Hooyo wiilkeedi gaaloobay, Al Musaamix Kariim.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay awlaada ha ino xafido qalbigoodana diinta

  • @axmedisfa9593
    @axmedisfa9593 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hooyo diin leh waa Allow hooyooyinkeena noo barakeey
    Adigane waa ku mahad santahay

  • @ilyaas3017
    @ilyaas3017 3 ปีที่แล้ว +2

    Wall halkaas ka sii wad barnaamijkan! waxaanba nacay inta qabyaalada ka hadasho. Iyo xumaantee

  • @املايمان-د5ج
    @املايمان-د5ج 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan aad baan u jeclaan lahaa inu diinta islamka Qaato allow so hanuuni Qardaaxi thnk munaay

    • @farxaanxuseen9703
      @farxaanxuseen9703 3 ปีที่แล้ว

      Walaal qardaaxi ma gaalbaa?

    • @hodanahmed1329
      @hodanahmed1329 3 ปีที่แล้ว

      Ameen

    • @املايمان-د5ج
      @املايمان-د5ج 3 ปีที่แล้ว

      @@farxaanxuseen9703 Haa walaal Wu ixtiraama diinta islaamka lakin inu islaamo wu diiday uso duceey

    • @farxaanxuseen9703
      @farxaanxuseen9703 3 ปีที่แล้ว

      @@املايمان-د5ج ilaahay xaqa ha tuso. Waligay Muslim ayaan u haystay . Sida uu u dhaqmayo markaan arkay ee ah in dadka ISU soo dhaweeyo

    • @ayaanomar6152
      @ayaanomar6152 3 ปีที่แล้ว

      @@farxaanxuseen9703 ä

  • @aliadam180
    @aliadam180 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم احفظ اولادنا واولاد المسلمين جميعا

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 3 ปีที่แล้ว +3

    Illahayow hana lumin yaa allah aamiin

  • @munaibrahim4595
    @munaibrahim4595 2 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi hoyo fican waye gabdihi asxaabta bee ixasusise SAAS ayaa ladonayaa dumarka Somali ahadaan hoyoyin adaag oo diintoda iyo sharafta diinta ilaliyo waxan tiktok kujiro oo walan maahan

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah TabaarakAllah Allah hanoo xafido Insha.Allah Qeeyr 💖💖💖💖💖

  • @ashosamatar7526
    @ashosamatar7526 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah ganacsiga cusbna allah ha kuu barakeeyo wllo qaal from UK 🇬🇧 xabibiti waan kula socoda mar walba

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu akbar shayadiin baa ka xoog badisay inanka illaahay ha noo xafdiyo ubadka waa runtii inay wax u sheegto ooy wax fahansiiso ayey eheed qoraalkiisa waxan ka dhadhansaday inuu bari yahay belse shayadin isu bahesten

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +10

    Munaaaaa why aad nooga asmustay beryahaaan waan ku salaamay musalsaladaaan taxane nooga dhig

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 3 ปีที่แล้ว +2

    Goaankaas ay qaadatay amuu Allah sabab uga dhigay oo ilmaheedii ugu soo celshay.

  • @sahraosman9427
    @sahraosman9427 3 ปีที่แล้ว +3

    U make me cry 😢😭 walaahi

  • @ashosamatar7526
    @ashosamatar7526 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah allah ha ku xafido wllowaan ku jecelahay adiga iyo barnajikaga horey u soco

  • @ubaxcaalin936
    @ubaxcaalin936 3 ปีที่แล้ว +5

    Maanshalllh ila shalay uun ban arkay gabadhan iyo barnaamijyadeeda aad iyo aad ban uga helay guulayso wll halka ka wad dadalka

  • @isbaheysishow5363
    @isbaheysishow5363 3 ปีที่แล้ว

    I almost cry

  • @guuleedhawo6621
    @guuleedhawo6621 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah i lovely al musamixna karim

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah soo emotional 😭

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 3 ปีที่แล้ว

    Hooyadu wali way adag tahay 😔😔😔

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤

  • @aishahussein3747
    @aishahussein3747 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah walaashay allaah ha kuu xifdiyo

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله العظيم😭😭😭

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah thank you

  • @zahrahassan1889
    @zahrahassan1889 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc Abaayo macaan

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah MashaAllahhhh

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +1

    subhanallah subhanallah sad 😢 story

  • @nasteexonalka2779
    @nasteexonalka2779 3 ปีที่แล้ว +2

    abayo qisoyinkaada aaway waan u xiisne

  • @fatumagure6803
    @fatumagure6803 ปีที่แล้ว

    🤲🤲😭😭😭

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah shukran

  • @fadumogelle8462
    @fadumogelle8462 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilahey baa u soo hanuuniyo

  • @sacdiyocabdule7312
    @sacdiyocabdule7312 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah xabibti qiso cajiba 👍

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah fatima xbbti 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @djibnabadone5050
    @djibnabadone5050 3 ปีที่แล้ว

    Allah protects all of us

  • @abdirahmanmkbosska3273
    @abdirahmanmkbosska3273 3 ปีที่แล้ว

    faaduma muna waa qiso xnuun leg subxaanalaah

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 3 ปีที่แล้ว

    maashaa Allaah.

