Cabdishukri Iyo Cabdi Haybe Laambad | Riwaayadahii Ugu Qosol badnaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 124

  • @mohaamiin__24
    @mohaamiin__24 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta daawaynaysa 2021 is muujiya 🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamdaahmed3079
    @hamdaahmed3079 5 ปีที่แล้ว +3

    Nuur iyo cabdishugri waan idin salamy walaladey igu qaali ah ❤❤❤❤

    • @SSTV2
      @SSTV2  5 ปีที่แล้ว

      Salaamullaah wll Qaali ❤️

    • @abdigeedi2342
      @abdigeedi2342 3 ปีที่แล้ว

      @@SSTV2 nuur daalacay
      Geedka uu ninku sheegayo waxa ladhaaha geeheydh

  • @asiahassan3507
    @asiahassan3507 5 ปีที่แล้ว +3

    ina haybad lambad i learned Somali from him when I was young. keep going, brothers.

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 3 ปีที่แล้ว

    Nuur iyo abdi shakur horu mar wacan

  • @maxamedjaamac4682
    @maxamedjaamac4682 3 ปีที่แล้ว +2

    Gahayr waa erey tilmaan siyeed ah waana sida cabdi shukri ku sifeeyey

  • @asiahassan3507
    @asiahassan3507 5 ปีที่แล้ว +1

    thanks for sharing wll

    • @abdrizaakmohamed6506
      @abdrizaakmohamed6506 4 ปีที่แล้ว

      Cabdi haybe waa rer somaliland

    • @asiahassan3507
      @asiahassan3507 4 ปีที่แล้ว

      @@abdrizaakmohamed6506 I KNOW! BU THAT'S IRRELEVANT

  • @rounrahma2091
    @rounrahma2091 4 ปีที่แล้ว

    ibiir waayee no jabuuti🇩🇯♥️

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    Waa kooxdi degaan gafane star kaa axa allah yarxamo

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkl Abdishukri iyo nuur salaan sare jiidhkaygii maad tihiine Me From burco Togdheer wad naga qosliseen tuntii Thanks

  • @asiahassan3507
    @asiahassan3507 5 ปีที่แล้ว

    the presenter is cute mashllah.....

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 ปีที่แล้ว

    Nuuroow anaa kula Garanaya maanyada iyo Gahaydha Ree qarijiqood baa yaqaana koley😃

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax7300 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi shukri maansha alaah

  • @asiahassan3507
    @asiahassan3507 5 ปีที่แล้ว +1

    whllahi my auntie used to put him on for us to learn somali

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 2 ปีที่แล้ว

    Gaheyr___ Afmeer buu Ka baxa

  • @alimuse7604
    @alimuse7604 3 ปีที่แล้ว

    Asc Gahaydh waxaa la gidhaah waa midhaha warka ay curdinka ay dhafaan baa la yidhahdaa Gahaydh.

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว

    Ninka cabdi haybe la dhigayey magaalo joog xumo wuxuu ahaa alle how naxariistee abwaan aw kadleeye wuxuu aad ugu fiicnaa majaalilada

  • @ilwaadaragsan3478
    @ilwaadaragsan3478 5 ปีที่แล้ว +1

    Uu dhintay. Aw kadleeyaa la odhan jiray odaygaa. Ruwayada magala joog xumo odaygii ku jiray aw kadleeye. Illahay hawnaxariisto

  • @mohamedahmedhassan7436
    @mohamedahmedhassan7436 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxaristo aw kadleeyu aha hadaydan aqoon

  • @najaadmohammed4299
    @najaadmohammed4299 3 ปีที่แล้ว

    Horta cagdherto af dhadheraaa

  • @muhaibrahim2152
    @muhaibrahim2152 3 ปีที่แล้ว

    Aw kadleeye wu dhintay alla ha naxariste

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 5 ปีที่แล้ว +2

    ninkan gaaban ee magaalo joog xumo allah yaa raxma waa dhintay

  • @hodanmohammed7375
    @hodanmohammed7375 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla wilashan Maxan wax islagaranaynaA

  • @oubahilyas5383
    @oubahilyas5383 3 ปีที่แล้ว

    Mama mardiyaa iyo fadun ducalee

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 ปีที่แล้ว

    Gahayr waa marka midhuhu aanay bislaan baa la dhahaa MIDHIHU WAA GAHAYR MA BISLAAN KOLKAA MIDHA AAN BUSLAAN BAA GAHADH LA DHAHAA.

