$20 Sidee Fiverr Oga Shaqeysan Kartaa | Translation Skills

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • 👉 Join My 1 Week Course gellebashir.co...
    👉 Read gellebashir.co...
    👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 Read - Sameyso Online Business gellebashir.co....
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...
    --Web Hosting Discounts--
    50% Discount Hosgator 👉 partners.hostga...
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video

ความคิดเห็น • 63

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +9

    Waa 4 video Ana ka sameyey 👉th-cam.com/play/PLY20ifrI7b-_kdWj6W9RfO77ONlNXrQGL.html

    • @Rumain273
      @Rumain273 2 ปีที่แล้ว

      Thanks brother

    • @ajcomparisons1
      @ajcomparisons1 2 ปีที่แล้ว +1

      Brother halkee kaala soo xiriiri karaaa

  • @Omar_Dayib_Ugas
    @Omar_Dayib_Ugas 2 ปีที่แล้ว +4

    Walal Geela Bashiir Waa Mahadsantahay Alah Ku Xafida Oo Ku Sharfa

  • @nuuradin1maxamuud235
    @nuuradin1maxamuud235 2 ปีที่แล้ว +3

    Lkn hadaan bank ku xidhan oo wali iga bilaa bank yahay cilad ma ku keeni kartaa dadka ila soo xidhiidhaya ee raba inan shaqo u qabto
    I.a jawabtaada sugayaa👇

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +1

      may waa caadi wll

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa 2 ปีที่แล้ว

      haa, way kugu keenasa. waayo qofka aad shaqada u qabanasa waxa uu ku khasbanyahay in uu lacag bixiyo, lacagtaas cardkii laguugu soo diri lahaa waa inaad sidata. credit card iyo debt card ama wax kale.

  • @aqoontube4973
    @aqoontube4973 2 ปีที่แล้ว +1

    Great content ,keep it up

  • @abdullahialiosman6458
    @abdullahialiosman6458 2 ปีที่แล้ว

    upwork in la sameeyo ama fiverr wa wax sahlan
    lkn xirfadii ad meeshas la tagi leheed ayaa leyska raba mudane
    videos ka ad so dhigto ciwaanada waxad thumnail lacagta u saarta to get views
    youtube ka 100M videos aya ku jira oo ah how to make money online
    casharada ad bixiso wxn ka faaidey Click bank
    mahad sanid ustad gelle

  • @ahmedlaari9406
    @ahmedlaari9406 2 ปีที่แล้ว +1

    Am in the Fiverr app now bro
    Already paid $100 but I can't find the job or the script mxaa talaha
    23 hours ayaa li qaabtey?

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 ปีที่แล้ว +1

    Wey jirtaa midaan wlh yaraa saxibo nahay ayaa ka shaqeesta

    • @user-yk9ks9dl9c
      @user-yk9ks9dl9c 8 หลายเดือนก่อน

      Wll adiga xagen kala zoo xiriraa

  • @abdielmi6521
    @abdielmi6521 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxp waxa ku weydina bassbor miyu ubahan yahay mise I'd jwp wacan canow

  • @m0stf33
    @m0stf33 2 ปีที่แล้ว +3

    Nice👍

  • @inaxasan1751
    @inaxasan1751 9 หลายเดือนก่อน

    carabiga ayaan aqaanaa ee maysaacidi kartaa adoo mahadsan ina adeer?

  • @nuuradin1maxamuud235
    @nuuradin1maxamuud235 2 ปีที่แล้ว +1

    Appwork sida loo sameeyo ka soo hadal ustaad✅

  • @mohamedkobra2305
    @mohamedkobra2305 2 ปีที่แล้ว +1

    @gelle Bashiir dhibk jira ayaa ah xage lacaga laygu soo diraya bank baan account ku leyahay side ugu xiranaya bank arinka bal xal u keen

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว

      Video ban ka sameyey bro

  • @AhmedAbukar77
    @AhmedAbukar77 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waa mahadsantahay lkin waxan ka rabay inaad ka soo hadashid suuq online oo hadda imaaday oo lacag aan ka sameeyay magaciisa waa DJ GLOBAL SERVICE .

  • @Biletime
    @Biletime 2 ปีที่แล้ว

    Asc mudane waxan rana in aan kula so xiriro ee xagee lagaga so xiriri kara mahadsanidin?

