ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

FADLAN WAXAN NOO MACNEE AWALE ADANOOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024
  • Awale Adan hees cusub 2020, hees cusub awale Adan,
    Awale Adan 2020,
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    SUBSCRIBE SAAR TH-camKA LABAAD EE DIRISLE ABDI
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

ความคิดเห็น • 857

  • @mimimarwa53
    @mimimarwa53 4 ปีที่แล้ว +73

    Maya reer Djibouti maa tahribaan Dirisleh
    On aime notre pays Djibouti🇩🇯💋

    • @heinzeahmed9017
      @heinzeahmed9017 4 ปีที่แล้ว +6

      Bien dit ma soeur 💕

    • @abdirahmanmohamed7417
      @abdirahmanmohamed7417 4 ปีที่แล้ว +4

      Bien dites abo waweynka ❤❤❤

    • @zakosmoneymaker1793
      @zakosmoneymaker1793 4 ปีที่แล้ว +4

      C'est ça les Djiboutiens wara dhadhan awaleh isaga ayaa ugu horeyay imikana mahaa ee waa 2006 heesta luulay lubigu sinon merci les Djiboutiens qui ont répondu pour badawgan

    • @aichaloulismail9433
      @aichaloulismail9433 4 ปีที่แล้ว +2

      waii c ça en aime pa tahrib

    • @mocalaale4263
      @mocalaale4263 4 ปีที่แล้ว +2

      mimi marwa cawaale ayaa tahriibay oo fanaan qaran ahaa xataa walaal😂😂😂

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 4 ปีที่แล้ว +5

    Dirsle Abdi (Reer Djibouti)👑👑👑🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯I am from Djibouti

    • @guledhassan3690
      @guledhassan3690 4 ปีที่แล้ว

      KalTOum iBraHim IsSa HeRsI Gorman soo xagaa baxaysa Diridhaban kugu sugayaye 🤣

    • @amiinabdirashiid3724
      @amiinabdirashiid3724 4 ปีที่แล้ว

      @@guledhassan3690 Ka xishoo nio dumashudaa 😂🤣🙈👊

    • @guledhassan3690
      @guledhassan3690 4 ปีที่แล้ว

      Amiin Abdirashiid sorry bro 😂

  • @queen_muna9940
    @queen_muna9940 4 ปีที่แล้ว +142

    Qofkasto hadu dhaho ana ugu horeyo ani ya I muslim ah😂😂🤦‍♀️

    • @toogte6082
      @toogte6082 4 ปีที่แล้ว +1

      Ayan Mohamed Yusuf abayo sabiscarab isaar p/z

    • @queen_muna9940
      @queen_muna9940 4 ปีที่แล้ว

      Manka- Pubg Mobile hye

    • @queen_muna9940
      @queen_muna9940 4 ปีที่แล้ว

      CUUKE OFFICIAL hye

    • @budeeno4902
      @budeeno4902 4 ปีที่แล้ว +1

      Pubg ma ciyaarta

    • @budeeno4902
      @budeeno4902 4 ปีที่แล้ว +1

      Liketi iga guratee

  • @mandeeqofficial4629
    @mandeeqofficial4629 4 ปีที่แล้ว +24

    Iyo af fransis yar,halkan u ku heesayo wa galka la dhaho lac asal wa gal milix wada ah,dirislow reer jabuti ma tahriiban lakin badankoodu visa ayey ku baxan... ilahow wadankeyga no xafid✊✊🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯 dirislow wan ku so dhaweyneyna👌

    • @araksanmoud5553
      @araksanmoud5553 3 ปีที่แล้ว

      Amin amin 🤲🤲🤲 illahayow no xafid jabuuti jano 💎💎👑👑🇩🇯🇩🇯🇩🇯☝️☝️🌹🌹💋💋💋

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 4 ปีที่แล้ว +3

    Djibouti 🇩🇯 dalkayga labaad waan imaanayaa inshallah I am come home Djibouti 🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @mimimarwa53
    @mimimarwa53 4 ปีที่แล้ว +141

    "C'est ça, C'est ça" waa français marka wahay kadhigan tahay
    "Waa sida ,waa sida"

