King Ck Oo Kudhagan Waayaha Cusub 100k Dislike 🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6K

  • @hodaniitahappy3846
    @hodaniitahappy3846 4 ปีที่แล้ว +1694

    Omg 7 minutes 9k the legend keep going king ck
    Team ck wan idin wata yacni jag idinku ahay😘💪

  • @hirsiabdi9741
    @hirsiabdi9741 4 ปีที่แล้ว +197

    Anoo ree jigjiga ah heestan waan ka soo horjeeda wlhi
    Nabad iyo nolol ayaan wataa wlhi
    Wixi ila mid ah like saara

  • @hafsoosmandahir7368
    @hafsoosmandahir7368 4 ปีที่แล้ว +88

    Adigoo muuqaalka daawaanayo ayaa comment tiga aqrinoosaa😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏

  • @halgan.media.5
    @halgan.media.5 4 ปีที่แล้ว +74

    *Hadii aad qoraalkeyga aragtid ilaahay Hamigaaga Hakuu Rumeeyo, Ha Noqon Bakhaylkii Nabigu Sheegay Igula Saliya Xabiibkeena Muxammad SCW ❤☝️*
    *inta nabiga jecel **#subscribe** & **#like** Ii Saara😢🙏❤🙏*

  • @luulcadeyofficial2855
    @luulcadeyofficial2855 4 ปีที่แล้ว +46

    Nawad iyo nolol inta jecel like isaara❤🇸🇴💎❤👍👌👈

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle 4 ปีที่แล้ว +100

    Anigoo reer soomaliland Viva nabad iyo nolol❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 ปีที่แล้ว +358

    ANIGOO REER SOMALILAND AH WAAN TAAGEERSANAHAY NABAD IYO NOLOL 🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊✊✊

    • @maliifigure7616
      @maliifigure7616 4 ปีที่แล้ว

      Thnks wll qaaliH ❤👑

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 4 ปีที่แล้ว

      🙏❤️💯

    • @zayidaliabdi6355
      @zayidaliabdi6355 4 ปีที่แล้ว

      NABAR IYO NAXDIN

    • @armaanyare252
      @armaanyare252 4 ปีที่แล้ว +2

      Sxb dunida wliga farxad ku nolow aniguba reer waqoyi wn jcelhy wa family geega

    • @SHARKEY_10
      @SHARKEY_10 4 ปีที่แล้ว

      hhhh I am somali

  • @taaxomohamed8239
    @taaxomohamed8239 4 ปีที่แล้ว +107

    Weligey 200like imeydan gaarsine caawa igarsiya

  • @zahraudug
    @zahraudug 4 ปีที่แล้ว +175

    4hr 29k dislike cunug may dileen kulahaa. Inta kuqososhy ereyga like 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @anasirhussein8063
    @anasirhussein8063 4 ปีที่แล้ว +131

    Tageraha nabad io nolol inte gareysan like dhac kuso sii ya.😁🇸🇴❤️

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 ปีที่แล้ว +188

    Anigu reer Somaliland baan ahay
    Heestan aad baan ugu soo horjeeda walahi maxa yeelay fanka somaalidu waxa kaliyoo loo dawada madadaalo,hesstan aad bey ugu soo horjeeda fanka maxa yeelay xisbi haddad diidoh sidu wax u wado ha caynin ee ka aad tageerto fadlan hees u qaad wa iga talo
    We are one

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 4 ปีที่แล้ว +2

      🙏❤️💯

    • @anisashire9044
      @anisashire9044 4 ปีที่แล้ว +4

      Aqliga salimka ah ayaa sidas ah wll thnks

    • @zalmasaalax8075
      @zalmasaalax8075 4 ปีที่แล้ว +2

      Dadku wada xul mha caqliga lays dheeryahy

    • @nimconashaad2610
      @nimconashaad2610 4 ปีที่แล้ว +1

      Peeen ma ahn faanka ayey ku ciyaareeeeeeeen kuwaaaan

  • @itzzarashow1996
    @itzzarashow1996 4 ปีที่แล้ว +103

    Team CK waligey 10 like mahelin😥😥😭😭😭

  • @badalali9227
    @badalali9227 4 ปีที่แล้ว +96

    WAligaa Ha isku dayin Afkaaga inaa dalkaaga ku damiso ❤ck legend

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 ปีที่แล้ว +137

    Inta somalinimda ku weyntahy Like isara
    rajadeena ma jabin karaan caruur yaroo lacag lasoao siiyay😥🙏🇸🇴 somali ha israacdo

    • @shaxshax4192
      @shaxshax4192 4 ปีที่แล้ว +1

      Ck dadka qaarba runta kugu nacayo waana sax dalan awod buxdo lahen maxa laga mucaradaya. Kafiirsasha la an baan oran kara

  • @mahdidubow5935
    @mahdidubow5935 4 ปีที่แล้ว +59

    Nabad Iyo Nolol wa Dowlad Ee Somaliweyn ee wada leedahay xaga Social media wey iska dhiseen 💪💪👍🇸🇴🇸🇴

