Sooraan VS Abdishukri | RIWAAYADAHII Ugu Qosol badnaa🤣🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

ความคิดเห็น • 254

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 5 ปีที่แล้ว +9

    Sooraan_2 C : Shugri-2:

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +32

    Sooraan cid gaadhaysa ma jirto
    Viva Sooraan

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkk isku coment ayaan qoray kadiba arkay comentigaaga

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 4 ปีที่แล้ว

      Qacqac Osman subscribe isar

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 5 ปีที่แล้ว +8

    Man sha Allaah cabdi shugri Alle ha ku xafido wan jeclahay qofka luuqadiisa aad u yaqaana man sha Allaah

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว +12

    Legend actarka somalida soraan ❤️❤️❤️💪💪👌

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 4 ปีที่แล้ว

      nimco qani subscribe isar

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว

      @@shaficiabdirahman6913 waan Ku saaray wllo 🙏

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 4 ปีที่แล้ว

      nimco qani mahad saniD wlzhy. Thank you.
      What up maledahy

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shaficiabdirahman6913 😂😂😂 Maya subscribe waan Ku saaray anigu WhatsApp MA aqaano waligayna MA arag lols

    • @abdishakur5336
      @abdishakur5336 4 ปีที่แล้ว

      @@hanuush6787 🤣🤣🤣🤣

  • @aweisbaraf8293
    @aweisbaraf8293 4 ปีที่แล้ว +4

    Soraan wan tagarsanahay hadi aan ahay rer baydhabo💔🇸🇴

    • @Mudu20782
      @Mudu20782 4 ปีที่แล้ว

      Seed ku fahantay hadaad reer baydhabo tahay

  • @mukhtaarhusseinaden619
    @mukhtaarhusseinaden619 5 ปีที่แล้ว +2

    Full actor sxb iam your fanis from burco Somaliland

  • @subaneiphone468
    @subaneiphone468 5 ปีที่แล้ว +15

    2legend aad ayaan idiinsalamayaaa salankadib. Waxaan isdhahay. Sidaad uyara. Faalayseen. Geerida. Jawaan. Gabadhisa sidaad sheegteen. Mayara quruxbadneyn micnaha. Maamo somaliyeed. Oo dhimatay. In ladhaho sideeda.inuu meelahaas kudhco. 😭. Waa fikirkayga. Lee. Inta ilaqabta. Fadlan. Like ta ✅

  • @abdifatahismail7248
    @abdifatahismail7248 5 ปีที่แล้ว +4

    nuur waan ku salaamay Abdifatah ismail ducaale waa abwaankii gabadha uu jeclaa idiinsoo gudbiyay 2018kii bal mar aan is aragno xaaladdii waa adagtahaye

  • @shaakirofficialchannel5370
    @shaakirofficialchannel5370 5 ปีที่แล้ว +11

    Viva sooraan cid gaadhi mayseH

  • @mulkimusse3823
    @mulkimusse3823 5 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkkk alla berka sooran ismaacil sugulle salansare c/shugrina kama dhaco waa soorankii labaad

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 5 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxaan ugu jeclahay ismaandhaafka iyo islantay waxay tiray

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 5 ปีที่แล้ว +6

    sooraan tan ilamaa siYaad bare aYuu gariiratada ruushka u fadhiisinaYee maxaad baraaktiskan ka garab dhigeYsaan

  • @apdalehkawdan8437
    @apdalehkawdan8437 5 ปีที่แล้ว +4

    waaar abti waad muqdishaysan thybee shay kasta ma muqdishaaa leh

  • @user-hy3dh1qe1q
    @user-hy3dh1qe1q 4 ปีที่แล้ว +2

    wan tageraa sstv c/shukri soran iyo jawan mahad sanidin

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 5 ปีที่แล้ว +5

    Sooraan qosol 🤣🤣 Abdishukri Adna sidoo kle qosol 🤣😂 Labadinaba wàn idin salaamy

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 ปีที่แล้ว

    Taasi maanta soomaalida ayey haysataa soomaalidu dad matahay ma is aqoonsatay soomaalidu ma is aqoonsantahy dad ma isu aqoonsantahay

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 3 ปีที่แล้ว

    Rabbi haw raxmado SOORAAN oo muddo 5 cisho ah sii mootan...AABBIHII MAJAAJILADA SOOMAALIYEED😪😪😭💔💔

  • @faraxmaxmoud5465
    @faraxmaxmoud5465 5 ปีที่แล้ว +6

    waanu isku kalsoonhy e nolol u quudhiwaaga joojiya

  • @ashajama2505
    @ashajama2505 5 ปีที่แล้ว +2

    Ala su'aal xumada xaguu kabaxay jawan bal muxu ka ogyahay 😥

  • @xalimire3621
    @xalimire3621 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @adanturu4851
    @adanturu4851 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ruwayada masirka maalintii 3dax iyo 4far jeer waa dawadaa runti markuu leeyahay waryaa kaalay hadana leyahay hayee