    • @hazankaafi4473
      @hazankaafi4473 4 ปีที่แล้ว +1

      France mise canfar

    • @medfawzan6877
      @medfawzan6877 4 ปีที่แล้ว +1

      Farid walahi anu j pas explique prcq j pe ecrie une phras simali

    • @HaHa-qy6mu
      @HaHa-qy6mu 4 ปีที่แล้ว

      Kaafi Cade france

    • @ajmedofficial3423
      @ajmedofficial3423 4 ปีที่แล้ว +1

      mimi marwa 😘

    • @zakiya253
      @zakiya253 4 ปีที่แล้ว +1

      Mimi marwa bien dit
      Waa sida 🇩🇯🇩🇯

  • @hamzaneymarjr230
    @hamzaneymarjr230 4 ปีที่แล้ว +66

    Aniga Reer Jabuuti Dj Hamza for Germany 🇩🇪☝️Reer jabuuti jiro oo jog ☝️♥️♥️♥️♥️

  • @xamari_officiall7383
    @xamari_officiall7383 4 ปีที่แล้ว +112

    Dirisle inta tageerto Like dhac igu siiya😂❣

    • @munacodyar9649
      @munacodyar9649 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa ku soo qabtay😂

    • @haliimasacdiya5292
      @haliimasacdiya5292 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe please th-cam.com/video/J992fy7XmpY/w-d-xo.html dar alle iisaar

    • @YoutupeAbdihakin
      @YoutupeAbdihakin 4 ปีที่แล้ว

      Wra Suleymanow intana majogta🙄😂😂

    • @niimadaher2322
      @niimadaher2322 3 ปีที่แล้ว

      Anagu maa tahribno wan udl xisna

  • @zii___baazid529
    @zii___baazid529 4 ปีที่แล้ว +39

    ANO KASO HOREYEY HADA LIKE ILA AG MARTO WLLE WAX XUN BA SAMEESA 😓
    LIKE ISAR ......TAANKIZ

  • @himiloprod9790
    @himiloprod9790 4 ปีที่แล้ว

    Awale waa Legend wadankibu Dadka jclaysiyana fananimdu wata
    Xata dirislahanu kga sisay jbatibn tagi 😂😂😂FANAN SOMALI LEDAHAY AWALE♥♥♥

  • @imanaden4196
    @imanaden4196 4 ปีที่แล้ว +12

    "C'est ça " veux dire "waa siida" mon pays❤ soit le bienvenu Dirilse abdi je t'accuiller à bras🙋 ouvert 😎✌

    • @manahmed859
      @manahmed859 4 ปีที่แล้ว

      Il (dirisle ) n'a rien compris de ce que tu dis 🙄🙄🙄

  • @aliabsieh8910
    @aliabsieh8910 4 ปีที่แล้ว +39

    War reer djabuuti hada nahay ma tahribno ee passeport ayan ku imana qurbaha 😂😂😜🤷🏾‍♀️

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 4 ปีที่แล้ว

    Viva Dirisle inta taageerta cawaake like isaara👍👍👍👍👍

  • @anazhuseyn365
    @anazhuseyn365 4 ปีที่แล้ว

    Waxan master bu heysta !ma sidha dadkan kle imoodheysa kuyeh dirisle inta Ila fahante like ta 😜😜

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 ปีที่แล้ว +18

    Dadkeygi Djibouti 🇩🇯 miss u
    meilleure chanson pour 😈 💉
    Anfari/somali/♥️ My pple

    • @omarmayrami6974
      @omarmayrami6974 4 ปีที่แล้ว

      Modifications c'est "AFAR",okiii merci

  • @rahima3839
    @rahima3839 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi waad iga qoslisay anigu reer jabuti ahy hadana waan qoora

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 4 ปีที่แล้ว +36

    Welcome to my country Dirisle Abdi👑👑👑The Best TH-camr c'est ça (wasida Wasida)🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯Welcome To Djibouti Brother👑👑

    • @hamzaneymarjr230
      @hamzaneymarjr230 4 ปีที่แล้ว +2

      KalTOum iBraHim IsSa HeRsI 👌👌👌 Runita Reer jabuuti Tahay tu as bien expilique les mots c’ est ça ma soeur Dj Hamza for Germany 🇩🇪😊👈Moi j ss Djiboutien qui vivant au Allemenge ma soeur 😊

    • @hazankaafi4473
      @hazankaafi4473 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa ku tuuratay

    • @medfawzan6877
      @medfawzan6877 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzaneymarjr230 masha alla en evier etre une djiboutien

    • @raxmaali3516
      @raxmaali3516 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzaneymarjr230 hyvää maa jabuuti tösi kaunis

