YuuZuF ZHaaCir Waa QoraaGa iYoH MazKaxdaH RuuxiGa aH___________Ee aaN ZooMaaLiH DiP UzOo Mari HaYn________💚💛💟💖💜❤💙 JozePH We LoVe U aDeeroH QliH ZaMo Ku NooLoW aLzo ALLeH CiMriGaaGa Ka ILaaLiH WeDkaH AaMeeN AaMeeN_____________
1895 yaaba yaqaanay ina Cabdulle Xasan waagaas? Ma berntoodi ayaad iska liqday. 1895 Ina Cabdulle Xasan wuxu ahaa dhowr iyo labaatan jir. Cidina ma aqoon, dagaal iyo dhibaatna galin. Ingiriis iyo Wadaadka waxa isugu horaysay Feburary 1899 oo caaqil Axmed Shire geelii xirta dariiqada Qoob Fardood. Markaas oo Ingiriis Ku geela qabtay ayaa ugu horaysay sidu qoray Hayes Saddler oo dalka xukumayeey waagii daraawiish bilaabmatay. Sidan ay daraawiish u asaasmeen oo qoralaadii James Hayes Saddler oo Somaliland maamulayey 1898-1902. Asaaskii ururkii Daraawiishta April-August 1899. Wuxu Ku dhashay ina Carro Qoob Fardood . Wuxu dhashay 1868kii. Isagoo yar ayaa la geeeyey Berbera 1880s isago kuray ah. Waxa loo geeyey ragay xididi ahaayeen Ducaale Liibaan oo Dhulbahante ah oo qabay habaryarti oo kastumka Berbera ka AAA karaani ama clerk. Waxa kale oo qaraabo ahaayeen Diiriye Magan oo isna ahaa tarjumaanka James Hayes Saddler oo xukumayeey ba somailnd. Berbera wuu Ku barbaaray waxay caruurnimadii so wada koreen cabdilaahi shixiri sidu sheegay 1909. Halkaas ayay ku galeen dariiqada Axmediya,. Dariiqada oo Ducaale Liibaan yarka Ku daray wadaadadii Axmediya. 1893 ayuu xaj tagay mudo ilaa 2 sanadood daganaa Cadan. 1895 ayuu soo laabtay hallkaas dariiqada Axmediya weli masaajidooda tagi jiray. Axmediya ayaa badhi, bun , buuri iyo qaad ka odhan jiray waa xaaraan. Isagu karna samayn Berbera wax ka hor imaad maamulka. Wuxu Maxamed Cabdulle Xasan ka mid ahaa dabawqadii ugu nolol ficnayd oo shaqooyin sare ka hayey maamulka Berbera ee Ingiriis. 1896 ayaa wuxu guursaday Ducaale Liibaan gabadhi una dhashay Mahdi. Xaaji Muuse Faarax Igiire oo reer Berbera ahaa oo Askari Rakuublaydia ahaa isna wuxu qabay Ducaale Liibaan walaashi. 1897 ayuu ka safray Berbera caruur iyo baadari na ma arag oo Awal ba wuxu Ku arki jiray Berbera iyo Aden ba oo French Catholic mission wada joogeen. Suldaan Nuur oo darajo iyo d'ba u dhaxayso iyo aqoon iyo qabilba wax isu keenaya ma jirto. Wuxu dagay dariiqadii u Ku dhashay ee Qoob Fardood ee Abo Yoonis ku aasanyey waagu noolaana dariiqo u ahayd. Qoob Fardood suufiya noocay ka ahayd weli ma xaqiijin ee halkaas ayuu dagay aabihiina xirteeda ka mid ahaa , Wadaado kale na ka buuxeen oo ay ka mid ahaayeen 3da Ku aasan Taleex ee qabriyadoodu iski saf yihiin. Waxa ka mid ahaa Wadaadada waaweyn ee won Fardood Xaaji Cismaan cabdilaahi Naaleeye oo Aadan Madoobe ahaa , qsbayna edadii Buteeya Xasan Nuur. Maamulka Ingiriis ka waxa isugu horaysay Inu xidhiiwada yeeshaam sanadkii 1898 oo Nin u baxdaday Qoob Fardood u baxdaday inay u soo gacan galiyaan James Hayes Saddler sidu is a sheegay. 