PRANK || ADNA OO MASEERTAY XANAAQ IYO GACAN KA HADALNA BILAWDAY || SORRY AFAR DHAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 436

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +179

    Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimada iyo cibaado suuban ❤

  • @feisalabdulahi9114
    @feisalabdulahi9114 2 ปีที่แล้ว +101

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked 💯❤️🙌

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +111

    Qofkii ugu fiicnaa , uguna khayrka badnaa , uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤❤

    • @faadumoaadan7521
      @faadumoaadan7521 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @yasmin-gv2yx
      @yasmin-gv2yx 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @nuuraabduqadirsacid2538
      @nuuraabduqadirsacid2538 2 ปีที่แล้ว +1

      scw

    • @Ashaabdullahi-oc7in
      @Ashaabdullahi-oc7in ปีที่แล้ว

      sallaahu caleyhi wasallam 🤗

    • @ritaajcadey5356
      @ritaajcadey5356 11 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @sacdiyoabshir5665
    @sacdiyoabshir5665 ปีที่แล้ว +12

    Mash Allah beautiful family 👪 ❤️

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 2 ปีที่แล้ว +13

    Wilasha badan. Because firi imisa fanaan iyo youtuber ba gabdho passport wata gursaday😂😂😂😂😂😂

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +85

    Prank somali wa been 100/100 sidaas ooy tahayna waan daawanaa ar somaali Aa😂

    • @deeqoaadan3611
      @deeqoaadan3611 2 ปีที่แล้ว +6

      Wlhi marka qoralkan hada an arko niyada iga jabto brnkga niyadeydi ka sartan 😂

    • @deeqoqasin1133
      @deeqoqasin1133 2 ปีที่แล้ว

      @@deeqoaadan3611 🤣🤣🤣ar ada

    • @hafsamohamed2546
      @hafsamohamed2546 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @halimomohamed6471
      @halimomohamed6471 2 ปีที่แล้ว

      adi maxa ka galay dawao ama iska dhaf

    • @abdiazizahmed7208
      @abdiazizahmed7208 2 ปีที่แล้ว

      True waye brother

  • @AYuubCashuur-o2g
    @AYuubCashuur-o2g 2 ปีที่แล้ว +12

    Intro-giina waan ka helay ama Sida Aad muuuqaalkiina ku furtaan❤️🥰

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 2 ปีที่แล้ว +4

    Ben mahan raga ayaa u badan qalbeyashena ayee ku dhe dhelan wana aragnay adno wallshey qaliga ah raga ayaa siina

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +3

    *Habeenkii inta aadan Seexan👈*
    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    🌹 👈🏻 *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥* 1.)🌹Caafi ruux walba oo ku dulmiyay*
    *2.)🌹Uducee ruux walba oo aad jeceshahy*
    *3.)🌹nafsadaada rabi udhiib*
    *4.)🌹inta aadan seexan dheh*
    📿📿📿
    *Ku waa bariyaysta hurdo cafimaad .cibaado Suuban iyo raali ahaansho rabi. AMIIIIIIIIIIN AMIIIIN
    👉 Raaruuulkii alle S.C.W Markii uu seexanayo habeenkii wuxu oran jirey*
    👇👇👇
    *Bismikallaahumm Aamuutuwa Axyaa* *Nabigu S.c.w .Wuxuu Saari jirey*
    👉 *Sacabka*
    *Gacantiisa Midig Dhabankiisa Hoostiisa isagoo Go Goshiisii jiif*
    👉 *intuusan Seexan ka hor oo oran jiray*

    👇🔸🔹🔸🔹👇
    *Allaahumma qinnii cadaabak yawma tabcathu cibaadak*
    🌷.قبل ان تنام
    👉🏼 *Seexo adoo weesaqabo oo Daahir ah, kadibna useexo dhinaca midig. bacdeen aqri yadul kursi. intaas Marka sameysid Kadib waxaa ku duceynaayo malak Allah kusoo direy, intaa jiiftid*
    💕 *Allahu Akbar*
    👉 *Wllfilh adigo raali i xaaasusi aan ku sooo xasuuusiyo 💎aan is caafino Allaa drtis* *wjazaakilllahu khyr*

  • @aminaibrahim4564
    @aminaibrahim4564 2 ปีที่แล้ว +6

    Adna mcnto hijab sohiro waligey makuarkin ee

  • @hanibouitfullgirl3750
    @hanibouitfullgirl3750 2 ปีที่แล้ว +15

    inta hore saa,iskula hesheen baan kahelay walahi😘😘😘

    • @rihaamweyrax6478
      @rihaamweyrax6478 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi ani xitaa waaan kusoo ceshtaaa