  • @cabdilaahishirecismaan2098
    @cabdilaahishirecismaan2098 4 ปีที่แล้ว

    Adiyoaad.baan.ugahelnay.
    Waa.mahadsan.tihiin

  • @shuayb_mohamoud86
    @shuayb_mohamoud86 3 ปีที่แล้ว

    Waar nuurooy ninkan waa xaraabaad balse waa lagaga wanaagsan yahay dhanka abla ablaynta ee qof kale inoo doon ayaan ku odhan lahaa sxbkay waan salaamayaa

  • @qaasimkaraama7864
    @qaasimkaraama7864 5 ปีที่แล้ว +3

    wlahi ninka Markan arko qosla qasaal

  • @arboosheeshcalaa6527
    @arboosheeshcalaa6527 5 ปีที่แล้ว +2

    maanyo &gaheedh waa hal cabdi shakuur iyo nuur sxbo yaal😂😂

  • @mubarikgaleydh5410
    @mubarikgaleydh5410 5 ปีที่แล้ว +1

    ninkaas aad is waydiiseen wuu dhintay alle ha unaxriisto dhamaan inta dhimatay

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi Haybe laambad wuxuu ahaa reer Berbera waxaana dhalay Cornal Haybe Laambad oo kamid ahaa Ciidamadii Dagaalkii 2aad ee Aduunka galay, wuxuu kale oo uu galay dagaalkii 1964, 1977 ee Xabashida lala galay.

  • @asiahassan3507
    @asiahassan3507 5 ปีที่แล้ว +1

    wadaniga dhabta ahllow dhaawr..........

  • @ahmedmohammud2640
    @ahmedmohammud2640 ปีที่แล้ว

    Cabdi haybe laambad oo ku sugan swedan aadbaan usalaamayaa

  • @mubarikgaleydh5410
    @mubarikgaleydh5410 5 ปีที่แล้ว +1

    oo odaygiii iggare aha waxaba ku dhacaye

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi haybe sweden ayuu joogaa

  • @jaleelomediapro5851
    @jaleelomediapro5851 4 ปีที่แล้ว

    Ruwaayada Djibouti baa lagu dhigay lkn abdi haybe waa reer hargiesa

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 5 ปีที่แล้ว

    Wuu dhintay awkad leeye alha u naxariisto

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 4 ปีที่แล้ว

    Nuuroow hadaad meeshii qudhmisay mar hadaad kan keentay cuuuuuuuuuuuuuuuuc

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 3 ปีที่แล้ว

    Gahaydh iyo Gahayr wey kala duwen yihiin

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas 4 ปีที่แล้ว

    walaa ninkaas aad wisi su aalaysaan wuu geeriyooday allah ha u naxariisto

  • @muxiyadinismacil5478
    @muxiyadinismacil5478 5 ปีที่แล้ว

    Cabdi haybe laambad waa reer hargeisa ee wuu ku jilaayay uun jabuuti

  • @ahmedmohammud2640
    @ahmedmohammud2640 11 หลายเดือนก่อน

    Cabdi haybe swedan ayuu joogaa

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

    waar waa gahaydh iyo gahaydh carabkaa lagu kaladuwaa geed gahaydh layidhaahdo ayaa jira, midhaha iyo caleentu wey gahaydheen ayaa la yidhaahdaa!

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 4 ปีที่แล้ว

    ninka cadbi haybe lamatali jiray riwayadi magalo joog xumo wuxu aha alle haw naxariste xaaji gujis

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 5 ปีที่แล้ว +1

    Nuur daalac

  • @abdikarimfarah3744
    @abdikarimfarah3744 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wa igaqosliseen

  • @dawloarts4271
    @dawloarts4271 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 3 ปีที่แล้ว

    Baanyo iyo maanyoba waa la yidhaa

  • @saedabdi5792
    @saedabdi5792 3 ปีที่แล้ว

    Cabdishukri ninkii la matali jiray magaalo joog xumo allah haw naxariisto aw kadleeye ayuu ahaa

  • @arboosheeshcalaa6527
    @arboosheeshcalaa6527 5 ปีที่แล้ว +1

    nuur yaa kaga dhowna

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว

    Gahaydh waa marka aanay midbuhu bislaan maaha maanta cabdi shukri waad ku dhacday

  • @mukhatarcabdi3137
    @mukhatarcabdi3137 5 ปีที่แล้ว +1

    Hosku malab luhu liska muna ahayn🤣🤣🤣🤣

  • @luqmaanbarkhad7551
    @luqmaanbarkhad7551 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk shugribaa sheeko keeney waa majaajilayste soo socda allaw waayo daa

