Cod sira qeybta 2aad Fanaan barbar iyo Xaaskii uu xumeeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024
  • Cod sira qeybta 2aad Fanaan barbar iyo Xaaskii uu xumeeyay

ความคิดเห็น • 846

  • @kafinhocadawecadawe3445
    @kafinhocadawecadawe3445 4 ปีที่แล้ว +194

    Oomar wlhi wanin caaqila sida quruxda bdn ayuu gabadha ula hadlay nin rageed sxb

  • @alibashi9335
    @alibashi9335 4 ปีที่แล้ว +66

    Ninka chanelka iska lahow ma jeclaan laheyd adiga iyo xaaskaaga hadaladina inad meelo kale ka maqasho jawabtedu durba iska cadahay ee ha sameyn mar kale waa iga talo

    • @habeendhalad5011
      @habeendhalad5011 4 ปีที่แล้ว

      Nin rag maaha, waayo nin rag naagn iyo nin kuma dhex meeraysto ama naag hadalkeeda

    • @kafeyomohamed5756
      @kafeyomohamed5756 4 ปีที่แล้ว

      Aduunka waa wareegto waxaa dadka kusameeso ayaa lagugusameenaa

    • @fartuunworld
      @fartuunworld 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta wlhi sidan Waa ceeb

  • @ubaxabdi7062
    @ubaxabdi7062 4 ปีที่แล้ว +74

    Nolosha iyo mustaqbalka maahan in lagu mashquulo social media iyo block aa isaartay iyo waxaas nolosha riyaalatiga ah saas maahan diinta haloo noqdo ilaahey ka cabsada.

    • @ahmedstone3334
      @ahmedstone3334 4 ปีที่แล้ว +4

      aad iyo aad caqliga allha kuu daayo taasaa beyn aheyn

    • @ubaxabdi7062
      @ubaxabdi7062 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedstone3334 mahadsanid walaal

    • @ahmedstone3334
      @ahmedstone3334 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ubaxabdi7062 kun jeer adigaa mudan wall

    • @nasrahussain4398
      @nasrahussain4398 4 ปีที่แล้ว +3

      Sax walalo

    • @mamanasteexo6115
      @mamanasteexo6115 4 ปีที่แล้ว +2

      Walhi waa run

  • @snela11
    @snela11 4 ปีที่แล้ว +36

    Allow ninkan cml iisahal 😭😭😭nagta wlhi waa doqon sinaxariisa buu kula hadlay xaskeygi batahay buu kuso celceliye wlhi😢😭😭 oomar ana kujecel wlhi

    • @abdulhaali4865
      @abdulhaali4865 4 ปีที่แล้ว +4

      Anaa joogo abayo ima siisido south Africa naag la aan igu heeysaa 🤣🤣🤣

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว +1

      Wtf naa hduu doono wuxu sidaa ugu hdlyaa cause wuu record graynayy😐

    • @raqiyomohamud1434
      @raqiyomohamud1434 4 ปีที่แล้ว

      Abdulha Ali hhhhh

    • @kafiaabdinurahmed6843
      @kafiaabdinurahmed6843 4 ปีที่แล้ว

      @@ayanna_mx4613 ayada duubtay

    • @mucashaaqdhabtaaah3000
      @mucashaaqdhabtaaah3000 4 ปีที่แล้ว

      Wlh gawaar aan jecla ayaa marxum iga noqote ifkana iga tagtey waxana ahaay qof iskabula aah nolasha iyo jacaylkana wax badhan ka dowra ee ya diyaar ii aah dumarow guurdon Dacaad baan ahaay

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +45

    Sifiican buu uhadlayaa mansha allaah cumar bar bar nin wanagsan weyaan reerka nabad alle hadhex dhigo war amiin dhaha

    • @sagalsadik1140
      @sagalsadik1140 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh majeerteen iyo candha jacayl maxaa kala haysta anaa u dhaxay majeeerteeen

    • @mascudsalad7092
      @mascudsalad7092 4 ปีที่แล้ว

      Sagal Sadik11 hada qof
      Meyshas jcl Ma
      Jira wll

    • @itsmebalqiis8960
      @itsmebalqiis8960 4 ปีที่แล้ว +2

      @@sagalsadik1140 subxanallaah maxaa ku geyeey qabiil dhaan omar waa shaaqsii

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 4 ปีที่แล้ว +1

      @Aysn Bashir What do u mean respect why did he got married and dissapeared he deceived to b recorded.

