Xisbiga Kulmiye Iyo Ololaha Magaalada Laascaanood

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 105

  • @ClqaadiryaasiinMohamed-iq6ls
    @ClqaadiryaasiinMohamed-iq6ls ปีที่แล้ว +5

    Ilhay laascaanood markale noso celi

  • @yaakuguyidhianiga1980
    @yaakuguyidhianiga1980 7 ปีที่แล้ว +26

    mowjado dada oo taageersan xisbiga midnimada iyo horumarka kulmiye ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha kheyriyada magaalada laascaanood xarunta gobollka sool.guul iyo gobanimo

    • @samawade6705
      @samawade6705 7 ปีที่แล้ว +4

      haa walaahi kulmiye maanta iso soobax balaadhan ayuu sameeyey kulmiye guuul mbc guul insha allaah wadaniyeey iimaanso imaanka lagaa qaadyee iimaanso ilaahay imaanka kaa qaad

    • @soomalisoomalibaaaleh1348
      @soomalisoomalibaaaleh1348 7 ปีที่แล้ว +1

      Laascaanood waa kulmiye ninkii hadlayaa adeer hayska hadlo guil kulmiye

    • @muniirjr6856
      @muniirjr6856 7 ปีที่แล้ว

      Yaa Kugu Yidhi Aniga. Aaal niyaw mxd beeen izkuuk zheeekyseen aaar ninkaa waaa la shiide wxb haa uu qarina

    • @yaakuguyidhianiga1980
      @yaakuguyidhianiga1980 7 ปีที่แล้ว

      abdiaziz salan ha been layne laascaanood ciida dhaqaaqdey maanta muusana faras baa la saarey oo magaalada ku soo dhex maray gobanimadii iyo deeqsinamadii iyo garashadii lagu yiqiin ayey soo bandhigeen reer sool .meel ay kaa dhaaftey garan maayo ee malaha waxaad u baahan tahay sadex glas ileyn mid keliya waxba kuu tari waaye.

    • @muniirjr6856
      @muniirjr6856 7 ปีที่แล้ว

      Yaa Kugu Yidhi Aniga abti tiifigan zacad muuze wxb ha dawanineee orad xaqiiiqda raadi waa la shiide walibaa waa la xabdeyeee wxb hak dhicneee

  • @Gaaloneceb
    @Gaaloneceb 10 หลายเดือนก่อน +5

    Tolow maanta Yaa dawanayaa🤣🤣🤣

    • @MaxamedWardi-ro7ss
      @MaxamedWardi-ro7ss 6 หลายเดือนก่อน

      😂aniga ina adeer wallahy waan search gareeyay xitaa bal si aan dib u eego maalmihii gunnimada

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 7 ปีที่แล้ว +18

    kulmiye waa xisbiga dhabta ah ee qaranka

  • @samawade6705
    @samawade6705 7 ปีที่แล้ว +8

    waxaan aad iyo aad u hambalyeenaynaa inamada yaryar duco qabayaasha ee aad iyo aad u firfircoon ee xafiisyadii wadani kulmiye ku wareejiyey ee calankii dhiiga ahaaa dhulka dhigay sidaad dhulka u dhigteen laascaanood ha is wada raacdoo oo calanka dooga ee barwaaqada ah ha isku raacdo

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 วันที่ผ่านมา

    Laascaanood shalay 2017 iyo Maanta 2024🙏
    Muuse Biixi cod buu kahelay, maanta🙏

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 7 ปีที่แล้ว +9

    Laas caanod hanoolaato ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maygaagguure2048
    @maygaagguure2048 7 ปีที่แล้ว +9

    Laas Ku weligeed ba may taageerin nin jilicsan.Haldoorkii dhulbahantaha wuxuu joogaa Kulmiye.Laascaanood waa Kulmiye taa Ku biyo cab.

