DEG_ puntland oo ceebaysay RW xamse dhulka ayay ku jiiden /dagaalka cir iyo dhul guul wayn..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 61

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯
    VIVA Cidanka puntland Allaha kuxafido 🇸🇴 waa Libaxyaden 5 Darood Guulesta🦁❤🎉
    From SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁❤🎉

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guuleysta puntland guul cadawga allaha jabiyo

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guul puntlnd ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xaliimoabdulahi4277
    @xaliimoabdulahi4277 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WALAALKOOD WEYE EE ADIGO HA KA XUMAAN XAMSO MEESHA ISKA QAAD

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Santaagow walaal wax jira ayuu sheegey wasiirku😂😂😂

  • @IbrahimAarka-y3o
    @IbrahimAarka-y3o 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Garta waa taqaaniin ee ma xilli rag lala hadlaa
    xilimuu raysul wasaaruhu soo hadlay waa goor rag la laayey ragna wax laayey waa goor aanu guul helnay laakiin haddii ananu guulaysan waa naloo aamusi lahaa War idinku naga garbxa illeen rag waa is halleeyaa waana is hagaajaaye

  • @RaqiyoMohamud
    @RaqiyoMohamud 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xamse ugaden iyo cidkle waxba uma aha kasi wasaqiray darodow samir is man kaqata

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul Putland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 31 นาทีที่ผ่านมา

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul 🇸🇱👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤️❤️♥️♥️♥️♥️

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guul dowlada puntland isimada cuqasha waxgarad shacabkada ciidankada dhar baxo kul bey la dhacday odr nafta waxa tar ba la yiri hadal lu so dhibey hano gani rwrs marxun xamza doqn candho dib ugu cali odeyga 80jrka xasan gorgurde horgalada shurshurki argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Santaagow wasiirka hadalkaas ciil baa ka keenay kooxda villa wardhiigley uu u qabo.
    Xaal baan ka bixinnay.
    Absamow.

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuul puntiland ❤❤❤❤

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sorry wll runtu waa kharaartahay. Raysalwasaaruhu booskiisii buukasoobixiwaayey marka waxkale kusamayn maynee runta aan iska sheegnee nadaa 😂😂😂❤️❤️❤️

  • @aishaluulcadysay5470
    @aishaluulcadysay5470 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    AJAR OYO BAAL MIDNA KAMARÀBNO TAAGEERA SHÀB XATAA MA AH WAA TAAGOORO MISKIINIMO XATAA MA OTAN DAWLADA I YO CIIDANKEEDA AAMUSKUU KU FIICNAA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidamada puntland waan garab taaganahay weliba qalbigaaan ka garab taaganahay, insha allah way guulaysan doonaan umana baahno Hassan iyo hamze, ee ilaahay bay u baahanyihiin ,maqaar saar hamze waxba gacan uguma jiro ,

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul geesiyada Puntland

  • @mrjamac
    @mrjamac 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hamza muxuu hayaa oo xafiis ah kursiga uku fadhiya inanta hassan dalxarshe ayaa hoosta ka maamusha ninkaas xil ma hayee waa marxuum uu hassan xabalaha kala soo baxay

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dowlada xasan ciidan dhabarka naga toogta marabno iyagu hayskaga xoreeyeen alshabaab

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 12 นาทีที่ผ่านมา

    Warsame Media ✌🥇🏆

  • @andiahmed4964
    @andiahmed4964 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    R/wasaraha waa tea boy
    Buntland waa runtood Wana ku farax sanahay dharbaxada ku dhacay xamse

  • @AbdirahmanAbmed
    @AbdirahmanAbmed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guul buutlan

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walalo Warsame Goede Morgen en Dankjewel.🙏👍🦁❤🎉

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🔥💯🇺🇿👀💪🏽

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk bahdilaadaas kuu toosa Allaha ka dhigo, waxay ila tahay inuu hurdada ka toosi doono. Guul Puntland guul ciidanka xaq u dirirka geesiyaashaa ❤❤❤❤

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nooloow ina adeer Santaag.

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sire Mr xamsa wa KoR.

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raali gali
    Kuwii na laynaey ayuun noo raacay

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂 wariye santaag ina adeer kaasi u gaadeen ma matalo aduunka ma arag ugaadeen bilaa dhiiga haday d5 tahy haday somalinimo ba tahay

  • @AhmedhassanIssse
    @AhmedhassanIssse 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    As

  • @abdirahmanadandahir4919
    @abdirahmanadandahir4919 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk Haye ina adeer

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂vwaiye santasg raalinoqoda ina adeer waan ogayn in la idin dulmiyay faroole iyo xmase aan isu tuurno kuwaas inama ma talaan waxaan isunahay baa kwayn waxaan wakaas oo waa adiga noo hiilinaya jah dhiigu biyo maaha❤❤

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah oo waad hiilisaye kkkkkk, dee marxuumka u sheega inuu hurdada ka tooso weli waa cayntaaye😂😂😂

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb hubkii masar keentay xaafad xamat ka mid ah ayaa lakeenay
    Waana lagu iibiyaa.

