Qalbiga allaha ku qaboojiyo walal Mohamed qof adag tahay muslimka adunka lagu imtaxana sabar . Nabi yuusuf ba Sanado xabsi galay aso danbi laheyn . Dadki ku dulmay na allaha kagaa Aar gudo . Sabar sabar sabar . Waad ka gudbeysaa insha allah
Waalidku habaarkoodu hadi u xaq yahay ubadka dhib bu ku noqda laakin waalidka qaarkood xaqba ma aha oo waji kooda waalidnimo ayey seegeen oo ubadkooda wa dayaceen.
Ascwb plz ha ha Aaron caruurta da u ducee alaha soo hanuuni dheh ee ha ha habaarin ee u ducee Caqli badan ma lahan alaha ku caawiyo aduun iyo aakhiro subxaanalaahi
فاليعفوواليسفحوالاتحلون ان يغفرالله لكم walal iska cafi alle waxa laga yabaa alle inuu ka dhigo kuba garta xaqa walifka waxa ugu badan ee qof islaam ah ka naxo waxa waye inuu islamka ka badbadiyo cadaabta alle sida dadka kale wajib kaga saran yabau inaa u caawiso u wacdiso ayaya iyagana sido kale walal waxaa ka codsanaa inaa cafiso alle wuxuu jecelyahay kuwa wax cafiyo
jow kow now ninkan waraysanaaya wievs bu ka raba ee wax wanag ah uma haayo somalidu qofka dhiban bay ku bashalaan ama ka faiideystan jow kow now handan bow
Waan ka xumahay inuu ilmihiisa uu habaarey diideyna inuu la hadlo is cafiyaan maanta waa taas dhimateye muxuu faaiidey? Sow qofka ma qaldami karo? Malaha naxariis waalidnimo asagoo og in dad ilmuhu qaldeen uu diidey inuu cafiyo war Allah khaliqaa inta loo gefo hadana wax cafiyee adiga maxaad is moodey?
Aniga xabsiga ayey idhigtay xaaska. Waligeey mahabaarin. Waan uduceeyaa iyada iyo ilmahaygaba.
In aay guuleeystaan oo aay naarta kabadbaadan Ayan jeclahay.
Gabadha iyo wiilka inuu salatu Laylka in uu ugu duceeya ayey aheed. Burburka ehelkaaga wax faaido kaheli maysid.
❤
Kuwo kakhayr badan obaarriyiin ah allaah hakuugu deeqo isha allaah
Aaaaaaamiiiiin
Qalbiga allaha ku qaboojiyo walal Mohamed qof adag tahay muslimka adunka lagu imtaxana sabar . Nabi yuusuf ba Sanado xabsi galay aso danbi laheyn . Dadki ku dulmay na allaha kagaa Aar gudo .
Sabar sabar sabar . Waad ka gudbeysaa insha allah
Cidii garanaysaa u naseexeeya dhaqankiisu ma saxna
Mohamed daauud ilahay garab ha ku siiyo ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Qurbo waxaas ayaa laga dhaxlay
Qurbo waa lagu khasaarey
Maxamed ilaah hakuufududeeyo waa aduunyo waanakabaxee haduu ilaahkuuqorey narka qalbigaqeer usheeyg
Subxanallah aabo hbrkisu wuu kacaa ilhy awad salixa kaga barinay
Subxaana allh ciyaalka hooyo xun aa dhalay oo
Ciyaalkeeda unaxeyn
Sheekada dhimaca kalena Soo wareysta
Subxanallaah aabahu wa cajiib habaarkiisi ba ku dhacay
Yaab soo.ali lama ogi kii saxan alow yasir amuuraha
Walaalo caruurta u duceeey oo cafi
Inkaar waalid ninkii dalbada kama raagto subxanalaah😢
Wlhi waa kaxumahay abahaan dhibatada usoomaray😢😢😢😢
Nin caruurtiisa habaaraya ayey waraysanayaan,
Ninkan marku hadluba isaga is xidhay oo qaladka isa saaray.
Ilmaha lama inkaro waleskadsyaa
Sheeko kale ba gadaashiis ka scota
Wlhi very sad stroy qalbiga allaha ku qaboojiyo.
Allhuma amin Allhuma amin
ilamahaaga nin kugu diray allaha aduunka ku cadaaba
Ninka chanelkaq lagu kala kacsanayaa, su aalo badan baa ku gadaaaman.
Ninkaan asaga tiisa ma ahane midkale mayaqano. Qumay xanuunsan ona aqoon sida lo dhaqmo oo lonolado
Waalidku habaarkoodu hadi u xaq yahay ubadka dhib bu ku noqda laakin waalidka qaarkood xaqba ma aha oo waji kooda waalidnimo ayey seegeen oo ubadkooda wa dayaceen.
Waliidka xitaa haddu kaa qaldan yahay habar kooda waa kaca
Ascwb plz ha ha Aaron caruurta da u ducee alaha soo hanuuni dheh ee ha ha habaarin ee u ducee Caqli badan ma lahan alaha ku caawiyo aduun iyo aakhiro subxaanalaahi
Xanuuunka uu dareemayo ayaa ka keenaya inuu habaartamo.
Boqorada codka
Nio Warya si ga naga soo dhamaystir 😂😂
فاليعفوواليسفحوالاتحلون ان يغفرالله لكم walal iska cafi alle waxa laga yabaa alle inuu ka dhigo kuba garta xaqa walifka waxa ugu badan ee qof islaam ah ka naxo waxa waye inuu islamka ka badbadiyo cadaabta alle sida dadka kale wajib kaga saran yabau inaa u caawiso u wacdiso ayaya iyagana sido kale walal waxaa ka codsanaa inaa cafiso alle wuxuu jecelyahay kuwa wax cafiyo
Maskiin Ilahow badal qeyr qaba kusii walalkey mahamed dauud ciil sukeeye xanun waye walahii
Waxa macqula insixir tafriikh lakaladhaxdhigay sorry 🙏
Ninkan Allah u denbi dhaafo waa nin dhiban maskaxiyan ma fadhiyo wariyaha inuu wareysi ga ka badiyo ma ahan sorry wlaal Allah kuu boogo dhowro
jow kow now ninkan waraysanaaya wievs bu ka raba ee wax wanag ah uma haayo somalidu qofka dhiban bay ku bashalaan ama ka faiideystan jow kow now handan bow
😢😢😢😢😢
soomali iyo qiiro, sheekadan waxbaa ku duugan wax makixiyan uxanuunsan ma arko caqligena yan lagu ciyarin
Gabadha markey sowacday inow lahadlo eheed sorry 😢
Haday wax ku dugan yihiin iyo hadii kaleba Allah qalbiga ha u qaboojiyo.
Iska cafi jiirkaagii weeye oola khaldey
💔💔💔😭😭😭
Waan ka xumahay inuu ilmihiisa uu habaarey diideyna inuu la hadlo is cafiyaan maanta waa taas dhimateye muxuu faaiidey? Sow qofka ma qaldami karo? Malaha naxariis waalidnimo asagoo og in dad ilmuhu qaldeen uu diidey inuu cafiyo war Allah khaliqaa inta loo gefo hadana wax cafiyee adiga maxaad is moodey?
Shekadisa mafadhiso
Hadalka ayaanu si fican u gudbin karayn murugta iyo noloshii adkayd ee uu soo maray ayaa xanuunjinay😊
waxaan handhii kaabka nagala taag warkiisa xaarka
Qof xamuun SAN waye lakiin lasoco rabi ajaa sidaas oo galay adigane waxba kuma ahan in sidaas oo kale noqoto