Ma garanayo cidda akhrin doonta Qoraalkaan, laakiin waxaan Eebbe kaaga baryayaa inuu ku siiyo farxad naftaada ay ku xasisho kuna iloowsiisa wixii sannado badan ku soomaray" 🧡🙏
Cajuusadaas baqtiday in aan u tacsiyeeyo Waxaa ii diidaya 1 islaamnimada 2 soomaalinimada, ma naagta awoowyaasheey gumaysatay ee dalkayga qayb kamid ah xabasha iyo keenyaati haddiyad ahaan u siisay ma taas baa tacsi iga mudan! Kuwa soomaalida ah ee u tacsiyeeynayo waa dad aan lahayn wax damiir ah iyo wax qayim ah waa addoomo, Ilaahay cadaabta kuu laballaab cajuusooy
اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت
Damiirkii somalida waa dhintey waxase Ku fanaya in wll Omar inshaar oo kle nagu jiro Dhaqankeena diinteena qabkeena damiirkeena midna ma dhigaayo kufaarad in loo ooyo ama loo murugoodo bal in lagu farxo maahane Thanks wll Omar inshaar 🙏
Britain Soomaalida waxay Gaadhsiiyeen Heer ay Iyaga Hoos tagaan Isla Markaana ay Ka naxaan Geerida Munaafaqadii Iyo dhiig miiratadii Muddo ka badan 75 sano Laynaysay dad soomaaliyeed 😭😭
"96 years", with out Towbo, Subxanallah اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة Ilahow qaatumada noo wanaaji, oo kheer noogu qatim "لااله الاالله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم" Carabkannaga dhawaqa ugu dambeeya Towxiida ka dhig
wllHie waxa arkay somali leh alle how naxariisto Ama rest and peace soo qorayaa somali meel khyr leh ayeey ku socota alle ha soo celiyo hana u gargaaro🤲
(Waxaan ka tanaasulnay wax walboo muujinaya inan annaga nahay). So Talented man mid ka mid ah Dadka waaqica saxda ah ee dhalinyarada dhisa allaha ku xifdiyo cumar
Cajiib somali aya la haya wax aan dabi ugu jirin in ay ka hadlan wlhi wa yaab intay islanta ay hadal haya may rabigood raali galiyan Allow dantayada na garansii amiin
Waxasi Qiil ku noqon maayo dhulka hadii xoog laga qaatay xoog ba lagu soo ceshada meesha calaacal lama rabo ama waxba lays dhiciya ama wa dhareerka waa lays ka tira dhul aan dadkiisu dhiig u daadin sidee u saalabanay aduunka wax noqonya nin wax iska dhiciya midnimo iyo Han sare leh marka soomali waa dad guuldareystay
@@mjanaalechannel977 DAAMIR LAAWE BA TAHAY OO WALIBA HISTORY AQAANIN ANIGA GARISSA AYA KUKORAAY WAXNA KUBARTAAY SO KENYA HADA AYE SXB ISKAGA DIGAAYAN SOMALIDA 🤨🤨waagi HORE WAXAY SAMENI JIREN SOMALIDA INTII MEL LAISKUGU KEENO BA BIIR KULUL LADIHI JIRAY KUISTAAGA MARKAAS BA CIDIYAHA BIXI JIRAY SIYAD BAARE BA DAHAY DADKAYGA AD HESATIN HADA FARAHA KALA BIXI WAYSAN KENYA 2 SACADOD BAN DULKA LASIMI MARKA KENYA SOMALIA AYE KABAQDA SI WALBO SOMALIA BA KA AWOOD BADAN ETHIOPIAN WA CADOW KALE SO HADA LATAGAAN YAHAY ADUNKA DAN BA SOMALIA 🇸🇴 CADOW KUEEH BECAUSE DULKEDA KHEIRAAD BA KABUXO CIID OGAAL IN LAQODANAA MARABTO DUNIDA SOMALI SO HOOS FADISANI 😒SO GO AND SEARCH HISTORY CAQLIGAGANA KASHAQESI BILA DAMIR LAWE BA TAHAAY
War ma ku siiyaa soomali cadow aan soomali ahayn malaha ayaga ayaga ayaa isku cadow aha hadii dad yihiin dal iyo dhul jecel mar hore dantooda raaci lahaayeen
