Taarikhdii Mujaahid Ibraahin Koodbuur Qaybtii Labaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Welcome to Herer Tv 💕
    We are Happy To Have You Here Tv.💕
    On This Channel, We Promote The Well-Being Of Our Country ✅
    We Also Promote The Prosperity And Welfare Of Our People ✅
    This Channel Is Intended For Educational And Entertainment Purposes Only ✅
    💕 💕 💕 Become One Of Us 💕 💕 💕
    Subscribe To Hug Us herernews.ca ✅
    Join The Discussion And Leave Your Comment ✅
    Like And Share The Videos We Appreciate It ✅
    Thanks 💕
    If You've Got A Question Or Comment, Don't Hesitate To Contact Us.
    💕 💕 💕 💕 💕 💕
    Ku Soo Dhawoow Herer Tv 💕
    Waa Kanaal Ku Saabsan..
    Wararka Wadanka, Wacyi Gelinta, Diinta Iyo Hormarka Wadanka ✅
    Dhiirigelinta Waxbarashada Iyo Daryeelka Dadka Iyo Dalka ✅
    Mahadsanid 💕
    Waxaad nagala Soo Xidhiidhi kartaan xaflado@gmail.com

ความคิดเห็น • 50

  • @suhurmusa2503
    @suhurmusa2503 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxariisto Ibrahim Koodbuur. Geesi geesi dhaley.

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxaristo marxuum mujaahid ibraahin koodbuur geesi guy never die geesigu ma dhinto

  • @waalimaryoxidhaan8369
    @waalimaryoxidhaan8369 11 ปีที่แล้ว +6

    manshallah walee dumar wakuwii hore fariido ayay ahayeen allow hablaha duriyada no daa

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 5 ปีที่แล้ว +1

    IBRAHIM kood buur geesi Aallah yarxamo

  • @helsinkiinternet6450
    @helsinkiinternet6450 6 ปีที่แล้ว +8

    Ibraahin Kood Buuur Libaaxi Hrgeysa

  • @abdisamadali3660
    @abdisamadali3660 8 ปีที่แล้ว +9

    waa ceeeb in SNM laga dhigo qabiiil oo lakala qaad qaado. SNM na hal mid ayuu ahaa ilaahayna ha u naxariisto dhamaantood intii dhimatay. inta noolna ilaaahay ha u gargaaro

  • @abdirahxakabdi5185
    @abdirahxakabdi5185 8 ปีที่แล้ว +3

    lahayow. unaxariso mujahid ibrahim kodbur

  • @horyaalmedia2647
    @horyaalmedia2647 6 ปีที่แล้ว +3

    geesi isma qariyo allah ha kuu naxaristo

  • @anissayuusuf8623
    @anissayuusuf8623 6 ปีที่แล้ว +1

    taarikhdi ibraahin koodbuur waxaan daawaday qaar munaafaqadayinaya Alle haduuleeyo kuwaas

  • @ridwaansiciid3873
    @ridwaansiciid3873 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto mujaahid ibraahim koodbuur janada alle ha geeyo

  • @Nizalnation
    @Nizalnation 12 ปีที่แล้ว +4

    mash allah waxan doonaye raag sheegtay inaay ka danbeyaan bixitanki ina askar waaad ku qasarten saxiib waan idnaka dhibataye marka maad ka dhiidhidad marka sigarka lagu bakhtineyayay hadad tahaye sacad muse ninka ka dhidhiyaya waa mujaahid koodbuur isko qajila nimanyo taarikh aan jiran ayad doonesan inad samesataan

    • @ismacilahmed162
      @ismacilahmed162 8 ปีที่แล้ว +1

      snm wa mid malintana ma hayn malin nin kaliyi wax qabto markas koodbur nin jira ayuu ahaa snm ba way ogtay koodbuur wixii waxanu ku xusanyay baal dahaba markaas hadii u darajo lahaa wuu ku guul gadhay snm na xil fiican ayiu ka qabtay markaas xilkiisi ayuu gutay allana haw naxariisto xagad kamida hargaysana wa loogu magac daray snm iyo somaliland ba way og tay koodbur