1898 cheif caaqil Axmed Shire ( muuse care) aabihii oo dhintay 1898 caaqilnimadii ka dhaxlay. Bishii Feburary 1899 ayuu caaqil Axmed Shire col galiyey geelii dariiqada Qoob Fardood xooiina dhacay. Ciidan ka kooban qabaailkii dariiqadii Dhulbahante, habar Jeclo iyo Habar Yoonis ah ayaa raacdeeyey geelii. Burco ayay yimaadeen halkaasna ciidan u wato suldaan Madar Xirsi suldaan Diiriye ka sii raacay. Se wax dagaal ah intaanu dhicin ayuu Ingiriis kii geelii la dhacay qabtay una soo celiyey dariiqada qeybo ka mid ahaa. Markaas ayaa isugu horaysay maamulka dawlada iyo Ina Cabdulle Xasan sidu sheegay James Hayes Saddler. Ina Cabdulle Xasan iyo xirta Qoob Fardood markaas ayay saldanada Madar oo suldaan Nuur is hayeen taageereen. Bill ka April labadaas ayaa wuxu la kulmay caruurtaas Baadarigu waday ee diinta kiristaanka Ku barbaaray magacyadreedna huwan. Suldaan Nuur oo ciidan iyo tolba wata ayaa tagay Qoob Fardood halkaas dhexdhexadin ka dib xirtii Qoob Fardood waxay taageeridoodi saldanadeed ku wareejieen Nuur oo Ku magac dheeraa Nuur Dheere. Suldaan Nuur wuxu Qoob Fardood joogay ilaa bishii July. Intu suldaan Nuur joogay dariiqada ayaa arintii caruurta iyo Baadarigu Ku faaftay laysku af gartay in laga tasho arintaas Axmed Aadan oo askargii siday waraaqdii qoriga la ras dinayo ee u xaday Ducaale Xirsi a yimi Qoob-Fardood , oo Wadaado gaalnimo ku caayayaa oo hub la mushaaxaya ku arkay meesha warkiina u gudbiyey ku cigeenkii Saddler oo la odhan jiray Cordeaux. Bishii May ayaa suldaan Nuur colkiisii iyo ciidan beelaa dariiqada iyo Ina Cabdulle Xasan ku duuleen Maxamud Garaad oo geeel Cali Geri dariiqada ka dhacay.. Bishaas April ayuu Saddler turjumaankiisii Diiriye Magan Dhulbahante ee Ina Cabdulle Xasan na qaraabo ahaayeen u diray Qoob Fardood si xog dhab ah loo helo Diiriye Magan wuxu soo arkay oo ayuu gudbiyey , qabaailka meesha jooga oo kala ahaa Dhulbahante, Habar Jeclo iyo Habar Yoonis oo ah inta degaanka u dhow. Garaad Cal Maxamud Inu joogay dariiqada se cabsanayo oo laga awood batay. Suldaan Nuur inu well joogo goobta saldanadiisa a Wadaadku iyo xirtiisu taageersanyiin , maadaama suldaankii quudin karo dariiqada. Wuxu Diiriye meesha kuma arag neceyb Ingiriis , nimankani waxay u ciidansanayaan xabashida. Suldaan Nuur iyo Madar midna awood weyn Kuma dhex laha habar Yoonis. Habar Jeclo oo taageeridoodi yaraanayso. Wuxu Ku gebagebeeyey war bixinta inay xaaladani dagayso oo dhawaan laga kala dareerayo meesha. Dabaysaqadii bishaas April 1899 ayay Dawlad Ku dhawaaqeen Amiir Leh , sultaan Leh , khusuusi iyo shicib. Amiirkii oo arimaha diinta khusaysa iyo shareecadu oo ah Ina Cabdulle Xasan , suldaaka oo Nuur ah oo siyaasad iyo hawlo dawladeed sida heshiisyada dawladii kale lala galo iyo taladeeda , khusuusi oo gurti talo ah iyo shicib ka . Waraaqdii… dawladnimada April 1899 This letter is sent by all the Dervishes, the Amir, and all the Dolbahanta to the Ruler of Berbera. We say that we complain against you and against your subjects.Our camels are oppressed by you. We assist your Biladiyahs, and turn away those who backbite you; but you do not guard our reputation, and do not turn away those who backbite us. We inform you that there is peace in all the country; there is no fear. “Secondly, I ask you, by God, by your Prophet, by