24 SAAC WAXAAN QABTO MAALINTII /MY ROUTINE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 398

  • @musdimohamed5127
    @musdimohamed5127 ปีที่แล้ว +37

    Abowe quraacda waa cuntada ugu muhiimsan qurac la'anta cudura badan ba laga qaada araga daciifa iyo tamar daro marka haka tagin, mida kale waqtiga firaqada tahay quranka aqriso iyo bug ku anfacaya so well done 👏 ❤🎉

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 ปีที่แล้ว +33

    Ceydurus abowe Quran kaa Allah awiii 24saac kumasodariin ehhh wahan kudixi lahay marwalbo Quran kaa kudathaal inshallah❤

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 ปีที่แล้ว +186

    Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 ปีที่แล้ว +86

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Muxammad) ﷺ:📿❤️

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 ปีที่แล้ว +55

    Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi

  • @hodanafrika8747
    @hodanafrika8747 ปีที่แล้ว +8

    aan ku salino xapiipkeena mohamed"s.c.w.❤🥰

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed ปีที่แล้ว +12

    Lkn sxp 3waqti cuntada la cuno Mida ugu muhimsan wa quracda sbbto eh quraac la’anta waxa laga dhaxla beerka oo qofka dhamaado sida aan wada ognahy hdi dhacdo xatta qofka in uu beerka ka xanuunsado malahn spare sida eey qeeybaha kle ee jirka uleyihin spare sida kilida ama kidney qofka hal kili wuu wadan kara Lkn beerka sidas mahan Marka wa talo wlltinimo ee qaado thanks ❤

  • @shamsaabdirasin3593
    @shamsaabdirasin3593 ปีที่แล้ว +27

    Malins lahadu hadaysan ku jirin 2 ragcdooda duxa ahi ama labo jusuu quraan malintaadu kuma qurxoona insha Allah ku darso wllky King cayda ❤🎉

  • @naciimajamaal6125
    @naciimajamaal6125 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahay Naga dhig kuwa dalkooda ku badala Aqoontooda Aamiin Aamiin

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว +8

    Ceyda Qur’aan kudar riutinekda si mlintadah kugu quruxbdntoh

  • @miskifaarax
    @miskifaarax ปีที่แล้ว +7

    Waa maalintii iigu horeysay comment kuso qoro keep goin

  • @caafiyodayuurad6684
    @caafiyodayuurad6684 ปีที่แล้ว +5

    King cayda computer ka lugahaga ha saarin naafonimo laga qaadaa keep going king ceyda

  • @naimcoahmed4150
    @naimcoahmed4150 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax ale haidin fududeeyo ookalay meesha dad Somalia kuhadlaya aajooga walay ma,ogeyn,

  • @cumarnuux98
    @cumarnuux98 ปีที่แล้ว +3

    masha allah wankugubraacsanahay waqtigaaga sida qurxoon ad uga faaidaysato wax anfacaad naftaada uleh❤

  • @dholaali9964
    @dholaali9964 ปีที่แล้ว +4

    Waa rajeynayaa inaan mustaqbalka Malaysia 🇲🇾 jaamacad uso aado I.n🥰

    • @NajmaNajma-x9m
      @NajmaNajma-x9m 10 หลายเดือนก่อน

      Wll ani adiga isku mid baanhy

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 ปีที่แล้ว +4

    Mamsha allh wa wiil yar wakhtigasa ka faidaytay

  • @NoorSalat-t2q
    @NoorSalat-t2q ปีที่แล้ว +13

    Yeah, gentleman let life continues.....
    Because me personally I always like the energy.😂😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +17

    Big legend king ceyda another's levels time 💯💪👍❤😊

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 ปีที่แล้ว +9

    Walal walbo waxan kula dardarmaya malinti jirkaga sadaqo ka bixi wana salatu duxa lacag malin walbo ma bixin kartid salatu duxa sadaqada jirkaga waye❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ปีที่แล้ว +5

    Mashaallah wll qalbi wanagasan king ceyda hormar wacaan wll guuleyso wll qalii 400k 🎉❤coming soon iinashaallah cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah ku siiyo aamiin aamiin Allah ku xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @haweeyamohamed4593
    @haweeyamohamed4593 ปีที่แล้ว +2

    Firs me
    400k coming soon
    Best youtuber

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 ปีที่แล้ว +4

    Cayda wxn kuu sheegi lahaa Routine kaaga maalintii wxd ku dartaa qur'aanka inaad aqrisato waxad kagaartay I know inad arki doontid