    • @itsmebalqiis8960
      @itsmebalqiis8960 4 ปีที่แล้ว +1

      AMIIN YAA ALLAAH

  • @NNN915
    @NNN915 4 ปีที่แล้ว +30

    Nin iyo naag is qabaa dhexdooda maxaaa idin galiyay nacalaaa idin dhalayeeee uffff Wuxu aqlaaaq xumaaa 😡😡😡😡 nin raga intaa u ku hadli Lahaa labo jibaar ayuu ku hadlay WLhi ❤️🙏🙏geesi naagta ayaadaa ceebeysan iskiifaaada

    • @abukaradem8051
      @abukaradem8051 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga wexe ila tahay naagta ine codka duubtay lkn omaar wu ka baxsaday

    • @ilhanabshir1690
      @ilhanabshir1690 4 ปีที่แล้ว

      Abayo nac nac umabahni anaga miya laa jogney marka lawododa isla hadalayen misane video linked dahaney aa kaa bashalano🧐🤔

    • @nasronasib
      @nasronasib 4 ปีที่แล้ว

      @@ilhanabshir1690 baashaalkaaga uus leh maalayacni ish walhi shaqala Aanaa ku heyso kaalay dariska Alaabta u dhaq baashaalkaaga la gubyee

    • @nasronasib
      @nasronasib 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abukaradem8051 walhi isku fikrad baanahay Ayadaa duubtay sideey ila tahay إن كيد كن العظيم أن كيد شيطان كأن طعف
      Dhagarta Naagaha mida sheeydaanka wey ka darantahay

  • @anisoali6410
    @anisoali6410 4 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah nin rageed ayaaday waxan kahelay xaaskaygi ayaa thy dadka waa iska sokaynaa waaaw gabadhan ninka ay haysato ma dareem sana in uu heli karo mid fahmaysa doqon

    • @farhiyaisman7541
      @farhiyaisman7541 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniso Ali gabadha miyanad maqleyn waxa eey tiri ninka telefonka kaxirtey eey miskinta xumeyyey mad usobaxeysa

  • @israabdi7671
    @israabdi7671 4 ปีที่แล้ว +69

    Wiilkaan sifiican ayuu u hadlyaa ilaa hada naagtan iyada ceebysan o wasakhad ah wayo ninkeeda iney sas ula dhaqnto mahan wexey raban wa is dhihi karaan lkn iney shaaciso maha codkiisa nagaha washy o nimanka ku washy nocaney noqdan akhir

    • @habeendhalad5011
      @habeendhalad5011 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa naag jilicsan awalba reer kookur u ahayd jileeca iyo dhaqan xumada

    • @zundusmaxamed7556
      @zundusmaxamed7556 4 ปีที่แล้ว

      Wayna rabtaa kalsonidiina way ka maqNtay

    • @squeen8526
      @squeen8526 4 ปีที่แล้ว

      Isra Abdi sax

  • @mohamedmusa1744
    @mohamedmusa1744 4 ปีที่แล้ว +44

    waa nin rageed wlhi si gobinimo iyo dadnimo leh buu ula hadalay, lkn nacasnimadeeda cod intay ka duubtay bay baraha bulsha soo dhigtay shame
    sxb tan 3 dii aad ku qabtay iyo 3 dheeraad ah isku dar , belaayo

    • @abdirahmanali5545
      @abdirahmanali5545 4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Musa waa run agree

    • @foziaali5527
      @foziaali5527 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa runta alle nama cebeyo maninkeyga uqura san waaba boqorkeyge

    • @mohamedmusa1744
      @mohamedmusa1744 4 ปีที่แล้ว +1

      Fozia Ali fariiid 👏🏽👏🏽👏🏽

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 3 ปีที่แล้ว

      Ha fiirinin hadal macantiisa iyadu ciil inuu ka keenay laga yabaa hadii eey necebtahay lacag iyo nafteeda iskuguma darteen hadaa argto nin naagtiisa lacag ka qaatay ee block ugu abaal gudaayo waa raga dumarka ciila oo xaasidiinta ah oo shabeel nagoodka ah koleey gabarta la dulmiyay aniga dareenkeyga

  • @Udug24
    @Udug24 4 ปีที่แล้ว +112

    Waxaan naag maaha wlh Omar waa nin raga sifiican ayuuu ulahadlay waa naag bilaa kalsooniya uf

    • @mohamedalihassan6618
      @mohamedalihassan6618 4 ปีที่แล้ว +2

      Muna Abdi sax waa qof naag waalan

    • @Udug24
      @Udug24 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlh sidii nin ragu uhadlay ninkeeday leedahay lacagtayda isiii asagana jacayl umuujinayaa

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 4 ปีที่แล้ว

      Muna Abdi dhilo qabyalada dhaaf

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว +1

      Qofki codkan sodubay aya qaladka leh o lawagagay ayada hadey tahay wey qaldan tahay Asiga hadow yahay wa qaldan yahay ninka hada kaqusato maha inad cebeyso wayo adiga aya iscebeyey o dumar ah rabo ina lagu gursado wayo hadhow wax ku gursanayo ma arkeysid qoq ayad lawalaneysa wlhi wayo shalay sixitiram iyo sharaf ah aya isku gursaten hada isqarisen iyo hada rerka utagten ina hadi lakala tagayo si sharaf leh lagu kalataga magaratay wall qali

