Maxay dheer tahay waa adoon ilaaheey iyadana waa adoon ilaaheey iyadaaba is cadeysay war ileen tanoo kale wey edeb daran tahay in la garaaco ayey is taahishaa Cabdixaafid waa ciyaartooy soomaaaliyeed guuuuuleyso idin Ale Aamiin
Waryaa anigana adigaan kaala noqday folowga e edeb yeelo Gabadha ka har ayada Somali ma aha a so wadaa wasaq baad tihiin e qabyaalada hawiya naceybka ku dhimo
ABDULHAFID WAA IN LAFTGAREEN AMA DENI U YEERAN SI U UGA MID NOQDA XULALKOODA IYAGANA UGA FAA.IDEYSTAAN XIRFADIISA MUSHAARKISANO LOO QORO SI DHALINYARADA SOMALI E XIRFADAHA SPORTKA LEH HAMIGODA KOR LOOGU QAADO.
Wiilka wa ilmoyar bal jacelka wuu ku fududatey . Maskin jacelbey ku beeran oo oga baxadey.nafsigiisa hanad og baa ka goynayo.walee hanad beyna aqoon wa kii cadabta geynlaha .hanadoow ka shaqe habarta
WAA LAGA XIRAY VIDEO YAR AYEY SOO DEYSAY LKN WAA LAGA XIRAY WEYNA KU FIICAN TAHAY ILAAHEEY AYAA FASHILAY MUNAAFUDA DAAWADA IS CADEEN DIIRKA ISKAGA QAADAY
Abdulhafid waa qof tariiq ku leh kubada cagta waa ciyaartooy hibo iyo karti uleh kubada cagta waa ciyaariyahan cajiib ah oo ay aad usareyso xirfadiisa iyo mustaqbalkiisa kubada cagta wuxu ka soo jeeda beesha baajuun oo ah dad xirfad ilaahey u siiyay kubada cagta waa dad ay ka soo jeedan ciyaartooy waaweyn oo magaca leh caana ah oo guulo waaweyn usoo hoyiyay Qaranka 🇸🇴 somalia wuxu ka soo jeeda magaalada kismayo iyo xeebaha iyo jasiiradaha ku dhow oo aay dadkeedu ilaahey xirfad iyo hibo u siiyay kubada cagta waa in aad loogu badiya ama ciyaartooy badan oo deeganad kasoo jeeda lagu daraa Qaranka 🇸🇴 somalia si aaynu u gaarno guulo badan oo isdaba joog ah Qaran keena iyo dalkeena na uguuleysta sharafta ubada soomaaliyeed na kor ugu kacdaa
Jareer iyo jilec xagee noojalawadaa igaarey jareeweyn
waa dadkayagii somaliyeed 🎉🎉🎉❤❤❤
Warkuligiin Somalia waxaa inka leh ajuuraaan iyo Dagodiye wa original Somali inta kale wa so galooti wasaq baad tihiine
Wasaq batahy hano gafan
Hore u soco wariye Caduun. Legend❤🎉
Soomaali hadaa nahay illaahay ayaa nalajira haday dhibaato nasoo wajahdo waa islajirnaa ❤❤❤❤aboowe adna allaa kudhowra wllkay abdixafid guul iyo gobonimo guuleyso i.n😊😊😊😊😊😊😊
wllo abdihafid horey u soco ❤❤
Cabdilxafiix hore usoco
Maxay dheer tahay waa adoon ilaaheey iyadana waa adoon ilaaheey iyadaaba is cadeysay war ileen tanoo kale wey edeb daran tahay in la garaaco ayey is taahishaa Cabdixaafid waa ciyaartooy soomaaaliyeed guuuuuleyso idin Ale Aamiin
War xafso waa qabiilka dagoodiye ma aha ajuuraan
Hore usoco legend
Wiilkaas ma ahan jareer waa beesha baajuun waa halyay ciyaari yahan soomaaliyeed ee haloohiiliyo waalka wiilkaas waxaan siinayaa gabar laandheere ah kana dhalatey beelkamida 4 ta beelood o soomli ugu waaweyn
Waryaa anigana adigaan kaala noqday folowga e edeb yeelo Gabadha ka har ayada Somali ma aha a so wadaa wasaq baad tihiin e qabyaalada hawiya naceybka ku dhimo
Abdixafid hee haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HANOO GARGAARO MEELWALBANA WADAMADA REER GALBEEDKA DIINTII ILAAHAAY BAAN MEELWALBA LA TAAGANAHAY IYOSADAQADA AAN BIXINO BAA ILAAHAAY NAGU DHOWRAA QULUUBTEENANA ILAAHAAY HA ISKU KEENO .