  • @araysane8111
    @araysane8111 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb hal vedio oo isku xiran oo saacad soconaya no soo diyaari. Vedioyada waan wada dawaday waxyabo badan baa ka dhiman codsiga no fuli masuul

  • @AbuukarCabd
    @AbuukarCabd 7 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @kunneyare9407
    @kunneyare9407 2 ปีที่แล้ว

    Sxp aniga account ayaa ka samaystay 3-bil ka hor ilaa hadana kama shaqaysto waxa qaldana waa fahmi la'ahay, marka maxaa sameeyaa

  • @bakarcabdiweli32
    @bakarcabdiweli32 2 ปีที่แล้ว +1

    ustaad waxaan joogaa Somali kama na dhameeyo wire transfer IBS iyo Preimer bank mid na ma leh xagee lacgta ku helyaa PayPal somalia kama shaqeeyo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว

      Direct bank transfer bey kugu so dhaceysa bro , uma baahnid PayPal. Bank bey toos kugu so dhaceysaa

  • @abdihayisheikh555
    @abdihayisheikh555 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waanaqaanaye waxan ama na fahasansii ooo roosharax bolow ila dhmad ama naga shp wad nagu wareerisay nama fahansiinaysid

  • @Kolkoliyow
    @Kolkoliyow 2 ปีที่แล้ว

    Walal ugu horen wad Mahad San tahy waxad I shegta mela kala so xariro

  • @mahamedmahamud4924
    @mahamedmahamud4924 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxb geeloow xirfad ma lahi halwaysite aan lbatan dolar bas ka heli karo maad igu caawin

  • @qaysqayser789
    @qaysqayser789 2 ปีที่แล้ว

    Zxp qaybta verification wuu diidayaa

  • @saidhashi496
    @saidhashi496 2 ปีที่แล้ว

    Shaqo fican ba haysaa.

  • @abdifataxxuseensiidii5552
    @abdifataxxuseensiidii5552 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal mar dhaow ba so galay page youtope

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 5 หลายเดือนก่อน

    Arabi soomali baan isku turjumi karaa

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 2 ปีที่แล้ว

    lipaax uii.u kasoo hdl

  • @motivationfeeling1493
    @motivationfeeling1493 2 ปีที่แล้ว

    sxp gella su.aal ayaa qabay oo ah.
    basic standard premium
    maxa ku kala duwan yihiin ???

    • @salaadhamoud617
      @salaadhamoud617 2 ปีที่แล้ว

      Tirada eyada aad tarjumeyso ayaa kala badan ama howsh ayaa kala adag ama kala quruxbadan. Midba middey ka quruxbadantahy ama ka adag tahayna waa ka lacag badan thy. Sidaas ayey u kala duwanyihiin

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 2 ปีที่แล้ว

    Gram free sxib kasoo hadal lacag malaga samayn karaa

  • @hashidheeg6308
    @hashidheeg6308 2 ปีที่แล้ว

    how can i register

  • @cazkajr
    @cazkajr 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad ( Unapproved) maxay tahay Mid walba aan post gareeyo Whats problem

    • @salaadhamoud617
      @salaadhamoud617 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad post gareysay marka horo?
      Hadii ey gig tahay qofki soo umaadan kaaa dalbaday?

  • @axmedyare4178
    @axmedyare4178 2 ปีที่แล้ว +1

    Telka makusameynkaraa wll

    • @Rumain273
      @Rumain273 2 ปีที่แล้ว +1

      haa waad kusameysan kartaa walal

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +1

      computer ku ficn

  • @Qalbi132
    @Qalbi132 2 ปีที่แล้ว +1

    Gelle bro Fivver waan leyahay weliba dhowr xirfadod lakin dhibka jiro waxay tahay weli orders ma helin, waxa ila soo hadlo kuwo dhahayo telegram ka nagala soo xiriir ee kwrn

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 ปีที่แล้ว +1

      Qaabka customer loo helo video ban ka sameeyey bro

    • @nasiyanor7021
      @nasiyanor7021 2 ปีที่แล้ว

      Sxiipow icaawi ana shaqo Doon ahye🖐

  • @muhudiinmaxamedali3280
    @muhudiinmaxamedali3280 2 ปีที่แล้ว

    Cjonstyle cml miya tugo badana jirtee ar wax Somali wado fa ido maleh tuugo aya kuxiran

    • @salaadhamoud617
      @salaadhamoud617 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk
      Waxa somali waddo faaiido maleh !!
      Waa sax

  • @wiilsomaliyed3828
    @wiilsomaliyed3828 2 ปีที่แล้ว

    Salaam somali bank lacagta ma ugu la bixi karaa Walal
    Ii jawaab Walal

    • @salaadhamoud617
      @salaadhamoud617 2 ปีที่แล้ว

      Maya wll paypal ayaad ubaahanthy ama payoneer

  • @maxamedyare8140
    @maxamedyare8140 2 ปีที่แล้ว

    Sxb somaali anoo jooga maka ska qeysan karaa

  • @mohamedkhader5963
    @mohamedkhader5963 2 ปีที่แล้ว

    wan kusalmay GB. Zxb wxn raba inan ku waydiiyo website #Socialrebel # ma fake ba mise waa real?

    • @Rumain273
      @Rumain273 2 ปีที่แล้ว +1

      sxb scam waaye iska ilaali marka lacagta labaxaysid way kudiidhayan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว

    Ku soo dhowow LAAS ACADEMY si aad u baratid English ka
    th-cam.com/video/MWV_1aboeU8/w-d-xo.html

  • @ajcomparisons1
    @ajcomparisons1 2 ปีที่แล้ว +2

    😌