A/ BOQOL | JACAYL DHABA CARYA HAYSTA YAA MAANTA I DHAARTA | DHAG DHAG YA AH SIDAYDA HEES CUSUB 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • YONEZ CROWN ▪︎
    Copyright Protected All Rigths Reserved
    Jacayl Dhabaa Caryaa Haysta
    Dhag Dhag Yaa Ah Sidayda
    Hees Cusub 2021 Somali Song

ความคิดเห็น • 172

  • @cjaminfilmmaker
    @cjaminfilmmaker 3 ปีที่แล้ว +50

    Axyaa hees best edit lyrics

  • @queenhamda1630
    @queenhamda1630 3 ปีที่แล้ว +35

    Dhag Dhag ayan noqon dona 😭Alle ayan ka rajaynaya inan helo waxan doonayo🤲

    • @shugrisiciid2811
      @shugrisiciid2811 ปีที่แล้ว

      Ma heshay queen❤ma noshahy😢

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว

      @@shugrisiciid2811 adu manoshahay🥺❤

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 3 ปีที่แล้ว +18

    Hesta marka aroso an Daran dono inshallah 😌✌

  • @queenhamda1630
    @queenhamda1630 3 ปีที่แล้ว +12

    😥Weli iskuma kay dhama yaa Allah waxan jeclahay i sii ee qayr ah🤲🤲🤲🤲🤲

    • @wanini169
      @wanini169 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi

  • @osmanhayat9675
    @osmanhayat9675 3 ปีที่แล้ว +18

    Dhaxal jacayl iyo dheeman baa anaa heelay oo so badhiganaya ❤💌👶

    • @mohamedhoussein6060
      @mohamedhoussein6060 3 ปีที่แล้ว +2

      My sweet wife. You my everything babe love you 💋💋

  • @ahmedduale3076
    @ahmedduale3076 3 ปีที่แล้ว +8

    Anaa Heesta Oo Ku dhaaran Karo ❤️❤️❤️
    HAan ❤️❤️

  • @tarzanboss9970
    @tarzanboss9970 3 ปีที่แล้ว +9

    Dhaxal cashaq iyo dheemanba aniga haysto 😢 . Farxadaydu waa adiga bilqeer. You are my everything BK.

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 3 ปีที่แล้ว +5

    aniga alxamdulilaaha Aanaa helay dhaxal caashaaq ❤❤❤❤

  • @cadewaaye23
    @cadewaaye23 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan waxaa ku bartay anoo kismaayo safar ku ah 2024 bishii 2aad dhag dhag yaa ah sideyda 🎉❤😢

  • @abdirohmanmohammed7372
    @abdirohmanmohammed7372 2 ปีที่แล้ว +4

    الحمد الله ani waan haysta nolloshaydi nimco kaaba rabi haykaa daayo

  • @somaliarmyofficial142
    @somaliarmyofficial142 3 ปีที่แล้ว +5

    Www the best song wlhi heestn aroos wlbo wey ka daaran tahay

  • @cadarali4704
    @cadarali4704 3 ปีที่แล้ว +11

    Yaa so bandhiganayaa aaa bisinko
    Anu horta ma haysto allah i sahalo mid baari oo ijcl amiinta so qabta allah aqbale

  • @barwaaqolaki5695
    @barwaaqolaki5695 3 ปีที่แล้ว +18

    wan rajaynayna inshalah inta haysatana odka mitahay adigaaaa illahay haydin siyadiyo 👍

  • @fardoosoibraahim2104
    @fardoosoibraahim2104 ปีที่แล้ว +1

    jcl ka waa is fahan iyo kalsooni iyo kala dabeen iyo ixtiraan intaas hadii aad heysato wax kale uma bahanid wlhi🥰🥰

  • @farxiyoahmed5613
    @farxiyoahmed5613 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi anoo guursadey xitaa maan arag jcayl dhab ah inta ILAHAY siyeey haku xamdiyaan nimcadaas