  • @omarmahamud1426
    @omarmahamud1426 7 ปีที่แล้ว +10

    Ishii buktaay ku bikaacso laascaanood waa is cadeysay guul lascanod waa dawlad aqoon

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 8 หลายเดือนก่อน +2

    Imanka meeday

  • @asmacali8297
    @asmacali8297 7 ปีที่แล้ว +10

    Ilaaahay Isha ha kaaa duwo muse bixi abdi kii qabiil qaadey muuye kii kale guusha Soo raaca
    Wlle cadceed sacab ma qariyo

    • @shariifmedia3307
      @shariifmedia3307 5 หลายเดือนก่อน

      Haye ilaahey baan kuugu dhaariyee maanta maxaad dareemeysaaa o😂

  • @baaruudak.b.m1114
    @baaruudak.b.m1114 3 ปีที่แล้ว +2

    Xagla toosiye iyo Laaska caanaha...Iyo Halyeeyada dhulbahante wallee Reer Laascaanood Waa gob gobi dhashay...

  • @ubaxistareex8091
    @ubaxistareex8091 7 ปีที่แล้ว +6

    WaDaNi HaParka Haka daYo👊👊👊 KulMiYe👏👏👏👏👏👌✌💞

    • @yaakuguyidhianiga1980
      @yaakuguyidhianiga1980 7 ปีที่แล้ว

      wax_yaro wada_dahaba wadani cay, habaar ,aflagaado iyo dad la isku diro mooyee wax kale islama hayo.mida kale barnaamij siyaasadeed cad oo lagu doorto ma hayaa markaa la yaab ma leh habaarbey miciin bideen

    • @MohammedDaahir-uj2ww
      @MohammedDaahir-uj2ww 5 หลายเดือนก่อน

      Warka keen mee kulmiyihii aad ammaanaysay.

  • @abdirahmanyusufrage7557
    @abdirahmanyusufrage7557 3 ปีที่แล้ว +2

    Kulmiye hadhico sanadkan maanta waa anaga waddani ilove you 🤩🤩🤩🤩💞

  • @AbdurahmanGocase
    @AbdurahmanGocase หลายเดือนก่อน

    Illahay hasoo celiyo shacabkeyga reer laascaanood oo wadankooda ha usoo celiyo

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 3 ปีที่แล้ว +2

    Muuse iyo faysal miduun baa dalka lagu aaminayaa markaa kulmiye iyo ucid baan codka leh kii soo baxaba wixii nool baa ku nooleeya waa rag adag labaduba

  • @maxamuudfaarax6370
    @maxamuudfaarax6370 18 วันที่ผ่านมา

    Xinifow bal laascaanod ee say ahay iyo maanta saytahay ma faruuryo Kalahari has hadal kaagu

  • @zeinagamadid4572
    @zeinagamadid4572 7 ปีที่แล้ว +4

    Kuligeen kulmiYeynu naHY👏👏

  • @asmacali8297
    @asmacali8297 7 ปีที่แล้ว +7

    Guuul guuul kulmiye kulmiye
    Ader hogaanka Hal doorka
    Geesigu codkaga sii siii
    Halyayga
    Ciro dooni maynu marku sexdu cadawyganagu seexan
    Ader odayga habeen iyo malinpa
    Mashraxyada sexanaya dooni maynu

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 ปีที่แล้ว +1

    maxaa ka danbeeyey taas bur bur

  • @omarmahamud1426
    @omarmahamud1426 7 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah kulmiye guul

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 7 ปีที่แล้ว +10

    waa uu dhaariyay

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 7 ปีที่แล้ว +2

    guul kulmiye ka naxoow nafta waa

  • @ahmedchnnel505
    @ahmedchnnel505 หลายเดือนก่อน

    2024 watching 👀 😂😂😂😂😂😂😂

  • @IstahilHassan-mz2ow
    @IstahilHassan-mz2ow 17 วันที่ผ่านมา

    Abaal kodi muse rasas ayu ugu jawaby iyo duqaymo😢

  • @samrali9851
    @samrali9851 7 ปีที่แล้ว +4

    Marada cas diida haaye kkk walahi waa la xaraabaysanaya Meesha 😂😂😂

  • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
    @abdirahmansaeddhuux_yare1186 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaa ka danbeeyey waagaas
    Sool socotay
    Sool baan jecelahay waa dhamaatay muusow 😂

