ความคิดเห็น •

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 2 หลายเดือนก่อน

    Yahuuuuuuu

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 หลายเดือนก่อน +1

    Markii la burburinaayey may ku shahiidaan ,Hadal wax ma tarayee.😅😅

    • @SamayoSaciid
      @SamayoSaciid 2 หลายเดือนก่อน

      Maxuu shahiidaa qof asagoo jiifa balaayo ka kor qaylisay oo xaasaskii iyo ilmihiisii jiifaan waxa intaad banaanka kajoogto ma fahmi kartit wll

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha idiin garabsiiyo wan kaxunahay in la dhibaateeyo dan yarta iyo agoonta awooda ale ha idiinku garab siiyo

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 2 หลายเดือนก่อน

    Markii hore halkee ka yimaadeen odayaasha qaylinaya

  • @somaliking9437
    @somaliking9437 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga maa le😢meesha habargidira meesha wax uma yaalo

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 2 หลายเดือนก่อน

    Ileyn dhidar waa dhidar war habardhidarey raqda ka carar yaan lagugu dilin raqda

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 2 หลายเดือนก่อน

    30sano baa dad dhulkii lasaga habsanaya
    Kadibana waa la qalinyaa War ilahay ka cabsada oo orada ilahay barya oo
    Shaqasta xaqu Naasi Hada ladihiin shifo sharciya u mara

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 SHINBIRAYAHOOW HEESA 1991DII AYAA LOO NOQONAA VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB QABRI BOOB IMARAD GEELE 😂😂😂

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 หลายเดือนก่อน

    dhulka xoog lagu lahaan mayo dhulka ciidi laheyd aya maxkamad u xukuntay hadi ad sharci u lahaan laheydeen waa la idin xukumi lahay dhulka gabadha maxamed siyaad aya laheyd oyadan lo xukumay

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 2 หลายเดือนก่อน +1

    Orda Goboladii aad ka timaa deen ku laabta 😂😂😂

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂HAWIYE 😂😂 FARMAJO WAA MAREEXAN 1991DII AYAA LOO NOQONAA VILA ALSHABAB SADAQ JOON VILA WAHABI ROOBOW CALI DHEERE 😂😂😂😂 XASSAN SH GUUUL LAAY MORYANTA 😂😂😂😂

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 2 หลายเดือนก่อน

    Ragaan alshaab baa ku dhex jira
    Dawaladu ragaaan hadalaya waa in baritaan lagubsamayo Lana Xiro
    Dawalada fedaralka iyo kofur galbeed Bay ka hor yimadeen marka waa daacish iyo alshabaab baan u malanyaa dad xoolihiis Bay layihiin waan ku dagaamanaa
    Maxaa la idinku War galinyaa
    Ma dad dhulkiis baa la idinku War galinyaaa

    • @SamayoSaciid
      @SamayoSaciid 2 หลายเดือนก่อน

      Afkaa qoyan ayaad uhadashay