  • @ifrahsaid7793
    @ifrahsaid7793 4 ปีที่แล้ว +77

    Kkkkkkk like intii reaction kan ck sugaysay😂👍♥️
    Wllhy waa qosly 😂😂😂😂😂😂

  • @shukriothman4542
    @shukriothman4542 4 ปีที่แล้ว +53

    Wllhi somalidu waa wada siyasiyiin☝️ halmar ayaa xamadsadoda kacday markii wayaha cusub soo fara galiyen dowlda 😂😂 viva dhalinta somaliyed

    • @nimaladhan304
      @nimaladhan304 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 4 ปีที่แล้ว +108

    Been maha wlhi
    dadd tashtaa mucarad yeesha
    Alle Somali dhibka haka saaro
    l m from somaliland burco
    💯💯💯💯💯♥️

    • @maliifigure7616
      @maliifigure7616 4 ปีที่แล้ว +3

      God bless ya sister ❤❤

    • @kasmotech7980
      @kasmotech7980 4 ปีที่แล้ว +3

      God bless you sis

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 ปีที่แล้ว +3

      Gob isma qariso

    • @طالبعلي-ش7ك
      @طالبعلي-ش7ك 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamednoor9873 wlhi tas aya ben ihin

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 ปีที่แล้ว +1

      @@طالبعلي-ش7ك bro ana lasocda 60k bay mareysa views kina 22k buu dhafi layahay you tube ki wuukaxiray baritana kusocda muuqalka cunsurinima ku jirtay kuso qoren hawada laga sari raba

  • @suleimanjama6194
    @suleimanjama6194 4 ปีที่แล้ว +337

    Heestii waayaha cusub DISLIKE teedu waxay ufaafeysay siddii COVID 19 oo kale kkkkk

  • @mohamudfareey4838
    @mohamudfareey4838 4 ปีที่แล้ว +261

    50k dislike😂😂😂 inta so aragtay like Iisaara😂😂😂😹😹😹😹❤️❤️

    • @Odaykaarto514
      @Odaykaarto514 4 ปีที่แล้ว

      Iisoo booqo Wllo please

    • @hashimabdinasir6191
      @hashimabdinasir6191 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadhiyo xun mesha ka carar 👊 tem fadhiyo xun mesha lagama rapo

    • @munodaganchannel7797
      @munodaganchannel7797 4 ปีที่แล้ว

      78 kun ayaan arkeyba markii ugu danbeysey oon sawir ka qaadey😂😂😂50kun aaaaa

  • @vfvmohamedshariff8691
    @vfvmohamedshariff8691 4 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂😂 intii sugeysey reactionka ck ayaan ahaaa walahi ❤❤❤king ck❤❤

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 ปีที่แล้ว +138

    ANIGOO REER SOMALILAND AH VIVA NABAD IYO NOLOL🇸🇴✊✊✊✊

  • @mustaf7237
    @mustaf7237 4 ปีที่แล้ว +60

    Hdi ad jeceshay nabad iyo nolal waliba ad rbto iney dib usoo labtan like viva n n ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queen___juweria7083
    @queen___juweria7083 4 ปีที่แล้ว +70

    #Dislike__inta ku faraxsan
    #LIKE Ha'ila dhaafina🇸🇴❣❣💯🙏🏿
    #CK inoo Redaction kasoo bixiYo waa sugaaye😂✌🏿
    N&N❣❣❣🙏🏿🇸🇴🇸🇴

  • @mohasmartboy3053
    @mohasmartboy3053 4 ปีที่แล้ว +49

    Sidii dislike👎 loogu waday i can't breathe lagaga yeersiyey heestan 😂😂😂

  • @abdiqadarabdullahi9562
    @abdiqadarabdullahi9562 4 ปีที่แล้ว +41

    Eyaha cusub ayaa u bixiyy
    Aniga
    Somalia 💪❤️ somaali baa leh
    🇸🇴🇸🇴🙏🙏

  • @wellmanyare1690
    @wellmanyare1690 4 ปีที่แล้ว +121

    Views ka wxaa ka badan dislike ka
    22k views & 50k dislike
    🤣🤣🤣🤣
    Umadda mxa iga reeeby dislike u saarey ciyaal kiniisad baa wx ka sheegaya dowlada N.N
    6 hrs 50k dislike 🤣🤣🤣
    Report na waa u raaaciyay
    Hadii ilamid thy like iisar👍

    • @soraajmohamed2281
      @soraajmohamed2281 4 ปีที่แล้ว +1

      Cke horay usoco bro

    • @wiilkawaalan__
      @wiilkawaalan__ 4 ปีที่แล้ว +1

      22k views iyo 50k dislike ayuu ahay wey xereyn😂🤣😂

    • @soraajmohamed2281
      @soraajmohamed2281 4 ปีที่แล้ว

      Cke horay usoco bro

    • @MaCsaRo336
      @MaCsaRo336 4 ปีที่แล้ว

      @@wiilkawaalan__ wala gate ladhahe

    • @beeloahmed4964
      @beeloahmed4964 4 ปีที่แล้ว

      I did same mucard io nacab layashooda wa inaa iska qabana

  • @mssgaaboali8922
    @mssgaaboali8922 4 ปีที่แล้ว +280

    Team Nabad io nolol is mujiya🇸🇴🇸🇴💙

  • @ifrahmohamedmohamud5173
    @ifrahmohamedmohamud5173 4 ปีที่แล้ว

    Masha wll ck waxn ka codsanaya inaa like isarto wll waxn rabaa inaan kula so hadlo lambarkaga wax badn radiyay qiso aya rabaa inaa kula wadaago ama ad rayi iga siiso insha allh wad iqimen dontaa wll keep goin

