LII CAATO || INAAN KAA FIKRO || DAD BADAN DHAANTAA KEEP GOING !!!!!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 501

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 ปีที่แล้ว +218

    Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed scw like iisaara

  • @foosfiyorochannel3574
    @foosfiyorochannel3574 3 ปีที่แล้ว +111

    Wllo hada rasuulka jeceshay salalaahu caleyhi wasalam igula sali scw

  • @juliocesarofficial1217
    @juliocesarofficial1217 3 ปีที่แล้ว +82

    INTA JACIL XAPIIP KEENA SCW LAKE II SAARA LEGENDS 💥💥

  • @zubaydaofficial1718
    @zubaydaofficial1718 3 ปีที่แล้ว +102

    Liicaato another level❤

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 3 ปีที่แล้ว +2

    0:24 waa run dad badan ayuu ka fiicanyahy oo adiga ka mid tahay
    Go forward lii caato

  • @hagahanolosha7803
    @hagahanolosha7803 3 ปีที่แล้ว +199

    ᴋᴜ sᴀʟɪʏᴀ xᴀʙɪʙᴋᴇɴᴀ sᴄᴡ 💙

    • @xafsocabdullahi5868
      @xafsocabdullahi5868 3 ปีที่แล้ว +1

      Sallahu calayhi wasalam

    • @king_cmaasir_ax7908
      @king_cmaasir_ax7908 3 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @faadhigotahliil8215
      @faadhigotahliil8215 3 ปีที่แล้ว +1

      salalahu caleyhi wasalim lkn wall magaca suu banaha ku soo qor mee laha uu ku ha boonyahay waa iga talo🙏🙏🙏🙏🙏

    • @faadhigotahliil8215
      @faadhigotahliil8215 3 ปีที่แล้ว

      liil caato waa nin laandheere ah keep going fanaaan keeena ❤❤❤💚💚💓💓

    • @drzamabhmha5447
      @drzamabhmha5447 3 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @Sihaam_siho
    @Sihaam_siho 3 ปีที่แล้ว +76

    Wa runta dad badan ayu kafican yahy Adi ka koowtahy😂🤣

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว

      Isaga kama fiicno Muniir magaaro ee yaa lagaa fahmin danaanada. Muniir waa wiil qalbi fiican.

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn 3 ปีที่แล้ว +1

      @@barlinmahamudsabriye6471 😂😂 munir cod maleh socdal ba dhama

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว

      @@Xuralcayn 😄😄👍

  • @nimcomustafe4083
    @nimcomustafe4083 3 ปีที่แล้ว +5

    Mxy tahay dad badan ayuu ka fiicanaHay waar ninka labintiiza uqir kaliya waxa kaga filan inaad tidhaahdo heestii inaan ka fikiro hees reactoin ku xun baad tahee😎😎💚💭♥️from burco

  • @duceysanepoi1762
    @duceysanepoi1762 3 ปีที่แล้ว +8

    Dad badan ma ahane waliba waa fanaan dhameystiran bro 👑🙏

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +3

    Lii caato wu ku qurux badnaday hargeisa wana ku sobaxay hestan horay usoco lii caato from burco

    • @ahmedfarax1952
      @ahmedfarax1952 3 ปีที่แล้ว

      Hunufey magalka ka sexo 😂😂

    • @XamdiKalgacalHamdihalgan
      @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedfarax1952 kkk maxad isexin abowe adba wad so jeda 🤪🤪

  • @ashrafhero2124
    @ashrafhero2124 3 ปีที่แล้ว

    Lii Caato Legand my boy hore u soco wa huwal dad badan oo fananin isku shegayo wad k ficanthy

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 3 ปีที่แล้ว +14

    My bro Lii inaa heesaha ka celiso ayay aheeed
    Lkn faraha waa kabaxay
    Ana waan 😭