  • @laylanalka6818
    @laylanalka6818 7 ปีที่แล้ว +3

    dadkaas oodhan 99% kaadhadh codbixin mahaystaan

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva Kulmiye

    • @singular123er
      @singular123er 4 ปีที่แล้ว +1

      maanta mataageeersantay

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +1

      @@singular123er
      Haba sheegin Good baa qabsaday wadankii iyo xisbigii

  • @najuuquruxwanaga3815
    @najuuquruxwanaga3815 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulmiyow marakale hoho💚🍋

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 7 ปีที่แล้ว +2

    meeshu waa gabiley iyo sawir igu sawir
    qudhmiye bye bye
    calaankaagii dam dam
    bum bum ufuf

  • @ayanleabdihabane2852
    @ayanleabdihabane2852 7 ปีที่แล้ว +2

    guuuul kulmiye

  • @aprahimxaad8752
    @aprahimxaad8752 7 ปีที่แล้ว +2

    Waa la yaapay😲😲😲😲

  • @asmacali8297
    @asmacali8297 7 ปีที่แล้ว +3

    Ama diiid ama doon ama uqaadan waaa dhaarte ayuunpa uhadhey

  • @MaahirBarre-fn2fn
    @MaahirBarre-fn2fn 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka saas u hdlya aya manta sida aynu ig nhy ba ah allw no so celi😢

  • @dervish8307
    @dervish8307 3 ปีที่แล้ว +2

    Dad bilaa dhiiga ah 🥴🥴🥴🥴

  • @najiibmohamed8332
    @najiibmohamed8332 3 ปีที่แล้ว +1

    Kollay anigu ma doonayo

  • @muniirjr6856
    @muniirjr6856 7 ปีที่แล้ว

    Al beeenta aaar niyaw odygaa wxb ha uu xil qarinee sheeeg wx ku dhacaay

  • @huntingmydream2876
    @huntingmydream2876 7 ปีที่แล้ว +1

    talhi dhulkaaah dhaqaaqay kulmiye mah garayo wadani

  • @faisaabdi8575
    @faisaabdi8575 7 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️💯💯💯

  • @siciidcaydaruudmaygaagsici4782
    @siciidcaydaruudmaygaagsici4782 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllayaal
    mbc waa haldoor awood uleh in uu dadka sharciga ku hogaamiyo

    • @xaajilacag828
      @xaajilacag828 6 ปีที่แล้ว

      Siciidcaydaruudmaygaag Siciidcaydaruus hhhhhhh

  • @marwaanteyga8374
    @marwaanteyga8374 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @amalfarah5237
    @amalfarah5237 7 ปีที่แล้ว

    Sow tiii arkaynay waxii jirayba axmed zaki ma soo istajinaa ayaa kadhacday reer kulmiye wani idin fahanay

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว

    ka ooya halkaa KULMIYE runtii kalsooni ma leh

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว +4

    waxan Maha dhab wallee Cirro waa mafaxweynaha Somaliland runtii Somaliland ha noolaato Wadani guul Inshallah 💓🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

    • @abdirahmanmohamed22
      @abdirahmanmohamed22 7 ปีที่แล้ว

      rahul g ka xunto dhnba cabadysaa hhh

    • @samawade6705
      @samawade6705 7 ปีที่แล้ว +2

      waa dad taageersan kulmiye wadaniyey iimaanso iimaanka lagaaqaadee iimaanso

    • @huntingmydream2876
      @huntingmydream2876 7 ปีที่แล้ว +1

      wadani maxaa LA dhahaa naa kir caruusaduh talay kah tahay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว

    Ahmed silanyo wax qabad wayn buu ka fuliyay gobalka sool iyo gobalda wadanka odhan dadkana sidasay isu jecelayen odayga gala dagalka oo sixir sita yidhi gala dagalka dhabayaco oday ay soo sumaysay baa muslimki is jecela isku diray

  • @caynaashecabdi3723
    @caynaashecabdi3723 7 ปีที่แล้ว

    Baynaaale

    • @samawade6705
      @samawade6705 7 ปีที่แล้ว +1

      war adaa beenaala oo kadaaba kulmiye been masheego ee wadani ayaa beensheega calanka dhiiga ah wadani wuu qasaaray cirona wuu qasaaray