your religion, and by your Church, do not create a disturbance in the country, do not ruin the country, for there is no harm on us if we leave your country, and drink our own milk, and eat our own meat. I ask you, by God, by your Prophet, by your religion, and by your Church do not create disturbance in the country; for if you oppress us, beat our people, take our money, and imprison our people,we will leave coming to your country, We are a Government, we have a Sultan, an Amir, and Chiefs, and subjects. And how much of wisdom and forenthought have we? “This is what we have written, and salaam.” Duulaankii Maxamud Garaad oo qaatay ilaa badhtamii bishii 6aad ka dib ayuu Nuur degaankiisi Ku soo laabtay. Wuxu shir ugu dhawaaqay habar Yoonis Nisha cusub ee July/7aad. Xaaji Muuse oo ahaa madaxa dariiqada Axmediya ee Xaaxi oo aad uga soo hor jeeda dagaalka iyo xirta cusub ee Saalixiyada ayaa habar Yoonis uga digay qorshaa u wato suldaan Nuur. Wuxu suldaanku shirkii ka dhigay bisha July 22 . Marku maqlay Saddler Inu Nur yimi ayaa Wuxu waraaq ugu dhiibay askari. Askargii mudo yar ka dib isagoo qorigii laga qaaday iyo awrkii dharkiina laga xayuubiyey amarkaasna bixiyey Suldaan Nuur u yimi Saddler. Intaan balantii shirka la gaadhaan we ahaa bisha July 22keeda ayaa badhtamii bisha oo la gaadhin ayay Habar Yoonis galbeed diideen qorshaa dagaalka ay wadaan isaga iyo wadaadku. Habar Yoonis waxay sababi dagaalka ku diideen yihiin 1- in ay noloshoodu Ku xidhantay Berbera oo taas awgeedna kula coloobi karin Ingiriis. 2- inay dariiqada Axmediya Xaaji Muuse iyo qadiriyada Sheekh Madar ka mid yihiin oo Saalixiya shaqo ku lahaan doonjn. Waxay weliba raacyeen inaanay suldaan danbe u aqoonsanayn hadaanu joojijin qalalaasaa u wado. Suldaan Nuur Isla bishaas ayuu u guuray Burco iyo Habar Yoonis bari oo arintaas Ingiriis isku meel ka wada yihiin. Ciidamadi Daraawiish ta oo 5000 dhan oo Habar Jeclo, Habar Yoonis iyo Dhulbahante u badan oo reer kaste maqawiirtoodu wadaan ciidankooda ayaa shirar iyo talo gurfeyn dabadeed waxay ku dhawaaqeen dagaal diimeed; Burco , August, 1899. Waraaqdii dagaalka . The letter of the Jihaad/hostility. This is to inform you that you have done whatever you have desired, and oppressed our well-known religion without any cause. Further, to inform you that whatever people bring to you they are liars and slanderers. Further, to inform you that Mahomed, your Akil, came to ask from us the arms we therefore, send you this letter. Now choose for yourself; if you want war we accept it, if you want peace pay the fine bring to you they are liars and slanderers. Further, to inform you that Mahomed, your Akil came to ask from us the arms we therefore, send you this letter. Now choose for yourself; if you want war we accept it, if you want peace pay the fine.
yuusuf shaacir waa nin culus he is role model
H j
Bb
abwaankan yuusuf shaaciir waa mucjiso taariikh somali iyo sugaan somaliba wuu yahaa masha allah
Wallee tariikh buu hayaa maanka iyo maskaxdaba ale hakuu daayo shaacir iyo abiiba
shantoo isweheshada wacnaydaa.
masha allaah xasuus wallahi dadkiinii hore hanwaynaayeenaa
nabardaarshe sxp ma ogatahy in sudan ay lafteeda gumaysan jirty masaaridu iyo ingriisku
YuuZuF ZHaaCir Waa QoraaGa iYoH MazKaxdaH RuuxiGa aH___________Ee aaN ZooMaaLiH DiP UzOo Mari HaYn________💚💛💟💖💜❤💙 JozePH We LoVe U aDeeroH QliH ZaMo Ku NooLoW aLzo ALLeH CiMriGaaGa Ka ILaaLiH WeDkaH AaMeeN AaMeeN_____________
masha allah illahay haku barakeeyo
Taariiq yahan weeye yuusuf shaacir
yuusuf shaacir
bandhiga iyo helida hadalka
sharax wanaaga iyo waliba akhris kaba waxaad moodaa inuu aad uugu horeeyo
kayse maxed
1895 yaaba yaqaanay ina Cabdulle Xasan waagaas? Ma berntoodi ayaad iska liqday. 1895 Ina Cabdulle Xasan wuxu ahaa dhowr iyo labaatan jir. Cidina ma aqoon, dagaal iyo dhibaatna galin.
Ingiriis iyo Wadaadka waxa isugu horaysay Feburary 1899 oo caaqil Axmed Shire geelii xirta dariiqada Qoob Fardood. Markaas oo Ingiriis Ku geela qabtay ayaa ugu horaysay sidu qoray Hayes Saddler oo dalka xukumayeey waagii daraawiish bilaabmatay.
Sidan ay daraawiish u asaasmeen oo qoralaadii James Hayes Saddler oo Somaliland maamulayey 1898-1902.
Asaaskii ururkii Daraawiishta April-August 1899.
Wuxu Ku dhashay ina Carro Qoob Fardood . Wuxu dhashay 1868kii.
Isagoo yar ayaa la geeeyey Berbera 1880s isago kuray ah. Waxa loo geeyey ragay xididi ahaayeen Ducaale Liibaan oo Dhulbahante ah oo qabay habaryarti oo kastumka Berbera ka AAA karaani ama clerk. Waxa kale oo qaraabo ahaayeen Diiriye Magan oo isna ahaa tarjumaanka James Hayes Saddler oo xukumayeey ba somailnd.
Berbera wuu Ku barbaaray waxay caruurnimadii so wada koreen cabdilaahi shixiri sidu sheegay 1909. Halkaas ayay ku galeen dariiqada Axmediya,. Dariiqada oo Ducaale Liibaan yarka Ku daray wadaadadii Axmediya. 1893 ayuu xaj tagay mudo ilaa 2 sanadood daganaa Cadan.
1895 ayuu soo laabtay hallkaas dariiqada Axmediya weli masaajidooda tagi jiray. Axmediya ayaa badhi, bun , buuri iyo qaad ka odhan jiray waa xaaraan. Isagu karna samayn Berbera wax ka hor imaad maamulka. Wuxu Maxamed Cabdulle Xasan ka mid ahaa dabawqadii ugu nolol ficnayd oo shaqooyin sare ka hayey maamulka Berbera ee Ingiriis.
1896 ayaa wuxu guursaday Ducaale Liibaan gabadhi una dhashay Mahdi. Xaaji Muuse Faarax Igiire oo reer Berbera ahaa oo Askari Rakuublaydia ahaa isna wuxu qabay Ducaale Liibaan walaashi.
1897 ayuu ka safray Berbera caruur iyo baadari na ma arag oo Awal ba wuxu Ku arki jiray Berbera iyo Aden ba oo French Catholic mission wada joogeen. Suldaan Nuur oo darajo iyo d'ba u dhaxayso iyo aqoon iyo qabilba wax isu keenaya ma jirto.
Wuxu dagay dariiqadii u Ku dhashay ee Qoob Fardood ee Abo Yoonis ku aasanyey waagu noolaana dariiqo u ahayd.
Qoob Fardood suufiya noocay ka ahayd weli ma xaqiijin ee halkaas ayuu dagay aabihiina xirteeda ka mid ahaa , Wadaado kale na ka buuxeen oo ay ka mid ahaayeen 3da Ku aasan Taleex ee qabriyadoodu iski saf yihiin. Waxa ka mid ahaa Wadaadada waaweyn ee won Fardood Xaaji Cismaan cabdilaahi Naaleeye oo Aadan Madoobe ahaa , qsbayna edadii Buteeya Xasan Nuur.
