Daawo. Raqay Ama Xamarta Iyo Qiso Aniga Igu Dhacday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 4 ปีที่แล้ว +9

    Hoyadey macaan ayaa nasiin jirtay allow xifdi hooyoyinkeen amiin amiin

  • @zahraz603
    @zahraz603 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay hajar hakaa siiyo sida macaan aad noogu soo gudbineyso oo sharfta lleh shukran Dr ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @hindacabdilhi4619
    @hindacabdilhi4619 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaa wayfiicantahay xamartu

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa runta somalida aad ayaa u isticmaalaan xamar faaiido badan ayaa leeyihiin tanks you very for tips 💁‍♀️👍👍

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 ปีที่แล้ว

    shukran. Dr shukran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @khadijaqurux660
    @khadijaqurux660 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc Dr hada kahor baa le igu daweyey calosha oo iga istagtay masha Allhlah

    • @xamseaadam1954
      @xamseaadam1954 5 หลายเดือนก่อน

      May socdsiisa calosha

  • @sumaya7380
    @sumaya7380 ปีที่แล้ว +1

    Mir raqay igu fakatay walal saameyn ma igu yeelanesa

  • @abdikarimibrahim4505
    @abdikarimibrahim4505 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah Dr kaliyee dunidu haysato wllhi ayaa tahay waanu kugu faanaa dr

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 4 ปีที่แล้ว +2

    Wcs DR jasakalah khayr

  • @habibomohamud5764
    @habibomohamud5764 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc khayr allaha ku siiyo walaal
    Qofka gaaska qaba ma cabikaraa

  • @muxiyomaxamuud203
    @muxiyomaxamuud203 2 ปีที่แล้ว

    Muxiyo Maxamuud

  • @ibtisammohamed8123
    @ibtisammohamed8123 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo uur laha ma cawi kartaa raqayega inaye cabitaan ka dhigato

  • @xayaadcartan1288
    @xayaadcartan1288 2 ปีที่แล้ว

    Gaaska bay kixisaa wll tolow

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 4 ปีที่แล้ว +3

    Dr ilmaha ila meqa jir alasinkara?ilmaha ila inte lasin kara waxa tirahday calosha weybixisa side losina qofkey calosha baxeyso

    • @umusuheyla6337
      @umusuheyla6337 4 ปีที่แล้ว

      habeenkii ayaa qasanee subaxa hore ayaa cabee waa saa ani u isticmalo wll

    • @mustafemahamed5706
      @mustafemahamed5706 4 ปีที่แล้ว

      @@umusuheyla6337 markaa miyay Ku socod siisa wll

    • @umusuheyla6337
      @umusuheyla6337 4 ปีที่แล้ว

      @@mustafemahamed5706 haa wll

    • @mustafemahamed5706
      @mustafemahamed5706 4 ปีที่แล้ว

      @@umusuheyla6337 masha Allah ma waxay ahayd ta bacda laguso mooriyo wll mise midhaha

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh. Thnkz dr.. Wxaad kasoo hadashaa wxyaalaha caloosha lagu qashin saaro.. Iyo. Wxyaalha calool adeyga ama dheefshiid xumada lgaga hortago..

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  4 ปีที่แล้ว +2

      Unique person walal tani waa ka mid kuwo kale na waa ka soo hadlaynaa

    • @mustafemahamed5706
      @mustafemahamed5706 4 ปีที่แล้ว

      waa su aal aan rabay inaan waydiiyo Dr ka waxanan jeclan lahaa inuu number kiisa iso qoro dhibaato aya calool fadhiga iga haysta

  • @ummkoshin398
    @ummkoshin398 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc thyroid kasoo hadal halistiisa

  • @umuomorfaaruuq8316
    @umuomorfaaruuq8316 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran dr

  • @happybeautylifechannel1365
    @happybeautylifechannel1365 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamarta mida qoyam bacaha kujirta caadi miya

  • @nimcomaxamed9351
    @nimcomaxamed9351 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr magacag waa Nimco waxalagahay calosh widibirat mamak qaako matag

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 ปีที่แล้ว +1

    Maseexdo

  • @craxmanjamac3475
    @craxmanjamac3475 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jisaakallahu kheyr

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo wad nah ayaa igariir

  • @crashiidxasancusmaanrashka512
    @crashiidxasancusmaanrashka512 10 หลายเดือนก่อน

    aniga alosha malmahn iga xanunsan ohol aya isku arkayay marka isbital tagay wa ushegay xanunka iheyo kadib kaniiniyaal aya so qatay wan isticimalay sida la iigu shegay aya u isticimalay marka ilahada alosha wa wax i qasmeyso aya kanoqona kaniini gasna wan isticimala ina is qaras bixiyo aya raba qaras aya iskaga shaki qaba

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaad ka soo hadashaa fatty liver qofka qaba muxuu raqayga utaraa

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  4 ปีที่แล้ว

      Waa ka soo hadlaynaa wll lakin raqaydu aad bay ugu fiican tahay uurgu jirda

  • @faadumomaxamed3334
    @faadumomaxamed3334 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukraan dr

