ความคิดเห็น •

  • @haabiilmohamed8103
    @haabiilmohamed8103 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah aqoon badan ayaa iga baxday, aqoonyahan mohamed haji mukhtaar, rabbi haku xafido.

  • @MohamedAanooy
    @MohamedAanooy 7 ปีที่แล้ว +3

    Professor Mohamed Haji Mukhtar warbixin aad u muhiim ah waan ka faaideysan doonaa insha allah waad mahadsantihiin adiga iyo professorkuba

  • @kasimsamaan1941
    @kasimsamaan1941 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah professor mohamed Haji mahadsanid

  • @cusmaanjiidoow1042
    @cusmaanjiidoow1042 7 ปีที่แล้ว +2

    waad kumahadsan tahay sobandhigida tariikhda somaaliya prof maxamed xaaji mukhtaar kudadal taariikhda qomiyada digil iyo mirifle mahadsanid

  • @cusmaanjiidoow1042
    @cusmaanjiidoow1042 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah prof maxamed xaaji mukhtaar siwad tariikhda somaliya gar ahaan gobalda dm

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 3 ปีที่แล้ว

    My professor mohamed haji

  • @hoka3239
    @hoka3239 7 ปีที่แล้ว +4

    Beelaha weerarka ku ah koonfurta Soomaaliya,waxeey ka soo duuleen Ogadenia,Majeertenia iyo Mudug/Galgaduud.

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhh idinka ayaa dadkaas afkooda dulaan ku ah waayo xarfaha c,x,h ayaa ka saarteen markaas ayaa leedihiin soomaali baa nahay war ama oromo noqda ama soomaali ama inglish meesha hala imaanina af qalqalocee

    • @Hammoodi1995
      @Hammoodi1995 4 ปีที่แล้ว

      @@mbinuali7106
      Horta Soomaaliya wax lugu faano miya kkkkkkkkkk unuka qowmiyad digil iyo mirfli baa nahay soomaalina hooyadeed ha wasto

  • @ayubibra9954
    @ayubibra9954 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah meghyng ally

  • @sucdiciisr8842
    @sucdiciisr8842 7 ปีที่แล้ว

    masha Allaah

  • @YakubAEOmar
    @YakubAEOmar 7 ปีที่แล้ว

    man sha allah

  • @mohamednaasirmahmoud1094
    @mohamednaasirmahmoud1094 ปีที่แล้ว

    Xafiiskiisa xita dhaqanka yaala waa Dhaqankii geelayda 😢😢😅😅😅 Profissore

  • @muhudinmohamed5798
    @muhudinmohamed5798 7 ปีที่แล้ว +1

    Runtii Prof Mohamed Haji Mukhtar Waad Ku Mahadsan tahay Sida Aad Noogu Fa'ideysay

  • @seynabmohamed3866
    @seynabmohamed3866 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah,Bellissimo.Z Fanax

  • @basharjama8809
    @basharjama8809 3 ปีที่แล้ว

    Prof manta mawaxad inaledahay somalida dhorluqad ayey kalaledahay
    Aniga xamar ayaan katagay badhawan tagay hadana waan isfahamenay marka somalida hal afayey leyihin prof

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 ปีที่แล้ว +2

    waantaageerayaa afafka yaryarkaa in lasoo saaro oo cid walba afkeeda lagu ixtiraamo

  • @kadarhassan3468
    @kadarhassan3468 6 ปีที่แล้ว +1

    Ar sheekadun Af maxaa my noodhaftana wal Af maxaa laerow mijaran!! Af maay i Af Somali i Af baraawi macquul yewa lkn shekidung maay i maxaa gy eh sheky qayaaly eh oo dheh.
    *NB pro gy miky dhegany lkn shekidung gadaal hal inky nagadoy ye ery fady mahadsanting

  • @suldaand
    @suldaand 6 หลายเดือนก่อน

    Af mise lahjad?

  • @YakubAEOmar
    @YakubAEOmar 7 ปีที่แล้ว

    Waa fikrad wanagsan

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 5 ปีที่แล้ว

    jiida weligay ma maqal

  • @2011BARO
    @2011BARO 6 หลายเดือนก่อน

    France waxaa looga hadlaa afaf badan ,dawladda Faransiisku waxay ogoshahay hal Af. Spain waxaa looga hadlaa afaf badan dawladda Spain hal Af bay ogoshahay. Giriiga ,Turkiga, dalalka carabta, China, Pakistan, East Africa iyaguna ma ogola Afaf is barbarian yaacaya.