Iidle Yare Heesaha Qabiilada Loo Qaado Ee Maalmahan Shidan Waxaan Leeyahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @abdirizakhaajdaahir1099
    @abdirizakhaajdaahir1099 3 ปีที่แล้ว +12

    Iidle xanoonka waa laga dareemaa ilaahi ha caafiye 🤲🤲🤲💯💯

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 ปีที่แล้ว

    Iedle shalay wajikisa murug ka muqato hada waaw faraxd masha alhaaa

  • @nimcocabdlaahi2644
    @nimcocabdlaahi2644 3 ปีที่แล้ว

    alle ha cafiyo idle yare

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 ปีที่แล้ว

    asc iidle waan tageraa aad insha alha noogu soo celceli insha alha hadii ale idmo hargaysa markuu yimaado wanla kulmi donaa

  • @mutalibdahirabdi8305
    @mutalibdahirabdi8305 2 ปีที่แล้ว

    Asc greetings to all my Allah take your pain and we shall pray for you in this remaining days of ramadhan may Allah heal you .this Dua comes from our heart❤️❤️❤️🤲🤲

  • @billaldhaqane7533
    @billaldhaqane7533 3 ปีที่แล้ว

    Iidle sxb illah haku caafiyo dhibka wan kula qeyb sanayaa si niyad ah DAMBI DHAAF ILLAH HAKAKA DHIGO

  • @AhmedZaki-ys7du
    @AhmedZaki-ys7du 3 ปีที่แล้ว +2

    iidle yare waxaa u xiisnay wlc back alah caafiyo

  • @axmednuur161
    @axmednuur161 3 ปีที่แล้ว +4

    idle wlhi wa runtii gabar iyo will ad walalo tihiin hadii ad wacdo wilka waba kugu adkeyna lkn gabadha m.a wax ay hayso kama waeyneysid

  • @apdikaniosmenadem1030
    @apdikaniosmenadem1030 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan wa iga qosliyaya wllhi Idle alle hakucafiyo pro

  • @warsameosman9495
    @warsameosman9495 3 ปีที่แล้ว

    Iidle walaalkey allah ku caafiyo

  • @aliialii5693
    @aliialii5693 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma sha Allah brthr keep going uh Soo funny

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 ปีที่แล้ว

    Wx jamacada shaaxa siloogeeyo

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 3 ปีที่แล้ว

    Runti waat naga qosliseen waa mahatsantihiin guuleysta wan idin tagera iidle yare mar badan nosoqwo

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 3 ปีที่แล้ว +4

    Dabada wa la weyneya wadamadan yurubka. Nasahana wa la weyneya, marka illahey umada ha hadeyo.

  • @almizaflanta505
    @almizaflanta505 3 ปีที่แล้ว +3

    Idle yare keep going

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 3 ปีที่แล้ว

    Iidle yare walaguxiisey whli

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf 3 ปีที่แล้ว +4

    TEAM IIDLE

  • @ayaancabdishugri956
    @ayaancabdishugri956 3 ปีที่แล้ว +4

    Bink igu qabo wllky

  • @ahmedalicaluushe
    @ahmedalicaluushe 3 ปีที่แล้ว +4

    😂🤣🤣😅 idle waan wadanaa gar iyo gardaro

  • @seniorsamir8684
    @seniorsamir8684 3 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah keep going my lovely brothers, Idle And Koronto..., IDLE SXB XANUNKA WALAGA DAREMOYA WAYO JIRKADHA SIDHI XORA MAAXAN INAD XANUNSATI WALAGADAREMA...., XANUNKA ALLAH KAQADHO WALAL MCN INSHA'ALLAH, AMEEN THUMA AMEEN...., KORONTO SXB BARNAMIJ LABAD NOSOSAMEYA ADHI IYO IDLE...., THANKS A LOT AND KEEP GOING.

  • @billaldhaqane7533
    @billaldhaqane7533 3 ปีที่แล้ว +1

    Adigo noqon karaaa farxada boqolal qof,😃😃😃😃
    Hadoqon murugta hal qof
    Koronto iyo iidle wada jirkiina waa farxada somaaliweyn keep going
    ((())((Waqtiga iyo waayuhu idinma xumeyaan))))

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 3 ปีที่แล้ว +1

    Inte laga haya. Illaheyna ha cafiyo.

  • @abdirizakosman7790
    @abdirizakosman7790 3 ปีที่แล้ว +3

    Family xisaha wararka wxan raba in halkan gel Liga bafiyo

  • @Naseerdin77
    @Naseerdin77 3 ปีที่แล้ว

    Allah hakucafiya idle waa nin adh igaqosliya siiba marku koronto lajoga

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Faruuryuhu ma geelbaa waalidu ma saanaa 🍀❤️🤍💙😊💚💜😤☘️🍀

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

    Iidleh illahey ha ku cafiaayo qoasla xanun ma galo lakiin wadigaa kaftama Ahrgeisa aad liintana iska soo cab u maleyn maayo in saxiibka muuse ku xidhayp hadiii lagi xidho koranto warqad ka a gudbiye somalialdn diid ah isaga ayneynu dusha ka saari somali isma nabad galiso kornto basaasey soo qori