  • @Heniash666
    @Heniash666 2 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂😂😂 Girlfriend call dheh kulahaa adna soo arso team adna 👍

  • @zeynabcabdiraxman6792
    @zeynabcabdiraxman6792 2 ปีที่แล้ว +9

    Raga waagii hore sharaf lahayeen😂😂

  • @anisocali6537
    @anisocali6537 2 ปีที่แล้ว +67

    🤣🤣🤣🤣saa usoo cararay lee mxaa u xiisay prank saxaaf u sameynyo

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah, m'y family so sorry adna markaan waa saxaf🤴🤴🤭🤭🤭I m from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @idrisabdi3873
    @idrisabdi3873 2 ปีที่แล้ว +15

    Somaliland is muujiya 💚🤍❤

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว

      Waana kanaa viva Somalilandar hargeysa ❤ 🤍 💚

  • @haala552
    @haala552 2 ปีที่แล้ว +2

    Adna nin somali saan hada ugu waalanto wlhi waa kusii waaala lee isdaji dantada iyo naftada laga hormariya nin somali sas dhana qatar utahay isdhaha balaayo casir iska dhigaan

  • @ibraahimrasta3610
    @ibraahimrasta3610 2 ปีที่แล้ว +10

    Wll adi iyo waalidkaa ilahey waxaan idinka baryaa inuu janada nii geeyo aamiin SUBSCRIBE iisaar 🥺

  • @zanchinabintuabdi4725
    @zanchinabintuabdi4725 2 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan Caqligiiba wxuu ka galey inuu la Murmo Xaaskiisa 😏 Bahdilaada waa laga fiicanyny

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud 2 ปีที่แล้ว +25

    Kkkkkkkkk Anoo Fiirsan baa iska Sii qoslay waayo waan jeclahay prank ga Reer #Boqor_Saxaaf Iyo
    #Boqorada_Ajaajiina
    Keep Going My Lovely Family

  • @Masdille
    @Masdille 2 ปีที่แล้ว +87

    Reerkan Allow barake waa wanaagi oo qoys ah
    Waxwalbo dhibaya rabow ka hay
    Lkn Prankigu Sidi kale weeye😂😎

  • @cabdi-qeyrtube122
    @cabdi-qeyrtube122 2 ปีที่แล้ว +73

    Sidaan halkan ugu kulunay Allah janada nagu kulmiyo 🤲🥰
    Subscribe isaar wll 🥰
    Waxba kama dhibeyso Ana faaidey iledahay 👍.

  • @mabsuudxasanmataan6663
    @mabsuudxasanmataan6663 2 ปีที่แล้ว +5

    Saxaaf ciyaarta naga dhaaf aboowe adna noo raaligali waanba la masayray anigoo og inuu pranki yahay

  • @ayaanaliisa9241
    @ayaanaliisa9241 2 ปีที่แล้ว +9

    Adno siday indhaha kasiisay aan kuqoslay🤣🤣🤣🤣

  • @mulkiabdrahman2672
    @mulkiabdrahman2672 2 ปีที่แล้ว +18

    Adna saas laga rabaa ninka meel iska saar😂😂😂😂😂😂

  • @muniishaqueen7141
    @muniishaqueen7141 2 ปีที่แล้ว +8

    Adna wlhi waa fuure inaa sanka kaa galiyaa walibo dhagta kaaga aruurinaa hhhh 🤣😂🤣😂🤣😂

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 ปีที่แล้ว +1

      Walashey subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 🇸🇴

  • @waailmuumin5401
    @waailmuumin5401 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Adna daacadnimadiii oo Qof ah
    Allahayow daacadnimada gabadh kaa raacsiisan ii sahal oo calaf igu dar insha Allah

  • @leyloladan6314
    @leyloladan6314 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a allaha idin barakeyo adinka iyo carurtina🥰🥰🥰

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allaah🙏🙏🙏❤🥰

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 ปีที่แล้ว +6

    Lol 😆 🤣 😂 😹 labada dhinac ba walowada jira labada dhinacba yaadiidayo qof passport heesto wadan hormarayna kugenayo lakin dhibka waxuu kajira yaaa qiyaano badan marka raga qiyaano badan

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 2 ปีที่แล้ว

      Dumarka qiyaano badan lkin markay is guursadan ragaa qiyaana badan

  • @bisharoabdullahi5726
    @bisharoabdullahi5726 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaa rabay Adana inaaaa saaan looo galao

