Sidow Abu Shaarib - Hooyo lyrics - heesmacaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Sidow Abu Shaarib 🎶🎤
    Muluqnimaday Midi moxogeeda igu soo Xambaartee
    Miskin-nimadi Maranaan igu soo Korisee
    Maalin iyo Habeen an' Midi iga Murgaysee
    Maan Abaalkeed Waligeey an' Gudii Karaaa
    Mugdigi Xabaal Mowlahayga* Ha Kuu Macinee
    Maqaamkii iyo janatul fardaws Mowlahayga ha kuu kasee ~
    Lyrics: ‪@GeediGeediMuse‬

ความคิดเห็น • 17