Mahadsanid wall cumar runtii waxaa tahay Qofkii ugu horeeyay oo aan barnaamijyadiisa Si taxana ah udaawado si gaar ah baana kuugu xiranahay dar alle kuu jeclahay wall Allah ha ku sharfo ❤️
Waxaa laga diiday qofkii ugu kheyrka badnaa ee NABI MUXAMMED SCW in uu dambi dhaaf u weydiiyo ALLAH kuwa ku dhintay gaalnimo. Kuwa sidaas sameeyana. انكم اذا مثلهم Ilaah ayaana og
yaa u ooynaayo taas kama murugeysni ani ahaan balse waan ku faraxsanhy waxaana leeyhy naarta allaha ku fogeeyo mar haduu ilaahey jaanis qarni ah siiyay balse ugu abaalguday iney ka soo horjeesato alle uma naxariisto maba u naxariisanaayo
Adiga Laftiga Aya khaldan ustaad Qoftan islan nimo kuma dhiman marka in laguu yero way geeriyotay sax mahan kalmada saxan waa way @bakhtiday boqorada England
Aniga dadka kale oo dhan lamayaabin lkn waxaan aad ugayaabay ninka professor ka sheegta ee ahmed Ismail samatar sababtoo ah waa qofka kaliya een aqoon kutuhay ayaan waxaan arkay isagoo utacsiyeynaya cajuusadaa gaasha ah ee umada soomaaliyeed guumaysiga iyo kala qaybinta bahdilaada iyo in ay qayb ka iibsatay Ethiopia qayb kalana Kenya illaahay umada soomaaliyeed qalbiyadooda , makaxdooda hafuro
Ma garanayo cidda akhrin doonta Qoraalkaan, laakiin waxaan Eebbe kaaga baryayaa inuu ku siiyo farxad naftaada ay ku xasisho kuna iloowsiisa wixii sannado badan ku soomaray" 🧡🙏
Ameen🥺🧡
aamiin yaa allah..🤲
AAMIIN YAA RAPPI🤲
Aamiin yaarbi mahdsanid adigna
@@maryamahassan377 Aamiin 🤲 shukran wll.❤️🙏
Maya namaa qusayso habar bakhtiday somaliweyn guul guul guul
ogaansho qabkii laga rabay qof walba oo somali ah ayaa kugu jiro guuleyso walal😎👌
1 Day 3 Videos Ogaansho another level ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Bro Iku caawi subs oky
waa 2 bro
@@cabdiraxiimaadamsaalax2846 bro Iku caawi subs oky
War Afsoomaali soo qor fadlan
@@cabdiraxiimaadamsaalax2846 an kuso sare isaar adiga na sxb
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Scw
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
iyado Dadku Ay Wada Mashqulsan yihin Hadana Waxa jira Qof Wanagsan Oo Akhrinaya Qoralkayga❤✌
Yes
Waa sax
Haaa
KU SALIYA RASULKA Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺﷺ
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥
Salallahu caleyhi wasalam
salallahu caleyhi wasalam
salallahu caleyhi wasalam
salallahu caleyhi wasalam
salallahu caleyhi wasalam
Scw scw scw
scw scw scw
Cajuusadaas baqtiday in aan u tacsiyeeyo Waxaa ii diidaya 1 islaamnimada 2 soomaalinimada, ma naagta awoowyaasheey gumaysatay ee dalkayga qayb kamid ah xabasha iyo keenyaati haddiyad ahaan u siisay ma taas baa tacsi iga mudan! Kuwa soomaalida ah ee u tacsiyeeynayo waa dad aan lahayn wax damiir ah iyo wax qayim ah waa addoomo, Ilaahay cadaabta kuu laballaab cajuusooy
Aaamiin
اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw (NNKH)❤❤💞🕋✔️✔️✔️u
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤ ♥
Scw scw scw
Scw
Damiirkii somalida waa dhintey waxase Ku fanaya in wll Omar inshaar oo kle nagu jiro
Dhaqankeena diinteena qabkeena damiirkeena midna ma dhigaayo kufaarad in loo ooyo ama loo murugoodo bal in lagu farxo maahane