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 ปีที่แล้ว +1

      Walashey subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 🇸🇴 🙏

  • @dagmo6166
    @dagmo6166 2 ปีที่แล้ว +4

    Warya waa ninka inaanta hooyadeed baa joogta 😀

  • @wijdaanali4306
    @wijdaanali4306 2 ปีที่แล้ว +12

    Hadaan nahay team adna waan aarsanena✌

  • @farhiamohamedabdi4293
    @farhiamohamedabdi4293 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna wlhi dhigeey leedhy sasn karabaaa ninkaas 3gacan kuqabo sxbeey

  • @fathiaden4720
    @fathiaden4720 2 ปีที่แล้ว +17

    Sorry Adna cadey waan aarsan doona team adna insha,Allah

  • @ayuush14
    @ayuush14 2 ปีที่แล้ว +5

    asc walalaha qaliga iso booqda

  • @izraahappy8796
    @izraahappy8796 2 ปีที่แล้ว +3

    Adna saaid kuu wataa viva adna waasoo dooday m.a😂 raga ayaa badan 💞🦋🦚⚘💗Ⓜ️Ⓜ️

  • @samiraraeannydeeferreira5493
    @samiraraeannydeeferreira5493 2 ปีที่แล้ว +1

    Samira hhhhh Aniga waye Yaa iraba I m here saxaaf

  • @qadrocabduwali5155
    @qadrocabduwali5155 2 ปีที่แล้ว +1

    Salan iyo samamo dhaman rer saxaf famil ad u qurux badan ilahy ha idin dayo my familkeyga

  • @yassiinyuusuf6567
    @yassiinyuusuf6567 2 ปีที่แล้ว +2

    First Adna KU teegeera Allaha ku sharfo Full family

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 ปีที่แล้ว +1

      Walalkey subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 🇸🇴 🙏

  • @SaciidoshiiqSaciidoshiiq
    @SaciidoshiiqSaciidoshiiq หลายเดือนก่อน +1

    Qosolka aduunka😁😁😁😉🤑

  • @aaishoabdi8497
    @aaishoabdi8497 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu horeeyaya

  • @mohamedabdi2664
    @mohamedabdi2664 2 ปีที่แล้ว +14

    I like this family mnshalah keep going

  • @salmocabdikarimaxmed4355
    @salmocabdikarimaxmed4355 2 ปีที่แล้ว +5

    Adna ciyarta kadaa saxaf team adno

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 2 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan like Sar comn

  • @farhiyahusseincumar9661
    @farhiyahusseincumar9661 2 ปีที่แล้ว +5

    Adna xubbi 🥰🥰fikirkeygu waa raga wey iska cadhy💔💯

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 ปีที่แล้ว +1

      Walashey subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 🇸🇴 🙏

  • @faudabdi7188
    @faudabdi7188 2 ปีที่แล้ว

    Wah saxaf Instagram kiisa store ka wxu so dhigay Samira Nasir isago leh la,anta ma noolan garo, wannah aya ileh dugdugdug war saxafo mxa jira

  • @anababdishakur
    @anababdishakur 2 ปีที่แล้ว +1

    Nagama xishon saxaf kadaaaa hana isku ken dirinee🤣🤣🤣

  • @fatushhussein9715
    @fatushhussein9715 2 ปีที่แล้ว

    Sahaf inu catobay inta ila araktay like saar

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk wixii uur kujiro afkaa soo tuftufàa ladhahy. Lkkkkk adno dhibbadnaaa

  • @salmahussein6170
    @salmahussein6170 11 หลายเดือนก่อน +1

    Raga ayaa u badan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiazizahmed7208
    @abdiazizahmed7208 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro and sis

  • @hibaaqcartan3240
    @hibaaqcartan3240 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna iyo saxaaf iskuwaara Walsall qaali ah inika ii familkiina

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 2 ปีที่แล้ว +1

    ADNA WAA FAHANTAY LAKIN WAX HUBSO IS LEEDAHY CAQLAIY LEEY

  • @abshirmuxudiin7345
    @abshirmuxudiin7345 2 ปีที่แล้ว +2

    😂🤣😅🤣🤣saxaaf ii doo yarii iidoo yariis Kulahaa 🤣🤣😅waan Ku salaamay saxaaf iwu qaado paraada🤙🏼

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 ปีที่แล้ว +1

    Sanadkan manta ah rag leeba dibad lageeya oo nagihii dibada jooga raadiya xiligoda lagu jiraa

  • @sucdihassan4511
    @sucdihassan4511 2 ปีที่แล้ว +1

    War shekadha nimanka ubdhn anaa kusigteey talhi taas 😇😇😅💔buh Alxmdulillah shekadha confirmed