  • @princess_ashwaaqiiq7547
    @princess_ashwaaqiiq7547 4 ปีที่แล้ว +235

    Hadad dislike iyo report dahdhy like kutur nabad iyo nolon🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴😘😘 siyasad marabno anga🇸🇴🇸🇴 illahyow waxan kabarya somali inay isracdho🤲🙏❤❤

    • @saalimahmed1073
      @saalimahmed1073 4 ปีที่แล้ว +4

      Wallhi waan dhahay labadaba adigana waan kugu daray 😂😂micnaha like kusiiyey✌

    • @zuldaaandeeqaariyah1436
      @zuldaaandeeqaariyah1436 4 ปีที่แล้ว +2

      WlHi Waan Dhahay

    • @Odaykaarto514
      @Odaykaarto514 4 ปีที่แล้ว +1

      Iisoo booqo Wllo please

    • @maryammohamed362
      @maryammohamed362 4 ปีที่แล้ว

      Wan dhahay nabad iyo nolol🇸🇴🇸🇴

    • @hassanjunior2048
      @hassanjunior2048 4 ปีที่แล้ว

      Dislike in video lagu saarto hadad umaleyso jahila tahay

  • @ShaatiWayne
    @ShaatiWayne 4 ปีที่แล้ว +13

    Hadii aad qoraalkeyga aragtid Hamigaaga Hakuu Rumoowo, Ha Noqon Bakhaylkii
    #subscribe & #like Ii Saara😢🙏❤🙏

  • @GULED19-f
    @GULED19-f 4 ปีที่แล้ว +15

    ck muwadi dhap ah kugu fanaa sxp
    frm jigjiga🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @quen_happy
    @quen_happy 4 ปีที่แล้ว +234

    ✊Sidaan dislike ta ugu midowney hadan somalinimo ugu midowno wllhi ma jiri donto cunsurinimo dmbe dlkeena inuu dhismo weye hada kadib i.n
    Aan sidaan ahaano weligeen somli maxamedeey🙏🙏guul N.N🇸🇴❤💋🇸🇴❤💋🇸🇴💋🇸🇴💞💞💞

    • @cismaanmaxamed7742
      @cismaanmaxamed7742 4 ปีที่แล้ว +2

      Kip giong pro ku tageer sanhy

    • @nuurulimanchannel
      @nuurulimanchannel 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa run wllh

    • @gygh5802
      @gygh5802 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah allah 👍 💯 💯 💯💯💯💯

    • @sabna-2229
      @sabna-2229 4 ปีที่แล้ว

      Allha ayaan ka baryeena inay somali gacmaha is qabsato

    • @move-on1833
      @move-on1833 4 ปีที่แล้ว

      Xaad ku midowdeen tuuga tihiin.Dislike waa soo iibsateen tuugo nabar iyo naxdin

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 4 ปีที่แล้ว +126

    Heestaas sida disliketa leeskula wada saaray hadii ay soomali🇸🇴 isku raaci lahee way fcnaa lehee illaahay ha isku raacsiiyo sidaas oo kle soomaali oo dhan.

  • @topskillstv8456
    @topskillstv8456 4 ปีที่แล้ว +50

    Walahi manta waxa ogade Somali ine jeceshahay dowladena allow nodaa dowladena hada wayaha cusub nace like igu sharafa

    • @munamaanka4629
      @munamaanka4629 4 ปีที่แล้ว +1

      Farnaajo qaran mahine ee wa qabiiliste 50 dislike bixiseene xda wax tareeysin bal farmaajo kuso ceshta hhh ani sheekadan wan raba nabe wayaha weey ismuujiyeen armaajo👎 madax weene uma qalmo intii ila aragte disliketa igu karbaasha ileen like nigama sugaaye kkk

  • @feysalmohamed4273
    @feysalmohamed4273 4 ปีที่แล้ว +8

    mararka qaar Aan heesaha daawado waxaanba ka dhex raadiya wixii var so qabti
    ileen mar waliba waxaan indhaha ku haaya (Daawadaa) the legend ck🇸🇴❣
    #ck_familiy jag idinku ahay

  • @Hibaky
    @Hibaky 4 ปีที่แล้ว +233

    Aniga reer sland ahay heestan dartiinaan dislike usaaray reer muqdisho waan jeclahy nabadiina iyo nloshiina waan idinku ducaynaa 🙏🏻❤️😍💝