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 ปีที่แล้ว +17

    Keep going brother ❤🎉

  • @AbdirahmanmohamedHassan7
    @AbdirahmanmohamedHassan7 ปีที่แล้ว

    King cayda wiil wanaagsan ba tahay bro ku dayasho mudan horumar wacan wlllllkei

  • @safamohamuudadan5504
    @safamohamuudadan5504 ปีที่แล้ว +5

    Guul wacan dhankastoo uu noloshada ka mid ah ❤❤❤❤🎉🎉

  • @queenilhan6418
    @queenilhan6418 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi magaca ilahey soma ahan manta Ana ugo horeye wana jeclahay Mar un ina noqdo qofko ugo horeyo 🥺🥰

  • @nastehoahmed2712
    @nastehoahmed2712 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah lucky man keep going on hunoh Iam your big fan strong man 👨 💪

  • @faadumonuurfatuush3826
    @faadumonuurfatuush3826 ปีที่แล้ว +2

    King ceyda lajan ayaa tahay wllhi horey usoco zxb qali ah😍😍

  • @AadanAadan1
    @AadanAadan1 6 หลายเดือนก่อน +1

    King ceyda is not easy ❤

  • @AyuubYackub-it7in
    @AyuubYackub-it7in ปีที่แล้ว +19

    King ceyda you are not easy ❤ brother keep going

  • @maryamamohamud7857
    @maryamamohamud7857 ปีที่แล้ว +3

    King Clydach m.a routine qurux badan waa noo soo duubtay lkn routine kaaka quraanka illah inaa wax uun ka aqrisid qeyb maka aha miyaa

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 ปีที่แล้ว +10

    Keep going king ceyda 🎉🎉❤🎉🎉

  • @TaslimGobaad-mz6ww
    @TaslimGobaad-mz6ww ปีที่แล้ว +2

    King ceyda Walkay wan ku tagera hoore uu soco ❤️❤️

  • @aishamoh3991
    @aishamoh3991 ปีที่แล้ว +74

    King cayda it's not easy👏😎

    • @guure-e7l
      @guure-e7l ปีที่แล้ว +2

      Plz check your English spelling.King ceyda it's not easy.× King ceyda is not easy✓

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 ปีที่แล้ว +1

      ​@@guure-e7l😂😂😂😂

    • @filsanqurux-zy5qw
      @filsanqurux-zy5qw ปีที่แล้ว

      @@guure-e7l qac 😭😂😂😂

    • @guure-e7l
      @guure-e7l ปีที่แล้ว

      What!!?

    • @guure-e7l
      @guure-e7l ปีที่แล้ว

      @@filsanqurux-zy5qw What!?🐾

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 ปีที่แล้ว +3

    Taliye falaaraha raac 🤩🤩🤩🤩

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 11 หลายเดือนก่อน

    Inta soo qadaty business statics farta taaaga team business admin

  • @queenfilsan9042
    @queenfilsan9042 ปีที่แล้ว +1

    Business statistics zanad 2aad soo dhigty

  • @yasminhassan-lx8xh
    @yasminhassan-lx8xh ปีที่แล้ว +2

    Keep going Abowe Guul wcn Halmalin ee Cumer big fan nolashada ha ma muloo isoo Samy plz

  • @eglanmohamed5285
    @eglanmohamed5285 ปีที่แล้ว +1

    سبحانه الله xalay Lee is dhahay cayda routine kiisa moo soo duubo ka dib ani Lee isku jawaabay oo dhahay waxaas gabdhaha Lee daneeyo

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp ปีที่แล้ว +1

    Haddaa dhalinyaro tahay inaa mashquul tahay waaye 100% waa kaa qoray taas

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going King ceyda it,s easy legend jadwal kaaga wn ka helay aniga iyo adiga banooniga ayaa kawada siman nahny lee lbx 🤛🙏❤️❤️❤️❤️ jiim neh wn ku hami weynahy pic poos 💪🤴