  • @mubarikgaleydh5410
    @mubarikgaleydh5410 5 ปีที่แล้ว +1

    magaciisu waxaa uu ahaa . aw kadhleeye

  • @abdikarimfarah3744
    @abdikarimfarah3744 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta canabeey ayan kahelay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 5 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣 dumaroow shaqada kudadaala

  • @raageqalaad1794
    @raageqalaad1794 5 ปีที่แล้ว +1

    gahayr waad khaladdey gahayr waa geed sidiisa ubbaxa waa geed labo magac leh sidaa baanyo ama gahayer sidaa weeye wll ma aha laan adkaatey

    • @liibaanoday
      @liibaanoday 5 ปีที่แล้ว

      Gahayr waa Adayga Wax adag baa la dhahaa geed waa la dhahaa

  • @nuurkhaliif1752
    @nuurkhaliif1752 5 ปีที่แล้ว +1

    Geedku waa gahaydh laantuna gahayr markay adkaato

    • @saynabhassan5643
      @saynabhassan5643 4 ปีที่แล้ว +1

      Gahayr waxa la yidhaa midha markay curdinka ka gubaan

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      gahaydh iyo gahayr waa isku macne waa sida adhi iyo ari oo kale boowe

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 ปีที่แล้ว

    Geedna waa la dhahaa gahaydh

  • @ahmedmohammud2640
    @ahmedmohammud2640 11 หลายเดือนก่อน

    Riwaayada gabigeedaba dadka dhigayaa somaliland ayay kasoo jeedaan

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 5 ปีที่แล้ว +1

    ForTenpo war Intiina Fortenbadaa Iska Eega Hhhhh Ina Haybe Inkaar Qabe War Ma fahanteen hada

  • @aadhiin8477
    @aadhiin8477 3 ปีที่แล้ว

    Wuxuu ujeedaa xangeeyo

  • @xassanismaaciil8893
    @xassanismaaciil8893 4 ปีที่แล้ว

    midhuhu markaanay bislaan gahayrbaa layidhaahdaa

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 4 ปีที่แล้ว

    Dhir gahaydh layidhasdo oo hawdka ka baxa

  • @amiramohamed8166
    @amiramohamed8166 3 ปีที่แล้ว

    Miraha ayaa layiraahdaa waa gahayr ama waa curdan.

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 4 ปีที่แล้ว

    Wax.kale.maweydeen.figrad.ma.haysaan.miyaa.mid.la.kaalay.tan.ragbaa.lahaaye.waxba.ha.feenfeenane.waxkale.keen.edo

  • @realkoshin
    @realkoshin 3 ปีที่แล้ว

    Asw dhamaan umada somlyeed bishaaro .Dawo qiimo jaban u fiican wajiga harahaleh 100%100 u fiican timaha go,aya u fiican nabarada aan muuqan lakiin shuruuda aya kugu xidhan 1.waa in aad si joogto ah mudo bil ah u marsato th-cam.com/video/cqvnrXnrF_s/w-d-xo.html&feature=share wll ii. share gareeya si aad u heshaan barmsamijyo kale subscribe saar th-cam.com/video/cqvnrXnrF_s/w-d-xo.html&feature=share

  • @howraarsan9091
    @howraarsan9091 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi haybe miyuu dhintay mise?

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube 3 ปีที่แล้ว

    Magaalo Joog xumo ninkii gaabnaa ee Cabdi Haybe la matali jiray waxa la odhan jiray Maxamed Jaamac Awkadleeye wuu dhintay AHN muddo 18 sano ah wuu mootanyahay.

  • @caaishacrahman5838
    @caaishacrahman5838 4 ปีที่แล้ว

    Nuur dalacay

  • @saxaneyare853
    @saxaneyare853 4 ปีที่แล้ว

    cabdishugriwankutagera

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 ปีที่แล้ว

    Nuur daalacay

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk war waa gahayadh iyo gahayar geedku waa gaheydh waxa adkaadana waa gahayer

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk sxb Nuur ma gaharbad garan wayday ? Waxan kumodayay inad kasojedo gola dedanka Somali galbed oo aad af Somali yaqaana

    • @SSTV2
      @SSTV2  5 ปีที่แล้ว

      Maya ma garan waayin ee waxaan u garanayay waxaan ahayn ayuu iigu sheegay

  • @caliismaaciil336
    @caliismaaciil336 3 ปีที่แล้ว

    Midhahaa marna cusub oo curdina marna gahayra.