    • @maryamhasssan8330
      @maryamhasssan8330 4 ปีที่แล้ว

      Thanks xbtti😍😍🥰🥰😍😘😘😘😘

    • @yaasmiinahmed9935
      @yaasmiinahmed9935 4 ปีที่แล้ว

      💋💋💋💋🙏🥰xppti ankaba wan ku jecalnhy💋💋💋💋💋🙏🥰

    • @maliifigure7616
      @maliifigure7616 4 ปีที่แล้ว

      Thnks sister sharavei 😍

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 4 ปีที่แล้ว

      🙏❤️💯

    • @munodaganchannel7797
      @munodaganchannel7797 4 ปีที่แล้ว

      Shukran wll qaali ah ayaad thy adigoo kale ayaaku jiro jamhuuriyada barakaysan ee soomaaliland😍😍

  • @jamalnazir2920
    @jamalnazir2920 4 ปีที่แล้ว +85

    20k waa reer somaliland dhibkiinu wa dhibkayaga ogaada qalbigan midkanahee ❤️💕❤️ SOMALIA 🇸🇴

    • @axmedmaxamed4678
      @axmedmaxamed4678 4 ปีที่แล้ว +2

      wadanka beenta kadaahaa somaliland waxba dislike ma saarin waxba nagama galin

    • @tiktokgang1992
      @tiktokgang1992 4 ปีที่แล้ว +1

      💗💝💝

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 ปีที่แล้ว +2

      zk mohamed 🤣🤣 ma adaa quluubtooda wakiil ka ah ki like iyo saaray iyo kii dislike saaray

    • @asiaabdirizaq432
      @asiaabdirizaq432 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix wllo🇸🇴✊♥️

    • @wardahapp888
      @wardahapp888 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa sax dhibkina waa dhibkayaga 🇨🇮🇨🇮🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🥰🥰🥰🙏

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 4 ปีที่แล้ว +118

    Nac naac ayakaa la imadee dislike ta qaata eeyaha cusup🤣 madaxdeena 🇸🇴iidiinma jawayaan 💪nawad iyo nolol guul💪from muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💗❤❤

    • @axmedcartan9083
      @axmedcartan9083 4 ปีที่แล้ว +1

      eeyaha cusubjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @naimasalaad2148
      @naimasalaad2148 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa eeyaha cusup

    • @akaafikc5047
      @akaafikc5047 4 ปีที่แล้ว +2

      Eeya cusub waa la hesay runtii 👇👇👇

  • @nimcodaheeye2372
    @nimcodaheeye2372 4 ปีที่แล้ว +12

    Somalind is my mather land and somalia is my brothers and sisters so that l love two cantres

  • @adnayasin7467
    @adnayasin7467 4 ปีที่แล้ว +215

    Dowladena wxi so faragashta saasa lo galaya no like no comment no share no subscribe 😂 xataa report😂🦶🏻

    • @mahadalimohamed3019
      @mahadalimohamed3019 4 ปีที่แล้ว +3

      Yeah abyo cashar ayaa loodhigay wlhi

    • @faraxxasan8089
      @faraxxasan8089 4 ปีที่แล้ว +1

      Kuwaas oo kle cashar weyn baaloo dhigaa wllhi

    • @ismahanadan4600
      @ismahanadan4600 4 ปีที่แล้ว +3

      Kkkk dislike iyo cay iyo report isugu daray wlh

    • @adnayasin7467
      @adnayasin7467 4 ปีที่แล้ว

      Mahad Ali Mohamed mid an yarayn😂

    • @adnayasin7467
      @adnayasin7467 4 ปีที่แล้ว

      Farax Xasan ha wll wx xun by sameeyen😂

  • @khaliif.official5726
    @khaliif.official5726 4 ปีที่แล้ว +18

    The fast coment tagerahaga kowad keep going king ck

  • @garaadsamecali5315
    @garaadsamecali5315 4 ปีที่แล้ว +58

    50k dislike inta ugu war dambesa like isara😛
    Hadana only me ka dhigten hhhh

  • @Shayma122
    @Shayma122 4 ปีที่แล้ว +13

    Naa afkaad somalia ku caayayso maryo siiso mrs dislike from somaliland N&N💪💪💪💪💪💪💪

  • @zaymonlyrics9658
    @zaymonlyrics9658 4 ปีที่แล้ว +50

    CK REACTION KIIS INTA SUGEY SAY LIKE NPD IO NLOL🇸🇴🇸🇴

  • @munasarabdinasir1146
    @munasarabdinasir1146 4 ปีที่แล้ว +6

    First comment like keep going legend kin ck

  • @hanadheroofficial4835
    @hanadheroofficial4835 4 ปีที่แล้ว +18

    Fast Comment Wayaha Qariban
    i am team ck
    Qabiliste Qaran Maleh🇸🇴💪
    Qabiliste Qalbi Maleh🇸🇴☹
    Somali ba nahay Somali nimada
    Naga badan 🇸🇴💪💪💪💪💪💪

  • @samirkacashaqaa8937
    @samirkacashaqaa8937 4 ปีที่แล้ว +2

    Wadankenaa hadat sidhii hoyoo ujaceshahaay like isaar.