    • @hamzaneymarjr230
      @hamzaneymarjr230 4 ปีที่แล้ว

      Raxma Queen & Haa j ss Djiboutien qui vivant au Allemenge ma soeur

  • @munacady1542
    @munacady1542 4 ปีที่แล้ว

    Wa lafahma wll ana ku shegaya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💋💋💋💋💋

  • @saamiyamohamett9858
    @saamiyamohamett9858 4 ปีที่แล้ว +1

    Anaa udambeeYa maantee😁😁😁

  • @rabiaaybar8761
    @rabiaaybar8761 4 ปีที่แล้ว

    C est ça Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    Waa sidan Djibouti

  • @mahamadhassan8569
    @mahamadhassan8569 4 ปีที่แล้ว +1

    Drisleh rer Djibouti ma tahriban 🇩🇯❤

  • @djibcanada6484
    @djibcanada6484 4 ปีที่แล้ว +1

    Wahankale wa afar iyo français so respect them

  • @fathiabachir5775
    @fathiabachir5775 4 ปีที่แล้ว

    C'est ça,c'est ça " Waa sida waa sida" weyan wll dirisle ayan ku soo dhaweyneyna wlh anagu xadan nahey reer Djibouti

  • @rakiaab78
    @rakiaab78 4 ปีที่แล้ว

    Wawww wuxu kukadaya af afar iyo Somali iyo france mashallah awale vs etes la meilleur 😍🥰

  • @ilhanishaa2635
    @ilhanishaa2635 4 ปีที่แล้ว

    Warya hadanahay reer Djibouti majehelnoho fanankena awaleh aden ina lacayo 😚arrêt insulté meilleur chanson awaleh aden dehey avant tout 🤚

  • @mandeeqofficial4629
    @mandeeqofficial4629 4 ปีที่แล้ว +8

    Wad fahantey bro heesta khalass,wa hees wadanka lagu alaanayo🇩🇯❤

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 4 ปีที่แล้ว

    Just incase hadii Djibouti 🇩🇯 aadeyso bilahan iska ilaali June July August kuleel sanka dhiig ka imanaa lakin wllh meel aan ka jeclahay 🇸🇴 kuma taalo I love 😍 🇩🇯

  • @farhanddiana6785
    @farhanddiana6785 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle Abdi jibuuti noogu imo sifcn ayaan kusoo dhawaynaynaa bro mida kle heestu waa canfarie somali iyo inyar oo farasiis ah marnaha sesa sesa waaa "waa sidaa waa sidaa"

  • @ilhanishaa2635
    @ilhanishaa2635 4 ปีที่แล้ว

    Awaleh aden dehey avant tout 🤚Djibouti horey ousoho

  • @inaelmigabad2688
    @inaelmigabad2688 4 ปีที่แล้ว

    Waa af canfar iyo somaligeeni
    Xaga danbeena faransiis ayuu kaga daray wuxu dhahay c'est ca c'EST ca oo ah waa sidaa waa sidaaa 😉😉😃

  • @soubanehnima429
    @soubanehnima429 4 ปีที่แล้ว +5

    Somali afar franch 🇩🇯🇩🇯

  • @nasiibcabdixasan9352
    @nasiibcabdixasan9352 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle ya tagro farta tag☝

  • @sayidomaradan19
    @sayidomaradan19 4 ปีที่แล้ว +4

    Idinkuna like igu micneeeya waana gaari doono 100k

  • @maslaxmaxamedmusetoohe5099
    @maslaxmaxamedmusetoohe5099 4 ปีที่แล้ว +2

    Awale aadan nin tagay kabtaa nooma gasho marwalba wax cusub la yimada nin aan gacan utaagay

  • @alihawa8600
    @alihawa8600 4 ปีที่แล้ว

    Ce sa waxay kadhigantahay waa sidaa af canfari iyo french iyo somali isku jira welcom to Djibouti dirisle

  • @achoubisleh303
    @achoubisleh303 4 ปีที่แล้ว +10

    Il a tuer le français 🤣🤣🤣🤣

  • @abdiazizallaleh1195
    @abdiazizallaleh1195 4 ปีที่แล้ว

    Djibouti c'est notre pays 🤟💎💚🇭🇷🥰

  • @araksanismael6053
    @araksanismael6053 4 ปีที่แล้ว

    Vive Djibouti 🎀🎈 lac assal notre pays vaut de l'or notre Anihay Djibouti 💪💪

  • @naguibaden525
    @naguibaden525 4 ปีที่แล้ว

    Djibouti mon pays ❤❤❤❤❤😍😍😍🇩🇯🇩🇯

  • @waxwalan1118
    @waxwalan1118 4 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle horay usoco wll

