ความคิดเห็น •

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 2 หลายเดือนก่อน +1

    gooma

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน

    Adaaleh abgaala Lee caabud waaq abgaal foods masiinkara dhulkii abgaala shabaab kagaarayo kukaadshaye

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 หลายเดือนก่อน

    C / Boos bahasha kor u qaad 😂😂

  • @afraxdaldhis8577
    @afraxdaldhis8577 2 หลายเดือนก่อน

    Mr BOOS Hadalkaagu nuxur malahan o ujeedo maleh o faaiido maleh o kheyr maleh Ujeedkugu muxu ahaa? Bal dib isu dhgeyso

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 หลายเดือนก่อน

    Ar boosoow maxaad liidataa balwaan wax waa kuu galeen,haddaadan qarin macidbaa kaaga daba xun,habar gidir waa cudur dadka ku dhaca
    ma lagu daartay viiruskaas.war daawo ma leh camalkaaga ayaa kaa horeeya.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน

    Hadal shiblaga siiye daacuun yohow

  • @AbucarNoor
    @AbucarNoor 2 หลายเดือนก่อน

    Rubbish, Keep quiet.
    Waxa sideedaba xaqiiq ah qofka daciifka ah in uu xag-xadto qofki hadba ka sareeyo ee uu kor u eegayo.
    Ceebtaadaan sheegaya, oo BEEN ah, hadaan waxaan leeyahay qaraaba ayaan nahay, bullshit/nonsense.

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 หลายเดือนก่อน

    Boosoow madaxweynaha qaraabo ayaad la tahay yaad u shaqaysaa..?madaxweynahaa..?ar beentaas.