Thanks wll Omar inshaar 🙏
ما كان للنبي والذين آمنوا أن يستغفرو للمشركين ولو كانو أولي قربئ ........ iskabaday qof adan
qarabo aheey adna ogtahy inu galnimo kudhintay ( subxanallah) ahlu dinku weyaraden allow na sug amiiiiin yarabi💯
اللهم اني اسالك حسن الخاتمة
96 boqornimo aduunyo ee rabigeed ku caasineesay waa taa ka dhamaatay
Britain Soomaalida waxay Gaadhsiiyeen Heer ay Iyaga Hoos tagaan Isla Markaana ay Ka naxaan Geerida Munaafaqadii Iyo dhiig miiratadii Muddo ka badan 75 sano Laynaysay dad soomaaliyeed 😭😭
اللهم ارزقنا حسن الخاتمه
Waxan so Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah lkn Ma helin cid igu taageerta😭
Alle Waxaan Uga Barayayaa Inuu Naartii Jahanama Ka Waraabiyo, Ehelkii Iyo Qaraabadii Ay Kabaxdeyna Welwel Iyo Wal-bahaar Uu Kasiiyo 🤲🤲
Aamin
Weyba kuwaari jahanama waayo waa gaal alle kucaasisay
🤣🤣😂😂
Waraa adi faraha kala bax aduu amarada ilaahay ma maamuli kartid kamana hadli kartidee
Amiin
Waa ummad qiyamkii iyo dadnimadii ka luntay ilaahay haynoo sahlo madaxda liidata ee ducfiga ahna hayna dhaafiyo oo dhalinyaro aqoonle oo wax fahamsana haynoogu bedelo aamiin.
Madaxda somaalida hadii si kadis ah loo waydiiyo hadafkiisa,siyasadeed Jwbto way ku adagtahy.♥️
Hhh wllhi wa Xaqiq sxb Nin Adag A Tahy
"96 years", with out Towbo, Subxanallah
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
Ilahow qaatumada noo wanaaji, oo kheer noogu qatim
"لااله الاالله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم"
Carabkannaga dhawaqa ugu dambeeya Towxiida ka dhig
Amiin ya rabi ya raxman ❤️
Towbadda Allaha Naga Aqbalo,
امين يارب
اللهم امين يارب العالمين
Qaatumada Allaha Noo Wanaajiyo
Kusaliya xabiibkena mohamed scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw
Boqoradda geeriyotay ilaahay hala kulmiyo fircoon, qaaruun haaman, iyo namruud, macoodana haka yeelo abuu-jahal , musaylame iyo madaxdii naarta.😭😭
Aaaamiiiiin
Bilaa diinimada ayaa taasi keeneysa diinta ma ahan wax la sheegto balse waa ficil.💯💯💯
Masha Allah runta ayaa kahadashay, dad adigoo kale oo badan ayaan u baahan -nahay oo sida adigoo kale wax ufahansan walaal Cumar
He speak something facts grateful brother🙏❤💯💗👏
Umalayn maayo in uu ku farxi lahaa luuqada aad Kusoo qortay qoraalkaan hhhh
Masha Allah walaalkee caqlikaaga Allaha kuu barakeeyo kuwo badan oo fikir kaaga leh baan dabeenaa
Cumar inshar waxatahay qof tamir leh
Wax iga galay mlhn ani ahaan boqorad ingiriis iyo gaal oo dhan dhimashadisa xaqiiqada ayaa kahadashy marka adiga qiimo isku yeesho ayaa dadkana qiimo agtoda ka ledahy🙏💯
Dadka dhahayay Boqorada Allaha u naxriisto. Aayadan aqrista.
{ مَا كَانَ لِلنَّبِیِّ وَٱلَّذِینَ ءَامَنُوۤا۟ أَن یَسۡتَغۡفِرُوا۟
لِلۡمُشۡرِكِینَ وَلَوۡ كَانُوۤا۟ أُو۟لِی قُرۡبَىٰ مِنۢ بَعۡدِ مَا تَبَیَّنَ لَهُمۡ أَنَّهُمۡ أَصۡحَـٰبُ ٱلۡجَحِیمِ }
[سُورَةُ التَّوۡبَةِ: ١١٣]
(Uma haboona Nabiga iyo kuwa rumeeyey in ay Mushrikiin u dambi dhaaf wayddiiyaan, haba ahaadeen (mushirikiintaasi) qaraabadood, ka dib intay u caddaatay in ay yihiin (gaalo) ehelu Jaxiima), (Suuratu-Tawbah 113).