  • @wll___maanowofficial2494
    @wll___maanowofficial2494 4 ปีที่แล้ว

    Team dirisle ahy kwrn

  • @zakarimsouldan1798
    @zakarimsouldan1798 4 ปีที่แล้ว

    walaal wuxuu ku heesaya luuqada canfari, somali iyo farasiise 🇩🇯

  • @L1F3STYLE-AB
    @L1F3STYLE-AB 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabee naga dhaafaa erayaadaan
    2020 aa loo socdaa ani wax in lii fisiro
    aan raway idinkiiba aa na dhiway bee
    ( Anoo ugu horeeya like ii saar)
    ( Nabiga dartii like igu saar)
    ( inta comment aqris usoo gashay like ii saar)
    ( hadaad hooyo jeceshahay like iigu saar )
    Erayga like ii saar pls naga dhaafa

  • @aweisnunu4320
    @aweisnunu4320 4 ปีที่แล้ว +14

    Dirisle inta taagero u ah like isaar

  • @wayowayo432
    @wayowayo432 4 ปีที่แล้ว

    Hadad team darisle tahay like

  • @c.fitaaxciro2098
    @c.fitaaxciro2098 4 ปีที่แล้ว +5

    Cawale aadan intina jecel like isaara🙏

    • @suadyork9151
      @suadyork9151 4 ปีที่แล้ว

      Moi j ai plutot vu des jaboutiens qui habitents à Toronto et ils demandent l asil et ils cachent leurs vrai identites pour etre accepte comme refugier somalien 😅😅😘😅

  • @mandeqibrahin5521
    @mandeqibrahin5521 4 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅 Aar Dirisle Viva Djibouti ayaan leenahay

  • @kadarmoussa4361
    @kadarmoussa4361 4 ปีที่แล้ว

    heestu waa af canfari, faransiis iyo somalie dirisloow shoodhahayki

  • @kahinabdourahaman9183
    @kahinabdourahaman9183 4 ปีที่แล้ว

    Ilove reer jabutiii my wadankaygi

  • @habsadajiya7169
    @habsadajiya7169 4 ปีที่แล้ว

    Anaguba af canfarta ma garanayo somalida djibouti ma barato iyaga afkena barta from djibouti

  • @guledabdi9b1ekenasskolan97
    @guledabdi9b1ekenasskolan97 4 ปีที่แล้ว +2

    First comment horey usoco dirisle

  • @keveenmed2866
    @keveenmed2866 4 ปีที่แล้ว +1

    non mon ami nous on immigre pas (sxb ma tahribno anagu wa c"est ça dulkenu wan jecelnahay) we love DJIBOUTI

  • @ayaancarabmuumin1355
    @ayaancarabmuumin1355 4 ปีที่แล้ว

    Ha 3 af France iyo cafari iyo somali 🏅

  • @abdulaahiali8528
    @abdulaahiali8528 4 ปีที่แล้ว

    maanta kow ahay darisle abdi pro keep going wan kula socdaa🤠🤠🤠🤠

  • @footballchalanges3021
    @footballchalanges3021 4 ปีที่แล้ว +1

    Diris loow hamigaaga ah marwal ba in aad soo dhiktoo video kip going

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 4 ปีที่แล้ว +9

    Aniga adiga len ku dawada my dirsle💋

  • @AliHassan-tv5ht
    @AliHassan-tv5ht 4 ปีที่แล้ว

    Seeesaa seeesaa waxa lagawadaa saasweeye saasweye ayaa lagawadaa

  • @QALDINHO
    @QALDINHO 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga xitaa in naa garo aya rabaaa 10k

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 4 ปีที่แล้ว +1

    Maya jabuuti 100/90 faransis ma qoran akhbaar khaldan ba lagu siyay dirlslow in yaro luqada qalaad ilbaxnimo moodey ayunba faransiska ku hadasha ee jabuuti 90% somali ba lagaga hadla saw dad aomali ah ma nihin kuso dhwow gacmo furan huno wnu kuso dhawaynaya dharki horey nogu so qaad jabuuti aad ba lagaga tageera