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @theoriginaldhol3032
    @theoriginaldhol3032 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jzk

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallah aduunka saan ujeclaa barnamishkan

  • @iimaanabdi1533
    @iimaanabdi1533 3 ปีที่แล้ว

    Waaw maansha allah

  • @mohamedwardi1829
    @mohamedwardi1829 3 ปีที่แล้ว

    asc wllshy ramadan kariim

  • @jamilamohamed7006
    @jamilamohamed7006 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah aad ayan uga qiirooday

    • @deeqohirsip9527
      @deeqohirsip9527 3 ปีที่แล้ว

      mashallaah ilaahay haxifto walale wadmadasantay saad udurjuntahay barmushkan isamax wan dawada carinbiga nosodurjunkukalna

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 3 ปีที่แล้ว

    الحمد لله اللذي انغذه من نار

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 3 ปีที่แล้ว

    Fatima waa ku salamay walal qaali

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว

    No so badii musamax kariim

  • @hindabashe2275
    @hindabashe2275 3 ปีที่แล้ว

    Asc fatima wll aad baanudawadaa barnaamijkaa lakiin had salaan ufahmay markii hire uma fahmin waad mahadsan tahay 👍👍

  • @nimcakitchen6903
    @nimcakitchen6903 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah

  • @luulismaaciilsalsal5877
    @luulismaaciilsalsal5877 3 ปีที่แล้ว

    Asc kub ka okala ban raba
    Qaleyey

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 3 ปีที่แล้ว

    F muna waad mahdsantay ee nio soo badi almusaamax

  • @jamilamohamed7006
    @jamilamohamed7006 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @fadxiyamahamed169
    @fadxiyamahamed169 3 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi barnaamijkas faatima muna

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 ปีที่แล้ว +3

    ILAAHOOW hana khasaarin aakhiro iyo Aduunba dhaman muslimka somalida gaar ahaan

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah heynaga badbaadsho gaalnimo dhalinta islaamka Allah diintooda haku sugo shukran walaalo qisad murug iyo farxad ba wadato ayey eheed

  • @kadraanood767
    @kadraanood767 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow Caroota nohanooni markasta ay joogaan aamin

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 3 ปีที่แล้ว +2

    Hooyadaas inay Turton may again inay ladadaasho ayay ahayd sidakalena waa hooyo diinteeda kufiican

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 2 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah subhanallah subhanallah

  • @hibanur8699
    @hibanur8699 3 ปีที่แล้ว +9

    Beautiful and very emotional. No one can deny the existence of god.

  • @abdiqani5547
    @abdiqani5547 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @yusufwarsame3387
    @yusufwarsame3387 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah faduma muna
    Hore u socod wll programadada aad ima dhafaan

  • @siradm
    @siradm 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkan annagaa u baahan cid inoo abuurta haddan Soomaali nahay sow maaha? Ilaahay qaxxa ha ku sugo hooyoyinkana Allaha caawiyo raggana xaqa Allaha tusso. Sax hormari dalka iyo hal abuurka

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 3 ปีที่แล้ว

      Wu jiraa abayo universal tv kasoogala waxa ladahaa cafis iyo masamix

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hooyo waa hooyo walahi ilahaay hanoo xafiido awlaada iyo hoyooyinkeena

  • @sawda9566
    @sawda9566 5 หลายเดือนก่อน

    Subxan allah Cadada ma khalaqa

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan arnanaaa xabiibti sax ayuu u qoran yahay

  • @zahrahassan1889
    @zahrahassan1889 3 ปีที่แล้ว +2

    Yasalaam Yasalaan subxanalah qesa Cajeb waya ❤️❤️❤️

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +4

    😢 subhanallah subhanallah

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah ilahay aya xaqa wafajiyay saxiibka xun halayska ilaaliyo

  • @ishwaqahmed900
    @ishwaqahmed900 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah fatimo muna wa qisoyin wanaagsan alaha kuxafdiyo walaal

  • @luulaaka1804
    @luulaaka1804 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi islaanta wiilkaa dhashay dabeecadayda ayay leedahay

  • @farhiyaaden7991
    @farhiyaaden7991 3 ปีที่แล้ว

    ALlAahu. Akbar. Waa. Qiso. Cajiiba

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 ปีที่แล้ว

    Asc muna cadey waan ku tabey qizazkii jeceylka iyo kuwanba hanaga daahin

  • @samerahothman9181
    @samerahothman9181 3 ปีที่แล้ว

    نبغى لوسمحتي تصورين لنا هرجيسا احسن من هادي القصص

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 ปีที่แล้ว

    😢 ilmaha ha loo duceeyo

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman9665 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabaarak llah nooso badi habo

  • @zahrahassan1889
    @zahrahassan1889 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarak allh

  • @umaayu9995
    @umaayu9995 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah very beautiful story

  • @fadumoshugri6245
    @fadumoshugri6245 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah Hooyydu way ku saxsnyd in erido waayo haduu sii joogi lahaa guriga waxa dhici lahyd in aanu waayo arag noqdeen

    • @fertunmehamud843
      @fertunmehamud843 3 ปีที่แล้ว

      Wayo arsgnimada maxey tahay
      Ilaahey qof gooyay iyo rasulkisa Waa in la jaro kow mida kale gabdha ayu ka galayn lahaa hadu jogi laha mar walba Waa ok in lasaro

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @zahrahassan1889
    @zahrahassan1889 3 ปีที่แล้ว

    Asc