@@wardaamxmd143chanell9 waa waxa layabay garbasarka aya asturay as a mistake iidaba feeday waxa ku siktay ina unsubscribe dhaho sababto ah qof ina xunan ku sacido majecli hadane waxa isdhahay madama dad bdn is astur uso qorayan laga yabe ine is asturto alle haina hanunsho
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🤲❤🕋
Abayo maxumo waxad noshegaysid balse xaas ayaa tahay hoyana watahay ee asturnaanta kudadaal adoo xijaaban soo gal waa iga talo saan aad xijaabka utaqaanan maaha xijaab aduunkana waa laga tagaa abayo sorry hadaa qoraladayda dhibsatay waxan jeclahaan kula jeclahay wana kutaageraa
Asxaabta shacni yaa igu caawinaayo faafinta kheyar jazaakallahu kheyar
Jamaal waaba ku faaidey inu ku ooyo waye videos ayaa viral ku noqonayo
Doolsho labo qof aroos loogu talagay soo sameey abaayo
Masha allh aby nusobadi 🥰
Aniga waxan layaabay nahaga kenya joogo oo dhan karen miyey soosaaran mid walba waxay ku leedahay karenkayga ayan
Hhhh waxba leysku walaqa kadibna istiikar magacaga ku dhaji qalas 🤣🤣🤣🤣🤣
Masha Allah Abayo mcnto 🥰❣️♥️🥰
ASC asxabta walashy iiso duceya waxaan ahy hooyo kurba heysato deyna leygu leeyahe in Alah iga bixiyo.
nerobi miyaa jogto abayo mise turki
Mashallh abayo
Hormar Mar wacan wallshy
Shacni qurux hori usoco qaaliyeey
Abayo alabtada wan raba inten kahelaya
Shacni abayo kume se cml
Kumashkulka naftaada wax kamuhinsan majiraa 🔐self care 💅😘
Walasheey macaan🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
💚♥️💚♥️💚♥️💚😘💚😘💚😘💚💖♥️💚Mashaa Allah
Walala qalii Umuruhina Allaha insahlo Ee subscribe isara walalhey daman. Wanijeclahy ❤️❤️❤️ guleysta
Abaayo at least feeraha qarso marka video sameyneysid hooyo iyo xaas asturan noqo
weyba sii feydanoysaaa
@@wardaamxmd143chanell9 waa waxa layabay garbasarka aya asturay as a mistake iidaba feeday waxa ku siktay ina unsubscribe dhaho sababto ah qof ina xunan ku sacido majecli hadane waxa isdhahay madama dad bdn is astur uso qorayan laga yabe ine is asturto alle haina hanunsho
Mashallah ❤️
Shacniyeey is caateee Hbbi butuc feerawayn baad noqotey kkkkkkkkk sorry
alab lahubo😍
Abaayo doolsho labo qof aroos loogu talagay soo sameey please
Abaayo 3 ukun
2 koob bur eh 1 kuub sonkor eh 1 koob cano qasan koob hafkiisa saliid eh qadno vanilla qando bakin eh intaas isku sameena 45 cml ku hee marka hore hoos shid ok
😍😍😍😍🤣