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 3 ปีที่แล้ว +12

    Abdilahi boqol unique voice 👌👌

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend cabdilaahi boqol heesihiisa waxan dhagaysayn jiray 2002 melaha

  • @lallanalallana4268
    @lallanalallana4268 3 ปีที่แล้ว +18

    Dhag dhag maahi lkn waan noqona insha alah

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah yoonis edo mcn Asc 💯👍🏻💖💖

  • @safasacha3223
    @safasacha3223 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc iso duceya walalahyga soomaliyeed in an muraadkayga helo

  • @batran2342
    @batran2342 3 ปีที่แล้ว +30

    This song will hit different at a wedding🔥🔥🔥🔥😍

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 3 ปีที่แล้ว +6

    Ana haysta😍

  • @iscoshariifchannel9533
    @iscoshariifchannel9533 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤jacel dhaba car yaa hesta ❤yaa manta ii dhaarta❤iga daaya dhalantede❤dhag dhag yaa ah sideyda❤yaa hesta nolol kudhisan daacad❤yaa hesta dhaxal caashaq❤yaa so bandhiga naya❤oo sideyda helay dheeman❤yey iskugu dhanto faraxsan❤yey iskugu dhanto qanacsan❤oo sideyda helay dhowrsan❤jaceyl dhaxala yaa hesta oo dhelitiran manta❤iga dhaafa been beene❤dhag dhag ya ah sideyda❤yaa gaaray dhadhan kiisa❤oo dhexgalay macankisa❤yaa so bandhiga naaya❤oo sideyda helay Qaali dumar❤

  • @ahmedeleyeh9878
    @ahmedeleyeh9878 3 ปีที่แล้ว +5

    The song is so great and i like it really...
    Jacayl dhaagdhaag yaa haysta
    So Keep moving our legend...

  • @Amiincj8
    @Amiincj8 2 ปีที่แล้ว +1

    Yeysugu dhanto faraxsan oo sideyda helay dheeman 😄❤❤

  • @mahamedjamaal5419
    @mahamedjamaal5419 3 ปีที่แล้ว +8

    An other level Cadceed On The Beat ✌

  • @baliilsama-wade4210
    @baliilsama-wade4210 3 ปีที่แล้ว +4

    Boqol fanaan culus another level🥰

  • @ruhiyastar2617
    @ruhiyastar2617 4 หลายเดือนก่อน

    Since day one my fav song🎉🎉❤❤

  • @drsramlo8310
    @drsramlo8310 7 หลายเดือนก่อน

    Ana heesto alxm mukhtar kaafi allah nama kala dhantaalo🤲❤️🥺

  • @Bashaar.B.W.
    @Bashaar.B.W. 3 ปีที่แล้ว +5

    Yonis cadde go forward sxb❣🙏

  • @niciimamahamed3999
    @niciimamahamed3999 9 หลายเดือนก่อน

    Ana haysta rabi hay xafid xajiga ❤❤❤

  • @malikbuntu5177
    @malikbuntu5177 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanheystaa lkn hada wuu is bedelay 😭 isoo duceeya somaliyey😭😭😭😭😭

    • @amun5155
      @amun5155 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahey sidaa Rabtid ha kaaga dhigo wallo AAMIIN YAA RABI