    • @nastehaabdullahi2906
      @nastehaabdullahi2906 3 ปีที่แล้ว +2

      Wilka kaa celi hesaha 😭uma rabne sholi cade hess danbe yu so qadin

  • @cabdirahman8x8
    @cabdirahman8x8 3 ปีที่แล้ว +48

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @cabdirahman8x8
    @cabdirahman8x8 3 ปีที่แล้ว +36

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @Ururka_yufo
    @Ururka_yufo 3 ปีที่แล้ว +6

    Macal adiguu ku dhaamaa u qirdee muniirow lii cato waa socdaye

  • @marwamohammed1146
    @marwamohammed1146 3 ปีที่แล้ว +3

    Al fanaan lii cato wallhi waa hees khatara lasmacasiye

  • @abdifatahabdirahman2695
    @abdifatahabdirahman2695 3 ปีที่แล้ว +38

    Muniir inta long down lagu jiray wuu buurnaaday inta ila aragtay

    • @Loosey_8
      @Loosey_8 3 ปีที่แล้ว

      Hada nin baad tahay fuursiga yaree

    • @abdifatahabdirahman2695
      @abdifatahabdirahman2695 3 ปีที่แล้ว

      @@Loosey_8 waar fuursiga wase mxa kaa galay adi xoolayahaw

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 3 ปีที่แล้ว +1

    Liicaato walaal iyo saaxiibab waa
    Tihiin dadka badan oo aqoon ayaa
    Taqaanay waa Isla soo jabhadeeseen markastana
    Waa sheegaa walin umaha caliyaa
    Shuri masala 😊🇸🇴

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaaw eesh calaa fanaan hargeysa fanaan heesa buukusoonoqday liil caato

  • @sadaamabdullahisaid1804
    @sadaamabdullahisaid1804 3 ปีที่แล้ว

    Liicaato legend ku aamin sanhy🙏 Muniir sido kle legend 🙏🙏❤❤

  • @xaawomaxamuud6162
    @xaawomaxamuud6162 3 ปีที่แล้ว

    Lii caato waa best fanaan

  • @shahwah4371
    @shahwah4371 3 ปีที่แล้ว +1

    Lii caato waa tagay waa tilabsaday

  • @fatimamohamed7063
    @fatimamohamed7063 3 ปีที่แล้ว +5

    Adigu ka fican yahay Ilahay isku diray 😂😂😂😂😂 Liban waa Fanan buuxa maashallah

  • @Cawociise4891
    @Cawociise4891 3 ปีที่แล้ว +12

    Onther level liicaato best songs keep going bro 🥰🥰from hargaysa

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +40

    Team liicato one love✊✌

  • @nabihamaxamed4872
    @nabihamaxamed4872 3 ปีที่แล้ว +3

    Marku walalkaa hees shidan so qado Kal iyo lab uga bixinaysa Reaction 🥰👍 Brothers 👬

  • @charmakehousseinismailchar1104
    @charmakehousseinismailchar1104 3 ปีที่แล้ว +2

    Munir lil caato waa fanan dahyar

  • @guleedmohamed7469
    @guleedmohamed7469 3 ปีที่แล้ว +1

    Lii caato iyo muniir sxbo sideey u yihiin waa cajiib keep going cadowgiina hoos 🙏🥰 noloshiina ku raaxeesta cadowgana Iska ilaaliya lipaaxyo aad tihiin

  • @ikrandhuux2479
    @ikrandhuux2479 3 ปีที่แล้ว +25

    Mncha Allah liicaato from hargeysa hhhhh

  • @titaanto4737
    @titaanto4737 3 ปีที่แล้ว +33

    Niinka waan wataa from duriyada 💪🏾💪🏾💪🏾

  • @hodanyussuf6572
    @hodanyussuf6572 3 ปีที่แล้ว +2

    Muniir wuuu dhamaa liicato

  • @ifrahabshir6492
    @ifrahabshir6492 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going abowe liibaan adan ali lii caato keep going abowe