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว +1

      Markistana o dhib kusowajaho inad cudibileysato aya lobahan yahay sheydanka Iska narto magaratay

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 4 ปีที่แล้ว +12

    This woman was Lucky. But things will change after he hears this private call😂😂

    • @samiiramissperfect5599
      @samiiramissperfect5599 4 ปีที่แล้ว

      hahahahha true

    • @nawalduran1594
      @nawalduran1594 4 ปีที่แล้ว +2

      dumarku waa bila caqil nin fcn baay hysta lkn waay garan wayday

    • @nawalduran1594
      @nawalduran1594 4 ปีที่แล้ว +1

      he will change waxa sheekadn ka danbiya

    • @shifaabshir
      @shifaabshir 4 ปีที่แล้ว

      Tfarham X that’s true

  • @qumano2836
    @qumano2836 4 ปีที่แล้ว +50

    Waligeed baa inku naagtiisa wax ka qaadan jirey naagtun ninkeeda wax ka qaadan jirtey hadaba naagtani sumcadii bey ka qaadey ninkeeda sharaftiisii dhulka ayey ku jiidey siduu mar kale u aamin doonaa ma xishooto cadowga ayey ninkeedii u jabisey

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 4 ปีที่แล้ว +1

      quman o maya wa ceeb nayaa

    • @habeendhalad5011
      @habeendhalad5011 4 ปีที่แล้ว +3

      Nin ceeb maleh ayada is ceebaysay

    • @fadunoelmi6615
      @fadunoelmi6615 4 ปีที่แล้ว

      Wey isceebeysay sidey uhadleysana wali wey jeceshahay balse an ogaano meshay kudambeyso marku maqlo sirta ayku sameysay 😂😂😂

    • @najmaibrahim307
      @najmaibrahim307 4 ปีที่แล้ว

      Uuuf tan nag laan daantaa ninkedhii ayeey cadhowgisa ujiwisay wlhi nag maahn wasqadaaaa I hate such women uuufff

  • @Ololsson
    @Ololsson 4 ปีที่แล้ว +21

    Hadad cafimad ku dawaneyso Allaah ku ziyadiyo inta xanunsan Allah ha cafiyo subscribe yan liga baqilin Somaliyey😍

  • @Yonis451
    @Yonis451 4 ปีที่แล้ว +29

    Curuwo maanta kadib waxaa tihiin dad ciyaal suuq daawadayaashiin kamaid maihi byby

  • @allxamdulillaah
    @allxamdulillaah 4 ปีที่แล้ว +14

    Sharaftaada iyo sharavtyaada gacantaada ayau ku jirtaa. Waa geesi walaahi..

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 4 ปีที่แล้ว +6

    Ninku waa nin aad u macquula. Naagtu Allah hasoo hanuunsho. Naagyahay ninkaaga deyso joog hadiikale marbaad ka shalayeeysa subxallaah

  • @عبداللهمحمد-ب8ر
    @عبداللهمحمد-ب8ر 4 ปีที่แล้ว +25

    naag aan qabo hadey cod iiga duubi laheed oo youtubeka soo gelin laheed. aniga ahaan waan iska furi laha

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 4 ปีที่แล้ว +8

    Subxana laah naagtu dadnima xumaa xataa haday ninkeeda lacagsiisay maxay kasheegeysaa ninku waa bini,aadan xataa haduu xumaado usamir ama kasamir fadeexadu waa ceeb adaa isceebeyay isagu waa nin waliba wanagbuu kugu yeerayaa abayo xishood😭😭😭😭😭😭

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanallaah wlhi waa Nin Ragg ah oo ka hadlay hadal run ah waa Geesi Xaas kiisa in u Qanciyo uso jeestay lkn doqon ayeey noqotay naagg maaha tan sirta Qoyska in banaanka lo saaro maaha Allow Ceeb teena iyo Ceebta islaamka banaanka ma keeno Allaahuma aamiiiiin insha allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢

  • @yaaiwacay9795
    @yaaiwacay9795 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilahow nin cumar camal iisaqir mansha alh💖👸🏽wlhi kama xanaajiyeen xitaa why waa nin qalbi fiicn😚😍😘😓😓😓😓😓😓😓😓

  • @mesutozil5649
    @mesutozil5649 4 ปีที่แล้ว +4

    Bravo nin rag ah ba thy omaar reer mudugi la arki jiray wa kaas familkga wa inad u dabacsanthy cadowgagana u adadag

