Qisooyinka jacayladii lagaga baxay labadii Abwaan ee AHN Gaariye iyo Cabdi Iidaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @mustafeahmed8133
    @mustafeahmed8133 ปีที่แล้ว +4

    Ale ha unaxariisto macalinkay gii gariye jamacada hargaysa haloo duceeyo waa bil rabadaane

    • @nawaalali7001
      @nawaalali7001 ปีที่แล้ว

      Alle how naxariisto janatul fardowsa haka warabiyo qabrigiisa wasac alle howga dhigo Marti la jecel yahay alle haka dhigo

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +3

    Luul cali xasan luula iminka waa reer canada

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 ปีที่แล้ว +4

    hesta intaan aniga la ixamman walaal waa heesta ugu dambaysay ee uu u qaaday gabadha uu jeclaa Abwaan Cabdi Iidaan AUN tee , heestii ugu horreeysayna waxay ahayd OGOOW DHUUMASHADA QAAR iyo HA KU DAALIN JEEDAAL ,iyo qaar kaloo badan waana Sagaal heesood oo uu Maxamed ahmed KULUC uu qaado , marka abwaanka waxaan oran lahaa sheekada gabadha iyo qisada jacaylka waxay ka dhacday magaalada Muqdisho, gabadhana weligeed Hargaysa ma tagin oo waxayna ahayd reer Muqdisho , marka wixii faahfaahin ah haddii aad u baahan tahay ila soo xiriir ,fadlan

  • @hfm9834
    @hfm9834 หลายเดือนก่อน

    Abwaankan magaciis ee hadlayo?

  • @aal5869
    @aal5869 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka aan saxo. Gaariye inanta uu jeclaa saddex jeer ayay guursatay. Hadda Maraykan ayay kula nooshahay odaygeedii sadexaad. Zamzam Beergeel ayaa la yidhaa, waa reer Hargaysa

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah rabilcaalimiin ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @bacarjenuur5162
    @bacarjenuur5162 ปีที่แล้ว

    Gabygii dameerka cabdi iidaan soo dhig

  • @abdifatahabdi7807
    @abdifatahabdi7807 ปีที่แล้ว +1

    kkkk ninkaas runtu sheegay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    Booked.

  • @ayaanibraahim9559
    @ayaanibraahim9559 ปีที่แล้ว

    xidgaha cirkana qabo nabsaan guku xdhiidhshee

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว +3

    Ma qalanjaa

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +1

      Maya waa Luul cali xasan luula waa weriye reer canada ah

    • @cabdifatahharago5278
      @cabdifatahharago5278 ปีที่แล้ว

      ​@@AhmedMohamed-tn5yg luul ma gabadhaa uu gaariye jaclaadaybaa

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

      @@cabdifatahharago5278 maya waxaa jecelaaa cabdi iidaan faarax weriye ayay noqotay laakiin waxba kamay macaashin abaal ka dhaciii ay ku samaysay

    • @aal5869
      @aal5869 ปีที่แล้ว +1

      Luul cali xasan, Luula ayuu Abdi Idan jeclaa. Heeso badankooda Mohamed Ahmed qaado ayuu u tiriyey.

    • @aal5869
      @aal5869 ปีที่แล้ว +1

      Gaarriye inanta uu jeclaa zamzam ayaa la yidhaa. Maraykan ayay joogtaa hadda

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Marwa yareey dumaroo qiimobadan oorixaasad yareey ama Riyaaq rasmi Rayxaaneey.iyaaah cantrobaqash.bloked

  • @toogonuur5191
    @toogonuur5191 ปีที่แล้ว +2

    Nabsiga xaabo lagu dayay weeye lagu daray maaha saxa afsomaliga

  • @heersare8314
    @heersare8314 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib

  • @AsmawaberiAbdillahi-qc6qt
    @AsmawaberiAbdillahi-qc6qt ปีที่แล้ว +2

    Bess

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 7 หลายเดือนก่อน

    Markay taaba qaadiyo
    Markii timaha loo dabay
    Ilaa toban jirkeedii
    Yartii igu talaalnayd

  • @ahmedjama2090
    @ahmedjama2090 ปีที่แล้ว +1

    Waar kan wax duubaya ma saancadaalaa hablaha muxuu camera da kala raacraacayaa

  • @CabdinasirAadam
    @CabdinasirAadam 5 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @cabdiyare6536
    @cabdiyare6536 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh

  • @sheekmuuse2871
    @sheekmuuse2871 ปีที่แล้ว

    0

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Matan yartaaanaa tanaaa yaawaaye cantrobaqash ma will iyo gabar shamsadatanmarwa yareey dumaroo iyaaah Laguna Farxo nonsenses

  • @hanacabdiqaadir4792
    @hanacabdiqaadir4792 ปีที่แล้ว

    Kkkkk kkkkkkk has is dead😊

  • @CabdinasirAadam
    @CabdinasirAadam 5 หลายเดือนก่อน

    p

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว +1

    Beena waas rag dhintaybuu been ka sgeegayaa taariiqahana run iyo been buu is huwiyay

    • @aal5869
      @aal5869 ปีที่แล้ว +1

      Beenaale maaha. Labada qisoba waa run

    • @jalbisgeelqaad984
      @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว

      @@aal5869 adeer waa todobaatan jir qofkan aad wax u sheegaysaa been iyo runba wuu is huwiyay macnaha isku daray baan idhi

    • @aal5869
      @aal5869 ปีที่แล้ว +4

      Haaye dadka waala saxaa la isma caayo. Ma aayad Quraanuu qalday

    • @jalbisgeelqaad984
      @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว

      @@aal5869 waligay ma caytamin adeer dadeedna ma joogo qofse wax aanu aqoon ama u soo taagneyn amaba baran ka hadlaya bal adigu magac u bixi waana ku salamay nabadewy

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 ปีที่แล้ว +1

      @@jalbisgeelqaad984 adeer ma wuxuu khalday markan uu leeyahay gabadhaa Gaariye jeclaaday lama guursan miyaa?!