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 ปีที่แล้ว

    lii caato waa nin codkiisa ku joogo fanka

  • @dreamboydreamboy5984
    @dreamboydreamboy5984 3 ปีที่แล้ว +1

    Liicato lengend hore u soco

  • @cabdiraxmanyuuro2590
    @cabdiraxmanyuuro2590 2 ปีที่แล้ว

    Liicato legend of the legend

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 ปีที่แล้ว

    lii caato taageero buuxoo aa u ahay 💯kiiba 💯✅

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestani oo BILAA MUSIC ah kanaalkeyga kasoo daawo.... Adigoo mahadsan 🙏🙏🙏

  • @xaliimonuur8419
    @xaliimonuur8419 3 ปีที่แล้ว +8

    Ader dadbadan kafiicanyahay waa bahdil ee ninka libintiisa uqir

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 3 ปีที่แล้ว

    M.a waaye inanka heestuna waa fariin ku socoto sxbtiisa sumayo iska fahan qofyahee midakale lii caato hala daba qabto fanaanimo uma rabnee

  • @aamiinaxmed1347
    @aamiinaxmed1347 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxib kaga lii caato kursadaysaday maxaakalaytay

  • @ahmedfirmino7712
    @ahmedfirmino7712 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad soo dahday lipx liicato keep going 🔥👑🙏

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 3 ปีที่แล้ว +2

    Adigu kaa fiican yhy muniir capdoow Nacalah zhaydaan ku yaal 😂😂😂👊

  • @saaraqurux2331
    @saaraqurux2331 3 ปีที่แล้ว +15

    M.a saxibtinimadina hajirto waligiin apwe❤️🥰

  • @shukricadceed993
    @shukricadceed993 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadu Dadka fiicanyahye walee adiga kow ka ah dadkas munirow🤣🤣🤣🤣🤣 intii ila aragtey like dhac