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 4 ปีที่แล้ว +104

    Kkkkkk wixi nabad Iyo nolol ah Report ugu badala Eeyaha cusub.
    Team NN like my comment.
    Dadka inay gaarto rabaa please

    • @nerez1485
      @nerez1485 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi magac bir eh aa keentay 😂😂eeyaha cusub 👏👏

    • @dailychallenges2595
      @dailychallenges2595 4 ปีที่แล้ว

      @@nerez1485 kkkkkk walal kuwaan eeyahaa dhaama lkn magacaas udoornay. #eeyaha cusub😂😂😂

  • @haykalshorts1939
    @haykalshorts1939 4 ปีที่แล้ว +158

    Hadii aad Nabad%nolol tagersan tahay like 😂👇

  • @xafsanafta4433
    @xafsanafta4433 4 ปีที่แล้ว +111

    dislike side ugu wadeen ee waxe ka kenen I can't breathe
    hhhhhhhhhh yeeees yeeees

  • @caashocuud9105
    @caashocuud9105 4 ปีที่แล้ว +7

    Somali hanolato nabd iyo nolol inta jecel like yee ila dhafin

  • @msmohamed7947
    @msmohamed7947 4 ปีที่แล้ว +106

    I love ck Wlhi he always talk about the truth ❤️😭 allow nafta haayga qaadin intaan arkiin Somali o miidowdey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉❤️

    • @nastehaahmed9879
      @nastehaahmed9879 4 ปีที่แล้ว +3

      🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤🥰

    • @ciyarahaadunka3988
      @ciyarahaadunka3988 4 ปีที่แล้ว +3

      Amiin

    • @sharmarkeali7405
      @sharmarkeali7405 4 ปีที่แล้ว +3

      ❤🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌

    • @YahyeSalebanmuse
      @YahyeSalebanmuse 4 ปีที่แล้ว +4

      Ha wlhi aniga rer lascanod ban ahay isla markiba goor aan saaray waan is garan waayay dawladena ilahay ha dhawro

    • @Naima2423
      @Naima2423 4 ปีที่แล้ว +3

      Ameen dhamanteen

  • @Ak-dy3ch
    @Ak-dy3ch 4 ปีที่แล้ว +144

    Nabad iyo nolol forever and ever farmajo iyo kheyre
    🇸🇴💪💪👈
    Somali maryooley wey jecelyihiin wadankooda
    Ck adiga qudhaadaa
    Matagersanthy nabad iyo nolol

    • @hibowayel9339
      @hibowayel9339 4 ปีที่แล้ว +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤✅

    • @nimconashaad2610
      @nimconashaad2610 4 ปีที่แล้ว +2

      Nabad io nolol keeep going mdxdeeena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @tq7193
    @tq7193 4 ปีที่แล้ว +50

    Me: ck hees cusub aya sobaxday
    Ck: magaced
    Me:nabar iyo naxdin
    Ck: majogti lee🤣🤣

  • @nastexabdi960
    @nastexabdi960 4 ปีที่แล้ว +68

    Waan ka daalay.dagaal waan ka daalay qabyalad .dhalin yarada waxaan leyahay qarnigan la joogo aan dowlada umada somaliyed iska dumin .waa inaan ku fikiraa inaan dalkena amaano adunka la tar tano . Qabyalad 36 sano oon ku jiray hal qof oo natiijo ka helay malaha .ilahay qulubtena ha isku soo jiido amin yarabi

    • @hamdiabdulahi1392
      @hamdiabdulahi1392 4 ปีที่แล้ว

      Amiin yarii nastexo 🙏🙏

    • @adnamohamud1201
      @adnamohamud1201 4 ปีที่แล้ว

      aamiiin

    • @darwiishcilmi6795
      @darwiishcilmi6795 4 ปีที่แล้ว

      😥😥😥😓😥😓😥😓😥😓😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waad iga il kaysiisay

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 4 ปีที่แล้ว +44

    somaliyey ck oo idinka qosliya murugta idinka dawoola maaad 20k like xitaa garsina 200kviews ba waad gaarsisane marka ay ugu yar thy 😁😂😀
    guul nabad io nolol🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    edite:: ck familkaga hada ayey xasuusten like ta in ay kaa iloowi jireen 20k like kugu qarxiyen hada keep going

  • @mrkeepgoingofficiall9407
    @mrkeepgoingofficiall9407 4 ปีที่แล้ว +55

    Dowladeena cidii wax ka sheegto dagaal ayaan ka xignaa🇸🇴

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 4 ปีที่แล้ว +69

    Wlh 60 kun dislike ayey
    Mareesaa
    Intee yaabeeen ayey
    Only me ka dhigteen hhhh
    Viva nabad iyo nolol

  • @Humblegir
    @Humblegir 4 ปีที่แล้ว +32

    Ck Reaction marksn arkay so cararay hee from Hargaysa✌😁

  • @mahirbulxan952
    @mahirbulxan952 4 ปีที่แล้ว +14

    First view mahir Bulxan plz like 🇸🇴 inta jcĺ dalkoda

  • @abdinur7710
    @abdinur7710 4 ปีที่แล้ว +113

    inta nabad io NolOl tagersan bilaa sharud like 💓

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +76

    Hada Way Xireen Dislike Way Ceeboobeyn Ayadoo 50k Dislike mareyso 😂😂❤🇸🇴❤✌
    Lkn Report Hala Dhaho weliba Qeybta
    Hateful or abusive Contents