  • @filzanrashid3773
    @filzanrashid3773 3 ปีที่แล้ว +4

    Ani dhag dhag ah💓😌

  • @Hodanita-tt8qf
    @Hodanita-tt8qf ปีที่แล้ว +1

    yaa siayda helay dheeman 💎💍💏💐

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 7 หลายเดือนก่อน

    ❤jacayl dhabaa caryaa haysta .
    ❤yaamanta iidhaarta
    ❤ihadaaya daaya dhalanteede
    ❤dhagdhag dhag yaa ah sidayda
    ❤dhag dhag dhag yaa ah didayda
    ❤yaa nolol ku dhisaan daacad
    ❤yaah haysta dhaxal Àshaq
    ❤yaa soo ban dhuganaaya
    ❤oo sidey daa heleey dheeman
    ❤ yeey iskugu dhantoo faraxsan
    ❤ æåá haysku gu dhantoo
    ❤qanacsan hèey heey
    ❤iskugu dhantoo faraxsaan
    ❤yeey dhantoo qanacsan
    ❤oo sidayda helay dheeman
    ❤jacayl dhaxala yaa haysta
    ❤oo dheeli tiran maantaa
    ❤iga dhaafa dhaafa been
    ❤been dhag dhag ya ah sideyda
    ❤ aåæ āææ åyaaney
    ❤yaa gaadhey dhadhankiisa
    ❤oo dhex galey macaankisa
    ❤yaah soo bandhiganaaya
    ❤oo sidayda heley dhawrsan ❤
    ❤❤yey isugu dhantoo fataxsan
    ❤❤åâa haysku gu dhantoo
    ❤❤qanacsaan hee yeey iskugu
    ❤❤dhantoo faraxsan
    ❤❤ dhantoo qanacsan ax
    ❤❤dhacdoo qanacsan
    ❤❤ yay iskugu dhantoo faracsan
    ❤❤oo sidayda helay dheeman

  • @ladanqali4590
    @ladanqali4590 3 ปีที่แล้ว +7

    iga dhafa beene
    dhag dhag yaa ah sideyda ❤️👍

  • @sawdasaid5670
    @sawdasaid5670 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan mudo raadinayay😂✌

  • @hodosaeed9157
    @hodosaeed9157 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees igaa dheeh manshalh 🥰

  • @khaalimaxamed5683
    @khaalimaxamed5683 2 ปีที่แล้ว +1

    💔 cajiib waa ye jecelku wllhi 💔💔💔💔

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestaan aniga aya la ii qaaaday aya umalenaayaa ilahow farxada no ziyaadi

    • @Sudionlygoat
      @Sudionlygoat 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi anageey iskugu keen dhantahay masha Allah. Illahow noo siyaadi oo jaceylkeyga iiga ilaali xaasidiinta🙏🏾🙏🏾❤😍

  • @mahadoroble
    @mahadoroble 8 หลายเดือนก่อน

    Ana helay nin rageed ❤

  • @kowsaradan674
    @kowsaradan674 2 ปีที่แล้ว +1

    Allx alle ha isiiyay ❤❤❤💯

  • @Warya-woow
    @Warya-woow 3 ปีที่แล้ว +6

    Yonez Cade 💯

  • @hanifarhan9831
    @hanifarhan9831 3 ปีที่แล้ว +9

    Ana haysta😂😂

  • @Cadde1432
    @Cadde1432 3 ปีที่แล้ว +3

    May wllhi kuuma dhaaran karo oo aduunkaabaa iska dhalenteed ah lkn mar hore hadey ahaan laheyd anaa kuu mari lahaa dhaar so boqolow codkaga mcn illh hakuu barakeeyo bowe

  • @abshirclaahi6491
    @abshirclaahi6491 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha heestoodo like saar♥️♥️♥️🔥😍🤩🥰😊😊🥰🥰🥰😍😍😍😍😍

  • @kingmk7615
    @kingmk7615 3 ปีที่แล้ว +20

    Father of the lyrics and editing and new song yonez crown

  • @maryanmahamed4147
    @maryanmahamed4147 3 ปีที่แล้ว +2

    .inu iga hadlayo moda heskan aniga heley miraheda waxa ku dhibaton oo waqti galin lama helo 3.yra waqti gashey aso jogo turki ano jogo..usa...hadana hal Mel ban wada jogna

  • @ziicaatoofficial96
    @ziicaatoofficial96 3 ปีที่แล้ว +4

    Axyaaa hees😍

  • @amun5155
    @amun5155 3 ปีที่แล้ว +1

    Aney isugu key DHAN thy anaa dheyman helay 9sanno jaceyl aan is dhalan ragin xogaa dhibaatada aduunka 3sanno mooyee iminka waa dhagdhag Alxmdlilaah