, subxanallah ma habar gaal ah oo awoowaYashen iyo muslim ka gumaaday ayaan u naxaynaa ilaahey Aya qabTay alxamdulilah
أللهم انا نسألك حسن الخاتمة
Waxaan soosaray muuqaal aad ku oganayso halka uu Ogaansho ooga jiro youtuberada somalida fadlan soo daawo ❤️❤️❤️
Bro Iku caawi subs oky
Wllhi xalay aad baa uga naxay dadka soomaliyed oo leh allha u naxaristo cajuso baqtisay
Walahay Damiirkiine wu si dhimanaya dadkeenina diinti baa kusi yaraanaysa Heer qof gaalo oo ilaahay rumeen waayay u tacsiyeey niyaya wa heer Meeshi ugu xumeed allow na hanuuni
waxan umurugonayaa madaxdeyna in ay bahdiliyaan sumcadeen somalia 🥰🇺🇳👈
Gaashaan dhimatay waan ku farxay dhimashadeeda maxaa yeelay waa cadowga islaamka ilaaheey jaxiimo adoo ku jirtid allaha itusiyo
wllHie waxa arkay somali leh alle how naxariisto
Ama rest and peace soo qorayaa somali meel khyr leh ayeey ku socota alle ha soo celiyo hana u gargaaro🤲
Shaqo tag ayaa tahay walal vediogan ayaan sugaayay caawo dhan insha allah 1m subscribe waad gaareysaa
🤣🤣🤣🤣😄🙌
Mashaa allaah thanks information 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Shuubada naarta Allah haka waraabiyo 🤲🏾
Amen
Aawi dat kii boqr nimo sheega naayi
كل من عَلَيْهَا فَانٍ وَيَبْقَى وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلالِ والإكرام 🥺🥺🥺
Qumayadaan cadaabta allaha geeyo ayada iyo intii lamid ah wadankeena burburkiisa ayagaa sabab u ah
(Waxaan ka tanaasulnay wax walboo muujinaya inan annaga nahay).
So Talented man mid ka mid ah Dadka waaqica saxda ah ee dhalinyarada dhisa allaha ku xifdiyo cumar
2 videos within 3 hour ManshaAllah keep going 🔝
Geeriyootay ha odhan ee bakhtiday dheh ustaad
Somalidu waa umad wanagsan lkn waxaa bilaa damiiir ah kuwa maamula Somalida 👍🏻👍🏻
Cumar muxammed inshaar nio waan kugu day'daaye xageen kaala soo xiriira bal si an wax badan kaaga barto TH-cam ayaaan rabaa inaan bilaabee
Kusaliya nabi ku Ames scw🙏🙏
Best TH-camr 🔥🔥
The best person over the world who has not have tik tok instagram what's app and sport 1p people is the prophet muhamed scw❣🥺
Ustaad Omar waxaan kaa codsanayaa inaad ka hadasho 1xbet oo dad badan ku qasaareen asxaay ma.isku racnay in topic kaas laga hadlo
Ustad Omar inshar.
Waxagarad keep going bro❤️❤️❤️🙏
Cajiib somali aya la haya wax aan dabi ugu jirin in ay ka hadlan wlhi wa yaab intay islanta ay hadal haya may rabigood raali galiyan Allow dantayada na garansii amiin
Maya walhi waaa runtaa masha allah ilaahay haku barakeeyo wll qaali🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤
WN SUgaYeyy walhi inad ka soo hadasHo 🙄💔
Nasiiiib Daradda na haYstan Ilaa ShalaY arkaYeyy walhi 😭
Macalin Doqomaha Adoomahaa Nagadaa Waa Adoomo Dulaysanee Alle Wxaas waqtigooda Hanaga Dhameeyee Kolay Dhamaatay Anagaana Wadankeena iyo Diinteena iyo Dhaqankeenaba Dhisanaynee
inshaarow hakareebin Ethiopia kaliya nagamasiin dhule aaway kan kenya oo kasiidaran dadka iyo dhulka Ethiopia nagajira waxay aamisan yihiin iney xoog Ethiopia kuheysato lkn kuwa Kenya iney Kenyanyhiin ayey aamineen
Waxasi Qiil ku noqon maayo dhulka hadii xoog laga qaatay xoog ba lagu soo ceshada meesha calaacal lama rabo ama waxba lays dhiciya ama wa dhareerka waa lays ka tira dhul aan dadkiisu dhiig u daadin sidee u saalabanay aduunka wax noqonya nin wax iska dhiciya midnimo iyo Han sare leh marka soomali waa dad guuldareystay
@@mjanaalechannel977 DAAMIR LAAWE BA TAHAY OO WALIBA HISTORY AQAANIN ANIGA GARISSA AYA KUKORAAY WAXNA KUBARTAAY SO KENYA HADA AYE SXB ISKAGA DIGAAYAN SOMALIDA 🤨🤨waagi HORE WAXAY SAMENI JIREN SOMALIDA INTII MEL LAISKUGU KEENO BA BIIR KULUL LADIHI JIRAY KUISTAAGA MARKAAS BA CIDIYAHA BIXI JIRAY SIYAD BAARE BA DAHAY DADKAYGA AD HESATIN HADA FARAHA KALA BIXI WAYSAN KENYA 2 SACADOD BAN DULKA LASIMI MARKA KENYA SOMALIA AYE KABAQDA SI WALBO SOMALIA BA KA AWOOD BADAN ETHIOPIAN WA CADOW KALE SO HADA LATAGAAN YAHAY ADUNKA DAN BA SOMALIA 🇸🇴 CADOW KUEEH BECAUSE DULKEDA KHEIRAAD BA KABUXO CIID OGAAL IN LAQODANAA MARABTO DUNIDA SOMALI SO HOOS FADISANI 😒SO GO AND SEARCH HISTORY CAQLIGAGANA KASHAQESI BILA DAMIR LAWE BA TAHAAY
War ma ku siiyaa soomali cadow aan soomali ahayn malaha ayaga ayaga ayaa isku cadow aha hadii dad yihiin dal iyo dhul jecel mar hore dantooda raaci lahaayeen
اللهم صل وسلم على نبينا مُحمد وعلى آله وصحبه أجمعين🌹🌷🌴❤🤲
Asc omar inshar
Mahadsanid walaal sida aad xaaqiiqada uga hadashay
Wallahi waawax lagaxumaado iney dad masuuliyiin iskusheegayo ayutacsiyadeeyaan ama dhahaan alle haunaxariisto habar gaallo ah oo baqtiday
Wll omar wa cawan dadka nucasa o dhaha allah ha unaxarista gaashan boqorada lagu shegayo subxanalah
Thanks ❤
Cumar Inshaar Allah kudhawro gaard iyo garasho daada Allah kuusiyaadiyo🙏🙏
OGAANSHO 🎤✔️👍
OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋
Allah Subxaanahu Watacaallaa Haku Fogeeyo Naaru Jahanama Taas Ayaan Rabi Ka Tuugayaa
اللهم صلى وسلم علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Waan arkey dad leh Allah ha u naxariisto duqdaan
Qofka yidhaahdo Alle ha u naxariisto waa gaal
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اخي عمر أدامك الله فوق رؤوسنا فتحت عيوننا وبصيرتنا
axwasha ilahay haino wanajiyo😢😢😢
Cumar inshaarow haduu ahaan lahaa qofka geeryooday Axmed Gurey Rabbi ha u naxariistee "dankama aysan galeen" ma ahne waa ay ku farxi lahaayeen.