    • @Saluu_moha1
      @Saluu_moha1 4 ปีที่แล้ว +2

      Wllhi wa hore iskugu daray #DISLIKE iyo #Report 👎

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Saluu_moha1 😂50 mar Cml Report waan dhahay

    • @hodman3846
      @hodman3846 4 ปีที่แล้ว +4

      @@Bb-zm4pj ilaaaaa familka an ka saray wan daalay san qaranka u difacayay caawa🙄😂🙈

    • @Odaykaarto514
      @Odaykaarto514 4 ปีที่แล้ว

      Isoo booqo wll please

    • @Bb-zm4pj
      @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hodman3846 thnks baayo❤
      😂wlh Blh tlh suulkaa i xanuunay sidaan Reprt u dhahaayay wassaqda

  • @mohamedgodane9735
    @mohamedgodane9735 4 ปีที่แล้ว +1

    Libax libax dhalay oo somalinimada jecel bad tahy sxb hore usoco keep going bro

  • @justinyarejustinyare1998
    @justinyarejustinyare1998 4 ปีที่แล้ว +220

    Heestii DISLIKE teedu waxay Ufaafeysay Siddii COVID 19 oo kale lkn
    Hada waxaa lagu soo rogoy Bandoow Inta Ilasoo arag tay Like cawa wa Free 🤣🤣

    • @samzam8100
      @samzam8100 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @aweysmohamed3091
      @aweysmohamed3091 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa qusul igudishay

    • @fahmoifka5346
      @fahmoifka5346 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk

    • @AbdiOsman-fg1cx
      @AbdiOsman-fg1cx 4 ปีที่แล้ว

      Bandow bandow dhaaafay ooo wen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmm

    • @shankaroonrahma2918
      @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂walhi corona ayay noqotay waxan kabaqayaa in layodhahdo

  • @anuushamis2434
    @anuushamis2434 4 ปีที่แล้ว +24

    Allaha noo dhiso dalkena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤ ck poowe adigana allaha kusharfo wlhi waa iga qoslisay thanks

  • @ambros9607
    @ambros9607 4 ปีที่แล้ว +69

    Cawa 30 gmail bn sameyay kaliya siaan disliketa ubadiyo
    NABAD IYO NOLOL 💪🔥❤

    • @mankamohamed277
      @mankamohamed277 4 ปีที่แล้ว

      💪💪💪💪💪💪💪👍

    • @yahyaasad1169
      @yahyaasad1169 4 ปีที่แล้ว

      🤪🤪🤪🤪 libax aa tahy

    • @hodanmuse7746
      @hodanmuse7746 4 ปีที่แล้ว +1

      Libaax ku soco

    • @abdirahmaanak1275
      @abdirahmaanak1275 4 ปีที่แล้ว +1

      Keep going 😜😜😜😜😂😂😂😂👌👌👌👌

    • @maliifigure7616
      @maliifigure7616 4 ปีที่แล้ว

      Lipaax 🇸🇴😍😍

  • @umalkhairsayid8894
    @umalkhairsayid8894 4 ปีที่แล้ว +38

    Ck cunug may dhishay heestu ayaad tidhi lkn anuu umadbay dhishay ayaan leeyahay lkn waxba nagama qaadi karto hees yari soomali wayka awood badantahay wax hees ku jaba love you somali meel kasta aad joogtan from somaliland 🙋‍♀️

  • @abdifitahtakra2560
    @abdifitahtakra2560 4 ปีที่แล้ว +121

    Nidirbaan horay umaray niyadaydu waa meel
    Hadii aanan soo noqon calankayga nuurow allahayow ku nabad gali

    • @aminarun6549
      @aminarun6549 4 ปีที่แล้ว +4

      wlh mrka an maqlo calankayga nuurow Allahayow ku nabad gali emotional 😭😭😭 baan noqda
      somali guul baan kurajeyna inshallah

    • @kuqaadochannel3387
      @kuqaadochannel3387 4 ปีที่แล้ว +2

      Calankeyga nuurow allow kunabad gali😰🇸🇴❣🙏

    • @abdifitahtakra2560
      @abdifitahtakra2560 4 ปีที่แล้ว

      @@kuqaadochannel3387 thanks

    • @abdifitahtakra2560
      @abdifitahtakra2560 4 ปีที่แล้ว

      @@aminarun6549 thanks washey

    • @roodacarab9198
      @roodacarab9198 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlahi markaan maqlo calankaygii nuurow alahayow ku nabadgali sibaan uqiiroodaa ilaahow soomali oo israacday itus

  • @swaggerchannel7042
    @swaggerchannel7042 4 ปีที่แล้ว +50

    Inta tageersan nabad iyo nolol like isaar🙏😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @b4kgacal214
    @b4kgacal214 4 ปีที่แล้ว +25