  • @SOOMAALIDAMADOW
    @SOOMAALIDAMADOW 4 ปีที่แล้ว

    si wanagsan buu ula hadlay ee asxaabey waa walashiin ee fadlan subcribe ii saara

  • @ayanlesaid1167
    @ayanlesaid1167 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa Dameer waxaan naag Ma ahan uf waxaasu wax la guursado Ma ahan

    • @NuurtoIbrahim-e7b
      @NuurtoIbrahim-e7b หลายเดือนก่อน

      Dameer bilaa dhaqana adiga ah lacagteda hasiiyo

  • @valkomnatillyoutube6790
    @valkomnatillyoutube6790 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walahi waa nin raag ah wana aqiil ah waxase iga yaabiye qofka codka sirta ah qofka soo dhigay waa bila xishad yaahu alan ka magan galnay dadka ka qaabto codka sirta waa dad bila diin ah iyo dad aqligu ku yaryahay waye bila naxaris waye balse cumar omar walahi waa nin raag ah viva walale dhal gobeed nolow nolosha kuma xumeyso

  • @cllhiaadam3428
    @cllhiaadam3428 4 ปีที่แล้ว +8

    War dadka ceebahooda hafaafin oo astur si ilahey adine ceebahaada u asturo wllo subxana allah

  • @naimaali1108
    @naimaali1108 4 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi waa nin rageed xaaskiisa intu fahmayo lama fahmeso doofaarta😏

  • @omarw5124
    @omarw5124 4 ปีที่แล้ว +13

    Curubo nacallaa kutaal kadaa reerka waa Famly masuul baad hayd maxay tahay sidan😡😡😡.. cidkale xataa wn kafilan laha

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 ปีที่แล้ว +14

    naag ninkeda waxay kuwada hadlen duubeeso naaga maaha wllhi iskiifada 😎😎😎

    • @omarw5124
      @omarw5124 4 ปีที่แล้ว

      malag Oslo 😂😂 magacaada ayan kuqosla wlh Malag kulaha..selv i Oslo

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 4 ปีที่แล้ว

      malag Oslo raguba waduubaan bareejo

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 4 ปีที่แล้ว +2

    Maseer. Com waa Gob wllhi siduu u hadlaayo Gartu aley taqaanaa. Gabadha ciyaalnimo sawirka soo saaratey. Oo intaas loo dhaaranaayo sidee talefan lagaaga qabtaa qof muran un la soo taagan. Omar viva 👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍

  • @An-mb9do
    @An-mb9do 4 ปีที่แล้ว +1

    Tan oo kale wa la fura sirtii familyga bananka ayey so dhigtey kuwan hore aya muslimta logu digey

  • @jamaalabdullahi3729
    @jamaalabdullahi3729 4 ปีที่แล้ว +32

    Naag xolaheda waraabe ayaa ka qeeliye

  • @ashanur2895
    @ashanur2895 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alla tabaaraka raxmaan waa wiil fiican gabadhaasi haday i maqlayso illaahay ha ka baqato haday iyadu faafisay sirtooda alla ha isku sakhiro

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 4 ปีที่แล้ว

    Oomaar bar bar waa wiil miskiin ah oo aad u sharaf badan waxan la haabay gabadha nin keeda sidaas u wanaagsan maxay sidaas ugu gashay oo u ceebeysay miyaney nabsi ka baqayn subxanallah

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 ปีที่แล้ว +4

    Miskiin walhy waka naxay waa bahdilantahay nin rageed bay heshay ee wll sifican udhaqan sxipey jaw

  • @ayanmohamed6672
    @ayanmohamed6672 4 ปีที่แล้ว +6

    Nin kaas oo kale ilhy ha isahal yaa Rabbi

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +5

    Cumar waa nin facn siduu u hadlaayana wlh nin sidaas cml xaaskiisa ula hadlaayo inuusan jirin karaama korkaaga ha ahaato abwe

  • @fatumaahmed1772
    @fatumaahmed1772 4 ปีที่แล้ว

    Maxa codka reer isqobo so galiyey TH-cam maxay tahay xasidnimo daa intaa dhan subxanala reerka Allah isku asturo amiin

  • @mahdiomar9250
    @mahdiomar9250 4 ปีที่แล้ว +15

    Aniga hesta igu socota maxay ka wada halayeen 👂 inta heesta ku socoto farta ha taagto

  • @batoyareofficial9931
    @batoyareofficial9931 4 ปีที่แล้ว +2

    Oomaar my brother wanaaga wa lo dhashaa rageedi 🙌🙌 naagtaada hadii Aadan sida ula hadleyn naag ha aroosin oomaar🙌

  • @seyruuqwaxnol5920
    @seyruuqwaxnol5920 4 ปีที่แล้ว

    Nin baaa heshay hee ilal so fanan haka galin lkn nin ku qadarinaayo oo hadal San ku dhahayo oo horo usocod ah weeye ee meelayso ana iso duceeya Inan mid wanagsan helaa 2023 insha allah

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 ปีที่แล้ว

    Ninkayga sidaas iyo si ka badan ayaan ninkeyga wax ugu sheegaa waxanan arkay codad uu iga duubay oo dad kale u direy. inuu dhibaatada iga daayo walahi kun jeer baan u dheegey oo waaniyey. hadaan haysan lahaa ninkan oo kale waan haysan lahaa wanan dhawran lahaa.