Manshallaah dhulka dhiiga cunsuriyada ah
Hadad qof akhayintid tidhahdo ada lagu khayimi
Gabdha kadaga dhilaidindhashe quween hafsa guulayso inaader😮
Waa inuu Puntaland tagaa cabdi Xaafid oo kaciyaaro
NIKAAN ASI MAALIN KASTA MA DHIQO BU DHEX FADHIYAA O SHACAB KA AYAA USOO GURMAN NAAYO 😅😅😅😅
ABDULHAFID WAA IN LAFTGAREEN AMA DENI U YEERAN SI U UGA MID NOQDA XULALKOODA IYAGANA UGA FAA.IDEYSTAAN XIRFADIISA MUSHAARKISANO LOO QORO SI DHALINYARADA SOMALI E XIRFADAHA SPORTKA LEH HAMIGODA KOR LOOGU QAADO.
Asc habaryar goolayso waligaa you fariid
SHALAY IYO MAANTA WAXAA KU WADA AJURAN WAA DAGOODIYE GABADHA
Haday saas samay say waanaag xun mana fiicna iyadaa wax isyeeshay
Eey weeye waxaas yaa ku hadlo 2024 nijaasta canuga ka qabta
Naagtaan waa in cashir loo dhigo
Habar ka weyn baa heshey qof gu kaa weyn gu baas ka weyn isaga habartan maxaa ka jeclan .
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
wiilkan miskiinka ah ale qalbigiisa ha u dhayo cunigan wu yar yahay aqligey ka xadey gabadhaas hamigiisa ayey ka jajabisay sorry 😢
.😂 😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Wiilka wa ilmoyar bal jacelka wuu ku fududatey . Maskin jacelbey ku beeran oo oga baxadey.nafsigiisa hanad og baa ka goynayo.walee hanad beyna aqoon wa kii cadabta geynlaha .hanadoow ka shaqe habarta
Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo ceeb xishod maaleh acdubilh
Mahan ajuun ee waa qabiil sheymoog
Maahmaahadu waa: dhurwaa dhurwaayo ka jabay. Taas macnaheedu waa haddii dhurwaayada mid ka jabo way cunaan kan jabay.
Naagtan ilaa malintay rashka lajoogtay ilaa hada 23 madhaafto naag habara ayuu ku sirmay maxay wax takoortaa ayadaaba dhimana
Go back playing football 22 no and you will score the first goal inshalaha
naagtaan waa masiibo hadaan raga laga qaban cuduro ayaa laga qaadaya
qofta ajuran maahan ee wa dagoodhi....waalidkeedha wey kasoceriyeen guriga
Tan iyadaa unto ah uf
Mjeerteenow wiilka qaada oo caalamka haucayaaree geeya. Jabra isn't basti
Kkkkkk ajuuranka iyagabo w jarer maxey dhertahay
Washamsi halagu qaado shuubada doqonta
Maku faraxsantahay doqon ya how
Bisinka hada aniga labadooda wlhy isagaa ila qurux badan
Hakuso noqdo ciyarihi
ha laga xiro waligeedna yaan loo furin
ANAA HADA DAAWANAYAY LAGAMA XIRIN
WAA LAGA XIRAY VIDEO YAR AYEY SOO DEYSAY LKN WAA LAGA XIRAY WEYNA KU FIICAN TAHAY ILAAHEEY AYAA FASHILAY MUNAAFUDA DAAWADA IS CADEEN DIIRKA ISKAGA QAADAY