SU'AASHA KA JAWAAB MA GARBAA MISE WAA GAF?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024
  • "WAXA LA ISKU HAYO WAA DANO SHAKHSIYADEED EE DAN DOWLADEED MAAHA"
    14 Killed, Over 450 Wounded in New Hezbollah-targeted Radio Device Explosions, Lebanon Says.
    95 wounded from Lebanon transferred to Iran for treatment
    The Iranian Red Crescent reported that 95 people who were wounded from the explosions of communication devices on Tuesday and Wednesday in Lebanon have been transferred to Iran to receive treatment, according to reporting by the Saudi news channel Al-Haddad.
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

ความคิดเห็น • 39

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  หลายเดือนก่อน +4

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @SaraHaji-x3e
    @SaraHaji-x3e หลายเดือนก่อน +2

    Madalle aaba keenay maqaamka muqdisho mo oho
    Rutland iyo kgalbeyd ba waxa jidka ka lexina dani laftata gareen
    Somali wa somali shacab kana isma didana

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    DALKA INTA BADAN, AL SHABAAB AYA HEYSTA, MUQDISHO CAASIMAD AH AYAN DOORASHO LAGU QABAN KARIN, TENDHADA WA LAMA HURAAN.

  • @Qaali12
    @Qaali12 หลายเดือนก่อน +2

    Dowlada kg inad ugu yerto sax mahan, kg waa dawlad goboled kadaya adinka luminaya dadkan mamul goboledyada run bay u maleyan in’ay dawlad yahin. Somalia hal dawlad ayay ledahay 🇸🇴

  • @memr7493
    @memr7493 หลายเดือนก่อน +1

    Mad mw xanan shiikh Xafidu laah alla ha dhowro

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน +1

    HSM waa mid dalka kadiray,Jawaabta waa Gaf uu galay Villada kooxda kujirta oo ah kuwa dadka isku dira isirka oo lagaro Ahafidow waad ogtay Loojoojin Maayo,kibirka waa tan.Safiyo.Tusmo lagu.beegsaday.

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

    Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliweyn 🇸🇴haisraacdo 💪

  • @yaayow3374
    @yaayow3374 หลายเดือนก่อน +1

    Asc. Maskiinkaan rajo ayuu ka leeyahay dowlada jirto.

  • @sinyeer
    @sinyeer หลายเดือนก่อน

    Rugcadaa wariya Abdihafid. One of the best somali journalists.

    • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
      @IssackMohamedsSheikh-ji4yu หลายเดือนก่อน +1

      Abdixafid aniga waxay i tahay puntland iyo federalka waxay isku haayan dana shaqsi ah oo ka dhaxeeya mw xasan iyo mw Dani

  • @abdihillow8876
    @abdihillow8876 หลายเดือนก่อน +1

    To name Somali governors as President is wrong.the title is for ONE President only in Somalia.

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 หลายเดือนก่อน +1

    Xafido laaha mudane Xassan shiikh xafudu Laaha ilahwo cimri dheer ioy cibdo Allaha hakusiiyo guulesta dalxoreye cadogiisu hajabo jaajuusiinto ha Quusten mudane dalxoreye 🎉❤guuleso

    • @shamsomuse7572
      @shamsomuse7572 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa huu dawlad ilahey baa noo haya

  • @marksideas-jf3dr
    @marksideas-jf3dr หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan gar loomadhiibin oo cid ugar dhiibatay majirto Marka c.xfiidaw cadadiska kadaa

  • @Khalidrasta99
    @Khalidrasta99 หลายเดือนก่อน

    Waa Caadaalad Sire abdi xafid sxb waxaa jira community halkaan ah ayaa concern qabaan taas oo ah madama siyasada somalia 🇸🇴 focus ka saranyahay southwest Sida darteed madama aniga iyo ayagaba aan dhib isku qabno waxaan wada codsanayna madama afsomaliga maay iyo maxaa tiri Marka isfahano daro wayn baa jirta pls at least subtitle maay maay ah sameey ✊respect sir A/Hafid

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    SU'AASHA HALKEEDII AYAAD DHIGTAY A.HAFID WAXAA LAGU ABUSE-LOOGU GEYSTAA MARKA M.WEYNE UU NOQDO SHAQSI AAN HAWIYE AHEYN.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    MAQAAMKA MUQDISHO WAXBA LAGAMA BEDELI KARO IYADA OON HESHIIS LAGU AHEYN WELIBA AY KA MAQAN TAHAY PUNTLAND XATAA BARLAMAANKA DASTUURKA UU ANSIXIYEY AYAAN SUUROGALEYN.