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 5 ปีที่แล้ว +1

    Mayo wlhi INA isku dad nahay sxb

    • @SSTV2
      @SSTV2  5 ปีที่แล้ว

      @@zeynabaliabdi6176 Aamiin wllo

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 ปีที่แล้ว

    Wuu jiraa geedka la dheho gahaydh
    Curdinku marku adkaadona waxa la dhahaa gahaydh

  • @qaasimkaraama7864
    @qaasimkaraama7864 5 ปีที่แล้ว +2

    nuurdaalac weye

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 ปีที่แล้ว

    Aw kadleeye waa dhintay ahn

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 4 ปีที่แล้ว

    Sax jamac iyo keliba isku sibay u qorantaa laakiin kala sibay u qorantaa

  • @hawahasan3542
    @hawahasan3542 3 ปีที่แล้ว

    😆😆😆👍👍

  • @mubarikgaleydh5410
    @mubarikgaleydh5410 5 ปีที่แล้ว +1

    ooo

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 3 ปีที่แล้ว

    BBC da miyaan Sara cdi hebi lmbrd

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 ปีที่แล้ว

    Meecaad milgane weeye ninkaasi

  • @Raho339
    @Raho339 4 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 3 ปีที่แล้ว

    Kaardafuu baan leenahay kuteh.

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    Cabdishukri ruwayadi copy reer jabuut oo mataaleey

  • @bilankhayre4567
    @bilankhayre4567 3 ปีที่แล้ว

    Meyska daba maqiiqaaa??

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 5 ปีที่แล้ว

    WUU DHINTAY

  • @daacadmuhumed3639
    @daacadmuhumed3639 ปีที่แล้ว

    Abdishukri iwhant commicate with you in private

  • @khadardayib317
    @khadardayib317 3 ปีที่แล้ว

    Anagu gahaydhbanu unaqan

  • @xasancabdilaahi8955
    @xasancabdilaahi8955 5 ปีที่แล้ว

    *midhaha qudhoodu way gahaydhaan*

  • @mahamedali6310
    @mahamedali6310 3 ปีที่แล้ว

    Shaqo aydin lahayn ayaad ku jirtaane
    Dadkani qaabka ay jilayaan ama ay u hadlayaan

  • @aadhiin8477
    @aadhiin8477 3 ปีที่แล้ว

    Laakiin gahayrwaa sidaa ninkaasi u fasiraayo waa laanta amba cambuusha markay adkaato ayaa gahayr la yidhaahdaa lakiin ninkani qarbuu jafayaa maanyo kuyeee

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax7300 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk

  • @caliismaaciil336
    @caliismaaciil336 3 ปีที่แล้ว

    Giraan ayaa looyaqaan.

  • @abdikarimfarah3744
    @abdikarimfarah3744 5 ปีที่แล้ว +1

    Hahahahahahahhaahahhahahaha

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk astaqfurula

  • @shaaficicalinuurxasn6768
    @shaaficicalinuurxasn6768 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @cabdicido8500
    @cabdicido8500 4 ปีที่แล้ว

    😜

  • @muusecabdi2887
    @muusecabdi2887 5 ปีที่แล้ว

    Ila.so.xidhiidh.c.shugriyow.anaa.SHEEKO.AAN.SAMEEYAY.KUU.HAYA.0025224261661

    • @foosiyaahmed4283
      @foosiyaahmed4283 4 ปีที่แล้ว +1

      hahahahahahaha

    • @foosiyaahmed4283
      @foosiyaahmed4283 4 ปีที่แล้ว +1

      hahahhah

    • @muusecabdi2887
      @muusecabdi2887 4 ปีที่แล้ว

      @@foosiyaahmed4283 waan.ku.salaamaya.🖒🖒🖒🖒

    • @saynabhassan5643
      @saynabhassan5643 4 ปีที่แล้ว +1

      Gahayr waxa la yidhaa midhuhu curdinka ka gudbaan curdinka

    • @nagibahmed4416
      @nagibahmed4416 3 ปีที่แล้ว

      SU,AAl .WARiYE NUUr WAAN KU.OGAA QOF WACANE. .WIiLKAN YAR EE MR QASBAABYE FAnanintii hore soomaaliland U DHalatey EE NUUR DAALACAY GARAN LA. abdi heybe swedan buu joogaaye . ...2021? Qasali 👎 Murtodii hore ee FANKIi HPRE HA ISku DHERININ .............. NUR AND JAMAC GALAD salaansare hor u socoda