  • @hassanjulliette9038
    @hassanjulliette9038 4 ปีที่แล้ว +1

    sonkor malagu daraya Dr

  • @abdirizakmohamed1658
    @abdirizakmohamed1658 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah doctor Uur 3 monthis aah. Ban le yahay Caloshuna way itagan tahay ila iyo labo biil. Doctor ban aday Mantag ad u badan ayan laha wuxu isiyay kiniin mataga yareya falenboyin badana wu isiyay Jidhkaga qalalay bu igu yidhi kadib haben ayan hosbitalka u hoyday malinki dan bena wan so baxay alxam matagi badna wuu iga yaraday Wana ilmihi igu horeyay da daydu waa. 23 docto maxa iron o caloha idhaqajin ilmahana anan waxba yelayn iso jawab docto wad mahad San. Tahay 🙏🙏🙏

  • @umuanwar4330
    @umuanwar4330 4 ปีที่แล้ว

    asc dr caafimadka qoyska su aal jidhka oo kubodboda melo qaarkod sida garbaha iyo dhabarka reysmagaadhada ma cudurba mise waa.caadi

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  4 ปีที่แล้ว +1

      Murqaha ayaa mar mar gariir yar sameeya cudur looma tixgaliyo hadii aanay wax markasta dhacaya aanay ahayn

  • @fartuuncumar6589
    @fartuuncumar6589 3 ปีที่แล้ว

    Gaaska maloo cabaa raqeyga dr

  • @sahrayusuf422
    @sahrayusuf422 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah raqayga cadi maha

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 😍🙏

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllao xageedngaalsooxidhiidhaa

  • @xayaadcartan1288
    @xayaadcartan1288 2 ปีที่แล้ว

    May kicin kartaa

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlkey.wad ino faa ideysey.

  • @zamzamadan8808
    @zamzamadan8808 4 ปีที่แล้ว

    Walal gas Aya idhibay dawadane waxbo imatarto e isosheg waxa gaska ufican

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  4 ปีที่แล้ว

      Zamzam waa soo galinay waananu soo galinaynaa insha allah

    • @engsihaamsaeed8089
      @engsihaamsaeed8089 4 ปีที่แล้ว

      Video jananka dib u raac wll waa laso galiyay xulbadan lo isticmalay

  • @asuum1437
    @asuum1437 3 ปีที่แล้ว

    Qof uur leh ma isticmali kara wll

  • @mustafemahamed5706
    @mustafemahamed5706 4 ปีที่แล้ว +1

    waxan maqlay xamarta bacda laguso mooriyo ama lagu keenu cusbo aya Ku jirta garan maayo run iyo been waxay tahay lkn waan rabaa inaan isticmaalo xamarta markaa ila taliya wllyal

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  4 ปีที่แล้ว

      Ta aan bacda ku jirin ee dabeecika ah hadaad helayso isticmaal

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 4 ปีที่แล้ว +1

      Mustafe waxaa jirta mid baco KU moorgareysan oo jilicsan oo cusbo lagu soo qasay waayo ayadaa geedmacaanka baxdey waana Thailand midna waa bacaysantahay waana adeyg oo ayadoo sideedii ah ayaa lasoo kuuskuusey qoloftii bas ayaa kamaqan mireheedii iyo dhadhankuba waa dabiici asalkana hindiya ayay katimaadaa hadaad helikarto waana loojeedaa inaan laqasin cusbana lagudarin bacda markayku jirto waa adeeyg hadaa soomaliya joogtona tangeedaha raadso wsc

    • @umurayaan4624
      @umurayaan4624 4 ปีที่แล้ว

      Mustafe Mahamed ta dabiiciga cun

    • @mustafemahamed5706
      @mustafemahamed5706 4 ปีที่แล้ว

      @@qaaliyusra7541 mahad sanid wll

    • @mustafemahamed5706
      @mustafemahamed5706 4 ปีที่แล้ว

      @@umurayaan4624 Thanks wll

  • @basrasaid7527
    @basrasaid7527 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxan kusoo waydiinaya wanqaba gaastari kadib waxwalba way idhib
    ayaan MAXAAd igula talin lahayd asc

    • @drcafimaadkaqoyska
      @drcafimaadkaqoyska  4 ปีที่แล้ว

      Biyaha caadika ah subaxii aad u qab ugu yaraa 2 koob

  • @nimomuse8828
    @nimomuse8828 4 ปีที่แล้ว

    Xamartu waa dawo miyaa

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 ปีที่แล้ว +1

    Ah hurdadn way iiguyarthy

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa dr anigaba waan isticmalaa waxey safeysaa sunta 👏👌✅

    • @hindalmotairy9618
      @hindalmotairy9618 ปีที่แล้ว

      ايش اسمه عاملتي تبغى نفسه بس مادري شو اسمه

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@hindalmotairy9618بل عرابي تامر هنطي

  • @abdirahmanahmed3538
    @abdirahmanahmed3538 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah jasaakalaah

  • @nkimcoahmed4450
    @nkimcoahmed4450 4 ปีที่แล้ว +1

    Mxaa usabab

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansho alah dr

  • @hanimoha3013
    @hanimoha3013 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 4 ปีที่แล้ว

    Sax malaayga iyo caanaha waa isu daran

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 4 ปีที่แล้ว

    Wcs Dr.

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi2956 4 ปีที่แล้ว

    Thank you dr

  • @shukriyuusufahmedahmed6399
    @shukriyuusufahmedahmed6399 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah qeyr Dr

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 4 ปีที่แล้ว

    👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @abdishakurkayse5022
    @abdishakurkayse5022 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid doctor