  • @Salugla
    @Salugla หลายเดือนก่อน

    Dawlada dhexe ma rabto doorasho qof iyo cod ah saw tay lahaayeen markay Puntkand bilowday doorashada 24 saac ha ku burburinina

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 หลายเดือนก่อน

    Cabdi Xafiidoow
    Ninkaan hadalba ma yaqaane
    See wax u jiraan

    • @mohmedmostaf3147
      @mohmedmostaf3147 หลายเดือนก่อน

      Aqoonta sidee u taqaan wll😂😂

  • @mohamudabdullahiAbdi
    @mohamudabdullahiAbdi หลายเดือนก่อน

    My name Mohamed Abdullahi waxan joka Kenya garhan wajer maqamka muqishow mar Wa hub luku dagalam kuwa Ku qeyliya dacad kama ahin doeasha Aya luku Kala. Lakini madax weyna kasta dacd kama ihin mamul gobaled Kala maraba madaxwena Kasta o sogala. Kuwi Hora ayaba Qatar Kala takanyihin. Rer muqishow ilahan umamaqan. Nasibikoda waxad noqdi hubka siyasika.

  • @habibainab9950
    @habibainab9950 หลายเดือนก่อน

    Asc, Abdi xafid, waxan ka mid aha X/dhib/G/D/Muqdisha lagu asasay R/W, Nur Cade xafiskisa, Dowladi Abdullahi Yusuf A/U/N
    waxa kala diray M/Weyne Shiq Sharif, kadib lama so hadal qadin, Hassan Shiq 2012, lama so hadal qadin, Farmajo aya qeyladi bilabatay ila Hassan Shiq intu ka imanayey, Hassan Shiq calema sarkisi aya layiri waxan kaga fadhina Maqamki G/Banadir, jawabtisa waxey aheyd aniga la igama fadhiyo e Xildhi matalada leh o Parlamanka ku jira ayey u taal aniga saxiix ayaan leyahay waxi la so bandhigo o lagu so heshiyo M/Muqdisho.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 หลายเดือนก่อน

    In ayna ďawlad noqonayn waxaad ku garan ethiopia maamulgobaleedada dawlda ayay toos u hoostagaan kuwa soomaaliduna mid walba waa dawlad gaar ah bay sheegtaan

    • @khadar917
      @khadar917 หลายเดือนก่อน

      Itoobiya waa dawlad maaha ey qafis ugu jira 30kun oo amisom wuxuusan ahayna ismooday oo meel uusan adeeg ka bixin waligiina tagin ilaahey dartiis na u tiri waan kaa tirsanahay raba inuu ku amar taagleeyo oo dulmiyo iyana war na dhaaf tiri.

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 หลายเดือนก่อน

    Maashallaah ninmasuula oodhaxdhaxaada ayaadkeentay caawa

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 หลายเดือนก่อน

    Putland maxaa dawladwalba ku taagay hadii aysaxantahay Putland hadii ay talinayn wax soconaa maleh war ma,aha ee dalja iyo dadka ha uturaan

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 หลายเดือนก่อน

    Abdixafid BStv loma dhamo reer koonfur galbed ma keento in xaqqoda ka xadlan maxaa u diiday malin kasto dad kala duwan wareysata lkn ma arkin qof koonfur galbed ka socoda lkn oorka ku kacsata markii siyasada somalia ka xadasho khilafka lafta gareen iyo hassan sheikh cml

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  หลายเดือนก่อน

      Waa su'aal aad iyo aad u wanaagsan xilligeediina joogta
      Waxaan kuu xaqiijinaynaa inaan isku daynay inaan la hadalno Masuuliyiin kala duwan oo kasoo jeeda Koonfur Gapbeed oo Siyaasiyiin u badan hasayeeshee ma aysan suurta-galin inay aqbalaan inaan waraysano qaarkood waxay diyaar u ahaayeen inay daaha dabadiisa nagala hadlaan taas oo aanu diyaar u ahayn
      Waan ku mahadsan tahay su'aashaada iyo daawasha daada guulayso

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

    Qof iyo cod waa fcn tahay lkn waa in qof kasto sharci lo sameeyo leys tiro koobo oo ajnabiga leska soco oo lawada shaqeeyo danta dadka iyo dalka laga wada shaqeeyo

  • @khadar917
    @khadar917 หลายเดือนก่อน

    Mooryaankii saraakiisha amniga lahaa igaarkay reer hebel laa tihiin musqul yaan la idin galin ee sida eyga u qaylinayay cidna amar ku taaglayn uuna taagteeda lahayn ka yeelimayso nidaam waa tuu diiday hadana diidan yahay xaafadiisa xabaalaha haku fagto meel kale waxba kama galin.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 หลายเดือนก่อน

    Abdixafid ma waxad af u geleynaysa in u ku dhawaqo mid ba jid leh adiga an ku weydiye ya qaldan dawlada federalka iyo dawlad goboledyada

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 หลายเดือนก่อน

    Mooryanta xanar haysata kaligood ha isu taliyeen dawlad nimo wax kama taqaane

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 หลายเดือนก่อน

    Abdixaafid farmaajo waadishey hadaad mooryaankaan qabuuraha faganaya aad isgarab dhigtey UN ka codeyntii habeen hore macodeyn somaliya falastiin Hassan baana sabeb u ah naga aamusa awr yahey

  • @abdullahimjimale-um9vo
    @abdullahimjimale-um9vo หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @HawaisMohamed
    @HawaisMohamed หลายเดือนก่อน

    Hawiyee dooraashaadaa tooskaa danii ugaaamaajjiroo