  • @nasronasib
    @nasronasib 4 ปีที่แล้ว +1

    Nijaas quruna weeye soomaalida qaar Qashin yahoow cod sir Ah ku lanhaa Nacalaa sheeydaan ku yaal Qurun baatihiin war Ninkan Gabadhiisa xalisanayo oo waliba Rijaalka Ah maxaad ka soo dhigeeysaan Waad waalateen waad ka soo darteen uf uf Walhi Dad jiro matihiin waad isla fiicantihiin
    Hada xitaa waxeey sameeynayaan Codka waa la jarjarayaa bal u fiirsada Walhi waan idinku la la booday dadkan noocaan u dhaqmayoow

  • @halwosharaf8553
    @halwosharaf8553 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi nin rag wye ilahay ha deysto dofartaan doqonta ah ayda ceebaysaan deena waa la isku yeshaa mxa ka fafisey codkan hdaa

  • @zainabesse8609
    @zainabesse8609 4 ปีที่แล้ว +4

    اح يا قلبي '
    Wiilkan waxa helay waan ka xumay
    Wax kale o an dhaho garan maayo
    Aan ka ahayn Xatabad tan ka wanaagsan alha ku siiyo.

  • @itsmebalqiis8960
    @itsmebalqiis8960 4 ปีที่แล้ว +8

    REER MARKEEY ISKU DHACAAN MAXEEY SOMALIDA IS KUGU DIRAAN ILLAAHEEY IDIIN CADAAB

  • @jeestomohamire1260
    @jeestomohamire1260 4 ปีที่แล้ว +7

    Naagtan hadan arkay kalsoni daro ayaa haysay noloshu hadeysan kalsoni lahyn horey uma socoto wilkana suu uhadlaya ban daremaya mar hadu le yahay dacwadena yeysan cidi ogan inagu an is xalino wlhya waa nin karamed wana nin xaqa dumarka wax ka yaqana noloshuna social kuma xirna

  • @nastexonalka9151
    @nastexonalka9151 4 ปีที่แล้ว

    Omaar Ina aderky qli wlh inaa nin raged tahay Wan ogahay duma is daji adna inshallah wda nolada

  • @asii9942
    @asii9942 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadda Oomaar xumeeya ayaa la is yiri lkn wanaag badan oo uu leeyahay ayay soo bandhigeeen , ragganimo ayaan u aqaaan qaabkuu u hadlaaayo

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekad sidaan u Fahmiye waa arine hore waxa uu leeyahye waa Ramadan naagta fanaan guursta walahy maseer Maye Daniyso

  • @RaadRaac1484
    @RaadRaac1484 4 ปีที่แล้ว

    wlhi waan kaala noqday subsribe kii xoolo ceebta dadka wala qariyaaye miyaa la faafiyaa taada allaha fafiyee wax ceeb ah na meesha kamaba muqdaan xoolayahoow dufta leh

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 4 ปีที่แล้ว +6

    Oomaar wa nin raga ilaa hada maanan arag asagoo si qaldan ula hadlayo gabadha ee saaxiibayaalow Ma views Ba ka raadinaysaan🙂

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 4 ปีที่แล้ว +13

    Suuli hadaan ku jiro wlhi waa kaa qabanaa😂😂😂
    Tan xaas maahane fur nacalaa kuyaale bishimaha aad moodid inay shini ka qaniintay

    • @fadumoali783
      @fadumoali783 4 ปีที่แล้ว +2

      hunter golden Brown 🤣🤣🤣🤣

    • @abdiabdilahi9724
      @abdiabdilahi9724 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh kkkkkkkkkkkk hhhhhhhhh waaa. Iga qosliyey

  • @Zlacehi
    @Zlacehi 4 ปีที่แล้ว

    Allaahu Agbar Allow I sii Cumar oo kale waa nin Rag walaahi.

  • @ilhaancaraale1766
    @ilhaancaraale1766 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax gabadha ma xumo ee asaga xuman u gestay nag ninkeda fiican yahay maso dhigto melahaan ee asagaa laga arkay waa raga dumarka xumeyo o hadana gadaal ka calacala nin somali waa aqli daran yahay

  • @abdirahmancabdifitah852
    @abdirahmancabdifitah852 4 ปีที่แล้ว

    Please ninka videogaan soo galiye ka bixi halkaan
    illaah ka cabso wallaal qoyskaan ka bixi halkaan miyaadan illaah ka cabsaneyn??