  • @yoonisyare1342
    @yoonisyare1342 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaa helay dhaman dhab ah

  • @puntishbintuabdi6892
    @puntishbintuabdi6892 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkii saafi cumar kufsaday illhow calaamo kaa ifi hooyo bd ilin kaqubtay

    • @aubameyang7364
      @aubameyang7364 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad qaldan tahay fanankan waa cabdulahi boqol wana habargidir lkn kii saafi omar shegeysay waa cabdulahi goof hubso intadan iska hadlin pls.

  • @abdirahmanshaalecali9592
    @abdirahmanshaalecali9592 3 ปีที่แล้ว +2

    Best hees dhag dhag yaa ah sideyda

  • @daaarah
    @daaarah 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh big fanaan love ader

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 8 หลายเดือนก่อน

    Maanshalah Musician da'da yar ee maftuux cadeed mar hadaad fananki wayna ee Cabdulahi boqol u tuntay sxb waa wax anaga iyo adigaba aad noo faraxad galinaya runti thanks

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 5 หลายเดือนก่อน +1

    BOQOL ❤

  • @suleeqaahmed5603
    @suleeqaahmed5603 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa heesto maanta oo dhag dhag ah

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 3 ปีที่แล้ว +4

    Ani noh😜🥀💃🏻

  • @salahbhai5789
    @salahbhai5789 3 ปีที่แล้ว +1

    yay isu dhantoo
    farahsan

  • @kadhanabukarwaqaa8655
    @kadhanabukarwaqaa8655 3 ปีที่แล้ว +6

    Ma heysto😥😥👈

  • @ajwaabdinuur9473
    @ajwaabdinuur9473 3 ปีที่แล้ว +2

    Yey iskudanto farxsan

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ma faraxsani waayo jecelkeyga waa layga aroosay sorry inta qalbiga ka niyad jabsan sideyda oo kalle

  • @ashuuheybe3598
    @ashuuheybe3598 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂mahesto maceeba

  • @faizaciiro7076
    @faizaciiro7076 3 ปีที่แล้ว +3

    Msh alh my adeer key alle hagu barakeeyo

  • @cabdiraxmaanmawliid5971
    @cabdiraxmaanmawliid5971 2 ปีที่แล้ว

    Yonez Crown😎🔥

  • @shukriali5960
    @shukriali5960 2 ปีที่แล้ว +1

    MAAANSHA ALLAHA

  • @mohamuddaahir5620
    @mohamuddaahir5620 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxan wow ka baxday hesta asxan

  • @haphetturkey6371
    @haphetturkey6371 3 ปีที่แล้ว +3

    On fire 💥💢

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo bar 👍👌🌹

  • @ashajama3431
    @ashajama3431 3 ปีที่แล้ว

    wow nice song my friend boqol

  • @fadumagabbose4630
    @fadumagabbose4630 3 ปีที่แล้ว +6

    Fanankan benbenta snapchat ka ka jirto ayu u dulqadan wayay

  • @laanlaayn2616
    @laanlaayn2616 2 ปีที่แล้ว

    Ceeesh caalaa hees waxa saa heesa

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 3 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺💯💯💥💥💥💥💥💥💥💥💥💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺Aaniga!

  • @fadumoabdiwaliahmed2357
    @fadumoabdiwaliahmed2357 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxbke isoo dire mar kala tagne sodaawo idhahy 2021 june 21 anoo uk tage uganda iskujecleyn manta waa malin roob qaboob iske haayo nolasha maxe isbedeshe ala maxa hamiye inaan heestan habeenka arooskeyga inta daarto ladhaleylo oo asi kufaano lkn sorry madhicin manta xaladeyn mid iscalfaneyno uma ego

  • @abdullahussien1217
    @abdullahussien1217 3 ปีที่แล้ว +1

    woow best soon 2021

  • @abdullahiibrahim775
    @abdullahiibrahim775 2 ปีที่แล้ว +1

    BOQOL ONE AND ONLY

  • @puntishbintuabdi6892
    @puntishbintuabdi6892 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii Saafi cumar kufsaday waa kan ay sheegtay

    • @bishaaroabdinasir5943
      @bishaaroabdinasir5943 3 ปีที่แล้ว

      Wxaaa ma la hubaa Teda kle dadka ceebahooda Lama Qod Qod walal

  • @enghusnichannel5606
    @enghusnichannel5606 3 ปีที่แล้ว +1

    Wacalkii kufsaday saafi Cumar waa Kan
    Cadaalada waa lagu marsiin doonaa

  • @amun5155
    @amun5155 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan ninkii SAAFI kufsadey 1986 sow ma ahan Tolow

  • @amiiratiitaofficial6054
    @amiiratiitaofficial6054 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep gion pro🙏

  • @cabdinasir5507
    @cabdinasir5507 2 ปีที่แล้ว

    Hesteyda ahaa tan

  • @zaki-u2k3l
    @zaki-u2k3l 2 ปีที่แล้ว

    Cadceed 🔥🔥

  • @najmahannie9388
    @najmahannie9388 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga alxmdulih

  • @NasteexoNalkah-xk5tz
    @NasteexoNalkah-xk5tz ปีที่แล้ว

    Dhag dhag yaa ax sideeda

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 ปีที่แล้ว

    Kaas aniga maaha🥹

  • @kamaroz1876
    @kamaroz1876 3 ปีที่แล้ว +4

    Firzt😍✌

  • @crazy8production606
    @crazy8production606 3 ปีที่แล้ว

    Abdulaahi Boqol I love you

  • @kuuriyaofficialomar8401
    @kuuriyaofficialomar8401 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣 anaa haysta oo soo bandhigaaya

    • @salahjire8276
      @salahjire8276 3 ปีที่แล้ว

      Dadka eey is koogu dhan tahay ayaa sidaada cml ah inaga banaanka ayaan joognaa

  • @mohamedabdullahi8250
    @mohamedabdullahi8250 3 ปีที่แล้ว +1

    Seedi waa kuwata

    • @samiraabdi2795
      @samiraabdi2795 3 ปีที่แล้ว

      Wahesta lkn mahubo cml madharankari

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestani wey kuu qaaraaxday

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc ปีที่แล้ว

    hestan aroskyga ka daran donaa Hadan jecel ku arooso😂😂😂😂

  • @hassanmohamuud5407
    @hassanmohamuud5407 8 หลายเดือนก่อน

    Hees

  • @fanaanaakhiradiisautudhay778
    @fanaanaakhiradiisautudhay778 3 ปีที่แล้ว +2

    Mxd samaysay yoonis

  • @mahadoroble
    @mahadoroble 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 ปีที่แล้ว

    Dhag dhag yaa sideeda dhag yaasnolol kudhosam dascad yss heesta dhsxsl caashsq yss heesta dheemen dhsmeestirin

  • @ladanjaamac3596
    @ladanjaamac3596 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahabdullahi767
    @ubahabdullahi767 3 ปีที่แล้ว +4

    Ma hesto🥺💔

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestii gaadaco dalka yaa ka dhoofaya weye oo la yar bedelay😁 ya fahmay

    • @abdulahiabdi4213
      @abdulahiabdi4213 3 ปีที่แล้ว +1

      Heesaha isku qofka alifo wee isku egyijiin waayo waxa uu adeegsada isku erayo iyo isku laxan hadii uu asaga laxanka saarto👍👍👍

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 ปีที่แล้ว

    Me good wow

  • @abdallahchakir5504
    @abdallahchakir5504 3 ปีที่แล้ว

    Aniga ☝️❤👸