Jazaaka Allah yaa ustaad Omar
Mahadsanid wall cumar runtii waxaa tahay Qofkii ugu horeeyay oo aan barnaamijyadiisa Si taxana ah udaawado si gaar ah baana kuugu xiranahay dar alle kuu jeclahay wall Allah ha ku sharfo ❤️
Yacniii yacnii yacnii 1 million times 😂😂😂
Mhdsnid ustaad inshaar
Walaalayaal aan ilaalino salaadaha✔️✔️✔️✔️✔️
Welcome To Naarta 😓😓😭😭🤒🤒
Waxaa laga diiday qofkii ugu kheyrka badnaa ee NABI MUXAMMED SCW in uu dambi dhaaf u weydiiyo ALLAH kuwa ku dhintay gaalnimo.
Kuwa sidaas sameeyana.
انكم اذا مثلهم
Ilaah ayaana og
Manshallah waa mowduuc wanaagsan
lkin maxad kudoratay
Waad mahadsantahay
Legendary omar waa runtaa sida aad sheegtay waxba inagama galin
Omar inshar dad badan oo anka mid ahay darenkodad kahadasha thanks brother
Legend ogaansho taagero buuxa kuu ahay 💪💪💪
Hooyo queen Elizabeth Ilaahay ha u naxaristo amen 🙏
Qof iimankiisa daciifay baa tahay alaha kusoo hanuunsho
yaa u ooynaayo taas kama murugeysni ani ahaan balse waan ku faraxsanhy waxaana leeyhy naarta allaha ku fogeeyo mar haduu ilaahey jaanis qarni ah siiyay balse ugu abaalguday iney ka soo horjeesato alle uma naxariisto maba u naxariisanaayo
Ogaansho nio waxaathy an other level
Ogaansho mr omar inshaar jazakallah kheer
{ مَا كَانَ لِلنَّبِیِّ وَٱلَّذِینَ ءَامَنُوۤا۟ أَن یَسۡتَغۡفِرُوا۟
لِلۡمُشۡرِكِینَ وَلَوۡ كَانُوۤا۟ أُو۟لِی قُرۡبَىٰ مِنۢ بَعۡدِ مَا تَبَیَّنَ لَهُمۡ أَنَّهُمۡ أَصۡحَـٰبُ ٱلۡجَحِیمِ }
[سُورَةُ التَّوۡبَةِ: ١١٣]
Wll omar waanku salaamay wll waxad samey saa si hadalkaaga ufahano ka yaree erygaan aad ku soo celcelineyso ee (micnaha) yaree wll
Adiga Laftiga Aya khaldan ustaad Qoftan islan nimo kuma dhiman marka in laguu yero way geeriyotay sax mahan kalmada saxan waa way @bakhtiday boqorada England
Illahay naarta haku fogeeyo hada way ku socotaa naartii alle ayay ku jirtaa
Adeer adu waad ciilantahee somalidu iyada is cuntee boqoradu idinmay cunin maxay somalidu u cuni waayeen ingriisku dad dantooda iyo dawladooda hagaajistay yeynaan ka daba ooyin
Mida kale haday iitoobiya siisay dulkiina 60 sano kadib maxad uga soo ceshan weydeen
Ciladu waa idinkaan fekerayn ee maaha boqorada iyo ingriiska kaama cali badna ilaahyna kaagama dhawa
F.G waa aragtideyda adna waan ku salaamay ☝️
naarta here we Go😄🤣
Somali Lama Oga Xitaa Hadii Ay Tacsiyeeyaan Madaxda Ugu Sareyso
لمن الملك اليوم؟
لله الواحد القهار
"ستعلمك الشدائد أنه ليس لك إلا الله".
Aniga dadka kale oo dhan lamayaabin lkn waxaan aad ugayaabay ninka professor ka sheegta ee ahmed Ismail samatar sababtoo ah waa qofka kaliya een aqoon kutuhay ayaan waxaan arkay isagoo utacsiyeynaya cajuusadaa gaasha ah ee umada soomaaliyeed guumaysiga iyo kala qaybinta bahdilaada iyo in ay qayb ka iibsatay Ethiopia qayb kalana Kenya illaahay umada soomaaliyeed qalbiyadooda , makaxdooda hafuro
Cumarow qof walboo somali ah qaabkaaga oo kale inuu ahaado ayaa fiicnaan leheyd ku dayashaa kudantahay wll
Wan kuguraacay arintan wll
Subxanallah 96sano oo anad Allahi Ku aburay usujudin waa arin Aad uxun runtii