Ha ilaawin nimcada Allah ku siiyey 1:#Adiga oo aan jirn ayaa ku jereysiiyey Allah xaal kaada kama qarsooma 2:#Haqoorsan waaligaa Allah ayaa kulajira oo garab kaada ah 3:#kalsoonidaa da hasiinin bini,aadamka Waayo wuu ku khiyaani karaa Lakiin hadii aad Allah ku kalsoonaato meel sare ayaad gaareysaa
Wa run ee dhibaatada mar uun bey dhamaan
Ha ilaawin nimcada Allah ku siiyey 1:#Adiga oo aan jirn ayaa ku jereysiiyey Allah xaal kaada kama qarsooma
2:#Haqoorsan waaligaa Allah ayaa kulajira oo garab kaada ah
3:#kalsoonidaa da hasiinin bini,aadamka Waayo wuu ku khiyaani karaa Lakiin hadii aad Allah ku kalsoonaato meel sare ayaad gaareysaa
Daacad wll veiwskii baa amar iga helay maxaan sameeyaa kkk
Walaal adiga iga balan qaad in aad shanta salaadood aad tukanayso waadna mahad santahay