  • @dekadekaismaelahmed10
    @dekadekaismaelahmed10 4 ปีที่แล้ว

    Viva djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @qaalmoogchannel636
    @qaalmoogchannel636 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow qofkii subsxriber iisaaro asiga iyo waalidkiisa janada kuwada kulmi ilaahow Awlaad baari ah sii ilaahow Arzaaq halaal ah oo waasac ah sii ilaahow mustaqbalka aduunyo iyo midka aakhiro mid wanaagsan ugadhig ilaahow cimri dheer caafimaad iyo cibaado leh sii ilaahow cadowga kaqabo ilaahow Abaalkiisa jano kadhig Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @abdimohamed7425
      @abdimohamed7425 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh subscribe tu waa qasab inaan kuu saarnee igu qabo adna waan ku saaraye

  • @ismaildmt4006
    @ismaildmt4006 4 ปีที่แล้ว +1

    Like saar inta 100ka ku farxsan

  • @mccabaaye5591
    @mccabaaye5591 4 ปีที่แล้ว +1

    Please asxaapta qaaliga SUBSCRIBE igu caawiya 🤗🙏

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว

      Waan kugu caawiyay eee adiguna igu caawi pls subscribe

  • @mohamedamjoba7882
    @mohamedamjoba7882 4 ปีที่แล้ว

    Ce sa ça=wa sida
    waxay kadiqatahay wa sida team #dirisle inti af french ku hadi karta like issara
    ce qui save parle français like dhac dhac

  • @Moktaryx
    @Moktaryx 4 ปีที่แล้ว

    c'est ça c'est ça waa wayan wa sida waa siida sxb dirislow 👌😍💯🇩🇯

  • @jekeyjecelowjaamacofficial1697
    @jekeyjecelowjaamacofficial1697 4 ปีที่แล้ว +2

    First view

  • @Mahamad_Alpha
    @Mahamad_Alpha 4 ปีที่แล้ว +5

    "C'est ça c'est c " wax Kadhigaan thye " waa sida waa sida 🤣 inshallah welcom To Djibouti White open hand🙌

  • @alcboumeka7390
    @alcboumeka7390 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle abdi welcome to Djibouti, madamo tiiri ina taago weyi caad baa kuu xiseya like bro , djibouti na waa guurigagi weyan ee kuu so daawow

  • @leohajiofficial7001
    @leohajiofficial7001 4 ปีที่แล้ว +1

    Iam the first derisle🇸🇴🇸🇴💯💯👄

  • @aichaloulismail9433
    @aichaloulismail9433 4 ปีที่แล้ว

    c est ça magnaha sawayeh amba sida waheh drisle abdi waka magnahi ad rabteh hesti awaleh aden drisle abdi tagero sare rer Djibouti

  • @csdhimbil213
    @csdhimbil213 4 ปีที่แล้ว

    Horaa loo soconayaa dirisle abdi sxb

  • @youssoufabdi96
    @youssoufabdi96 4 ปีที่แล้ว

    C’est ça = it’s that
    It’s that what make Djibouti 🇩🇯 différent and beautiful, it’s that our culture, it’s that our country....
    Whit this music 🎶 #Awaleh try to show Djibouti 🇩🇯 culture life people .. using French word c’est ça
    Proud to be Djiboutian and we love you .
    God (Allah) bless you #Drisleh .

  • @moushtakaden3710
    @moushtakaden3710 4 ปีที่แล้ว

    C’est ça c’est ça waaxay kadhikantahay waa sida waa sida dirisle inshallah malin yuu tag my mother land adbn uku xisay walhi

  • @mandeeqofficial4629
    @mandeeqofficial4629 4 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂😂😂dirisleeeeeee fransiska nodaa😂😂😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @medfawzan6877
      @medfawzan6877 4 ปีที่แล้ว

      Frasiska ce pas notee long

    • @mandeeqofficial4629
      @mandeeqofficial4629 4 ปีที่แล้ว

      On est les seuls parmis les somalis qui parlent français certes ce n'est pas notre langue mais c'est quelque qui nous demarque des autres...

