Qaraxyadii Muqdisho Mahad Salaad oo Muqdisho soo galay ayaa lagu eedeeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

ความคิดเห็น • 10

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @anshurAden
    @anshurAden 2 หลายเดือนก่อน

    Fohaad iyo kooxdiisa hore waa ku farxaan waxaan cbb cayayaanka baraha bulshada nabar iyo naxdin Sooba aaway mala iloowday waxaan waa kooxdii fohaad iyo f

  • @nourabrady5836
    @nourabrady5836 2 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq baa tahay. MAHAD SALAAD markuu amniga masuulkiisa qaaday waa lagu mahdiyay ilaah kabaq oo runta sheeg

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad salaad waa nin argagixiso ka mid argagixisada alshabaab

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 หลายเดือนก่อน

    TACSIYADDA XITAA SIYAASAD MIYAAD DHEXDA KADHIGTEEN MAHAD MA AHA EE KUWA CEELJACEEL DADKA NOOL KURIDI JIRAY AYAA KADAMBEEYA

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad salad waxaa looga baxay balantii in madaxweynaha galmudug laga dhigayo marka Mahad shaqadiisi waa bilaabatay waa xaqiiqda dhowr boqol ayaa dhimatay dhow boqolna waa dhaawac maxaa loo qarinayaa lkn wax la qarin karo ma aha intii ku dhimatay AUN inta dhaawaca ah allaha u boogo dhayo wax alshabaab la dhaho ma jiraan ee waa qarax siyaasadeysan oo la fududeeyay qaraxa hada wuxuu noqday siyaasad dowlad ma jirto wan aragnaa shacabka somaliyed Allah ayaa u maqan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน

    Oo Mahad Salad Hadii Uuyahay Sababta Looso Xiri Waayey Maxey Tahay Hadii Dowlada Uu Fashilayo Shacabkiina Uuleynaayo Mahad Salad Deg deg Haloo sooxiro shacabka Si Xun Ayey Shabaab ulaayen Dhalintii Mid la isku Cafinaayo Ma Aha Tan Mahad Salad Maahir Haduu Kadambeeyo Hala Sooxiro

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad salad iyo xasan ayax waa madaxda alshabaab waa xaqiiq waxaad ogtihiin ciidamadii qaranka siday u shirqooleen saldhigyada lagu xasuuqay waad ogtihiin geesiyadii sarakisha

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 2 หลายเดือนก่อน

    Uf ufdaba dhilif