Maamulka Ingiriis ka waxa isugu horaysay Inu xidhiiwada yeeshaam sanadkii 1898 oo Nin u baxdaday Qoob Fardood u baxdaday inay u soo gacan galiyaan James Hayes Saddler sidu is a sheegay.
1898 cheif caaqil Axmed Shire ( muuse care) aabihii oo dhintay 1898 caaqilnimadii ka dhaxlay. Bishii Feburary 1899 ayuu caaqil Axmed Shire col galiyey geelii dariiqada Qoob Fardood xooiina dhacay. Ciidan ka kooban qabaailkii dariiqadii Dhulbahante, habar Jeclo iyo Habar Yoonis ah ayaa raacdeeyey geelii. Burco ayay yimaadeen halkaasna ciidan u wato suldaan Madar Xirsi suldaan Diiriye ka sii raacay. Se wax dagaal ah intaanu dhicin ayuu Ingiriis kii geelii la dhacay qabtay una soo celiyey dariiqada qeybo ka mid ahaa. Markaas ayaa isugu horaysay maamulka dawlada iyo Ina Cabdulle Xasan sidu sheegay James Hayes Saddler.
Ina Cabdulle Xasan iyo xirta Qoob Fardood markaas ayay saldanada Madar oo suldaan Nuur is hayeen taageereen.
Bill ka April labadaas ayaa wuxu la kulmay caruurtaas Baadarigu waday ee diinta kiristaanka Ku barbaaray magacyadreedna huwan.
Suldaan Nuur oo ciidan iyo tolba wata ayaa tagay Qoob Fardood halkaas dhexdhexadin ka dib xirtii Qoob Fardood waxay taageeridoodi saldanadeed ku wareejieen Nuur oo Ku magac dheeraa Nuur Dheere.
Suldaan Nuur wuxu Qoob Fardood joogay ilaa bishii July. Intu suldaan Nuur joogay dariiqada ayaa arintii caruurta iyo Baadarigu Ku faaftay laysku af gartay in laga tasho arintaas
Axmed Aadan oo askargii siday waraaqdii qoriga la ras
dinayo ee u xaday Ducaale Xirsi a yimi Qoob-Fardood , oo Wadaado gaalnimo ku caayayaa oo hub la mushaaxaya ku arkay meesha warkiina u gudbiyey ku cigeenkii Saddler oo la odhan jiray Cordeaux.
Bishii May ayaa suldaan Nuur colkiisii iyo ciidan beelaa dariiqada iyo Ina Cabdulle Xasan ku duuleen Maxamud Garaad oo geeel Cali Geri dariiqada ka dhacay..
Bishaas April ayuu Saddler turjumaankiisii Diiriye Magan Dhulbahante ee Ina Cabdulle Xasan na qaraabo ahaayeen u diray Qoob Fardood si xog dhab ah loo helo
Diiriye Magan wuxu soo arkay oo ayuu gudbiyey , qabaailka meesha jooga oo kala ahaa Dhulbahante, Habar Jeclo iyo Habar Yoonis oo ah inta degaanka u dhow. Garaad Cal Maxamud Inu joogay dariiqada se cabsanayo oo laga awood batay. Suldaan Nuur inu well joogo goobta saldanadiisa a Wadaadku iyo xirtiisu taageersanyiin , maadaama suldaankii quudin karo dariiqada. Wuxu Diiriye meesha kuma arag neceyb Ingiriis , nimankani waxay u ciidansanayaan xabashida. Suldaan Nuur iyo Madar midna awood weyn Kuma dhex laha habar Yoonis. Habar Jeclo oo taageeridoodi yaraanayso. Wuxu Ku gebagebeeyey war bixinta inay xaaladani dagayso oo dhawaan laga kala dareerayo meesha.