  • @hodman3846
    @hodman3846 4 ปีที่แล้ว +27

    Afsomali wan ku hadli kara lkn ma qori karo waxan wa faransis cadi ah😂😂🤭
    Dirisle🤴🥰

    • @medfawzan6877
      @medfawzan6877 4 ปีที่แล้ว +1

      Mai vous ecrie en somali

    • @hodman3846
      @hodman3846 4 ปีที่แล้ว +1

      @@medfawzan6877 Alla alla😂🤭

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 4 ปีที่แล้ว

    Soo dhawooow idirisle🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdillahiabdi-officiel1315
    @abdillahiabdi-officiel1315 3 ปีที่แล้ว

    Soodawawa idriisle cabdi 😍😍😍

  • @shakibmahres7161
    @shakibmahres7161 4 ปีที่แล้ว

    Idiridsle ku taageera pro
    👌

  • @mrright77
    @mrright77 4 ปีที่แล้ว +1

    Isoobooqo wan ka qoslina qasab ma ahan lkn Thanks

  • @faadumoashkir4501
    @faadumoashkir4501 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah France ayad ku hadashay hn dirisle Allah xafido

  • @farahabdi1467
    @farahabdi1467 4 ปีที่แล้ว

    waan koo dawana idrisle hadanahay rere djibouti.C'EST SA waa gaadahay Waa isaga

  • @hafsaahmed5489
    @hafsaahmed5489 4 ปีที่แล้ว +1

    We love jabouti❤❤🇩🇯

  • @marwashowki9463
    @marwashowki9463 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle team like isara iyo wllo idiris hore usoco

  • @cqniclahi5288
    @cqniclahi5288 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle shere iisame nio taagerahgan ahy run ahaanti 👏👏👏

  • @mohamedmohamedomar8248
    @mohamedmohamedomar8248 4 ปีที่แล้ว +1

    C est ça dirislow waxaweyi waka

  • @hamzaneymarjr230
    @hamzaneymarjr230 4 ปีที่แล้ว +5

    C’est ça 👉 (wa sida wa sida ) hess waxa hadal Qurux Jabuuti 👈 Brother hessti wa Cafar iyo France iyo Somali 👈3 language 👈

  • @hamdasame2698
    @hamdasame2698 4 ปีที่แล้ว

    Somalia ,canfar iyo fransiis waaye heestu😁😁😁😁

  • @filsanmahamoudali8929
    @filsanmahamoudali8929 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk ah frensh kaga ayan la dhacay idriss horay uu soco from Djibouti 🇩🇯

  • @mandeeqofficial4629
    @mandeeqofficial4629 4 ปีที่แล้ว +2

    Af somali iyo af canfar weeyin wuxu ku heesayo dirisle

  • @faadumoashkir4501
    @faadumoashkir4501 4 ปีที่แล้ว

    wa af can farii weyan sxb

  • @samiir-boqortooyowllsamiir2306
    @samiir-boqortooyowllsamiir2306 4 ปีที่แล้ว +1

    Hor usoco wll dirisle

  • @mohamedfahima2588
    @mohamedfahima2588 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan nahey reer Jubuti idrisle wan tagerna i am team idrisle 💕🎶👏

  • @hamzahousseinnour622
    @hamzahousseinnour622 4 ปีที่แล้ว

    Inchaallah welcome to Djibouti Dirisle Abdi

  • @abdikanikalif5638
    @abdikanikalif5638 4 ปีที่แล้ว

    Tigray ayay Ahayd Dirisle Keep Going Pro

  • @amunmalak1603
    @amunmalak1603 4 ปีที่แล้ว

    Walalo Awale Adan Waa fanaan reer Djibouti 🇩🇯 ah . Djiboutina Waa dal ay Somali iyo Anfar dagto. Marka heesta maxaa ku jaban haduu anfar kusoo dhex daro ileen Waa qoomiyad dalka la dagte oo la leh

  • @barwakomoussa4840
    @barwakomoussa4840 3 ปีที่แล้ว

    Djibouti avant tous 💖💖
    Djibouti my home💕💕❣❣

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 4 ปีที่แล้ว

    Faransis ka haku ciyarin dirisle

  • @rabiarounmaman820
    @rabiarounmaman820 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle team djibouti vive mn pays

  • @asmamoumin3520
    @asmamoumin3520 4 ปีที่แล้ว +1

    Oui il chante français e aussi afar et Somalie marka jabuti inta laga istmiqla

  • @wow6708
    @wow6708 4 ปีที่แล้ว +1

    I love reer Jibouti ❤🇩🇯❤🇸🇴❤