  • @maryamayusuf5494
    @maryamayusuf5494 4 ปีที่แล้ว

    Asc Akhlaaqda wanaagsan diinta waa ka badh qofka soo dhigayoow maxaad ka faaidaysaa fadeexada wiilkan takale wiikani si wanaagsan ayuu uhadllayaa hadalkiisu inyar oo xumaani ah kuma jirto ee Allah kacabso in laguu soo jiro ma ogidaa adba ma jeclid in sirahasga kuu gaarka ah banaanka ladhigo haduu xataa telephone kaaga ka wacday intay kiisa ka qaban wayday adna aad recording ku samaysay ka dibna aad soo dhigtay umalayn maayo in ay xaaskiisu samaysay sidaa balse haday samaysay waaba qof liidata balse ilama ahee kasaar oo Allah unoqo waa igatalo

  • @Khaled-fb4oo
    @Khaled-fb4oo 4 ปีที่แล้ว +4

    Subhana Allah sister respect ur husband plus u shouldn't record his voice come on what is wrong with u sister what is the benefit u get this sister his voice on social media

  • @xawoabdi8975
    @xawoabdi8975 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkano kale lamaa heelo wlhi hadan aniga Heli lahay waa idhacan laheyad wlhi ilahay nin ficn hanasiyo nin sidan ilaa hadalayo Iyo kaa fican allaah naa siyo inaa shaa allaah nink wanaji ceebatisa qari adigan waa ceebatada

  • @barwaaqoofficial3602
    @barwaaqoofficial3602 4 ปีที่แล้ว +3

    Omaar wlh waa nin rageed alle naagtadane alle xaqa ha ku tuso

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah horaa looyiri nina naagti ma helo wiil qiimo badan waaye hadalkiisa inkastoo illaahay naga ogyahay waxii ka dhaxeeya

  • @ademhassan3926
    @ademhassan3926 4 ปีที่แล้ว +4

    Isagaa waalan naag reer xamar yaa isu guursada iyadaba wadankeedii soo qarxisey hush 🤫

  • @shiibleeytube
    @shiibleeytube 4 ปีที่แล้ว

    Subhanallah walaahi ayaadana qof kale aa saan kusamayn doono ilahay na wuu laxisamtamaya, naag ninkeed ama gurigeed sirtood sharfi weyday wax ba uu dambeyso, bcuz ayaaga wuu gartey in arimaha asaga iyo xaaskis ka dhaxayan inu dad kala kaqariyo kawaran mashallah tabarakallah Omar 👏👏👏noolow weeliga ba naag kuqaalantana waad heeli doonta inshallah 🤲🤲🤲🤲

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wilkan sifican kuhadlaya wlhi nagta ada uxuntahy wlhi abowe qurxa sharafa ladahya abowe mcm ♥️♥️🙏🔥💋😁😍🌹💋

  • @sacdiyonuur3268
    @sacdiyonuur3268 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ayaan leeyahay omaar waa nin geesiya waa ceeeb leey naagta xoola naaged waraaba ka deeyriyay maba jiro nin dhahayo qaado xoolo nageed waraba ka deyriyay

  • @maankajr8810
    @maankajr8810 4 ปีที่แล้ว +3

    Naag tan ka sawir san waligey ma arag naa walley ilahey ka cabso dhaarta lagu dhartyna aamin 😏

  • @nemoabdi8847
    @nemoabdi8847 4 ปีที่แล้ว +16

    Some people should not be allowed on social media wtf why record him. What happened to ceeb iyo xishood.???

    • @thekeydfamily6447
      @thekeydfamily6447 4 ปีที่แล้ว

      Some Somalis have issues in part in their lives and don't how to handle it
      She sounds sad

    • @nemoabdi8847
      @nemoabdi8847 4 ปีที่แล้ว

      @@thekeydfamily6447 yh true may Allah ease her hurt and Give her sabir inshallah

  • @amruunmohed739
    @amruunmohed739 4 ปีที่แล้ว

    Omaar nin caaqiboleh weeye walahi hadaysiideyso boqol naagood baa raadinaaya ninkaanookle yaaba hela alla naagtaasi nasiib badanaa.