  • @miskiali9107
    @miskiali9107 ปีที่แล้ว +2

    Cayda wllky jadwalka ina quraanka aqrisid kudar maalinkasta

  • @MahadyuusufMahadjokar
    @MahadyuusufMahadjokar ปีที่แล้ว +1

    Cayda waa anoo kale caawin taa goal ka jeclahay

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut ปีที่แล้ว +3

    Waw m.a alaahku fudeyo aboowe waxbadn heysaye🙏😘

  • @xamdicabdulahi3802
    @xamdicabdulahi3802 ปีที่แล้ว +5

    Yaa our king adine ma routine ayad bilowday❤😂

  • @SumayaMohamed-q2q
    @SumayaMohamed-q2q วันที่ผ่านมา

    Abowe wankaheley e lanbarkaga misìnkarta adigo rali ah ❤❤❤

  • @Abdalla_Ak76
    @Abdalla_Ak76 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah halmar xitaa quraanka kuguma soo dhicin

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 ปีที่แล้ว +1

    King ceyda best player maasha allaah legend keep going

  • @Amiin135_games
    @Amiin135_games ปีที่แล้ว +6

    Faadma prank kuso same inta igu racsan like❤😂

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 ปีที่แล้ว +2

    Inta banoonta surwaal dheer kudesho like

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali ปีที่แล้ว +2

    king ceyda 👌

  • @SOMGAMES123
    @SOMGAMES123 3 หลายเดือนก่อน

    Best of the best routine is the best😮

  • @SafiyaFaarax-u6k
    @SafiyaFaarax-u6k ปีที่แล้ว +2

    Noloshayda malinta way fiicantay❤❤❤❤

  • @farixamohamud181
    @farixamohamud181 ปีที่แล้ว

    M.a king cayda aboowe guul iyo gobanimo inshalaah hory usoco

  • @mihimjimcale8870
    @mihimjimcale8870 ปีที่แล้ว

    Abwe wlhi qalbiga kajecelhy ilahyhaykaxafidoh🥺🥰🥰🥰🥰

  • @AsiyaBikolo
    @AsiyaBikolo ปีที่แล้ว

    Caydaruusoow. Waa. Ku. Taageeraa

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan8570 ปีที่แล้ว +1

    King ceyda waan kusalamey barnk kusoo sameey asda🥰🥰🥰

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว +2

    Cayda waad iga bakhtiyee qurac wan ku sameena wada subag ah si aa nafaqo igu yeelato 😂😂😂😂😂

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 ปีที่แล้ว +4

    Wow Amazing CaidaRuus 💯❤

  • @abdullahikanyare004
    @abdullahikanyare004 ปีที่แล้ว +1

    King ceyda I wish u success

  • @AmjanAdan-f7j
    @AmjanAdan-f7j ปีที่แล้ว +3

    Ninka kalix tagera uahay❤🥰long life brother 🩶

  • @King_Hazzaani
    @King_Hazzaani ปีที่แล้ว +1

    Soomaali miyaa teamkaaga salaha

  • @abdirisaqabullahi
    @abdirisaqabullahi ปีที่แล้ว +1

    Wxa ii xareysan visaha malesia manta tarikh tahy 11/6/2023 wxa rajeyna in eey ii noqoto meel sifican iso dhaweyso insha allh

  • @DaauudTaam-yh2lz
    @DaauudTaam-yh2lz ปีที่แล้ว

    King cayd wa ku tageraa zxp qli hlka kasii 4k came soon💕💕

  • @user-sports482
    @user-sports482 ปีที่แล้ว

    King cayda waxan rabaa inaan noqdo youtuber fadln iga caaawi

  • @AmiiraAhmed-nc9rh
    @AmiiraAhmed-nc9rh 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ceyko wax,baad ilowday
    Date with koko
    Kumaada soo darin😂❤🇲🇾

  • @ibraMoha-zs6yd
    @ibraMoha-zs6yd ปีที่แล้ว

    King ceyda is not easy

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohammed5683
    @abdirahmanmohammed5683 ปีที่แล้ว +3

    Türkiya 9:20 aa qoraxdasoo jeedaaaaaaa😊😂😂😂😂😂😂 waxaa seexanaa 7:30 waxaa lasookacaa dunida oo Madaw ah 😅😅😅waaga wuxuubaryaa 10:00

  • @azharmohamedabdi3093
    @azharmohamedabdi3093 ปีที่แล้ว +2

    First comment firts viewer ahay like ha ila agmarin plz😮

  • @deeqomaxamed2323
    @deeqomaxamed2323 ปีที่แล้ว +1

    M.a ruotinkaga qurux waxyar a kamaqna lkn quran aqris hada samenin hada kabacdi kudar jadwalkags🙏