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allh waa magac wanaagsan

  • @maanka9712
    @maanka9712 5 ปีที่แล้ว +3

    Cabdishukri reer mudug nimadu wayka muuqataa

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkk i aqoonsada sooraan wlhy qosol kk abdishugri wlhy iga qosliseen

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 4 ปีที่แล้ว +2

    Jawaan Qaar kaloo waaweynbaa bedelay😂😂

  • @nimonoor3447
    @nimonoor3447 4 ปีที่แล้ว +1

    Soran vs abdishukri jilayal an jeclhy hhhh funny 🤣🤣

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 5 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi shukri landheere Somaliyeed 😆🤙🏾

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว +2

    Segeger burco waxan u naqaan nin weyn oo mature ah oo yara dhaandhaan , gefedh , doqon ama dabaala.

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 ปีที่แล้ว +7

    Soran nin magac iyo mamus nagu leh

  • @sagaljanbiir3544
    @sagaljanbiir3544 4 ปีที่แล้ว

    Sooraan and cabdishukri waan idinku faanaa from reer waqooyi

  • @fartunabdullahi2448
    @fartunabdullahi2448 3 ปีที่แล้ว

    Asc fartuun m.a m.a

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 4 ปีที่แล้ว +1

    i like it, its funny

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 ปีที่แล้ว +2

    War Abdishugri iyo nuur Wan idi salamaya jila qosol badan iyo wariye nuur Asc

  • @suheynaibrahim3352
    @suheynaibrahim3352 5 ปีที่แล้ว +2

    Sagagar waa qofka nacaska ama dabaalka

  • @mustafehadaf9797
    @mustafehadaf9797 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 5 ปีที่แล้ว +3

    Ala sooran run badnaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamettayanleh1797
    @mohamettayanleh1797 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh Golis abdshkuur iyo reer mdgnida
    Waa kaa muuqataaah

  • @adamali2035
    @adamali2035 5 ปีที่แล้ว +1

    Bal ciyaalkan yaryaree sooran is ag dhigaya daya. ader sooraan ku dayasho ayuu kaa mudan yahay.

  • @abdinura.halane4386
    @abdinura.halane4386 4 ปีที่แล้ว +1

    ninkani nin Caadiya Ma aha waxa uu ka wadaa Somaliland oo Xor ah Calan leh xuduudo leh bay maalin walba leeyihiin War na aqoonsada, maad horey noo waddaan aqoonsigu isagaa iska imanayee

  • @saadaomar9388
    @saadaomar9388 4 ปีที่แล้ว +2

    Sagagar màcneheedu waa maraan, ama waxbaa sikah.

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 5 ปีที่แล้ว +3

    Segeger waa qofka nacaska ah

  • @husseinhudke6669
    @husseinhudke6669 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqlay
    Hada kahor ayaa waxaa Dhacday Qisadaano kale waatan sooraane yaad dooneysay aankudhaho maahiye
    Shufto ayaa waxay Qabteen gawaari badane safara Darawaleenteen Baabuurta wadatay ayay. Dheheen ninwalbow yaa tahay oday Darawaleenteen kamida aya kuyiri Shuftadii Go,iwaayeen Yaa fayow oo aan sheegtaa
    Yacni xiligii waxay eheed soomaalidu Qabiiladu isdilayeen

  • @mowliidoffiac693
    @mowliidoffiac693 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaa

  • @zeynabsaynab6729
    @zeynabsaynab6729 3 ปีที่แล้ว

    Mahamed Qasaal Heesi jiray miyaa Dhalay?

  • @saadaomar9388
    @saadaomar9388 4 ปีที่แล้ว +1

    ASC dhamaantiin.

  • @barnibuule5458
    @barnibuule5458 5 ปีที่แล้ว +2

    walasha Nairobi iskaleh wan idin salmay😃

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 5 ปีที่แล้ว

      Kkk wilasha dhadher ee cas cas ee nairobi iska mamusha kk landhete banan dagey

    • @barnibuule5458
      @barnibuule5458 5 ปีที่แล้ว

      rabiyow inoo xifdi wilasha

    • @barnibuule5458
      @barnibuule5458 5 ปีที่แล้ว

      ilka case kuma jiro Ahmedow

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk amran waan jeclahay way iga qoslisaa fariiiiiiid masha allh