    Ck mesha ey wayaha cusub 42k dislik Ka helen bro adiga waxd helesa cawa inshalha 200k SUBSCRIBE cusub inshalha wlhi cawa saaid ayn ugu farxy sida ey somalied Dowladoda u garab galen 🇸🇴

  • @omarmohamedhussein7367
    @omarmohamedhussein7367 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco masuuuul👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @Shabalaalamedia
    @Shabalaalamedia 4 ปีที่แล้ว +65

    Hadda 60k dislike waaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Somalia ha noo laato
    Nabad iyo nolol jira abid💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅✅✅🌍🌍🌍🌍🌍🌎🌎🌎🌏🌏🌏🌏

  • @mohaaz6906
    @mohaaz6906 4 ปีที่แล้ว +76

    Inta ila aragtay in like iyo dislike ay qariyeen 😂😂😂 wAyahya cusub

    • @deeqoluul7600
      @deeqoluul7600 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi wey qarsadeen aniga xitaa dislike ayaa soosiiyey🤣😂👈

    • @hodanyusufmakaran2534
      @hodanyusufmakaran2534 4 ปีที่แล้ว +1

      Way qariyaan dofrta😂😂😂😂😂🤣

    • @nimcoduran5974
      @nimcoduran5974 4 ปีที่แล้ว

      Haa

    • @ladannuush276
      @ladannuush276 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhh qaarbaa sacan naxdin lasuxsan yaa soo ogaada heer ee wax qariyaan bey garty😂😂bagah

    • @deeqoluul7600
      @deeqoluul7600 4 ปีที่แล้ว

      @@Ehel_Caashaq1 saaloosiiyaa reports aan siiyee

  • @aragsanmaxmed1075
    @aragsanmaxmed1075 4 ปีที่แล้ว +15

    Ck nolosha kuma xumeyso Keep going 😍❤️❤️😍😍😍😍😍😍

  • @wlljeckofficial2769
    @wlljeckofficial2769 4 ปีที่แล้ว

    Ck hada Leeba TH-cam fahantay viewskada aad buu udhaqaaqi malmahan inta ila argtay like
    Keep Going brother

  • @wellmanyare1690
    @wellmanyare1690 4 ปีที่แล้ว +76

    Hadii aad ila aragtey iney qariyeen waayaha cusub like & dislike ka dhac igu sii like 👍
    🤣🤣🤣
    Guuul N.N 😍😍😍

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 ปีที่แล้ว +100

    *Inta Dislike soo saartay heestaas like isku muujiyaa😂*

  • @hoodosuleh6651
    @hoodosuleh6651 4 ปีที่แล้ว +61

    Somalia hanoolato❤reer somaliland ahay hadana waa jeclhy somalia anuu wllhi🇸🇴

    • @xalimaabdisalan11
      @xalimaabdisalan11 4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks walal

    • @saharaabdullahi2508
      @saharaabdullahi2508 4 ปีที่แล้ว +1

      S.kalleh anakana we love u ❣❣

    • @umunashaad3219
      @umunashaad3219 4 ปีที่แล้ว +1

      Mhdsnd wll mcn nbd waarta

    • @ladanm8329
      @ladanm8329 4 ปีที่แล้ว +2

      Hoodo Suleh abaayo thanks 🙏🏽 aniguba reer muqdisho ayaan ahay waane jeclahay reer Somaliland coz dad badan aan jeclahay baa kasoo jeedo allaha ku idin xifdiyo

  • @dayzeofficial6228
    @dayzeofficial6228 4 ปีที่แล้ว +15

    14 hours 153k only legend ck keep goin brother 💪💪💪💪

    • @luqmaansacad2776
      @luqmaansacad2776 4 ปีที่แล้ว

      @@user-cr5tw6cr3n xalay waliba 153k muu ahaynee 156k ayuu ahaa laakiin Viewsku dib ayuu isu guray micnaha hoos ayuu u dhacay
      Mahadsanid.

    • @boqortooyoofficial4877
      @boqortooyoofficial4877 4 ปีที่แล้ว

      War waan yabanhy marhoroon daawady 150 ayuu marayay haatana 125k maxaa sababy

    • @boqortooyoofficial4877
      @boqortooyoofficial4877 4 ปีที่แล้ว

      War waan yabanhy marhoroon daawady 150 ayuu marayay haatana 125k maxaa sababy

  • @sihamabukar3008
    @sihamabukar3008 4 ปีที่แล้ว +13

    Nabad iyo nolol hanolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guleesta i.a 🇸🇴🇸🇴🇸🇴waxaan cml uma jabesaan inta ila taaagersan nabad iyo nolol🇸🇴🇸🇴🇸🇴 like iisa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @drsiqradagan1750
    @drsiqradagan1750 4 ปีที่แล้ว +49

    Inta dislike soo sartay like ha ii sarto
    Viva 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘nabad iyo nolol 🇸🇴🇸🇴😘

  • @amoorinhoproduction1627
    @amoorinhoproduction1627 4 ปีที่แล้ว +24

    Magaranaayo QOFKA FARIINTAN AQRINAAYO
    HOOYADA JANADA ALLAHA HAKA WARAABIYO
    #SUBSCRIBE HA IGA XASDIN
    1K IGAARSIYA CAAWO

