ARDAAGA AQOONTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • / upload_defaults
    / heersare Muxumed

ความคิดเห็น • 3

  • @dreamwithnawal4615
    @dreamwithnawal4615 7 ปีที่แล้ว

    mashaalah wa dhalin hami Xambaarsan

  • @alinouh1002
    @alinouh1002 8 ปีที่แล้ว +1

    sidaasaa loo baahan yahay, koley aad beydun uga wanaagsanaani kuwa imika wadanka ka taliya ee cuqdada kala dhex galiyey bulshada idinka ayaa wadanka wax ka bedeli doona ee hore u socda. soomaalida kalena ha idinkaga dayato horumarkani.

  • @abdirahmanahmed9384
    @abdirahmanahmed9384 8 ปีที่แล้ว +1

    waxaan hambalyo iyo bogaadiniyo udiraaya dhalinta( Ardaaga Aqoonta) sideedaba xaqiiqada waa wax aad aragto oo aad rumaysato waana wax aad ii farax galiayay inaan dhagaysto dhalin isu taagtay bal sidii ay umidayn lahaayeen aqoon tooda taas waxay wax tar uleedahay dhamaan umada somaliyeed u hareeyay colada iyo dhibaatadu waxaana laga ga bixi karaa waa dhalinyaro isu taagta oo ka so if baxda mujtamaca.'
    Dhamaan dhalintu waa wada raja kunool ah bal sidii ay dadkooda ugasaari lahaayeen dhibaatada iyo colaadaha hareeyay waxba yaanan kudheeran waxaan leeyahay waxaad haysaan wadadii mustaqbalka ee wada dadaaalka wana idiinku taageereena fikir iyo ficil horay usocod ban wada rajaynayna iyo dadaal badan illahayna melkasta ha idiin fudu deeyo