  • @josefmaxamed1950
    @josefmaxamed1950 7 ปีที่แล้ว

    Xirsiyow waa kuwaa ree abtigey ee bal sanbuur haku raaco

  • @saelahmedjamal2274
    @saelahmedjamal2274 7 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk kulaha wadani haka dayo abarka kulmiiye kkkkk wale dhulbahante Wa madaax

  • @fadumodiriye4940
    @fadumodiriye4940 7 ปีที่แล้ว +1

    Laami manay Lahayn ku lahaa away aabe siyaad tuu dhisay

    • @aminamohamed9010
      @aminamohamed9010 3 ปีที่แล้ว

      Meesha somalia lagama hadlayn aabo siyaadkad sheegayso muqdisho ka raadi xagaasaa laga helaya adeer yaan kugu shahiidine meesha iiga bax

    • @fadumodiriye4940
      @fadumodiriye4940 3 ปีที่แล้ว

      Anag maa igu shahiiday oo dhal darwiish awood ma haysaaa laaska kuu fadhiyaaa is keen deee 🤣🤣🤣🤣

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว +1

    wadanka Malmo HORE ayaa lagukala baxay Wadani guul 🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว +2

    beenaale kulmiye waa laguso cadaabay kulmiye beenta dadka kadaaya dadka

    • @abdirahmanmohamed22
      @abdirahmanmohamed22 7 ปีที่แล้ว

      Ay meel ka ciyay ban aqana adeer
      Ki didya kulmita ha is qawraco.

    • @samawade6705
      @samawade6705 7 ปีที่แล้ว +1

      walee wadani ayaa beenaalayaal kabuuxa ee yareey afka leedha ka qabso oo gurigu ha ku deeqo bal ha cowrin ee maansha allaah noo dheh dadka u soo baxday mbc wuu guulaysanayaa isagaa madax weyne noo noqonayaa insha allah marka uu qabsado xilka muuse orod dooxa qabo is qawrac

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว

    meeshan maaha walee laascanod kkkkkkkjk kulmiye bybybyby qudhmiye

    • @tusmosugan7016
      @tusmosugan7016 7 ปีที่แล้ว

      rahul g adeer laascanood iyo wax
      Uma paahna kulmiye 🔰🔰🔰

    • @rahulg9842
      @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว

      Milgo channel halkaa ka oy cidna cod kuuma haysoo maanta dadku waa Wadani

    • @shabcanjama4133
      @shabcanjama4133 7 ปีที่แล้ว

      rahul g soodigan dawakhay iska naso hadduu waddani waayo dhiman mayside inbadanbaad kusoo noqnoqyaye

    • @shabcanjama4133
      @shabcanjama4133 7 ปีที่แล้ว

      rahul g mawariyaha dhan ayaa been sheegaya ee dadka soomaalida uwarramaya

    • @tusmosugan7016
      @tusmosugan7016 7 ปีที่แล้ว

      Adeer wad ku riyooty
      Taas muuse💪💪 aya kutalinyh
      Sorry wadani🤗🤗

  • @ibnufarah6016
    @ibnufarah6016 7 ปีที่แล้ว

    Meeshan hada ma laas conod baa

  • @rahulg9842
    @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว +1

    wixii meesha kadhacay waa lahayaa reerkulmiye beeni raad male MANA shaqanayso

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 ปีที่แล้ว

      rahul g
      Been bay isku so daba qabten gawala ini fiidyowgani lascaanood ahayn been badan mida kale TVgani waxu uu janjeedha xaga kulmiye waa qabyaldayste hh

    • @shabcanjama4133
      @shabcanjama4133 7 ปีที่แล้ว

      ha waregto girantu soodigaa arkaya siday wax udhacayaan inay ciidu dhaqaaqday oy julmiye taageereen

    • @shabcanjama4133
      @shabcanjama4133 7 ปีที่แล้ว +1

      ha waregto girantu malha waxaad daawatey videogii yaraa ee beenta laysku keenay wax beri hore ahaa hadduu run sheegayo muu soo daayo khudbadihii masuuliyiinta caadi iska sxb

    • @rahulg9842
      @rahulg9842 7 ปีที่แล้ว +1

      halkaa ka ooya reer kulmiye Wadani guul Inshallah 💓🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