    • @raaharuunahmedadde3370
      @raaharuunahmedadde3370 3 ปีที่แล้ว

      Muniir ma xuma sis is qabo waa wiikal sxho ah dhexdoda idinma deqdo

  • @mohamedmsm9051
    @mohamedmsm9051 3 ปีที่แล้ว +1

    liicaaato jacay baa ku dhex bakhtiyay
    dareen buuu ku heesay keep 2 bro 1m

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh ku dhex bakhtiyey🤣🤣🤣🤣

  • @footballpage7
    @footballpage7 3 ปีที่แล้ว +59

    legend aan tageero keep going brother ❤️💪🏼

    • @kapitanopoy9600
      @kapitanopoy9600 3 ปีที่แล้ว

      ϙᴀᴅʀᴀ ᴡᴀɴ ᴋᴜ ᴛɢᴇʀᴀᴀʜ ϙʀᴜxᴀʏ ᴇᴇ ᴡᴛs ᴀᴘᴘᴋᴀɢᴀ ᴍᴀ ɪsɪɴ ᴋᴀʀᴛᴀᴀ

  • @CaraayeChannel3426
    @CaraayeChannel3426 3 ปีที่แล้ว +6

    Kusali nabi moxamad scw

  • @shiikhnuur9730
    @shiikhnuur9730 3 ปีที่แล้ว +14

    isaaq iyo Habargidir walaalo miyaa way isku dhaartaan

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 3 ปีที่แล้ว +2

    Zhpka Liicaato wa tagy munirow👍

  • @sharafmaxamedkaliil7305
    @sharafmaxamedkaliil7305 3 ปีที่แล้ว

    Adi uu ku dhamaa liicaato liibaan keep going

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว +1

    Muniir legend batahy keep going☝️👈👈👈

  • @osmaandaacad8345
    @osmaandaacad8345 3 ปีที่แล้ว +5

    Muniir inu cayilay inta ila aragaty like

  • @cawosuleiman2045
    @cawosuleiman2045 3 ปีที่แล้ว

    Muniir Wlal An taageero buuxda U hayo 👑

  • @baashiofficial538
    @baashiofficial538 3 ปีที่แล้ว

    DAD BADN AA DHAANTA MISA KA FICANYAhAy 💔✊SUPER LII CAATO 💯💞💖🙏

  • @hamdaabdulle515
    @hamdaabdulle515 3 ปีที่แล้ว

    Liicaato watayera hees isa naawa cadimaha ani ahateda watayera 🙈💯💯💯👌

  • @iftinmahamed806
    @iftinmahamed806 3 ปีที่แล้ว

    Masalh Alla masalh Alla Haa walih wllo Qli 😘😘😘😘😘😘😘🙏🤴🙏🤴🙏🤴🙏🤴🙏🤴🙏💯🥀❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟🥀💟💟🥀🥀💟🥀💟💟🥀💟💟🥀🥀💟🥀🥀💟🥀🥀💟💟💟🥀💟🥀💟🥀🥀🥀💟💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟💟🥀🥀💟💟🥀🥀💟🥀💟💟🥀💟🥀🥀💟💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟🥀🥀💟💟🥀🥀💟💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀🥀💟💟🥀🥀💟🥀💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟🥀🥀💟🥀💟💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟💟🥀🥀💟💟🥀💟🥀🥀💟🥀💟💟🥀💟🥀🥀💟💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟🥀💟💟🥀🥀💟💟🥀🥀💟🥀💟🥀💟🥀🥀💟

  • @amenuk7733
    @amenuk7733 3 ปีที่แล้ว +1

    LII CAATO WLHI HEES AYUU SOO QAADAY MACAAN DAD PADANA WUU DHAAMAA WAX KALE

  • @xasancusmaanjiis6584
    @xasancusmaanjiis6584 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy adigu qabayaliste baa tahay becouse khaalid kamil heesti somaliya hanoto maxad uga xumaday from Somalilander markad arktay

    • @hoodorage264
      @hoodorage264 3 ปีที่แล้ว

      Wrkiisa waad hysa indr

  • @maxamedsaxan3945
    @maxamedsaxan3945 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaa kagoow ah wll muniir waa kaftan hore usoco wll

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 ปีที่แล้ว

    HRGYSA HOYGA FANKA LIITO CAATO WXY SO SAARTEY HRGYSI HIBO FANNEED OO KU JIRTEY LII CAATTO HADII UU XMR KASO BILAABI LAHAA SDS UMA MACAANAN LHYN HEESTIISU MNSHA ALLAAH INTEE FANAAN AYEY SO SAARTEY WE LOVE HRGYSA HADHWNG JIR OO JOOOG

  • @yacquubjr6487
    @yacquubjr6487 3 ปีที่แล้ว

    Sxb mcn muniir wali gaa ruux Islam ah cuqdad ha uqaadin keep going pro one love 💘pro

  • @sadiiqmahdi5505
    @sadiiqmahdi5505 3 ปีที่แล้ว

    Lii caato waan ku wata ❤❤❤❤

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 ปีที่แล้ว +1

    Dad Badan Ka fiicanyahy markaa LeetahY
    Ma u Qiri weeysay in Uu Fanaan buuxa Yahay
    Adi Lanbar 1 Ka ah dadka Ka fiicanyahy 😂😂😂✌🏾

    • @xaliimonuur8419
      @xaliimonuur8419 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh wllhi ben mashegin jesjes iyo bahdil u arkaa

  • @farxiyamo4987
    @farxiyamo4987 3 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkk adi wuu ku dhamaa uqir hes ka fiican waligey madawan waa film nolow liicato

  • @munamaanka1140
    @munamaanka1140 3 ปีที่แล้ว

    Liicato hda ben ben miya fanka kuso kashay allaha ka madobeyo wll ina hesta ma rabno anaga walada aya nahy abowe🤲

  • @googleaccount4296
    @googleaccount4296 3 ปีที่แล้ว

    Liicato poy keep going zxp

  • @zakimohamud5392
    @zakimohamud5392 3 ปีที่แล้ว +3

    Muniir ck muu ku dhago
    Hadlya mise ana umlyo asxpey
    Si fcn u dhageysta hadalkiisa
    👇