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 5 ปีที่แล้ว +2

    Sooran viva wan ka hela ninkas

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 5 ปีที่แล้ว

    Wlhy groupkii hunguri dhubuq iyo amran iyo sooraan iyo jawaan iyo ilaahey ha u naxaristee sahra rooble waa dad xasuus igu leh

  • @sharmaakeabdi7868
    @sharmaakeabdi7868 3 ปีที่แล้ว

    Waan idin salaamaya tf nuur iyo c shigri aad iyo aad ayaan ugu qoslaa c shugri marku falaqaynayo sooran waayo waxan jecelahay sooran waayo c shugri waa majasjileste caana nuur qudhatisu waa sooran yar waxan jooga go todherr magacu waa caaqil cilmi

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 5 ปีที่แล้ว +1

    Qasaal waxan kusoo xasuustey ida qasaaal 😂😂 khalad ha iga fahmina

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 4 ปีที่แล้ว +2

    Sagagar wa doqon adeerky

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 5 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland neey qadad waynta aaynu ka maraano oo aynu wax qabsaano

  • @bigciid930
    @bigciid930 5 ปีที่แล้ว

    wll iyaga bes kama dhiman soomali oo dhan bey ka dhimatay adigana wey kaa dhimatay maaadama aad isku fan aad tihiin kuwa dame ka qayb qaata caawimaada iyo isu naxariisashada

  • @shaaficisky3163
    @shaaficisky3163 5 ปีที่แล้ว +1

    Sooran vs abdishukri hhhhhhhhhhhh

  • @cfataaxtabaarakduqow5874
    @cfataaxtabaarakduqow5874 5 ปีที่แล้ว +3

    kkk sooran caadi ma aha

  • @BlackKubra8938
    @BlackKubra8938 5 ปีที่แล้ว +3

    Ragaa halga leexodo

  • @daawuudcraxmaan3762
    @daawuudcraxmaan3762 4 ปีที่แล้ว

    C/zhugri
    Waaa
    Nin
    Qalbi fiican

  • @mohamedchanel5921
    @mohamedchanel5921 5 ปีที่แล้ว

    Soraan iyo cabdi shugriba waan salaamaya
    Wlalayal I aqoonsada subscribe igu aqonsada

  • @fatimaabdiahmed8721
    @fatimaabdiahmed8721 5 ปีที่แล้ว +3

    Sagager waa doqon

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 ปีที่แล้ว +2

    War Abdishugri Xage odayga u xiraysa muuse bixi Wu xiraya hadu filmka hadu saas yahay

    • @zuhyrmohmed1968
      @zuhyrmohmed1968 5 ปีที่แล้ว

      Wll qof walba uu og yahay ujeedadaas filmka wax yaabaha qaarna la isku ma xidho

    • @hassanegah4616
      @hassanegah4616 5 ปีที่แล้ว

      LASOHODAN Media adi maangaab aya tahy ujedada flimkana mad fahmin balse kaliya in lays xidho garanysa

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 4 ปีที่แล้ว

    Ibrahim sugule sooraan waa tiir ka mid ah tiirarka soomaaliyeed

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 3 ปีที่แล้ว

    Adigu camal kale maanad la hayan sooraan iyo jawaan ha ka shafayn

  • @hafsaaa7237
    @hafsaaa7237 5 ปีที่แล้ว +2

    Af soomaaliga na waa cawl

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 4 ปีที่แล้ว +1

    Shakuur iyo nuur salaan sare asxaabay

  • @xerow5346
    @xerow5346 4 ปีที่แล้ว +1

    Segeger waa doqon ama nacas ama qof wax matare ah
    Sidoo kalena waa (qof madax adag)

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkkk.cabdi shukri iyo sooraan maa la isu keeno .waalaba nin oo xikmad badan.

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 5 ปีที่แล้ว +3

    Dhabtuu matalaa sooraan

  • @abdiomarimohamed6626
    @abdiomarimohamed6626 5 ปีที่แล้ว

    The guy Sooraan kills me man!

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk Abdishukri salaan sare

  • @nevergiveup4012
    @nevergiveup4012 5 ปีที่แล้ว +3

    Sagagar waa #nasakh

  • @saadeeriseedaari836
    @saadeeriseedaari836 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan xooga isir nacaybaa kamuuqda wuxu ma ugadeenbaa cudad idoor aa kadhadhamaysa e

  • @hassangelle4257
    @hassangelle4257 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa nin kan ninka wareysana maxa ka waxaysan protocol xumaa

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 4 ปีที่แล้ว

    Sagagar illaa sagagar , waaar huss ma taqaaana hussss

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣 o maxan dhahna marka

  • @MohamadAli-qn6zt
    @MohamadAli-qn6zt 4 ปีที่แล้ว

    Segeger waa doqon ama maraan ama dabaal kolba kaad u fahmi ogtahay waxaan isticmaala reer waqooyiga hebel waa segeger