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raali ka ahaada Ogaadeen waa idin jecelahay from mj Puntland
    Tolkay Ogaadeen ma soo dooran
    Xamse ee Xasan baa miskiin nimada ku doortay San taagoow nagama xigtid haduu xunyahay iyo haduu fiican yahayba

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War neefka ha.uhiilinin

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ ชั่วโมงที่ผ่านมา

    marxuum ayad tiraahdeen iska daaua ciidaan hadaad rabtan unsom suga hatimado

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    intuu meesha taagnaa waxaan idinlahayn war marxuumka meesha kaqaata hadaad nala dareenteen waa wax fiican, Xamse Xaarwalwaal wuxuu usoosheegu nalahor imaan, Anaga Reer puntland yuusan wardame Xaarwal waal iyo tuugadaas xamar fadhida nooga sooqaadin wax wara oo dambe.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ,asc wasiir baradho buuntiland wax waa rabta lakin isadkenta hadaso dagalka dagala kahoreyay hadeey galesay doowlada dhexe kalama tashan xamse waxey uyaqanan marxuum doowlada lama shaqeyan cabaadka daaya buutlaand

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 28 นาทีที่ผ่านมา

    Adeer xamse waa waraabo u taag .

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reerahaan ayago awalba necba reerka xamze ayu m

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Miskinka somali qabil ayaywax ku qaybsata mana arag ninkadin iyo dacad imo kafican ee waxa uu kadhashay dad andifaci Karin hadi uu ahaa lahaa dadki noqon jiray rasalwasara yahay sida madhacden

  • @mursalabdulkarim2076
    @mursalabdulkarim2076 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina adeer resaleasaaraha adeerkey baa dhaley oo waa nin kablalax ah meesuu taahan yahayeyna anaguu noo jogaa Marka meeshuu taahan yahay waxaa larabaa in uu kasoo dhalaslo ogaadeena ma ahan denbi ay galeen mana matelo ina adeerkeen reerka uu kasoo jeedo ifkana waxan ugu nebcahay waxa wax ka sheega xamsa meeshaan jeclaa magaarin waxaa nin xaniinyaha laheysto asahaana heerkaas is gaarsiiyey

  • @Mashroomer54
    @Mashroomer54 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xamse waa makatafoon. . 😢

  • @AhmedAden-m6x
    @AhmedAden-m6x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkkkkk Wariye naga Ragaraali ahaada ,Xamsana hadee eediba ma qabato

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamze ceeb buu ku yahay beesha kuumade gaar ahaan ogaden ,yaanan loo qabanin hamze ogaden ,waa marxuun fashilmay

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A s c eedo aria xaal Ayan ka bixinay hada I harti nahay sorry

  • @ShukriMaxam
    @ShukriMaxam 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyadiinii saliidu kada aysay wasa waa wax aan weligood xabadridin xoogaa daacisha oo iyagaa bay lacabadayaan xamse waa idiin taliyaa waana idiin talindoonaa

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma haddaa xabad ridaan Baad gumeesi 100 Sanno ah kujiri laheeyddeen? Subhana’Allah

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wu naceebeeyay raisul wazaare xamze

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeeroow magacii daarood buu matallaa ina adeeroow ninkii ina adeerkiis ahmed mohamed islaan sow ma ehayn ninkii kula dagaalamey kismaayo oo ogaadeen badan ku dhinteen.tankale waxba dowlada uguma baahno waa dadkii u diidey dhawacii in mogdisho isbitaaladooda la geeyo.

  • @mohamoha8824
    @mohamoha8824 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar adigaaba qawane tu kale haku mashquulin caqlina ayaad ka aradan tahay ninka jiri waa bortuwajo wax badan ayuu u firsaday caqligaagan gaban waxa meesha lagugu dhibayna waa xishood la aanta ee hadalka afkaaga soo qabto ma xunyahay iyo ma fiicanyahay aan kala garaneynin ee iskiga dhawaqa ilma adertaana kuma rabaan somaliya inteda kalena waay ku barteen

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninka adunka ugu liita isaga ah ssc ba uma tudhe maysaga ninkan isagaba inta xun baa tplki logu dhiibaye

  • @HusseinGire
    @HusseinGire 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood miyaan hub udirnaa waad riyoonaysaa

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daarood Saddex Digadood Oo calami ah Beey leeyihiin iyo 10 airports. Ma Nin Bosaaso? Garacad iyo Kismaayo Heeystaa Hub kaa baryaya? Maskiin 🤣🤣

  • @mohamoha8824
    @mohamoha8824 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamuud caydiid ninbaa ka hadlay oo yiri waa bortuwajo lagu aadamo waana sax xamse ayuu ka hadlayaa isagaase ka daran oo sida ciyaalkii u hadla marka waxaan dhihi lahaa intuu tu kale ku mashquuli lahaa tiusa ha fiirsho