    • @yaasmiincabdalla558
      @yaasmiincabdalla558 3 ปีที่แล้ว +1

      Rufiyaan dadka ha iskudirin

    • @zakimohamud5392
      @zakimohamud5392 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasmiincabdalla558
      Adi yaa ku dirsdey us nayaa
      🤣🤣😂😂

    • @yaasmiincabdalla558
      @yaasmiincabdalla558 3 ปีที่แล้ว

      @@zakimohamud5392 adiga us yaa wariif😠

    • @zakimohamud5392
      @zakimohamud5392 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasmiincabdalla558
      Adi mxa ka qldn ina ku caayo
      Maa rabta

    • @aishamohammed3553
      @aishamohammed3553 3 ปีที่แล้ว

      @@zakimohamud5392 waa dhago hadal cad🤣🤣🤣

  • @shaficiadaan2793
    @shaficiadaan2793 3 ปีที่แล้ว +1

    Muniir paapa ku wataa😍

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 3 ปีที่แล้ว

    qabyaalada adaa oogu badan sharma boy waad ka aamuste shuuba tehe liicatana wuu kaa cod macaanyahay

  • @Youth_Insights
    @Youth_Insights 3 ปีที่แล้ว +12

    Dirisle Abdi in laiska dhigdhigooyo yaa ila fahmay😂😂😂😂

  • @mr___kafiaki9976
    @mr___kafiaki9976 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend muniir respect 🙏🙏

  • @sadomuseabdulahi3065
    @sadomuseabdulahi3065 3 ปีที่แล้ว +10

    Waàaw liicaato keep going 💪👏

  • @nasrahaaji7399
    @nasrahaaji7399 3 ปีที่แล้ว +1

    Dad bdnaa dhaantaa ma ahee waa fnn buuxo

  • @nasraslbnducale5655
    @nasraslbnducale5655 3 ปีที่แล้ว +12

    Intaad cidkle run sheegin
    Naftada runta usheeg yaa ka cod xun oo hadana iskalifayo😅😅

  • @bishaarcali3563
    @bishaarcali3563 3 ปีที่แล้ว +1

    Liicaato dadbadan buu kafiicanyahay

  • @ramloshiiqruuney5976
    @ramloshiiqruuney5976 3 ปีที่แล้ว +3

    Haaa liicate wakaa wllhi aad ayeeye iii qancisay
    Keep going

  • @aayartapoy792
    @aayartapoy792 3 ปีที่แล้ว

    wlh plh tlh saaxib wan rumeysan la ahay ilaa iyo waqtigaan liii caato ayaa fanan ah hhhh sxp halkaa ma aheyn inaa ku deyso

  • @onemorelove3667
    @onemorelove3667 3 ปีที่แล้ว +2

    Adiga wuu ku dhamaa ✌✌

  • @maahir__lucky2234
    @maahir__lucky2234 3 ปีที่แล้ว +26

    Dad badan uu kafican yahay adi kow katahay b🤣

    • @ismalura7314
      @ismalura7314 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂

    • @raaharuunahmedadde3370
      @raaharuunahmedadde3370 3 ปีที่แล้ว

      Muniir ma gaaro qaablaawe shibta ku fcnthy iska aamus muniir one lovebro

    • @azlaamali2513
      @azlaamali2513 3 ปีที่แล้ว

      Muniir aqaa ilaa hadda heesihiis waan jeclahay cod hadii ladhaho muniir kacod macaan 💯💯💯

    • @maahir__lucky2234
      @maahir__lucky2234 3 ปีที่แล้ว

      @@raaharuunahmedadde3370codkiisa waa ilmo yaroo masasad u oynaYo oo kale 🤣🤣 cod mesha kuma haYo

    • @maahir__lucky2234
      @maahir__lucky2234 3 ปีที่แล้ว

      @@azlaamali2513 asigabo qirte inuu kocod mac yahay nacamley nimada iska daa 🤣🤣🤣

  • @نوالاحمدابراهيم
    @نوالاحمدابراهيم 3 ปีที่แล้ว

    Captainka Team easy life Muniir akhaa ❤️

  • @rasuupea6596
    @rasuupea6596 3 ปีที่แล้ว +3

    Lambar one adigow ku dhamaa wlhi fanaaniita uu dhaamo adigaa is ka belaaw muniir aqaa🤣🤣

