Afarta Meel Ee Laga Kasbado Qofka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 88

  • @shaahidbeesaani
    @shaahidbeesaani  2 ปีที่แล้ว +98

    Asc walaal Uma Soo Dhigo wax Inaan Views Ku Helo Lkn Waxaad wanaag U Aragto Share Garee Dhiiri Galin Bee ii Tahay

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 2 ปีที่แล้ว

      Waa ogahay ina views radinen waayo hada views radineso wax yabo qaldan aya so galin lahed mhdsanid sxbkeyga maskaxdow

    • @hamdaabubakar1533
      @hamdaabubakar1533 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad wll videow yadaada kamaba daalo ilaahay amarkiis xitaa mararka qaar video aad xili hore soo dhigtay oo aan horay u daawaday baan sii daawadaa taasna waxaa sbb u ah waa in aad adiga soo dhugto videowyo wax tar leh oo aan marnaba lagu caajisayn waiting fara badana aan kaa cunayn m.a wll waad ku mahad santhy soo gudbintaada casharada qiimaha badan🙏🙏🙏🙏

    • @mubarikmoh4851
      @mubarikmoh4851 2 ปีที่แล้ว

      Zhpky shaahid beesani zhp marka hore aadpan ku soo salaamaya meel walpa ood joogto
      Zhp waxad tahay qof runti ilahy maska badan siiyey allah hku sharfee
      Zhp aadpaan kaaga shidaal qaataa dhiiri galin farabadana waan ka helaa
      Zhp si gaaran doonaya inan kula hdlo inshalah🙌 mar aad wkhti helyso

    • @drsubax7448
      @drsubax7448 2 ปีที่แล้ว

      Wax bdn baan ka faaa'iday jazaakallah kheyr wlkey

  • @Rizuu12
    @Rizuu12 2 ปีที่แล้ว +4

    my motivation 🔥🥰

  • @mankaboy9982
    @mankaboy9982 2 ปีที่แล้ว +2

    Wxan ku dhihikaraa macalinkaga tnx respect your

  • @caamirxasan8303
    @caamirxasan8303 2 ปีที่แล้ว +3

    Veiwskaas iyo hadalkaa murtida leh iskuma qalmaan wlalhi

  • @naimakhiyre8037
    @naimakhiyre8037 2 ปีที่แล้ว +2

    Bilaw ila dhamad qosol ku dhameestay video maaqaan sababta waaaa ka helay runtii mahadsanid ookiyaalaha qurux ku noqatay waxaan rajeeyn inaadan xanuun u xiran oo indhahaada ok yihiin caafimaad ahaan shaahid yare 🥰🥰🌻🌻🌹🌹❤️❤️🙏🙏

  • @axmedabdulle6981
    @axmedabdulle6981 2 ปีที่แล้ว

    Thanks aboww.qaaali ah

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a brother good motivation 👌🤟

  • @sss2299
    @sss2299 2 ปีที่แล้ว +1

    shaahid beesaani best motivator🤴🙏🌌❤️

  • @deqoadan1669
    @deqoadan1669 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Walal Gacaliye.🥰

  • @Qadaafi_channel
    @Qadaafi_channel 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waxaan filaa dhalin yaro badan inaad noloshooda badashy oo aan aniga ka mid ah taas kaliya waxaa laga helaa qofka wanaagsan thanks macalin👍

    • @twinkle7167
      @twinkle7167 2 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa walal wax badan baan ka faa'iday shaahid

  • @hamzeahmed3502
    @hamzeahmed3502 2 ปีที่แล้ว +2

    Teacher of life

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllh wll qaali caqliga iyo cilmiga cibriga caafimaadka Alle haku barakeyo mahadsanid.

  • @twinkle7167
    @twinkle7167 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalim wax badan baan kaa bartay runtii Alle ha kaa abaalmariyo

  • @sucdimohamed8232
    @sucdimohamed8232 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wllo qali horay u soco waxa notahy macalin 🥰🥰🥰

  • @ladanaden7156
    @ladanaden7156 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much bro😊🥰

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad❤

  • @caancaandhalay3349
    @caancaandhalay3349 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan aragnaa zxp vidoe yada wanaagsan ee aad noo soo gudbiso inaadan views iyo caannimo aadan ku raadin sida TH-camrs badan kood ay sameeyaan allaha ku sharfo zxp wax wanagsan baa soomaalida usoo gudbisaa

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll shaahid dhanka gymka hal muqal ka z zame taloynkiiza hdd wakhti u hayzo hdi anu kgu jirin qorshahaga vedio samayntana noogu dar i.a

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 2 ปีที่แล้ว

    Bro allah hakuxafdo hore uzoco pro

  • @cabdaleboss4191
    @cabdaleboss4191 2 ปีที่แล้ว +2

    Teacher 💟

  • @ifrahmohamed9333
    @ifrahmohamed9333 2 ปีที่แล้ว

    Thank you your motivation 🥰

  • @fardowsoahmed6095
    @fardowsoahmed6095 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanit abwe