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 4 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭
    Cumaar Niiin Rag ah weyee 👑
    Nag kaa Dooqn saan maa arag

  • @laskacade4214
    @laskacade4214 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin Raga Wa kaas Wlhi Hadal Mug Leh bu Ku Hadle Naguhu Hadaad Waligaa Noleydo Hal maraad xumeyso ee Boqol Xumaan U badalee Brother Guleyso 🙏🏻

  • @hafsajamam9099
    @hafsajamam9099 4 ปีที่แล้ว

    Waxay rabta Gabadha yar u qabo ee Canada joogta inay maqasho alla Naagaha sir badana

  • @therealprincess123
    @therealprincess123 4 ปีที่แล้ว +1

    Iney ceebeysu ka baqay we ku sugtay

  • @zaqafie
    @zaqafie 4 ปีที่แล้ว +5

    Dadkaan baan layaabay xumaanta kliya jecel inay sheegshegn war ninkn waa nin rag isga iyo islaamihisa mxaa idin dhex dhigy wlhi umadaan habsaan baa lgu cadbaya

  • @maryanakuchkuch6943
    @maryanakuchkuch6943 4 ปีที่แล้ว +12

    nin xaaskiisa block saaraya xage lagu arkay iyo dumar shaacinaya amanadi ninkeda 🤦‍♀️

    • @shukrideeriye774
      @shukrideeriye774 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk kan Toronto Canada Ku dhacay cumaari WA nin waalan walhi

    • @maryanxasan300
      @maryanxasan300 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @Huda_cadey122
    @Huda_cadey122 4 ปีที่แล้ว

    Nin raga mashallah sharaf aad leedahay oomaar karaamo ilaahey kusiiyay cidna kaama qaadi karto libaax libaax dhalay suqdhadaas iyo TH-cam kalehba iyagaa is ceebeeyay plz aa report garenyo sumcadiisa kudheeley is lahaayeen lkn sharaf buu ka qaaday noolow walaale

  • @mohamedosmanhassan6591
    @mohamedosmanhassan6591 4 ปีที่แล้ว

    I canaaano kulahaa, saan ragnimo ma aha, iskabulnimo ka fiican, guri xaqa la isku leeyagay diinta noo sheegayza ee aan ku dhaqano somali mohamed🙏

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 4 ปีที่แล้ว +6

    Walee hadii run lashegi Cumar si fiican buu u hadlayaa
    Nag waalan oo wararsen weye

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 ปีที่แล้ว +1

    Bal fiiri Naagihii Somaliyeed siday u dhaqmaayan Bal sirta Reerka fiiri siday u soo dhigtay waxaad istaahishaa in lagu furo naag kasto oo dhaqankaas sameeysa in la furo waaye fiiri wanaag ma deeqoo si fiican buu wiilkaas u hadlaayaa Gabdhoow jooga oo dhaqan xumada daaya cajiib 🤫🤫🤫🤭🤭🤭🤭

  • @raxmuuniahmed7871
    @raxmuuniahmed7871 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallah Naagta nagihii bay cebaysa Nayaa ninkada ka danbey nabsi baad galaysaye isqabo Hadhow ha oynin Ninka si sharaf iyo ciso iyo jeceyl kujirirto kula hadlee cod ay kaduubtay iyo kalsoni daro kuhayso Hadii adan Ninka bari Maxaad ucadadinaysaa Subxanallah subxanallah

  • @nacuumizoo4374
    @nacuumizoo4374 4 ปีที่แล้ว

    youtube chanel khalad ma leh.laakiin naagta ninkeeda oo ay wada hadlayaan codkiisa s
    Duubtay ee dadka siisay Edab iyo akhlaaq ma leh.bal sida wanaagsan ee imtiraamka leh ula hadlayo eeh.waay naagtan mar danbe haku noqon cod waa meel soke adigoo qaawan ayay walaahi kaasoo duubi diintaa.Waaba naag waalan edab daranaa

  • @zamzammumin3827
    @zamzammumin3827 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaala.aamina aduunyadan kuwii isqabay xataa hadey sidan isu galyaana .
    Naa hoogto ninkaaga maad asturadid oo ilahyna uga baqadid subxannalh'

    • @safiyayasin3305
      @safiyayasin3305 4 ปีที่แล้ว

      Guurkiba waan nacay haduu saas yahay

  • @amun5155
    @amun5155 4 ปีที่แล้ว +6

    IYADAA is ceebeysay
    Allow DUMAR hadaan nhy dad cabey intaan is leyhy bn ANAGA iscebeynayna hada in uu block iyo tel laga Qaban waayey IYADAA is sheegeyso

  • @khadra5436
    @khadra5436 4 ปีที่แล้ว

    omaar walee waa nin rag ah laakiin caaqad baa alla wax oogu dara

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 4 ปีที่แล้ว

    Horay haba u xumeeyeee hada si wanaagsan ayuuu ula hadlayaa masha allh

  • @sulldanasamanbadan2965
    @sulldanasamanbadan2965 4 ปีที่แล้ว

    Waa nin rageed omar sharab bad kudhaxledahay bulshadada sida ragnimadaleh ad ulahadashay xaskada balse ayada manta sharaf daro wen bey ku agledahay bulshada anyway wagudatay wajibkagagi balse kuma qalanto inyar xita go forward bro

  • @fathikalbi4498
    @fathikalbi4498 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalah war waxan maxaa lofafinayaa kuwani waxey fafiyan miyey waye ebar atihin wlhi kuwasodhigay iyo qofka dubayba ish

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +14

    Alle. Nin rag ah iga dheh. Waa jira. Mj. Cabar jecel iga dheh.

