Deg Deg Muuse Biixi Oo iibsaday Kaararka Doorashada S/Land, Ciidan Itoobiya Ah Oo Loga Dilay Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 17 วันที่ผ่านมา +1

    Doorasho qof iyo cod. Guul Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 17 วันที่ผ่านมา +3

    😂Somalia : isku keene waa kee ?, kuliyah waa kee ?, kali diide waa kee= waa ilaahey,😅.

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 17 วันที่ผ่านมา +1

    Doorasho qof iyo cod guuul

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 17 วันที่ผ่านมา +2

    Ogeysiis:Fatuubaa ilalahi toobatan na suuxan,swtc,😮.intaanan dhulku gariirin😊,

  • @ardoali2110
    @ardoali2110 17 วันที่ผ่านมา +6

    Ethiopianka ha la tarxilo wa Rufiyanin

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 17 วันที่ผ่านมา +2

    Basaasiinta baass mariya, oo beerka kala gooya, boobayaasha baladkeena , waa inaad burburisaane😅.

  • @DaahirmaxammedShukri-z7u
    @DaahirmaxammedShukri-z7u 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 17 วันที่ผ่านมา +2

    Doofaar iyo jaajuusba adigaa ah ooyaqaana doofaarka nacalatulaa caleeg yaa ximaar afkaaga bijada leh oo uraya kadaa mj ❤❤❤❤❤ mj waa dowlad buuxdoo isku filaansho gartay

  • @AbdiAmad-lu4km
    @AbdiAmad-lu4km 17 วันที่ผ่านมา

    😅😂😂😂😂 waan yaabne

  • @ardoali2110
    @ardoali2110 17 วันที่ผ่านมา

    Bassin waya

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 16 วันที่ผ่านมา

    CIROOW HADAAD GUULEEYSATO KA SAAR WADANKA ETHIOPIA HADII KALE UDIYAAR GARIOW FALASTIINTA AFRICA OO XASUUQ KA FILO

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 16 วันที่ผ่านมา

    XASSANOW MAHADSANID HADAAD OGAADEEN RAISULWASAARE KA DHIGATAY OO AAD MJ OIL FAHAMTAY.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 17 วันที่ผ่านมา +1

    MUUSE BIIXI, AYA DOLLAR FALSO AH, DALKA SOO GASHAY, REER MIYIGU UGA GADANAYO KAARARKA.

  • @qassima317
    @qassima317 17 วันที่ผ่านมา

    50 sano gudeheed dhuulka oromo dhaxlii doonto Insha Allah kusoco qabyaalaad iyo dhoof

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 17 วันที่ผ่านมา

    xafada calanleey xildhiban fadiralah waxdiidmo kasoo tanago naya baraman kadhax diisa fikirkisa hakadhibto sharciga ninxiligisa kadhama day shirci geeyku taaveren wanocma

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 17 วันที่ผ่านมา

    Daarood habaxo dalkii wa laharee pl la d dhul daarod maaha ewelbo Xassan o Kori’s iyo Ogaden u washable siyay taisulwasarana ugu daray kkk cajeeb Xassan siduu ugu lisay Ogaden uguma hanbeynin

  • @ZaziGedo
    @ZaziGedo 16 วันที่ผ่านมา

    bismillah. itoobiya oolawareegtay magaalooyin badan oo gado. ceerigaabo budland tuulooyin xuduud beenaadka kuyaalo hadaad gasho adoojoogo magaalooyinka isnaabka guugal wuxuu leeyahay inaad itoobiya joogtid dhul itoobiya yihiin itoobiya iyo guugal waxay xadeen dhulka soomaaliya waain guugal iyo itooobiya ladacweeyo oromada soomaaliya joogto soomaaliya oodhan latarxiilo soomaaliya noqoto bilaa itoobiyo iyo bilaa oromo dhulka deegaanka soomaalida ayey rabaan oromada inay kaxoogaan dhul kooda hooyo soomaaliya oodhan ayey oromada duulaanku tahay oromo afguduud dhul soomaaliya maqaadan karaan intey aaqir soomaali nafta kujirto naga baxa itoobiya iyo omoroma doonimayno soomaaliya soomaali baa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kabaxa dalkeena bilaa rajaca

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 17 วันที่ผ่านมา +1

    Adigu ma amxaar ayaa tahay?cajiib dad badan ayaa laxasuuqay iyo 1 nin ayaa dhintay labadaba adaa sheegey

  • @maden7818
    @maden7818 17 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Doofarur abidkii ma daahiro".
    Cidii MJ aheyd waxaa qiyaamuhu u dhacaa ayagoo jawaasiis u ah amxaaro injireey. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Waligoodna soomaali daahir ah noqonmaayaan.🤣🤣🤣