  • @hanacabdi7860
    @hanacabdi7860 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaahid wad mahdsanthy 1
    🥰🙏

  • @abdifatahahmedhussein3343
    @abdifatahahmedhussein3343 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you wll qali aad baad u mahadsantahay🥰

  • @ayaanaahmeth9040
    @ayaanaahmeth9040 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro

  • @abdulahiahmedsharkey5086
    @abdulahiahmedsharkey5086 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxip nolsha wxa bdn ka fahan santhy

  • @yareabdi2713
    @yareabdi2713 2 ปีที่แล้ว

    Keep going ustd

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 2 ปีที่แล้ว

    Ustaaad guuleyso

  • @hanahussein852
    @hanahussein852 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wllo

  • @dhaganjahasan8936
    @dhaganjahasan8936 2 ปีที่แล้ว +1

    pro cilmiga aad noo fa iideyso mar walpo ilaah haku ziyaadiyo

  • @caashocali3863
    @caashocali3863 2 ปีที่แล้ว

    Walal qof kaa dheer sidee u kasban karaa

  • @sagalhassan6209
    @sagalhassan6209 2 ปีที่แล้ว

    Wcs diri galiye wngsn tahy nosobadi 😊🥰

  • @mahirasad264
    @mahirasad264 2 ปีที่แล้ว

    Horay u soco brO keep going

  • @xasanxuseen2563
    @xasanxuseen2563 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb garaadka allah kuu kordhiyo

  • @huzeylaadam4236
    @huzeylaadam4236 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh wll allh ku xafido

  • @frezzeyym4715
    @frezzeyym4715 2 ปีที่แล้ว

    Real guy

  • @ramlocabdiqaadir1478
    @ramlocabdiqaadir1478 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid hore usoco wll qali shaqo aad u wanagsan bad no heysa gul wacan

  • @gureymohamed569
    @gureymohamed569 2 ปีที่แล้ว

    From tiktok

  • @maxamadfuube9115
    @maxamadfuube9115 2 ปีที่แล้ว

    Mahsanid ustaad

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 2 ปีที่แล้ว +1

    Waayo arag baa tahay sxb ✋

  • @abyanhusein1125
    @abyanhusein1125 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll shaahid waxa tahay dhiiri galiye waana ku tagera waaku mahadsantahy sida nola wadagte wxyalo badan

  • @Mulkiabdiweli
    @Mulkiabdiweli 2 ปีที่แล้ว

    Saaxiibka nolasha thanks mar aanan wax kaa faaiidin ma jirto❤️

  • @yasirarab1738
    @yasirarab1738 2 ปีที่แล้ว

    Sxb shaaahid Wa kuwta From tiktok

  • @naciimoali819
    @naciimoali819 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @abde5471
    @abde5471 2 ปีที่แล้ว

    Pro Hormar ku rajena

  • @kaafitube8898
    @kaafitube8898 2 ปีที่แล้ว

    My role model horay usoco sxb✊

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid bro

  • @edillinaagahkhan3445
    @edillinaagahkhan3445 2 ปีที่แล้ว

    Shukran walalka wayn😘

  • @mankacade1432
    @mankacade1432 2 ปีที่แล้ว

    Zxb waku wataaa tagera lanber one horay usoco

  • @kaltuumocabdikariim8860
    @kaltuumocabdikariim8860 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll Allah kuxifdiyo ❤️💯🌹

  • @zakihudi
    @zakihudi 2 ปีที่แล้ว

    Dhalinyarada hda nahay wan kuwadanaa Mr shaahid

  • @fatimodiamond1931
    @fatimodiamond1931 2 ปีที่แล้ว

    Msha allh pro ❤️

  • @caaliyasaciid2666
    @caaliyasaciid2666 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid wll 🥰

  • @habaneirshaad2185
    @habaneirshaad2185 2 ปีที่แล้ว

    shaahid horay usoco zhp dar alle ayaan kuutageraa 🙏

  • @amalmohamed7115
    @amalmohamed7115 2 ปีที่แล้ว

    Waa faaido aad u weyn xataa hadad ku hesho Waa wax waxtar leh Mnshalah waxadcaainaysa qof jahadu ka lunsanthy 😘