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 4 ปีที่แล้ว

    waayaha cusub iyagaa qaxooto ku ahaa melahas maxey dowlad mucaradan ck wlh runta ku jclhy keep going abowe nabat iyo nolol madaxdena allah ino xavido wadankenana nabat allah inoga dhigo aamin yaa rabi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @liibaanattuuofficial44
    @liibaanattuuofficial44 4 ปีที่แล้ว +57

    Ck inta ila aragta in uuu nabad noogu jecelyahy like 👍iisaaara asxaabta

  • @craxmanbj1631
    @craxmanbj1631 4 ปีที่แล้ว +49

    Ck meeluhuu qabanjiray inuusan qaban inta ila aragtay like hasaarto 🤣🤣

  • @indheergaradkdc4639
    @indheergaradkdc4639 4 ปีที่แล้ว +52

    CK kani wa comments kaygi ugu horeyey waxad ku hadashay hadal misan culus leh. Kaso ah dalkan uma bahna mucarad wuxu ubahan yahay taageero iyo toosin. Nasib darose waxa garan kara inyar oo caqli usaaxiba thnks bro.

  • @mbe77
    @mbe77 4 ปีที่แล้ว +14

    Good brother keep going again☺️

    • @jackspratjs
      @jackspratjs 4 ปีที่แล้ว

      u a e. e e. euZ i i you u. 7777. u 7/. u i u swas rey. y use us ye i ur euruee. e u ye u it up ueE. ezra asada-urAu zia yee/ /7 a 3-eua-3se3{{a asuuaueauaaueaeSEu3aaa333-3-.3. u asuuue szaaa uresuae euroe was ya ye7 seu a au sey377ebay uuuu. eeauzuuar uu a. u e7 was u

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 ปีที่แล้ว +42

    Somaliyo guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dhulka Hooyo Allow nooxifdi Aamiin ❤️❤️

  • @nasradahir4354
    @nasradahir4354 4 ปีที่แล้ว +17

    Alla mxn sugaayey reactionkaga king ck😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohajamacofficial
    @mohajamacofficial 4 ปีที่แล้ว +23

    4saac 29k Oo Dislike Ahaa Cunug May Dileen Ck Legend😂

  • @raasstudio2445
    @raasstudio2445 4 ปีที่แล้ว

    King ck sxb dadka meesha fadhiya waxa laga wadaa baarlamanka nacamleyashana waxey ka wadaa xilibaanada shacabka soomaliyeed waayaha cusub wey shiideen heestana waxey ugu talaGalen iney come back wan soo labanay cml VIVA CK FAMILY

  • @cumarcaano879
    @cumarcaano879 4 ปีที่แล้ว +40

    🚫CK INOW WADANI YAHY INTI IGU RACSAN ✌LIKE FOR ME👍

  • @babgnoob.6389
    @babgnoob.6389 4 ปีที่แล้ว +23

    ck wllahi aniga ugu horeya like vius
    inta tagerta king ck like isaar

  • @abdirahmanjibriil2629
    @abdirahmanjibriil2629 4 ปีที่แล้ว +26

    Wlhi caawa waa qoslay anoo Borama Jogay ck wanku Daahsaday🤣🤣🥶

  • @ibrahimahmed4399
    @ibrahimahmed4399 4 ปีที่แล้ว +2

    Nabad io nolol cidii ila taagerto like sara family ck

  • @maraamaomar927
    @maraamaomar927 4 ปีที่แล้ว +65

    Var 3:43 inta aragty inuu camburkeda jeexanyahy like dhac

    • @zakiali4591
      @zakiali4591 4 ปีที่แล้ว

      Ar indho dheeridaa. Jeexaas yar maadba aragtay 🤣🤣

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +53

    50 dislike asago maraya oga marka so labtay wey xerteen🤣🤣🤣🤣caawa 20 mar aya ku labtay si aan u arko dislike intu marayo🤣🤣🤣🤣

    • @aminaplock7646
      @aminaplock7646 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣isku midnhy

    • @idiliinapea6807
      @idiliinapea6807 4 ปีที่แล้ว +1

      Ma araktay 50k markey gartay wadna xanuun udhiman gareen😂😂😂

    • @istarliinedabsan4161
      @istarliinedabsan4161 4 ปีที่แล้ว +1

      yasmin Ali hhhhh wlh iga qoslisay

    • @aishaalimohamed6446
      @aishaalimohamed6446 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk ayago xirtaa loogu daroyaa wadna xanuunle u dhimanayaan heestaa Dhan one bixiyaana ballana kkkkkkk

    • @ms.samluv3558
      @ms.samluv3558 4 ปีที่แล้ว +1

      10000 sugaye inoo gaaro walhi

  • @munaali7676
    @munaali7676 4 ปีที่แล้ว +15

    Ck Saaan ku sugaaaYe wn dalaY ❣♥️🌹

  • @samiyasiman1266
    @samiyasiman1266 4 ปีที่แล้ว +64

    Somalia hanolato. May the enemies of somalia be down