Radinta Shubahaadka Wahaabiyada 》Dr, Shiikh Abuukar Xasan Maalin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • #NASRU_DIIN_TV
    Kusoo biir TH-cam ka NASRU DIIN TV DURUUS IYO WACDIYAAL TAXANO KALA SOCO KHEERKA NALA FAAFI AJAR AYAA KA HELAYSAA INSHA,ALAAH
    SUBSCRIBE SAAR SI AY DHIIRO GALIN NOOGU NOQOTO KHEERKA AAN KUU SOO GUD BINAYNO
    HA DHALIILSAN KHERKA
    ASTAANTADA HANOQOTO QOF KHEERKA KA MUUQDO MAHAD SANID
    / nasrudiintv

ความคิดเห็น • 26

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 8 หลายเดือนก่อน

    JazakaAllah❤

  • @asaduzamanalmaxmud7671
    @asaduzamanalmaxmud7671 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukran

  • @ShariifAbuukar-dn5jz
    @ShariifAbuukar-dn5jz ปีที่แล้ว

    Ramadan

  • @awaaare718
    @awaaare718 ปีที่แล้ว

    قال الامام الشافي رحمه : الله فوق الفرش،فوق السماوات.ينزل الى السماء الدنيا متى شاء

  • @awaaare718
    @awaaare718 ปีที่แล้ว

    Waa habaabinaya ama dhalinyarada wadaadkani

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Mashaalaaah jzaakaahu qer ale haku caafiyo

  • @siidnuurcabdullaahi
    @siidnuurcabdullaahi ปีที่แล้ว

    ما شاء الله

  • @awaaare718
    @awaaare718 ปีที่แล้ว

    Ashaacirada waxaa isku shabahayaan saraynta allaah iyo ta makhluuqa markaa ashaaciro allaah waa ka duwan yey makhluuqa sarayntiisa ta makhluuqa waa ka duwanyay
    Allaah carshiga uma baahna mana ku fadhiyo
    Iska daaya dacaayada iyo beenta

  • @abdulkadirfarey5183
    @abdulkadirfarey5183 ปีที่แล้ว

    Sheikha markaa dhageestay waxaa ka fahmay inuusan diidaneen in ilaahey carshiga ka sareeyo, keyfiyadana uu diidan yahay, lkn waxaa fahmi la'ahay waxa uu diidan yahay, bal qofkii ii faahfaahin kara waa ka codsan lahaa inuu ii sharaxo dhoor maraa dhageestay

  • @farxaanmoxamed1
    @farxaanmoxamed1 7 หลายเดือนก่อน

    Dad Aan allahoodi aqoon dhahayana Alle xikmad malahan miyaa Alle Aqoon u leh
    Nasuusti waxay ooga tageen Hadalkii Allaqaani kii Alle iyo rasuulkiisa way ka tageen caqligooda ayeey naskiina ku reebeen
    وكل نص أوهم التشبيها أوله او فوض ورم تنزيها

  • @ilyaasyousuffarahbile5555
    @ilyaasyousuffarahbile5555 ปีที่แล้ว

    Ha

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Caw caw caw caw

  • @ridwaancabdiqadir4575
    @ridwaancabdiqadir4575 2 ปีที่แล้ว

    مافهمت الأشاعرة القرآن فهما عميقا يخالفون بظاهرالقرآن سبحان الله!!!

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk ปีที่แล้ว

    Ma Allaah baan kor jirin gaaladoodhan baa rumaysan inuu kor jiro

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว

    Sheq isoo jawab heesaha bilaa musik ah denbi miyaa adoo rali ah

    • @Hadan-hu5rk
      @Hadan-hu5rk ปีที่แล้ว +1

      Hees ta geela ama caruurta ama haanta ama shaqadu dambi maaha hadaan wax xun lagu heesin

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk ปีที่แล้ว

    Carshigu haduu sareeyo eebena kor ahaaye ka kormaray maxaad diidantihiin hadaad diidantihiin inuu kor jiro eebe maxaad markaad ducaysanaysaan gacmaha kor ugu taagtaan

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      Carshigu waa kursi ama sarriir ilaaheyna uma baahna inuu shay makhluuqiisa kamid ah ubaahdo kamana suurtawdo

    • @xayyi3296
      @xayyi3296 ปีที่แล้ว

      Maxaa u sujuudaa markaa tukaneeysid maa kor fiirisid hadoow alle cirka jiro ? Yaa abuuray samada iyo carshiga ? Alle inta oowsan abuurin xagoow jiray ?

  • @ridwaancabdiqadir4575
    @ridwaancabdiqadir4575 2 ปีที่แล้ว

    ويفسرون بستواء الله على عرشه بعلقهم وتقليدا بعلمائهم وهم يدعون بأهل السنة والجماعة سبحان الله توبوا إلى ربكم بئس مافعلتم مع ذالك يبحثون عن زلَّات علماء المسلمين!!!

  • @awaaare718
    @awaaare718 ปีที่แล้ว

    الاشاعرة من الفرق الضالة ليسوا من أهل السنة

    • @AbdirizakFarah-wg4tb
      @AbdirizakFarah-wg4tb ปีที่แล้ว

      مسكين وهابى تيمى مجسم ليس من اهل السنة بل هو زنديق

    • @awaaare718
      @awaaare718 ปีที่แล้ว

      @@AbdirizakFarah-wg4tb
      الاشاعرة فرقة ضالة مضلة وكذلك من سلك مسلكهم شاء من شاء أبى من أبى.
      قولك(مجسم)يشبه كلام الجهمية
      هل أنت جهمي؟

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 ปีที่แล้ว

    الاشاعرة ليسوا من علماء اهل السنة

    • @cabdulahianshax8771
      @cabdulahianshax8771 ปีที่แล้ว

      ashcari ninku yahay hada aqon uyelan lahayd waxn ku hadaaqdeen lkn wahaabi Bay diintaadu ku abtirsataa

    • @mustafequrash233
      @mustafequrash233 ปีที่แล้ว

      Sheekh wayn baan u haystee wuu dabaashay