  • @juud661
    @juud661 2 ปีที่แล้ว +1

    shahid you learned
    Who I’m I thank .
    can I call you pro

  • @mowlidsheikhhassan4840
    @mowlidsheikhhassan4840 2 ปีที่แล้ว

    shaahid_beesaani Videoksta Aad Soo Galiso waxbaan Ka Faaidaa😍 mhadsnid wllo🎤🥰

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 2 ปีที่แล้ว +1

    Ugaas pin isaar❤

  • @itsmeipra2925
    @itsmeipra2925 2 ปีที่แล้ว

    Hagaha dhalinta🙌 waku wataa jaalle

  • @nasirsamatarsamatar6346
    @nasirsamatarsamatar6346 2 ปีที่แล้ว

    Aad bad umahadsantahay wlal
    Alle haku xifdiyo❤❤❤

  • @amalmohamed1103
    @amalmohamed1103 2 ปีที่แล้ว +1

    First 🥇 one 🥵

  • @bahja2964
    @bahja2964 2 ปีที่แล้ว

    War adu fariid ba tahy wllo 🙏😍

  • @bahjadhool1421
    @bahjadhool1421 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a 😍🧸

  • @abdikarimyasin674
    @abdikarimyasin674 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh waa inaadan galabti bixin kulahaa
    Dulqaad kaasba malihi

  • @anshaxmedia6473
    @anshaxmedia6473 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid bro.❤💯

  • @aaminaibrahim3934
    @aaminaibrahim3934 2 ปีที่แล้ว

    Lkn wllo sual ani ahan qof dumaran ahay cadar side iskugu bufinkara hadan nin lakulmayo waadna ogtahay qof dumara inan cadar laga soo urinkarin 🤔🤔🤔😏

    • @shaahidbeesaani
      @shaahidbeesaani  2 ปีที่แล้ว

      Nadaafada Ayaa Muhiim ah Teeda Kale Adiga Ma Magaalada Ayaad Aadin Qofka Guriga Inuu Kuugu Yimaado Ayaa Sharaf Ah hadeeysan Dhici kARINe Ku Dadaal Sida Ee U dhici Laheed

  • @najahabdiabdullah4211
    @najahabdiabdullah4211 2 ปีที่แล้ว

    Bro mar walaba dhirii galiyhayaga ayaa tahay farxad ku foolow maskaxdaya wax badan yaad ka hadashay🤎

  • @missdayax489
    @missdayax489 2 ปีที่แล้ว

    Guulyso wllo qali🥰

  • @hafsoabdiali3185
    @hafsoabdiali3185 2 ปีที่แล้ว

    🤙🤙🤙🤙

  • @sahranor8622
    @sahranor8622 2 ปีที่แล้ว

    Shaaahid❤

  • @anwarhudi4025
    @anwarhudi4025 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️

  • @hamdaabubakar1533
    @hamdaabubakar1533 2 ปีที่แล้ว

    Wllka nolosha waxaad soo gudbisaa casharo wax ku ool ah mahad sanid wlle runtii videowgaan anigoo dhoola cadaynaya ayaan daawaday waayo waxaan la dhacay sida aad wiilasha qaar u taqaan/u fahan santhy dhaqamadooda waxa tahay macalinka nolosha dhan walba🥰🥰🙏

  • @zeynuumuxamad9645
    @zeynuumuxamad9645 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mokifayn1964
    @mokifayn1964 2 ปีที่แล้ว +1

    Waligey date ma aadin qof weyna waa ahay🤦‍♀️

    • @cabdulahimaxamed2803
      @cabdulahimaxamed2803 2 ปีที่แล้ว

      Wll maxaa sababay?

    • @mokifayn1964
      @mokifayn1964 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdulahimaxamed2803 ma maqashay dhegta aya isha ka da,a weyn sabab taa la xidhiidha ayan u necba relation iyo date ba yacni dadka waaweyn ayan waraysan jirey yarantaydiba waxan isku qufulay inay edeb daro tahay inay gabadh wiil la kulanto .

    • @cabdulahimaxamed2803
      @cabdulahimaxamed2803 2 ปีที่แล้ว

      @@mokifayn1964 hadda fursad aan kuugu shukaansano ma jirtaa? Lol

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 ปีที่แล้ว

      @@mokifayn1964 hada bilaw wax ayaa ku dhaafay Arinkaasna waxba Kama jiraan waa la kulmikaraa waana la sheekaysan karaa taa macnaheedu maaha in wax edebdaro ah la samaynayo hadii la kulmaba😂😂😂😂

  • @Bishaar82
    @Bishaar82 2 ปีที่แล้ว

    kuwii kugu faaiido alle hanaga dhigo

  • @amazgro8486
    @amazgro8486 2 ปีที่แล้ว

    Runta hadaan sheego qniga imasojiito qofka korka quruxdisa waxaa ii muhiimsan lacagtiisa caraftiisa lacag haduulehen xayawaan baauarkaa waligyna majeclanayo nin lacagta bas ahaan jeclahay lacagtiisa inaan kadhameeyo unban rabaa

    • @Sihaaam22
      @Sihaaam22 2 ปีที่แล้ว

      Ala qosol igu dishay lacag ale kuma siiyo 🤣

  • @toosane7784
    @toosane7784 2 ปีที่แล้ว

    wxaan kusuganahay ayaad badanaa kahadashaa