  • @abshirxasan1437
    @abshirxasan1437 ปีที่แล้ว

    King ceyda haaa heey

  • @bilanwaberi4030
    @bilanwaberi4030 ปีที่แล้ว

    King cayda Ar sidan Ku xiseyo le❤❤❤❤❤❤

  • @walaalkaumadda1834
    @walaalkaumadda1834 ปีที่แล้ว

    Walal cayda go for word pro

  • @nasriinapea5303
    @nasriinapea5303 ปีที่แล้ว +1

    Wow waa kahelay ❤️😘

  • @ibraahim-wh1gg
    @ibraahim-wh1gg ปีที่แล้ว +4

    Keep going your routine is best

  • @Mahamedaligees0
    @Mahamedaligees0 ปีที่แล้ว

    King ceyda haahey

  • @mastarkajrofficial
    @mastarkajrofficial ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going pro 💪 👏 nolow inta ay nolal jirto wll an kufano👍🏻👌💪👏

  • @محرز-ز7ز
    @محرز-ز7ز ปีที่แล้ว

    Dugsi sare lagu dhigtaa statics propapility

  • @FaracadeFaracade
    @FaracadeFaracade ปีที่แล้ว

    Wan saray king ceyda wana u qalanta

  • @sukhrayusuf8107
    @sukhrayusuf8107 ปีที่แล้ว +1

    Keep going king ceyda

  • @MCC1076
    @MCC1076 ปีที่แล้ว +2

    Jaamacadaha muqdisho 12:00 waa lagu soo kala tagaa kuwo qaar xataa 10:00 xiisadaha way udhamaadaan 😅😅😅

  • @rehmaruun6921
    @rehmaruun6921 ปีที่แล้ว +2

    8:00 then 8:20 diyaar aheyd 😮❤impossible iga fcnthy 1hr kudhowad isdiyariyaa😂😂

  • @Ahmad-iq8vx
    @Ahmad-iq8vx ปีที่แล้ว +1

    Cayda is not easy 🎉

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 ปีที่แล้ว

    Keep going king ceyda 👏👏400k come soon insha allh

  • @hanicabdullahi4557
    @hanicabdullahi4557 ปีที่แล้ว +2

    Ceyda keep going prother ❤

  • @ahmedabdirahmanofficial5547
    @ahmedabdirahmanofficial5547 ปีที่แล้ว

    Quraacda muhiim waaye caafimaad ku jiro quruxda is bar please eebow horee loo dhahay luqmatu subax waloo kaana xajar

  • @shaydaan
    @shaydaan ปีที่แล้ว +5

    Alla cayda waad nakhiyaantay ax 😢😂videogu 24hours masoconayo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Najax123Hiiz12
    @Najax123Hiiz12 10 หลายเดือนก่อน

    King cayda it s not easy

  • @maasimofficial5902
    @maasimofficial5902 ปีที่แล้ว +4

    40000 K Coming soon ❤❤❤❤❤❤

  • @MiimiGoomey
    @MiimiGoomey ปีที่แล้ว +3

    Gabadha uguhoreso ee muqalka dawata ban noqday cwa❤

  • @YaasmiinYaasiin
    @YaasmiinYaasiin ปีที่แล้ว +1

    Cayda iwaran qosol tihin❤❤❤❤❤

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 11 หลายเดือนก่อน

    M a guuleyso bro

  • @aaminaxasan7990
    @aaminaxasan7990 ปีที่แล้ว

    Kieeb going king ceyda❤❤

  • @DeeqaGalaal
    @DeeqaGalaal ปีที่แล้ว

    Hor Mar wcn aboowe ilaahey garab kaaga ha galo ❤❤

  • @FahzuuPp07-lt6ik
    @FahzuuPp07-lt6ik ปีที่แล้ว +2

    Habeen inta ee utahay😊

  • @mariyocabdulle2622
    @mariyocabdulle2622 ปีที่แล้ว +1

    King catda ut sbot easy❤🎉

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 ปีที่แล้ว +3

    Team 27 is not easyyyyyy and part 2

  • @AbuubakarNaasir
    @AbuubakarNaasir ปีที่แล้ว +1

    CeeDa wan kuwataa😂❤

  • @MaryamHassanHusain-ri9nd
    @MaryamHassanHusain-ri9nd ปีที่แล้ว

    Ilahow hamigayga ii rume inaan teem asad waxlasoo jilo iska jeclshay cayda ii soo jawab aboowe mcn