  • @DagaalkiiBadar-lv8pw
    @DagaalkiiBadar-lv8pw 8 หลายเดือนก่อน

    Adna haxanaaqin abaayo Adina ka argooso😢

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 ปีที่แล้ว

    Xildhibaanadii qaatay lasluushka
    Saldhiga samira naasir ha lagu xiro
    Ha karbaashto waayo waa gabar wadani ah
    Kama yeelayso waxa ay sameeyeen

  • @nasyadeuanyeong8707
    @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

    Walee waan ka helay saxafi iyo Adna waanan uyara naxay Adna anoo ogaa in aanay run ahayn hadana maadaama aan aad uxanaaqi lahaa haduu saygaygu magac naak kale iigu yeedho runtii waa xasaasi aad iyo aad adnaay kolay xalay maak kale oo idinkala dhexgashay ku riyootay waayo aad buu kaaga nixiyay Adiguna saxafiyoow ogoow in aad laguu jecelyahay Si dhan Ah adoo yidhi afar baa la ii baneeyay bay ku tidhi halkan baa joogayssa meelkale ma tagaysid tii oo aduunkoo dhami daawanayo waar Hada bax bay ku odhanlahayd Masha allaah baan idiin idhiye adkaarya ku dadaala Familia quruxbada. Baatihiin wada noolaada in badan insha allaah

  • @qatuushqalbi231
    @qatuushqalbi231 2 ปีที่แล้ว +3

    Samiira naasir kkkkk ana kuu qishaayo adna iso qabo kkkkkk

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna alaha kuxafido kulahaa ragiibaahi socda ayay noqdeen ayamahan danbe ragii shiid aa sameeyay 😂but waa rageni aan jajafano oo kiidhoof rabo aan dhofino

    • @edenhazard4248
      @edenhazard4248 2 ปีที่แล้ว

      Ayy adaa na fahmi karo wllhi☺

  • @ZEEMA-b7
    @ZEEMA-b7 2 ปีที่แล้ว +1

    Albaab kastoo kaa xiran allah kuu furo murugadana farxad kuku badalo aamin yaarabi🤲 ii saar subscribe

  • @abshiromaxamedmaxamud8273
    @abshiromaxamedmaxamud8273 2 ปีที่แล้ว

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029

    • @nimcodow1230
      @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว

      Shaqo bilaashi ma jirtee walaal

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk wlhi adna wankula maseray xaajigeyga rer uk 🇬🇧 shaqo kujira wcy maser lee lamaroyaa allh isku kiinxafido cadowna alle dhaxdiina somagaliyo saxafow adiga adna dadansaday goda ugu jirtaa hhhhh

  • @inaallabari39
    @inaallabari39 2 ปีที่แล้ว +2

    INTA PRANK MAQASHAY LIKE🙏

  • @abdirizackrashka4883
    @abdirizackrashka4883 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan camla iguso socdo ani saxaaf kulaha " Waraa ani wan ka qoslina wan ka xanajinaa😂😂 wan ku sasaba" nio balaya lobahayanhy aya tahy wlhi 😂😂😂

  • @hafsaabdirahman1208
    @hafsaabdirahman1208 ปีที่แล้ว

    Sida udhibeysid🥺jah lkin kaqaley xajiyada😂😂😂😂

  • @indhakuulsiciid7185
    @indhakuulsiciid7185 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta prank markay maqashay so carartay like🥰🔥

  • @Feynuska-diinta.
    @Feynuska-diinta. 2 ปีที่แล้ว +7

    adna cadey.wan.kusalamay.wanaarsaneynaa🆗️

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna waa fani😂😂😂✌

  • @naimoyusuf780
    @naimoyusuf780 2 ปีที่แล้ว +1

    Team adno hda nahy wso arsanynaa 👍

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk markan adna waad ka raysay keep going bro team adna waan ahay adnaay soo aarso markan

  • @nasracadey7414
    @nasracadey7414 2 ปีที่แล้ว

    Adna waa maskiin ninka gabdha hadlka kula hadlayo ma uu cantrol laayo saxaaf gabdha ka xishod ceeb waaye

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 2 ปีที่แล้ว +5

    Ar saxaaf caatoobayaa adna saxaafna iscaatees maagalisay hhhhhh

  • @princeshaboon1888
    @princeshaboon1888 2 ปีที่แล้ว

    Adna ani marhore kusaray 3 subscribe 2 ciyalkeyga iyo keygi walina asxabteyda ku xasusinaya m ila ad gaarto maharsanayo balan wye 🥰