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 4 ปีที่แล้ว +1

    Agoon sogu waxa oo kusocdaa somalland

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas 5 ปีที่แล้ว +2

    markaan sidaa u furay ayan sii qoslay

  • @AlinoorFarah
    @AlinoorFarah 2 หลายเดือนก่อน

    Ascm

  • @haniyohimilo8060
    @haniyohimilo8060 4 ปีที่แล้ว

    Jawan iyo sooraan xog aanka hayo way iskudhaceen

  • @rabiicahmed5927
    @rabiicahmed5927 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkk

  • @himilohajihersi
    @himilohajihersi 5 ปีที่แล้ว

    Ilmaderayal waa habenkii iigu horeeyay lkn waxaan idiin aqoonsaday rag xora oo aan meelna uriixnayn

  • @Galcad
    @Galcad 4 ปีที่แล้ว

    Nio waxad i sheegta macnaha aad ula jeedo SS (SSTv)

    • @somalibubg8176
      @somalibubg8176 4 ปีที่แล้ว

      Somali state tv

    • @Galcad
      @Galcad 4 ปีที่แล้ว

      Jarar Media , haddi aay sidaa thy muxu hadda kala doonay sawir Somali
      Sstv sidaa muu ku daayo

  • @asadmuusehargeysawi6351
    @asadmuusehargeysawi6351 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan daaha c.gaas koox dhanbuu masuul kayay maaha nin jawaanoo kale ah waa abwaan majaajiliiste waana nin codkara barasho horteed ha iska hadlin waana ragga s.land farta lagu fiiqo

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว +4

    kkk. Xuurtan Ciidanka S.Land Dileen ee Coomadaha ku Sheegeen. ka Hadla.kkkkk

  • @houseofhighlights1226
    @houseofhighlights1226 5 ปีที่แล้ว

    Fiiri doqonimadi kujirta labadan mesha sofaristay iyo kan riwada macneenaya wardoqomayo hada somali ka go'odaan ma aduunkana ku waraysaan beri bad katagaysan eee jilka sokoraya kafikara ...
    Somalilnd dadka isku shegaya muqdisho ma xabashland ba marka haday somliland ahayn ... ilahy ha idin aqli celiyo qalbigana saafi kadhiga ilahay qalbiyadena ayuu egaya ☝🏾☝🏾🇸🇴🇸🇴

  • @haniyohimilo8060
    @haniyohimilo8060 4 ปีที่แล้ว

    Shekadan waxay kusocotaa shirkadaha somalida weeye

  • @ikraanahmed5742
    @ikraanahmed5742 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh

  • @azadlanguagesandresearchtr9330
    @azadlanguagesandresearchtr9330 3 ปีที่แล้ว

    Magaca sooraan waa Ibraahim Ismaaciil Sugule ee intaas iska saxa maaha Ismaaciil waa abihii.

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 4 ปีที่แล้ว

    Soraan iyo wax somaliland wax ka jila gadhimaysid ee fadlan waxad anad aqoon ha ka hadli soran iyo jawan miyad taqanaa wa maya mida kale ninkan daaha gaas ba laydhahdaa oo kaa caan san intuu dono afkaga edeb uyeel

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 5 ปีที่แล้ว +3

    Markaan soo tahriibayay baa liibiyaan ku usha Nala dhici jireen ayaan odhan jiray alloow yaa qudhaanjo kaa dhiga inta ushu socoto hhhh

  • @somalifood1629
    @somalifood1629 5 ปีที่แล้ว +1

    Segegar waxa Lola jedaa nacas ama doqon qof laga fiicanyahay o aan ash ahayn

  • @caawiyerunsheege3005
    @caawiyerunsheege3005 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 ปีที่แล้ว

    war

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 3 ปีที่แล้ว

    Sagagar dhaan dhaan doqon jaan jaan waa isku mid

  • @Worldfuct1
    @Worldfuct1 4 ปีที่แล้ว +1

    Segeger= nacas ama doqon ama dabaal

  • @abdicisman1232
    @abdicisman1232 4 ปีที่แล้ว

    Sagagar waa qofka wx u dhimanyiin

  • @faysalismailjama5207
    @faysalismailjama5207 3 ปีที่แล้ว

    Alle.sheekoxumaakanlawaraysanayaa.

  • @saynababdi9005
    @saynababdi9005 5 ปีที่แล้ว +2

    Doqon ogaadeen

  • @heplahepla9224
    @heplahepla9224 4 ปีที่แล้ว

    Inan dal nahay na aqoonsada