  • @faadumodaahirxuseendaahir7182
    @faadumodaahirxuseendaahir7182 3 ปีที่แล้ว

    Been mahaa dadbadan oo dhaama waan wataa lii caato

  • @shaymanura5389
    @shaymanura5389 3 ปีที่แล้ว +4

    Dad badn aad adi ku jirtid uu dhama wa sax de🤣🤣🤣😅

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend liicaato

  • @yacquubcade7184
    @yacquubcade7184 3 ปีที่แล้ว

    Liicato onther love

  • @queenparla782
    @queenparla782 3 ปีที่แล้ว

    Muniir adiga iyo lii caato hees isla soo qada

  • @kingkooshin7716
    @kingkooshin7716 3 ปีที่แล้ว

    de waba run dadbadan wuu dhama oo caana

  • @apdallaapsas1535
    @apdallaapsas1535 3 ปีที่แล้ว

    Muniir____aqaa___legend😇😇😇😇😇

  • @ladiyeabdi4809
    @ladiyeabdi4809 3 ปีที่แล้ว

    Wa sax zxp ku soco munir👋

  • @afgoyebalguri2543
    @afgoyebalguri2543 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka runta laga,hadlo,cod,cahan adiga muniir ahan xitaa,wuu,kaficanyahay

  • @caaliyaofficial7974
    @caaliyaofficial7974 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninka niyada wx ugu hysa ee siida wll waa laga dareemayaa inaay wx jiran sxibtinimadada calashooy wx kugu jiran miyad ku dhcsantihiin🤔🤔🤔🤔🤔

  • @hassanozmanabdi4270
    @hassanozmanabdi4270 3 ปีที่แล้ว +1

    muniir qof niyadiisa nadiif ah marwalbo kugu xidhanahy zxp mcn

  • @farhanpro252
    @farhanpro252 3 ปีที่แล้ว +29

    Muniir legend horo usoco team muniir ismuujiya

  • @munirasaid799
    @munirasaid799 3 ปีที่แล้ว

    19jir ahay jceelna hora uma yelan lkn waxan raba wof aqoonyahanad inaan noqdo oo meel kasoo baxda aqoonta wexee iftiin uthy nolol walba wayo wofka jahliga ah wax waliba wuu iskaga dhaqaqa kan aqoonta lahna aqoontiisu caqligiisu kafiya gurigana waa hynkara sbbta an uyelan waxa wye waqtigayga hada melu iga bhnyahy jaceel beena inaan qof biniadam kudhaawaco marabi inaan waqtigayga meeshi logu tala gle kubaxsho markaas aan usoo labto ayadana waqtgieeda aan kubaxsho waqtigaga hakuu xisaabsanado aduunyadu wa asocootta🤐🙃

  • @xamdamaxauued3137
    @xamdamaxauued3137 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp lii caato wllo qil love 👑👑👑💪🔥🙏🙏🙏😂😂😂😂😂

  • @lii.baldhooficial6804
    @lii.baldhooficial6804 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk muniir umadena matihid
    Runtii qosalka ayaa iga dhameysay
    Bro Lii cato waa fanan qarsanaa
    Inaba cadi mahan ereyadisa
    Keep going barther👌👌👌💯💯

  • @asmahussain1844
    @asmahussain1844 3 ปีที่แล้ว +4

    Of course wll like you wuu ku dhamaa deee 😂😂

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 3 ปีที่แล้ว +6

    Illhy ha isku dirin hadand sida u heesi karin😂😂😂duriyadu xikmad uumby ku hesta m.a

  • @xkiinabdi961
    @xkiinabdi961 3 ปีที่แล้ว

    Al fanan liicato legend

  • @nasteexodaimond3673
    @nasteexodaimond3673 3 ปีที่แล้ว

    Inbadan ayaan sugaynay walhi brother keep going