV weriye qaali 👑 ah allae ha ku xafido geesi ❤❤ guuuul somaliland 💚🤍❤️🎉🎉💪💪💪🙏🙏

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 2 หลายเดือนก่อน +5

    taar tv salan sare qofki ugu horeyey ayan ahay

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subahana maxa ka khaldan garaxgis ma sidas bay cood kaga raban 7 ISAAAQ KALA😮

    • @aidarousibrahim5550
      @aidarousibrahim5550 2 หลายเดือนก่อน

      Waa been-abuur, arinta cidanka xidhan Somaliland ayaa ka masuula, reer shaqo kumalaha

  • @user-Axmed
    @user-Axmed 2 หลายเดือนก่อน +6

    Weriye Dirir Rageedii thanks

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tvga afkeenii saxda ahaa ku hadla massha Allah

  • @zainababdi-salam3015
    @zainababdi-salam3015 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wariye sare! ❤

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤mansha aallaah somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤ caadawgeedu siixuunbu ujabaaya
    insha aallaah

  • @aminmahamad
    @aminmahamad 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you very much

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masnshalaa xildhibaanka

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi qaran Guul somaliland

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walalahan Garxashis Alle ha soo hadayo 🤦🏽‍♂️

    • @B055SNM
      @B055SNM 2 หลายเดือนก่อน

      waxaan rabnaa in wiilasheenna la sii daayo. wax qabad dawladeed haba yaraatee ma jirto.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Inkaa bukaa yuhuud munafaqdiin laa bartay

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 หลายเดือนก่อน

    Warya islayaba garxajis garxajistaayun ba haysan.

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 2 หลายเดือนก่อน

    Garxajis waan ka baxay mar haday noocan yihiin.😅

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +1

    GATXAJIS MA MA HEERKAA AYUU MARAYAA INAY CIIDANKII QARANKA KALA SAARAAN (NIN AY MEELI U CADAHAY MEELI KA MADOW)

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 หลายเดือนก่อน +4

    Huwan waataa is cadeysay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Dhadiga isaaq tahay iskaa celi dhulbahante

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 2 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂 awooda isaaq waa habar jeclo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      waa sidaad istidhi Awal baa jooga

    • @AbdishakurAli-i6x
      @AbdishakurAli-i6x 2 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p awal ku ri gees kama ridin sidii ilahay u abuuray waligood iyo walalood a dagaal ma galin waa raxanwaynta isaaq

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Munafaqdii habar awale

  • @user-zm1pf5su5k
    @user-zm1pf5su5k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah Beentii goormaà ilaa xadkaa !!!!¡

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

      MA BEENBAA MA HUBTAA

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Inkaa kaa xun waxa kastaa

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa yaab cajiiba

  • @AbdullahiIbrahim-x7e
    @AbdullahiIbrahim-x7e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Akhaas waaka garxajiis hhhh isaaq oo aarkA

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Garxaajis waa dadkii kaa xorayay buuke iyo faqasht iskaa ceshaa dhulbahante

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 หลายเดือนก่อน

    GARXAJIS REERKA MAGACOODA DILAY WAA REERKA LA YIR REER CAYNAANSHE WAA REER MIYI 3O DOLLS MAALIN WALBA LOO DUSIYO FAQASHTIINA SIDAASAY UGU BASAASI JIREEN WAA CAADA QAATAYAAL IIMAAN BEELAY QURBAHANA SIDAAS BAY KIISH DHEER U SITAAN .😢😢😢

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

    Garka kuxaji waxa jiidanaya waxaan biri goyn biyana maydhin qoom fauuqan hadaad aragtana wax waynbaa jira waxaanad kagaranaysaa waxa 7ba nin isku xidhay halka kakale cadawga kudilaya garabka usiiyo aadna ujecelyahay inaad madhato😅 ilaahaybaa laga baqaa han inaad yeelataana waa mihiim

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 2 หลายเดือนก่อน

    abti xishood waxasi waxba kamajiraan

  • @abdisamater3260
    @abdisamater3260 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taar news wuxu noqday kulmiye propaganda channel 😴

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 หลายเดือนก่อน

    Isaaq intiisa badan iimaanka ka tegey waana calooshooda u shaqaystayaal dareenkoodi baabay oo damiirkoodi iibsaday, qudha qudh kale jirin waa idaaq

  • @AbeyYussuf-t7g
    @AbeyYussuf-t7g 2 หลายเดือนก่อน

    Diin maba garaneysi maxas af ulagaley culimada

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ha odhana garaxajisa waa yura daarooda waxaya la shirayaan tolkooda damiir xuma reerku calooshooda xukunta caqaligu ma xukumo

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 หลายเดือนก่อน

      Naasha dhaab oromo yay laqarameeyay😂😂😂😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    MAXAABIISTII CIIDANKA QARANKA GOORMAY QABIIL NOQDEEN ???????

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAAR NIYOW GARXAJIS MIYAA LA SIXRAY MAXAA JIRA SHEEKH RUSHEEYE MEE

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Garxaajis munafaqdiin kuu toosay Garxaajis waa dadkii inkaa xorayay faqashtii

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 หลายเดือนก่อน

    Nimankani garxajis ma cidlay ka heleen wa kuwan dhan walba se jiye mise hawlaha ay watanba kawayn wa silsilad ina cumar gele uu ka danbeyo iyaguna lacagbay qaten oo cidna waji kama raban cdae gude iyo ina janbiir reerkii garxajis magac dilkiii ugu wayna ayey ku sameyen

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    Yusra harti

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaabiis baadhsidaynaya
    Amabadhnoosiidaya waxlagawanaagsanyahay weyaan
    Odaytiniimo maaha waacumaamadukadhacday😂

  • @Janno190
    @Janno190 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sidaasay garxajis ku doonayaan in ay Madax ka noqdaan ma dhici karto 😂😂😂😂😂 Walee waxa la dheegayaa waa run in garxajis yihiin cadawga gudaha

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Yaa doonayaa garxaajis state

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhh
    Waar waa indha la aan waxaagu reer sheekh isxaaq
    Hakala gurin

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 2 หลายเดือนก่อน

    Ina Aadan Diriroow... dee Afsoomaaliga may qorin Muuse Galaal iyo Ninkii Majeerteen, bal Fartii Soomaaliga ee la qorey 1899 kii ayey ka soo xadeen Museum ku yaala Frankfort, Germany..
    Farta Afsoomaaliga waxaa qorey
    1) Leo Simon , uu u dhashay Germany
    2) Sh. Maxamed Ibrahim, beesha Sacad Muuse, Makaahiil
    3) Yuusuf Cali, Beesha Habarjeclo, Biciide
    Saddexdaa nin ayaa qorey sanadkii 1899 kii kuna qorey dalka Germany, balse nimankan uu horkacaayey Muuse Galaaln 1972 gii wey soo xadeen..

    • @samirr546
      @samirr546 2 หลายเดือนก่อน

      Yey u soo xadeen hadii uu soomaali ahaa oo soomaliyi qortay !!!!
      Ma jarmal baa la barayey oo meesha loogu qariyey!!!!
      Maxaase loo qariyey
      Jarmalku muxuu uga daba imanwaayey afkiisa laga xaday madxafkiisa!!!!

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน

    Maxay isku biirinayaan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwaasi garxajis waa ceebanyanee waa in la isqabtaa inay reraha kalasaan waa ku dulinimo

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 2 หลายเดือนก่อน

      Orodoow diyaarad soo kaxayso oo
      Banbee mise ma haysataan miskiin.

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 หลายเดือนก่อน

    WALHI WA SURTAGAL AQLIGA CADE GUDE IYO INAJABIIR MADAR WA NIMANKIII CIDAMADA KU LAYEY GACANLIBAX MA KUWAASI AYAA CID WAJI KA RABA CANOHOODA AYEY QADANAYANE

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 หลายเดือนก่อน +1

    HABARYOONIS MA HALKAA AYEY KA FAD KUDISEY ANIGU MA AAMINSANI MAANTA IN AY JIRTO WAX GARXAJIS LA YIDHAAHDO WAAYO CIIDAGALE MA JIRTO WAX MAXABIIS AH OO LAGA HAYO IN AY ARINTAA SHAQO KU LEEYIHIIN U MALAYN MAAYO LAAKIIN UMADA REER SOMALILAND WAA IN AY ISHA KU HAYAAN HAWSHA HABARYOONIS WADO IYO WAXA AY U WAASHEEN OO DOORASHO AH YAA LOO SHEEGAYAA II WAD SHEEKADA YUSRA HARTI

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ka Qoynaa futad
      Khaniisa waxiide😂😂

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d 2 หลายเดือนก่อน +2

    Taroow beenta iska daa waad dhimanay saayee, garxajis waxaa kama suur tawdee

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yusri ma jigjigay ka tuugsanaysaa kkk

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 2 หลายเดือนก่อน

    Habar foorar jeclo 😂

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI HADIII AY DHAB NOQOTO WAA GUUUL SIYASADEED OO UU HELAY KULMIYE EE DHIDHIGA HA GALANE MAXAD UGA HADASHAY IMINKAY FARTA BADALAYANE

  • @AlihusseinYusuf
    @AlihusseinYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Waxad garxajis ka sheegaysa wax dhici kara maha hadii kale so cadee

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 2 หลายเดือนก่อน

    TAAR MIYAANAD ILAAHAY KA BAQAYN MAXAANISTA XIDHAN WAA CIIDAN QARAN MANA AHA HEER GXJIS KUMA JIRO FARAGALINTA IYO KALA SAARIDA CIIDANKA U XIDHAN GUUD AHAAN IN LA SOO DAAYO AYAAN KA SHAQAYNAYNAA HADAY SUURTO HASHO

    • @muwaahibjama9939
      @muwaahibjama9939 2 หลายเดือนก่อน

      Azalama calaykum inader warkan xaqiiqada ha lahelo ilama aha in odayaasha garxajis intay dhulbahante kla hadlaan no soo daaya raga garxajis tolkay taas kama filayo ee warkan hala hubiyo thank you

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 2 หลายเดือนก่อน +1

    weriye taar tv afsomaligii buug ah 🤣🤣🤣

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      Afsomali maaha dadka kawada dhaxeeyee waa suuqdigii burco ugaara burco

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      xaayoow, mahaa, baqbaq, shafal, badar , ma isku soomaali baa soomaaligu wuu badan yahay kani waa suuqdigii burco ,

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      shaqfal

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂guun guuni dhashay waa wax dhintay maxabistu waa isku mid

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 หลายเดือนก่อน

    Taar tv

  • @hibohussein2874
    @hibohussein2874 2 หลายเดือนก่อน

    Wariyuhu sharciga saxaafada inuuku xadgubo maaha ceyda kadaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 หลายเดือนก่อน

    YUSRA HARTI WAA GUN GUNI DHASHAY

  • @B055SNM
    @B055SNM 2 หลายเดือนก่อน

    dadku waxay sameeyaan cilmi-baaristaada, madaxii garxajix kulligood somaliland bay joogaan mana tagin meelna.

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 หลายเดือนก่อน

    MUNAAFIQIIN AYAAD TIHIIN WAXBANA LA IDIIN SIIDAYN MAAYO MAR UUNBAALASIIWADA DAYN DONAA

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 2 หลายเดือนก่อน

    Tv Beenalaw ma jirto maxaabis ka xidhan reerka layidhah Garxajis, lkn waaxa jira cidan somaliland ah oo muuse iyo kaahin ka soo yaaceen, kuwana somaliland ayay u taala sidii laga yeelilaah.

  • @B055SNM
    @B055SNM 2 หลายเดือนก่อน

    wax rajo ah lagama hayo dawladu inay wax qabato. #Free Somaliland soldiers

  • @kaisefarah4896
    @kaisefarah4896 2 หลายเดือนก่อน

    BuuQdharksyn ma Daaqsin bay nowotay😂

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 หลายเดือนก่อน

    Ku waasha Garxajis

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

      IDINKA MAXAA TOLKIIN IDINKA DHEX SAARAY OO FARTA DHEERAADKA AH IDINKA DHIGAY MIYEYDAAN IS QABAN

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq 2 หลายเดือนก่อน

      @@jamalskp7280 yusri waa hor iyo daba diid?
      Awel ninkii buuhodle lugu deldeley maydkiisi mala siiyey?
      Dhulbahante goorma ayeey ceerigaabo iyo jiidali ku wareejinayaan sidee dogble
      Nimankii dumarkooda la kaxaystay aan ku dagaalamin
      Hj ha difaacdo maatada

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante iyo Garxajis Waa Boqortooyo,
    Laan gaab cuqdad qaba ayaad tahay

  • @siciid....cumar.....waraabe.
    @siciid....cumar.....waraabe. 2 หลายเดือนก่อน

    Huwantagudaha.waa.cadawatayal.qabyaladkasara.dadkasiwadaya.maiskadaya

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 2 หลายเดือนก่อน

    War isaaqaw waad aragtaan habaryoonis yaan laga guursan hablaha inagana yaaney hablaheena soodoonan issaqaw daarood nimakaasi hawdoontaan hablo midgaha iyagaa kaliita maanta

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    Waar hooy darood aniga ayaa u dhalay waa asal ma doorshe intaad qurxoontay ama lacag hayso waa walaalka marka aad fiqiirtana naagta ayuu ka furanayaa halka kala jooga taas ayaa dan idiin ah

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 2 หลายเดือนก่อน

    Tolkay garxajis horiyo gadalba way diideen 😂wlhi kuwan way na cebeeyeen shame on this kofiyad baclayashan 😂

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalintaa haduu alle kasoo furtay wa inay iskaga yimaad bala gashadaH

  • @MubarikCilmi
    @MubarikCilmi 2 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq munaafaq dhalay

  • @burjilibax
    @burjilibax 2 หลายเดือนก่อน

    Nin xun ma tahid lkn ma hubsade wayn ayad thy mise talow wa ka badheedh cudur garxajis ku hya mise inta heego iyo ina kahin daba xaabta tahay
    Wxn jirin ha shegin babqaa ha noqon

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 2 หลายเดือนก่อน

    TaarTV waa xero Basaas isku dirka beelaha Isaaq dhexdooda. Ka digtoonaada. Warkaa uu Jigjiga kasoo sheegaya 90% waa been.