    • @salaaxnuuxawcali6032
      @salaaxnuuxawcali6032 6 ปีที่แล้ว +1

      CABDULAAHI KHASAARE WUU NOOL YAHAY WAA INUU ABAAL GUDAA GABADHAA GURIGA KU HAYSE EE DHERKA U MAYDHI JIRTAY JEEGAANTUNA YAY SHEEGAN LIBAANAY LAHAYN

    • @haarikayd4113
      @haarikayd4113 6 ปีที่แล้ว +2

      @@salaaxnuuxawcali6032cabdilahi khasare ninki u bixiyay hj ayuu ahaa ragi galayna hj ayay u badnaayeen

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah thank you

  • @TheHaaruuni
    @TheHaaruuni 11 ปีที่แล้ว +3

    nice programm xasuus iyo wayaheed realy

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 5 ปีที่แล้ว

    اللهيرحمه ويسكنهفسيح جناته شهيد الوطن

  • @nuur3272
    @nuur3272 5 ปีที่แล้ว +1

    Ibrahim AHUN was the head of the operation. If course he had help but let's give credit where it's due. Ibrahim was the lead....Somaliland knows that.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 หลายเดือนก่อน

    Khadra lama dudsiyayo wuxu ah halkama gadac oo aad u calool adag isaga daud dahir rage iyo ahmed dhagax oo ah ahmed ni ki kana sareyey xag takulaynta iyo dhaqalana ka tageersyey marka malinti a cidan bay ahayen habeenkina snm bay ushaqanayen marka iyaga oo talaba is leh bay hawshana timid waan halgamayash balka dahabka ku qoron marka daud oo laqabtay oo damur lagu kariyeyba wel lama shegu tarikhtisi ee ah ka xuman hadi waxa aanad ogey na d aragto ama sidadrabtay loshegi wayo aniga iyo rag kalab manan bixi wananu wada shaqaynaynay oo halgam aan la ilawi karin ibrahin iyo ragkale oo badaniba

  • @mohamoudali6830
    @mohamoudali6830 6 ปีที่แล้ว +2

    Cabdilahi askar oo 1.5 miter sacadmuuse oo dhanina uhilin wayay ayay u hiliyeen
    Koodbur iyo halyayyadii Garxajis ilaa Biixi oo HY ahi ku dhintay jeelka hortiisa

  • @Mawliid.GaadhHaye
    @Mawliid.GaadhHaye 12 ปีที่แล้ว +2

    mansha alaa

    • @karansohil8969
      @karansohil8969 7 ปีที่แล้ว

      Tariikhtu waa wax qoran wana wax jire ilahay jana fardawsa ha ka warabiyo Ibrahim kood buur

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 5 ปีที่แล้ว +3

    Ibraahim Koodbuur Geesi Geesi Dhalay Buu Ahaa Cid Dafiri Kartaana Ma Jirto Anigoo Ah Nin Habar Awal Ahna Waanu Qirsanahay Wuxu Ahaa Iyo Wuxu Galaba Halyeynimdiisuna Waa Mid Banaanka Taala
    Raga Kalena Mujaahidiin Bay Wada Ahaayeen Ee Xanuunka Iyo cuqdada Hala Joojiyo Reer Sheekh Isaxaaq Makala Maarmee Nina Nin Caaro Ma Dheera Reer Reer Ka Libaaxsan Ma Jiro
    Birjeex Waxa Galay 11 Nin Oo Ka Kooban HA GX HJ ARAB Oo Ah Labeenta Isaaq Ah Koodbuurna Wuu Hogaaminayey Ee Doqoniimada Daaya Nacalaa Qabyaalada Xun Idinkaga Yaala Abidkiin Baad Cunsuriyiin Ahaydeen

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      War daqonimada iyo cayda jooji anagu cuqdad ma qabno intaad wax qirteyna waad mahadsan tahey