  • @naciimoyacquub8456
    @naciimoyacquub8456 2 ปีที่แล้ว

    Runta waaye raga weeyliitaan gabdhaha kebgoing adna saxaaf nagaceli mcnto

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah qurux kunolada aduunka iyo aakhiraba

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +13

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❤❣

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 ปีที่แล้ว +3

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @ziyaabae6492
    @ziyaabae6492 2 ปีที่แล้ว +14

    Laga barta laga badiyaa maqli jiri hada taase mare nimanka ubadan 😁🤣🤣

  • @axmedxuseen1191
    @axmedxuseen1191 2 ปีที่แล้ว

    Dumarka way uga tagan passport awgii qofkii waligiiba lasocday

  • @aynesh563
    @aynesh563 2 ปีที่แล้ว +30

    Prank waa u xiisay 😅😅😅😅❤🥰

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 2 ปีที่แล้ว +1

    Naaa dadkaa kuu washaaay ayuu kuu jiraa ee ninkaa mel iska saaar 🤣🤣🤣

  • @bilanmacalin7700
    @bilanmacalin7700 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah lamaanaha erayadiina baa jeclahay wlhi

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 2 ปีที่แล้ว

    Asc adna cadey saxaf caaqil waa idin salamey basaboor nimanka lee aha adna cadey

  • @maxamedsiciid3837
    @maxamedsiciid3837 2 ปีที่แล้ว

    Dumarka ubadan waxa arkaysa inan yar oo qurux badan oo nin wayn awoowohed leeeg logurinaayo waxay ku dhahysa dabadu ikenaya (dumarka ubadan)

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 2 ปีที่แล้ว

    wallahi hadii runta lo hadlo ninka iyo naagta waxa damac badan ninka meeshii cunto ka bisil ayuu ayuu laguraa calooshisa u daran masuul ma noqdo waligiis wax aqli yar yahay dantiisa uun bu fiir sadaa illahay hanaga qabto shartoda insha allah

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂masha allha tabarikllha walahi wo kashatey maxamed hor usocoda my family abayo adan iyo abowey maxamed ❤❤❤❤❤

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar adna maseer. Saxaaf dhiblow

  • @MohamedIbrahim-qh7xc
    @MohamedIbrahim-qh7xc 2 ปีที่แล้ว

    Team adna💪💪

  • @umurayaan9713
    @umurayaan9713 2 ปีที่แล้ว +3

    36 minit 5k another level❤❤

  • @anabahmed9281
    @anabahmed9281 2 ปีที่แล้ว

    Wll Dhaarta badan ma ficno magaca ilahy ciyar ciyr ma ahn ciyr laguma dhaarto mgca ilahy

  • @leyloladan8411
    @leyloladan8411 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah adna iyo saxaaf tagero idin ahay allaha idin xafido adinka iyo caruurtina❤️❤️

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 2 ปีที่แล้ว +2

    Saxaaf umadeena maaha maxaa Adna ugu kicinee qarasta kkkkk calooshaada Samira Nasir aa ka buuxaa mii 😂😂😂😂

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 2 ปีที่แล้ว

    Subxanaallaah abaayo dhaarta iska daa please wallaahi billaahi malagalinaayo intaad dhahdo miyaa hadane soo galinee xaaraam dhaarta hadadan oofin sadax bari soon aa lagaa rabaa ok be careful risaqa si fiican ku raadso been dhaarta iska dhaafa .

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahayoow hadaan yeelo kan inuu prank yahay 50000kun oo dollar 💵 isii🤣🤣🤣🤣

  • @silibilicade2305
    @silibilicade2305 2 ปีที่แล้ว +3

    Adanay haben dhawad riyoday ano borma kazo dulay o maleyzia yimid anonan cid ka garanin mrkazan idhi adno gurigeda i tilmama mrkazaa laykzo tilmamay mrkazd igu tidhi halked ka timid rer borma ahy wn ku tagera ayan ku yidhi bormana grnini mayee idhaaf ayd i tidhi riyo😂😂😂😒😪

  • @qatuushqalbi231
    @qatuushqalbi231 2 ปีที่แล้ว +8

    Wuka aarsaday 🤣🤣🤣

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 ปีที่แล้ว +1

      Walashey subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 🇸🇴

  • @umuanisaa4476
    @umuanisaa4476 2 ปีที่แล้ว

    saxaaf gabdhan ka leexo barnki maseer ma galo ka dhhaf way ku jecshahay 4 dhaan oridadada