Waan kugu raacsanahay in subeer Awal la xisaabtamo ganacsatada lugta ina qabatey Suldaanka ka soo horjeestey siyaasigiisii daacada ahaa ,halka kuwa kale siyaasiyiintooda sax iyo qaladba kula socdaan.
war heedhe maxaa ku helay wadanka waa lagula leeyahay dee keligaa wax kamaad dhegteen mida kale habar jeclo u mahaad celii waayo la idinma arkiin hadaan cirro la sariin way idin kala badbadisay habar jeclo midgayahoow habar magaado islaanta magaado midgaan bay ahay waxay dhashayna waa midgaha kursi yar isku eryanayaa
Somaliland Guul iyo gobanimo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Madaxwayne muuse Biixi ilahay ha xafido ❤❤🎉ha noolado waa Geesi qaran Mashalah
Guulleyso allaha haku barakeeyo
Waa runtaa waxaad sheegtey.
😢😢😢😢😢😢😢 Allahu Akbar
Waa laviibsadey. Oo shicibkeenii ba dulli iyo fartaag ka doorbidey sharaftii. Iyo mustaqbalka carruurtoodii ayaa dhacdey.
Guulayso geesi bad tahay 💚🤍❤️
Hambalyo Hambalyo Hambalyo mudane libaax qaran baatahay
Madaxwayne muse bixi cabdi taariikhda ayaa xusudoonta somaalilan guul
Masha Allah ❤
Waaa runtaa guulayso difaaca u taagnow oo debeda soo dhig shirqool ka iyo doolar ka madaw
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul JSL somaliland insha Allah
Cirro xatta waa loo yaabaa wallaahi 😢😢😢
Taasa xaqiiqa cidi kama heelin walahi 😢😢
Waar maxaad kaa hadlaysaa baanay ahaan iyo waaxay sameyaan macaal iyo waxaydiin doorateen macaal
Saxiib sixir ma ah ee gudomiyihii iyo gudidi komishanka ayaa la iibsaday oo khiyaamaysay Madaxweynaha
Masha Allah gesi qaran muuse biixi Abdi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jabuuti,iyo,somali hanoladan
Mussa bixi abdi guul guul❤️💚🌹
Maashalaha
Waxatay
Geesi
Kastamka kalabaydhka daaye waxaad arkidontaa ciro oo yidhaahada madxtoyada cusb waankararayaa xaraf waxaan kadhisayaa eribotka agtiisa
Waan kugu raacsanahay in subeer Awal la xisaabtamo ganacsatada lugta ina qabatey Suldaanka ka soo horjeestey siyaasigiisii daacada ahaa ,halka kuwa kale siyaasiyiintooda sax iyo qaladba kula socdaan.
alaahi waan qoslay
hj maxad ugu muradilacaysa waar hj yada Sara kursiga katida nacanaca😢😢😢😢😢😢😢😮😮
Jsl marwalba siwalba way gulaysaty
Ilahayba swt dhisaya inana dhisana
Ciro wuu xanuun sanayaa oo waa maskaxda oo xanuun iloosho ah aya ku dhacay xirsi iyo xaashi ayaa daaha dabadiisa jooga xaalad halisa ayaa la galey
Wakaa mucaarad koodii wixii ay sameyn jireen waa inlagu qaado
Waa gosol war ragu kala arag xubay kkk
Sixirkii dhulmahantaha biligtii baa loo isticmaalay muuse biixina markuu arkay sixirka socda ayuu is idhi intaan lagu sirxin adiguba caqlaas leedahee carar maxaa dhaama alx mar haduu kiiyoo caafimaad qaba kasoo baxay meesha inkastuu dhiigiisii iyo dheecaankiisiiba uhuray wadanka😢😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉
Aaa huuno adoo huuuno ah istiri huuno dalkii gaajo kula dhacday oo fadhataysatay amaan u samee waase hadii lagaa yeello ... huunonana amaan iyo wadninimo umaay dhalane hadaay basaasnimo wax tarto ku soo shaqaayey dalkiina ku fadhataaysatay
WAAR HA NA CAAYIN. QARAN DHAN OO LA SIXREY. DEE QARAN MA AHA, WAAR DALKAA LA BADBAADINAYEYV I DHE. WAA LOO TANAASULEY. QARANKA.
×waan kuguurac sanahaay dagaalka dalka wan the geelana
Wanyabay oo maxa ciro lagu doran laha maxase lagu falaya isagiba lakicinaya anigo habarjeclo ah barunta shegaye cashur hayska sinina waan idinla jira shilinha bixinina suber awal waa gom lahubo
Yaa u codaynaya habarjeclo
Waxba maanu sirxanayn ee doqonimada jooji
Waar ha ina habaarin subxaanalaa
MAAD XANUUSANYSA
MISE WAA SHEEKO GOOJA CADE
Doqon gowas kugma hadho.hus waalo allah dhuus
Haahil
war heedhe maxaa ku helay wadanka waa lagula leeyahay dee keligaa wax kamaad dhegteen mida kale habar jeclo u mahaad celii waayo la idinma arkiin hadaan cirro la sariin way idin kala badbadisay habar jeclo midgayahoow habar magaado islaanta magaado midgaan bay ahay waxay dhashayna waa midgaha kursi yar isku eryanayaa
Guulaysan maayo sixirool waynu sugaynaa been madaw baa dhacday iyo shirqool lagu dhaartay been
Bal waxaad noogu sheekeyneyso .yuranti yuranti dhalay baa tahay
Waar sixrku umad dhan miyuu qabtaa
Nin weyn oo been baraha bulshada lafadhiisanaya waalaga wacanyhy
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