  • @AhmedHassan-tc9gu
    @AhmedHassan-tc9gu 8 ปีที่แล้ว +2

    illahay ha unaxariisto adeerkay gaani

    • @ilovetheboss8987
      @ilovetheboss8987 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Hassan hooyadaaa siilkeedii was

  • @anissayuusuf8623
    @anissayuusuf8623 6 ปีที่แล้ว

    c/raxmaan ciid faarax ayaa ibraahin ku xigay wll

  • @azuumadecorationchanell1639
    @azuumadecorationchanell1639 5 ปีที่แล้ว +2

    Snm may ahayn qabiilo badan lkn waxay ahayd isaaq oo kaliya hayna kala gurina

  • @zaragold1681
    @zaragold1681 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah laakiin ina Adeer nin kaliya ayaa operation fuliyay caqliga ma gasho adiguna dumar baad tahay oo wax walba ma ogaan kartid markaa sheekadan halkaa ku daa sidaas bay ku qurux badan tahay

    • @zadick2026
      @zadick2026 5 ปีที่แล้ว

      Sidaa ayaa fiican wll SNM waa mid uun ha ina kala qaadina

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      Ninkii qorshaha dajiyey koodbuur ayuu ahaa

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว

      Ibraahim koodbur 90% isagaa fuliyay

  • @azuumadecorationchanell1639
    @azuumadecorationchanell1639 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdilahi askar iyo ibraahin koodbuur waxay ahayeen laba nin oo isaaqa barigaa isaaqu way midaysnayeen marka haduu badbaadiyay xataa maxa ka jira

    • @safiyaali5664
      @safiyaali5664 5 ปีที่แล้ว +1

      azuuma decoration chanell walalo dad wa dhashay ayey ahayeen qalbilana May kala ahayn inu badbaadiyo xaq bay ahayd lakin xaqiraadu ma fiicna koodbuur waa la xaqiray ilaaa ninkii usoo badbaadiyey ayaa xaqiray

  • @ibnumc4503
    @ibnumc4503 6 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdu waxbay hagtaa
    Dadkuna wuu hiigsadaa
    Wlhi waa ayaan daro
    Inuu ku dafiro ninkaad naftiisa badbaadisay
    Lkn aakhiro waa lagu kulmidonaah

  • @jaamacyuusufcali7097
    @jaamacyuusufcali7097 8 ปีที่แล้ว +1

    cc

  • @salaaxnuuxawcali6032
    @salaaxnuuxawcali6032 6 ปีที่แล้ว +2

    RAG BAA WAXAY KU FAANAAN
    LIBAANAY LAHAY CABDULAAHI
    KHASAARE WAXA JEELKA KALA BAXAY IBRAAHIN KOODBUUR OO NIAFTIISA U XIDHAY INA KAAHIN IYO INA BIIXI BAA SHEEGTA

    • @liibaaanileeye3310
      @liibaaanileeye3310 6 ปีที่แล้ว

      Salaax Nuux Aw Cali

    • @haarikayd4113
      @haarikayd4113 6 ปีที่แล้ว

      cabdilahi khasare ninki u bixiyay hj ayuu ahaa ragi galayna hj ayay u badnaayeen

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 ปีที่แล้ว

      @@haarikayd4113 beenta jooji koodbuur ayaa kala baxey

  • @anissayuusuf8623
    @anissayuusuf8623 6 ปีที่แล้ว +2

    been baan ilaahay iyo umadisa midna u sheegin khadray

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 4 ปีที่แล้ว

    Reer waa nala diley cabaad weynayaal.

  • @anissayuusuf8623
    @anissayuusuf8623 6 ปีที่แล้ว +1

    taarikhdu isma qaryiso khadra. munaafiqiin ayaa aasaysa. haliil hada wuu noolyahay khadra

  • @warsamemohamed765
    @warsamemohamed765 5 ปีที่แล้ว

    Reer waashay uqdad baa idin xasuuqday idor

  • @hassanyusef9768
    @hassanyusef9768 11 ปีที่แล้ว

    dom