    • @habeendhalad5011
      @habeendhalad5011 4 ปีที่แล้ว +1

      Qabiil meesha ha keeni nin Somali meel walbuu joogo waa isku mid. Ma nin naag daawad aragtay nin qaniis h mooye

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +1

      @@habeendhalad5011 waa iska kaftama.

    • @habeendhalad5011
      @habeendhalad5011 4 ปีที่แล้ว +1

      @@salmaahmed2263 Somaha 😀😀😀

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 ปีที่แล้ว +1

      @@habeendhalad5011 😀😀😀😀😀

    • @wizhamid4349
      @wizhamid4349 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh naag mj heshay maa ninkale rabta ninaan mj aheen maba igeeyo really

  • @farxiyoxajifarxiyo715
    @farxiyoxajifarxiyo715 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah maxeey ugaduubeysey odkiisa hadeyfican tahay codkiisa mushdamaca masoodhigten

  • @laylaomar5541
    @laylaomar5541 4 ปีที่แล้ว

    Aamina C/laahi bunooniga daji hada ninkaan hadaad rajo danbe kaleedahay anuu intaan kaa ogahay qofiican ayaa tahay hadii kale Suleymaan C/laahi ka adeeji

  • @zundusmaxamed7556
    @zundusmaxamed7556 4 ปีที่แล้ว

    Xumaan ma aragno dadka waxas way iskala hadlaan
    SI wanaagsan oo dagarna wuu ula hadlaya masha allah

  • @siciidoaxmed46
    @siciidoaxmed46 4 ปีที่แล้ว

    Nayahee igagayso reerbadiyahay Ninku wa nin rage iga Leexa waa nin adeerkaye anaga uhelan reer badiyahay wuukugu khaldamay uf

  • @sagaalsaeedsamtar7474
    @sagaalsaeedsamtar7474 4 ปีที่แล้ว

    War wuxuu doqon Sanaa mexeey ahayad wuxuu laxda wlhi omar waa niiin raged naaagtaan oo kalle wala is dhafiya ilamheey kuu dhasho xantaaa rajo malahaan waaa naaag qalbiga kaaa xuuun qofku haduu sii wanagsan kuula hadlo waa qof garanaya qaymahaga lkn taan oo kalle lama qaymeeyo waayo waa qof qalbi madoow oo dhimatay omar taan ysysaN kugu waa barisaan ee ISKA fur

  • @abgey
    @abgey 4 ปีที่แล้ว

    Qof ka leh chanal kaan walaal isla xishooo Oo kasaaar wiilka codkiisa. Waa wiil sharaf leh sida. Qiimaha Leh EE u ula hadlaayo. Xaaskiisa

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 4 ปีที่แล้ว

    Chenelkan waxa iska leh dahir alasow ba leh ma xishoode omar bar bar sharaftiisa siduu uhadlayo qof aqli badan ba uhadli kara naagta lkn ilama aqli badna😜

  • @lamayaqaan1280
    @lamayaqaan1280 4 ปีที่แล้ว

    Baastarad weeye naagtan fuustada ah aqlaaq xumaa maxay u duubeysaa ayada iyo ninkeeda wixii dhex maray saqajaamada iyadoo fatarakuusey u ek bey wiilkaas heshay kalsooni daraa heysa 👊🏽👊🏽

  • @thekeydfamily6447
    @thekeydfamily6447 4 ปีที่แล้ว +2

    This is last Ramadan
    This lady is doqon bukta
    Omaar waa ninraga ah
    Miskiina waybukta

  • @aliadammy
    @aliadammy 4 ปีที่แล้ว

    Ilaa iyo Hada waxan la yaabanahay sida codkan oo meeshan ku yimid?

  • @hanideeq2847
    @hanideeq2847 4 ปีที่แล้ว

    Wll tan nag kuma noqonayso sababtoo ah ninka iyo xaskisu maray isku yihin hadaysan is asturayna wa xanuun nag reerkeda sirtisa sodhigaysa midje rajo malaha wlhi qalbiga i xanuunay

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 ปีที่แล้ว

    Allah ya heddi qhair InshaAllah ,wlyaal plz like isara qhair Allah idin siyey🙏🤲❤❤

  • @samiirnuurmataan
    @samiirnuurmataan 4 ปีที่แล้ว +2

    Naagtan waa imaan la dahay oomar si wanaagsan buu u hadlayaa iyadaa bilaa kalsooni ah

  • @NimcoSomali1
    @NimcoSomali1 4 ปีที่แล้ว

    Toloow yaa duubay codkaan labadooda? Allow ceebtena astur