Dabaysaqadii bishaas April 1899 ayay Dawlad Ku dhawaaqeen Amiir Leh , sultaan Leh , khusuusi iyo shicib. Amiirkii oo arimaha diinta khusaysa iyo shareecadu oo ah Ina Cabdulle Xasan , suldaaka oo Nuur ah
oo siyaasad iyo hawlo dawladeed sida heshiisyada dawladii kale lala galo iyo taladeeda , khusuusi oo gurti talo ah iyo shicib ka .
Waraaqdii… dawladnimada April 1899
This letter is sent by all the Dervishes, the Amir,
and all the Dolbahanta to the Ruler of Berbera. We say
that we complain against you and against your subjects.Our camels are oppressed by you. We assist your Biladiyahs, and turn away those who backbite you; but you do not guard our reputation, and do not turn away
those who backbite us. We inform you that there is peace
in all the country; there is no fear.
“Secondly, I ask you, by God, by your Prophet, by your religion, and by your Church, do not create a disturbance in the country, do not ruin the country, for there is no harm on us if we leave your country, and drink our own milk, and eat our own meat. I ask you, by God, by your
Prophet, by your religion, and by your Church do not create disturbance in the country; for if you oppress us, beat our people, take our money, and imprison our people,we will leave coming to your country, We are a Government, we have a Sultan, an Amir, and Chiefs, and subjects. And how much of wisdom and forenthought have we? “This is what we have written, and salaam.”
Duulaankii Maxamud Garaad oo qaatay ilaa badhtamii bishii 6aad ka dib ayuu Nuur degaankiisi Ku soo laabtay. Wuxu shir ugu dhawaaqay habar Yoonis Nisha cusub ee July/7aad. Xaaji Muuse oo ahaa madaxa dariiqada Axmediya ee Xaaxi oo aad uga soo hor jeeda dagaalka iyo xirta cusub ee Saalixiyada ayaa habar Yoonis uga digay qorshaa u wato suldaan Nuur. Wuxu suldaanku shirkii ka dhigay bisha July 22 . Marku maqlay Saddler Inu Nur yimi ayaa Wuxu waraaq ugu dhiibay askari. Askargii mudo yar ka dib isagoo qorigii laga qaaday iyo awrkii dharkiina laga xayuubiyey amarkaasna bixiyey Suldaan Nuur u yimi Saddler.
Intaan balantii shirka la gaadhaan we ahaa bisha July 22keeda ayaa badhtamii bisha oo la gaadhin ayay Habar Yoonis galbeed diideen qorshaa dagaalka ay wadaan isaga iyo wadaadku. Habar Yoonis waxay sababi dagaalka ku diideen yihiin
1- in ay noloshoodu Ku xidhantay Berbera oo taas awgeedna kula coloobi karin Ingiriis.
2- inay dariiqada Axmediya Xaaji Muuse iyo qadiriyada Sheekh Madar ka mid yihiin oo Saalixiya shaqo ku lahaan doonjn.
Waxay weliba raacyeen inaanay suldaan danbe u aqoonsanayn hadaanu joojijin qalalaasaa u wado. Suldaan Nuur Isla bishaas ayuu u guuray Burco iyo Habar Yoonis bari oo arintaas Ingiriis isku meel ka wada yihiin.
Ciidamadi Daraawiish ta oo 5000 dhan oo Habar Jeclo, Habar Yoonis iyo Dhulbahante u badan oo reer kaste maqawiirtoodu wadaan ciidankooda ayaa shirar iyo talo gurfeyn dabadeed waxay ku dhawaaqeen dagaal diimeed;
Burco , August, 1899. Waraaqdii dagaalka .
The letter of the Jihaad/hostility.
This is to inform you that you have done whatever you have desired, and oppressed
our well-known religion without any cause. Further, to inform you that whatever people
bring to you they are liars and slanderers. Further, to inform you that Mahomed, your Akil, came to ask from us the arms we therefore, send you this letter. Now choose for yourself; if you want war we accept it, if you want peace pay the fine
bring to you they are liars and slanderers. Further, to inform you that Mahomed, your Akil came to ask from us the arms we therefore, send you this letter. Now choose for yourself; if you want war we accept it, if you want peace pay the fine.
Salaam, halkee xogta ka heshay
Hhh mahdigi sudan ya garanaya hhh wa ninki layidhi mahdigi yimaha so bxayay bad thy msu is mooday