Masha aah sh hassani wa caalim rabaani allow kuxifdi runti wa shikha kaliya aan lagabani ma ah xaq mesha wadadakale kagabadan iney xaqa cadeyaan masha allah diintaan alle waxu ugugargaaraa dad qaas ah
sheekh XASAAN XUSEEN (ABU SALMAAN ) ilaahey ha ku xifdiyo, danbigaga ha dhaafo , janatul firdaws na ha ku geeyo acdaa al islaam ilaahey ha kaa qabto madkhaliyah murjiah , suufiyatul qabuuriyah , shayaadiin al ictisaam , munaafiqiinta , murtadiinta libaax baad tahay taariikhda islaamka wey ku xusi doonta eeyaha ha iska qayliyaan geesiyaashana hore ha u socdaan
Allaah jalla wacalla hanoo kaa dhawro yaa sheikhanal faadil waxaan leeyahay dhamaan inti la dawakhday nin jeclaysi aduunyadu waa maalin koobane allah u tawbad keena ictisaam meel idinka bixinmaaye Hadaad iska laaladiseen wilashii dhiigooda u huray nabigeena caleyhi afdalu salaam wa attami tasliim wax kaloo idin dhimman malahanنكبر عليكم اربعة Allaaaah baa i na siiyay sheekh aanan ka cabsaneyn cid kale allaah mooye xaqqana cadeynaya Nagu fillan wax sheegiisa waana ku kalsoonnahay موتوا بغيظكم اجمعين. اسال الله ان يحفظك يا شيخي كما يحفظ عباده الصالحون. ........... دفاعك يا رسول الله حق..تضاء به اسارير الحياة ............... طبت حيا وميتا يا حبيبي يا رسول الله صلوات الله وسلامه عليك.
in kastoon wax badan isku khilaafsanahay hadana waxaan sheekha uga mahad celinayaa sida sharafta badan iyo geesinimadale ee uu u difaacay suubanaha scw halka wadaadada qaar ay u ban baxeen inay suubanaha wax kasheegaan oy aflagaado badheedh ah u gaystaan waxaana ogsoonahay dad badan oo firqooyinka islamka kamid ah oo sheekha kukacsanaa inay muxaadaradani wax badan kabadashay anigu shakhsiyan aad baan ula dhacay waxaana ahay suufiyada mahadsanid waxaan diyaar u ahayxaqa inaan kaqaato cid walbaba
Khawaarij Diin bey ka hadli jirayn, oo Qaala Allah Wa Qaala Rasuul bey ku hadli jirayn, oo Salaad bey tukan jirayn, oo soon bey soomi jirayn, oo Qiyaam bey u soo jeedi jirayn. Oo waxey lahaayeen, FAL XUKMU LILLAAH, Ali Ibn Abi Taalib wuxuu ku jawaabey KALIMATU XAQ, laakiin niyadooda BAATIL buu ahaa, iimaankooda luqunta sare ma dhaafin. Ilaahow ilaahow, adaa noo joogtid, ilaahow khawaarij naga qabo, oo sharta ey la maleegayaan Muslimiinta ka qabo!!
Xasaan Xuseen QALAD baa ku sheegee, umadiina waxa ku dhamayseen MAALAA YACNI...war qaladka dhiig ku daata baa leedahey 'waxna maaha'. War balaayo idin asiibtey Khawaarij, War wax barta,, oo war wax barta.....UMADA KA DAA DHIIGA AAD KU DHEX DAADINEYSIIN MUSLIMIINTA! UMA NAXAYSIIN, HOOYO UMA NAXAYSIIN ODEY IYO CARUUR UMA NAXAYSIIN!
Ilaahay haku barakeeyo Shar oo dhan hakaa difaaco sidaad Suubanaha udifaacdey (salawaatul Allahi wasalaamuhuu calyhi),
Ilaahay Ummada hakugu anfaco dhamaantood,
Cadowgaadana ilaahay hajabiyo dhanwalba
Masha aah sh hassani wa caalim rabaani allow kuxifdi runti wa shikha kaliya aan lagabani ma ah xaq mesha wadadakale kagabadan iney xaqa cadeyaan masha allah diintaan alle waxu ugugargaaraa dad qaas ah
Baraka Allahu fiyk Sheekh,
Jazakumu Allahu kheyraa 💚
حفظه الله ورعاه
sheekh XASAAN XUSEEN (ABU SALMAAN )
ilaahey ha ku xifdiyo, danbigaga ha dhaafo , janatul firdaws na ha ku geeyo
acdaa al islaam ilaahey ha kaa qabto madkhaliyah murjiah , suufiyatul qabuuriyah , shayaadiin al ictisaam , munaafiqiinta , murtadiinta
libaax baad tahay taariikhda islaamka wey ku xusi doonta
eeyaha ha iska qayliyaan
geesiyaashana hore ha u socdaan
Allaah jalla wacalla hanoo kaa dhawro yaa sheikhanal faadil
waxaan leeyahay dhamaan inti la dawakhday nin jeclaysi aduunyadu waa maalin koobane allah u tawbad keena ictisaam meel idinka bixinmaaye
Hadaad iska laaladiseen wilashii dhiigooda u huray nabigeena caleyhi afdalu salaam wa attami tasliim wax kaloo idin dhimman malahanنكبر عليكم اربعة
Allaaaah baa i na siiyay sheekh aanan ka cabsaneyn cid kale allaah mooye xaqqana cadeynaya
Nagu fillan wax sheegiisa waana ku kalsoonnahay موتوا بغيظكم اجمعين.