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 2 หลายเดือนก่อน

    Yusra harti waligoodba daarood bay daba dhilif u ahaayeen isaaqana wsy u xiniinyo weynaayeen

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 หลายเดือนก่อน

    Cancer beey garxajis kuyihiin qaranka Somalilland waa dabadiliif uaddega caddowga qaranka lixddanki iyaga lagafadhisaan wayeey iin Somalilland lagutaro somalia calanka Somalilland garxajiis baa geey xamar tulli foqool tulli weyan Belo inimarteey

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk

  • @KareemHussein-yr3yp
    @KareemHussein-yr3yp 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh

  • @drmustafamohamed1885
    @drmustafamohamed1885 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta berigii hore meel aanan joogin ayaad ka sheegijirtay lkn maanta Jijiga oo aan joogo ayay kaasoo Gashay

  • @cabdiguleed6758
    @cabdiguleed6758 2 หลายเดือนก่อน

    Waar. Kani. Aji. Maaha

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    Waar madaxii dumarka oo goan bas hayaa araati saaran ayaa meel qashin ah ku aray qashinka bari marka la qaado waa la gubayaa hooy intuu guban ka saara afarey oo haygu soo celibina waxan marku dalkii joogana naagta marka halkan yimaadana ninka ee wareerka😮

  • @hodancismaan1461
    @hodancismaan1461 2 หลายเดือนก่อน

    Maxa u yaal kuwa hj iyo habar awal e wadani la socda adhi foqal adhi

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน

      Yuhuud habar awale gabilay kuu nooqdaa dhibtaa barigaa waa inkaa

  • @SaynabCrahmaan
    @SaynabCrahmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Waaryaa ilaahay ka cabso harti garaadka guud wuxuu yidhi ee dhulbahante waakii yidhi anaga waxa noo xadhiga kuumade idina garxajis baa idiin xadhiga maxaabiista waa lasoo wada daynayaa ee suga ina mada meesha ku dayacan waa in lasoo daayaa ee qabyaalada kadaa taaroow cudur garxajis ladhehaa kugu dhacaye iska daa kala jeclaysiga reer shixisixaaq

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 2 หลายเดือนก่อน

    Ceebey tacal

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน

    Samane iska yeelyeel baa geela loo sidkaa

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ninka Belayaahu baa la yidhaa

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah waar garxajis isba qabataan miyaa oo weliba doqonkiina ma qabataan miyaa idin odhan mayno wada doqmo ayaad tihiine maxaa daarood oon ku rabin oo dalkaaga iyo dadkaagaba la duminaayo maxaa idin hoos dhigay cajiib

  • @ayaanlefaaraxcali7972
    @ayaanlefaaraxcali7972 2 หลายเดือนก่อน

    Warku cod maleH maxaa jiraH gudoomiye

    • @abdirashiidahmed5382
      @abdirashiidahmed5382 2 หลายเดือนก่อน

      Beenta jooji

    • @ayaanlefaaraxcali7972
      @ayaanlefaaraxcali7972 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdirashiidahmed5382 maxaa beenaH cod maku haysan ciladu waxagenaH

    • @ayaanlefaaraxcali7972
      @ayaanlefaaraxcali7972 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdirashiidahmed5382 ciladu wa dhan kayga caadi ayuu noqday

  • @MubarikCilmi
    @MubarikCilmi 2 หลายเดือนก่อน

    Alle naarta ha kugu fogeeyo munaafaqoow

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk malaa waxaa may odhan kuwan garxajiska sheegta mise waxay leeyihiin isku harti ayeynu nahay horeba waa kuwii yidhi yusuf harti ayaa nala yidhaahdaa

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 หลายเดือนก่อน

    Tyyhji

  • @B055SNM
    @B055SNM 2 หลายเดือนก่อน

    kani waa beenaale. Xishood waxaad keenaysaa kala qaybsanaan

  • @CabdiweelCismaan
    @CabdiweelCismaan 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale wanu kufahanay

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 2 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @abdirahmanyusuf8148
    @abdirahmanyusuf8148 2 หลายเดือนก่อน