angu wanu guursanaa hablha fakta hore unbey cida diida lkn marka danbe waa caadi rmadhibaan ee nimankooda ayaa gursan kareen gabadhaha kle ma aqaan wey cabsadaan iygo somali ma ninba gabadhiisa ninkey ukento ka reebi karo hadu muslim yhy
Abdi cali baacalwaan , Abdi Naasir macallin , iyo Nimco yaasiin ma aha madhibaan ee soo kala barta. dadka. Aji jaahil ha iska dhigin ee soo kala baro dadka.
Xasan Diiriye Faarax waad ka tageen, waa Madhibaan reer Buuhoodle ah.
Wallahi Cali iyo Yasiin waligeey waxbo Kuma racin, laakiin manta hadaladaan Xaqa eey ku hadleen waanku raacay.
Ilahay amarkiisa anii heeso ma dhagesto intaa ka aheen dalmar yare
Caliyoow caawa hesayagii dalmar yare noo sooqaaday waad naga............. saaxiibkaana kamaad xishoon yaasiisiina wuu kugu raacay kaamuu qaban intaasi waa katan kaftanka siyaasadda go go go
Hawiye mid waa bixi "Fiska caddey" beelaha kale ha iskenan
Takoorida dadka farsamo yaaanada waxaa abuuray gumeystihii 70 sano heystay wadankeena ujeedku wuxuu aha in waxsoosaarka la burburiyo
ANIGA DIYAAR AH OO GUURSANAYA GABADH MADHIBAN AH REPLY ISO GAL GOBTA SOMALI GABAR MADHIBAN ONLY
Ali Harare yaassin❤❤❤❤❤
Wnku salmy adiga iyo yaasin .kaftanka qaybtisa murtida mawaxad lasugaysay yaasin
War Ka Guurso.
Do you know madhiban has the most beautiful girls who needs qabiilada kale gabdhahooda
yaaaaasiin qoslaaaaye wow
Caabi mire dacar
Nimco yaasiin hadalkaas ha idinku maqasho
Cali iyo yaasiin idinka bilaaba arintaas
angu wanu guursanaa hablha fakta hore unbey cida diida lkn marka danbe waa caadi
rmadhibaan ee nimankooda ayaa gursan kareen gabadhaha kle ma aqaan wey cabsadaan iygo somali ma ninba gabadhiisa ninkey ukento ka reebi karo hadu muslim yhy
😂😂
Saxaaaaaaa
SCW/ ADEER WAAD QALDAN TAHAY MUDANI ALI XARAARI :
ANAKA LANAMA YIRAAHDO (GABOOYE) HADANO NAHAY BEESHA SHEEKH MUUSE (DIR) (MUUSE DHARIYE)
1-ABWAAN XUSEEN AW FARAH DUBBAD
2- ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE
3- CUMAR DHOOLE
MAHA NIMAN KASO HOOR JEEDA BEESHA MADH8AAN II SHARAFTA LEH?!
WAA NIMAN LAYIRAHDO QABEEL KOODA REER SHEEKH MUUSE.
DADKA HA ISKU DAREEN TAARIIKHDODA IYO MAGACUDA UU HEEYS RAACIN UU HEEYS KU DAREN INFORMATION KOODA ....MAHADSANID
Gabooye waa dalad guud oo ay ku midaysan yihiin dhamaan dadka sharafta leh ee godobta hayb sooca laga galay waana dalad xaq ah oo wanaagsan inay ku midaysnadaan wax is kugu taraan isuguna hiiliyaan dhan walba .
Cali boogta sifcn bad u tabatay
SCW/ ADEER WAAD QALDAN TAHAY MUDANI ALI XARAARI :
ANAKA LANAMA YIRAAHDO (GABOOYE) HADANO NAHAY BEESHA SHEEKH MUUSE (DIR) (MUUSE DHARIYE)
1-ABWAAN XUSEEN AW FARAH DUBBAD
2- ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE
3- CUMAR DHOOLE
4- XUSEEN YUSUF TARABI
MAHA NIMAN KASO HOOR JEEDA BEESHA MADH8AAN II SHARAFTA LEH?!
WAA NIMAN LAYIRAHDO QABEEL KOODA REER SHEEKH MUUSE.
DADKA HA ISKU DAREEN TAARIIKHDODA IYO MAGACUDA UU HEEYS RAACIN UU HEEYS KU DAREN INFORMATION KOODA ....MAHADSANID
Caliyaw saaxiibaw adiga iyo yaasiin iska bilaaaba waayo kudayasho ayaad yeelanaysaa
Abdi cali baacalwaan , Abdi Naasir macallin , iyo Nimco yaasiin ma aha madhibaan ee soo kala barta. dadka. Aji jaahil ha iska dhigin ee soo kala baro dadka.