اسال الله ان يحفظك يا شيخي كما يحفظ عباده الصالحون.
...........
دفاعك يا رسول الله حق..تضاء به اسارير الحياة
...............
طبت حيا وميتا يا حبيبي يا رسول الله صلوات الله وسلامه عليك.
juziiti khayraa ukhayyah muxibatul mujaahidiin
in kastoon wax badan isku khilaafsanahay hadana waxaan sheekha uga mahad celinayaa sida sharafta badan iyo geesinimadale ee uu u difaacay suubanaha scw halka wadaadada qaar ay u ban baxeen inay suubanaha wax kasheegaan oy aflagaado badheedh ah u gaystaan waxaana ogsoonahay dad badan oo firqooyinka islamka kamid ah oo sheekha kukacsanaa inay muxaadaradani wax badan kabadashay anigu shakhsiyan aad baan ula dhacay waxaana ahay suufiyada mahadsanid waxaan diyaar u ahayxaqa inaan kaqaato cid walbaba
"Al Khawaarij, Waa Eeyaha Naarta, Waa Eeyaha Naarta, Waa Eeyaha Naarta"
Cali Ibn Abi Taalib intey dileyn...dadyahow Xasaan mawaxaad u moodaan cunug, naag, odey inuu naxariisanayo. Kal'laa Wallahi!
War Beenta meesha kalatag Jadiidayahow Kadaabka, Ilaahay Miyaanad kabaqayn? Wax Fiican dheh ama aamus aw kamaa qaala rasuulu s.c.w. Sheikhu qaala laahu qaala rasuulu ayuu kuhadlayay, adna nacnac baad halka haysaa; ilaahay manhajkiina gaala raaca ah dadkayaga iyo dalkayagaba haka badbaadiyo. Amiiiin. Khawarijta sifaadkooda idinkaleh ala idin dulee aduunyo iyo aakhiroba! Salaam
Khawaarij Diin bey ka hadli jirayn, oo Qaala Allah Wa Qaala Rasuul bey ku hadli jirayn, oo Salaad bey tukan jirayn, oo soon bey soomi jirayn, oo Qiyaam bey u soo jeedi jirayn. Oo waxey lahaayeen, FAL XUKMU LILLAAH, Ali Ibn Abi Taalib wuxuu ku jawaabey KALIMATU XAQ, laakiin niyadooda BAATIL buu ahaa, iimaankooda luqunta sare ma dhaafin. Ilaahow ilaahow, adaa noo joogtid, ilaahow khawaarij naga qabo, oo sharta ey la maleegayaan Muslimiinta ka qabo!!
War adeer ma ihi; jaahil waan idin aqaana; nimanka gaalada aduunka meel walba taageersan oo amisom lasafan; waligay isku saf noqon mayno. Markaa adeer sheekh xooshkaaga dhagayso ee burco jooga anaguna sheekhayaga xasaan. haahumulaahu jamiican. Ma lihi sheekhu cismu leeyahay khaladaadna wuu leeyahay. Laakiinse idiinku munaafiqiin walagina iyo baraaginu ku salaysanyahay sucuudiga iyo taageerida gaalada mawdin kasta baad tihin. Markaa idinkaa kun jeer ka xun sheekh xasaan iyo alshabaab. Sheekhuna wuu kabadiyan qisadan khawaarijta iyo cali. Ilaahay haku hanuuniyo walaal; laakiinse groupkiina aad iyo aad baan u aqaana iyo meeshaad kasoo jedaan iyo tacasubkiina; ilaahay ha idin hanuuniyo
Abu Abdullah AL SOMALI Baro marka hoore cida khawaariijtu yihiin; jaahil nimada waa wax salafiya jadiida laydinku yaqaano; wax aanan ka ahay Jarx iyo tacdiil ma taqaanin. sheekhu duruur ka hadlaya firqadiina buuba leeyahay. Ilaahay ajarkeeda hasiiyo. aamiin
Xasaan Xuseen QALAD baa ku sheegee, umadiina waxa ku dhamayseen MAALAA YACNI...war qaladka dhiig ku daata baa leedahey 'waxna maaha'. War balaayo idin asiibtey Khawaarij, War wax barta,, oo war wax barta.....UMADA KA DAA DHIIGA AAD KU DHEX DAADINEYSIIN MUSLIMIINTA! UMA NAXAYSIIN, HOOYO UMA NAXAYSIIN ODEY IYO CARUUR UMA NAXAYSIIN!
Waa suaale midkan wato salifo ma waxaad ku caayneeysaa sh xassaan inuu difaacay nabiga hadaad tiraahdo haa kafarta hadaad tiraahdo mayee salafiya jadiida ama salafiya cilmaaniya ama jaamiya waa magacyo badanyihiina ayuu duray sidaa baan ku caayi hadaad leedahay waxaan ku leeyahay aaway xizbiyo manihintii aad ku xabeebateen hhhhhh ugu danbeentii diin xumadaada ayadoo nabiga qoladii u gafay rag ku sii jeedo ineey la xisaabtamaan ayaad adiga u dagaaleeysaa ururkaaga difaacidiisa ma mudneen inaan kuu jawaabo balse nasiibkaa