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 3 ปีที่แล้ว

    Aamin allah hacafiyo

  • @dalmardacad7279
    @dalmardacad7279 3 ปีที่แล้ว +2

    Edle nin rag ah

  • @hassankhalif9022
    @hassankhalif9022 3 ปีที่แล้ว

    Runti wan uhisni idle long life brother

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaah

  • @youtubefeysalboss3988
    @youtubefeysalboss3988 3 ปีที่แล้ว

    Fadhlan .......... subscribe....iidhaha...ok asxabta

  • @Naseerdin77
    @Naseerdin77 3 ปีที่แล้ว

    Xisaha wararka manta messigi afka lajogtin

  • @nimcocabdlaahi2644
    @nimcocabdlaahi2644 3 ปีที่แล้ว

    mansha Allah coronto wu iga qosli yey

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction1622 3 ปีที่แล้ว

    Keep goin koronto & iidle

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Maxaad meesha keenteen xagee joognaa maanta waayadaan qabiil ayaa shidan ay ku joogeen 31sano ayey qaxayaan oo ololayaan

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 3 ปีที่แล้ว

    Abuurta ilahay inaa ku qososhaan maaha

  • @nasrokiin5416
    @nasrokiin5416 3 ปีที่แล้ว

    Idle Allah cafiya

  • @ciilowciiltire1502
    @ciilowciiltire1502 3 ปีที่แล้ว

    I was eagerly waiting him

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur2785 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta xanuunsan allh cafiyo

  • @xalimocumar6640
    @xalimocumar6640 3 ปีที่แล้ว

    Asc waan idin salaamay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @berdeofficial1889
    @berdeofficial1889 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Hiba Eebe Kusiiyey Haben Qura laiskama Qado sxb Qof Cafimad 6 sano soo Bartey Hibadas Aya Kabadan m.a wraa iidlow sxb Ninka iska celi Anaga Dr Kena Athy Korontoow Kalexo Ninkan nio xumbada Neef Ayey ledhy run waye waraaz 😜😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Legends 🙏🙏🙏❤❤❤

  • @mbgureeyofficiall7460
    @mbgureeyofficiall7460 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk iidle hesta gj waan sugeynaa qabiil ma qaadayo kulaha war 2021 ayaa la maroya kkk

  • @sayidaliguure2315
    @sayidaliguure2315 3 ปีที่แล้ว +3

    Iidle inuu caato noqdy yaa ila arky

  • @jumaana1237
    @jumaana1237 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle funny

  • @Abdifatah_abdi
    @Abdifatah_abdi 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar iidlaa umad soo socoto uu hordhac uyahay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiqaniak6553
    @abdiqaniak6553 3 ปีที่แล้ว

    Zxbow iidle yare noo soo qabo adigoo mahadsanid mar kale🤣😂😅

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh iidle markale soo celi 🤣🤣

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 ปีที่แล้ว +2

    Dawo mar hore katageen Rag qaar waxey marayan dumar iska dhigan maxa udhiman marka

  • @mohaoska7346
    @mohaoska7346 3 ปีที่แล้ว

    Walala Allah haithin dowro. Wakuhaista mar labadhinu tahin

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 3 ปีที่แล้ว

    Iidle aarkey mana qoslin Walaahi been 😀😀😀 Ilahoow Caafimaad buuxa sii Iidle .

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqtar zaaz

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 3 ปีที่แล้ว

    Alxmdllh Calaa Kulli Xaal😂

  • @farhaanmuhudiin1923
    @farhaanmuhudiin1923 3 ปีที่แล้ว +3

    Korontoow kaaas qosol maahin e iga badal From Ex xfdaada 😂😂😂😂😂😂

    • @esmahan143
      @esmahan143 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigoo is dhahaayo kan qosal ma.ahan ee maxa ka qaldan koronto. ayaa arkay qoralkaga😀😀 qosol ayaa igu dishay😀😀😀🙈

    • @farhaanmuhudiin1923
      @farhaanmuhudiin1923 3 ปีที่แล้ว

      @@esmahan143 😂😂😂😂 haduu dhago leeyahy waan u sheegay Ninka 😂😂

  • @munomacalim2474
    @munomacalim2474 3 ปีที่แล้ว

    Iidle caadi maahan

  • @mgaameetlegaameetle8734
    @mgaameetlegaameetle8734 3 ปีที่แล้ว

    QOSOLKAAN DOQON NIMADA MA IDIN WANAAKSANO

  • @hanadgacal5506
    @hanadgacal5506 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh Caloshaaash iyo Stress 😄 🤣 😂
    ARKAN UMADEENA MAHA

  • @siicowproduction6967
    @siicowproduction6967 3 ปีที่แล้ว

    Iidle unadeena maaha hhhhhhhh

  • @farhiyaali5661
    @farhiyaali5661 3 ปีที่แล้ว +1

    👍💘💘

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanba u xiiisey iidle iyo kanaalkan wlhi🖤🥺😂

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk😀😃😊😁😄😃😆🤣😂😆

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa iska dhaafay in wax fiican lasoo dhiibo darteed 😂😂😂

  • @abdimohamed1387
    @abdimohamed1387 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @ayaancabdishugri956
    @ayaancabdishugri956 3 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅😅🤣

  • @munomacalim2474
    @munomacalim2474 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi been maahan gabdha waalidka uroon

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Hada faruuryaha ayey ka shidan tahay kkkkkkkkkk😬😬😬😬😬

  • @Abdifatah_abdi
    @Abdifatah_abdi 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @munomacalim2474
    @munomacalim2474 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kulekuule954
    @kulekuule954 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhjh