PRANK || KOKO LACAG AYAAN SO XADAY GURIGA IIGU QARI MAXA IGA RAACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 506

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +261

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy ปีที่แล้ว +37

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan ปีที่แล้ว +165

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 ปีที่แล้ว +40

    Koko maskiin waxay kuleedahay hadii lagu ciro hooyadaa xagay kaakeenaysaa hadii kle meel fog bn kugayan koko nasab ❤❤

  • @nasracllaahi4203
    @nasracllaahi4203 ปีที่แล้ว +115

    War cumeer sawirku koko mahan 😂😂 anagibad prank nagu sameyse😮

    • @king-Hanad7181
      @king-Hanad7181 ปีที่แล้ว +4

      sawirkii najma nashaad weeyi

    • @AbdikadirNur-d1o
      @AbdikadirNur-d1o ปีที่แล้ว +1

      Sax wye😂😮

    • @fatimaabdi2702
      @fatimaabdi2702 ปีที่แล้ว +1

      Anakiibow nagu bilaby goormey dabarka marsaty is so wady

    • @mumtazayub8920
      @mumtazayub8920 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@king-Hanad7181 sax waaye

  • @Fardowso526
    @Fardowso526 ปีที่แล้ว +38

    Plz wiilkiina yariiska ah 500k hala gaarsiiyo❤

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 ปีที่แล้ว +69

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @istarmohamed9880
      @istarmohamed9880 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu ปีที่แล้ว +33

    Ku salina nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw ❤️ ❤️

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +85

    Koko miskiinimo wllhi aniga aya qiirooday sida naxarista leh ay xalka ugu raadineyso gabdhaha walaalaheen ah allaha noo xafido wllhi🤲❤🧕👋

    • @Filatecdev
      @Filatecdev 6 หลายเดือนก่อน

      Amii

    • @CabdiCasiis-w9m
      @CabdiCasiis-w9m 29 วันที่ผ่านมา

      anaa kuwasa 😂😂😂😂

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 ปีที่แล้ว +45

    Cumeer io koko inta ila jacel ❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cumerkooo koko rotin cod iso sar dheh wax shidan soo dub plz 800k ad grtide ❤

  • @qalifxuseen9221
    @qalifxuseen9221 ปีที่แล้ว +4

    Caawa waa lagaagashtay koko mida kale xalkaas waxaa kacad dalka mirki uu yahay dal amaan ah waa sidaan nin wax xado iyo qofki wax dilo qof soodhoway sanayso majirto cumeer waxaa kuusheega meesha aad wax kuxaday xadii ay axaan laxeed soomaaliaya dadka kunool soomaaliya boqolkiiba sodon way kuqarin laxaayeen marki ay kuqariyaan kaama qarinayaan dowlada waxy rabaa lacaqta aad sooxaday ayeey rabaa mar xadii ay lacaqta kaaqaataan banaanka ayaa taxay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anisaabdullahi8746
    @anisaabdullahi8746 ปีที่แล้ว +35

    Anagiiba prank naku sameysay War sawir ka waaa najmo nashaad 😂😂😂

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci ปีที่แล้ว +10

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @tiriiboyofficlal
    @tiriiboyofficlal ปีที่แล้ว +40

    Najma nashaad oo koko noqotey 😂😂

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 ปีที่แล้ว +25

    Wa prank fcn siday tahay bad u samyeysa cumer dhibka ka batay 😅😂😮😅😂

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett ปีที่แล้ว +28

    Allah is one☝️prophet mohamed scw❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 ปีที่แล้ว +62

    Wlh cumeer legend waye waa iska jclhay 😂😂😂
    Qosol iguma harin wlh 😂😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +95

    Cumeer thanks 😊❤ koko sorry queen keep going cumeeroow Next Asad inta Rabto in lagu soo sameeyo prank ismujiya ❤ Jumca Mubarak❤

    • @Haajizaajin
      @Haajizaajin ปีที่แล้ว +2

      anagaa kugu raacsan

    • @Clkariin
      @Clkariin ปีที่แล้ว +1

      Anaga kugu raacsan

    • @wllkawayn-bx8hn
      @wllkawayn-bx8hn ปีที่แล้ว +2

      Anagaa kugu raacsan

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 ปีที่แล้ว +26

    Masha alhaa koko waa gabar taaqano walal nimada jecel❤❤❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 ปีที่แล้ว +14

    ALLAHU AKBAR❤🥺☝️❤️ ALLAH IS ONE☝️

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 ปีที่แล้ว +27

    Wow what a prank koko always legend 😂❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh ปีที่แล้ว +20

    masha allaah walhi koko waa qof Naxariis badan cumeer axb koko waa walshaa si aay kuu bad baadiso ayey kuu dhahday damal saar ayan kuu diraa😂😂 ama tuur lacagtan koko kulahaa shan kun maxaa kuu geyay boqolee mad so xadid😂😂 hadaa wax xadeyso baahi maa ku heyso 😂😂😂😂 walhi koko cidlo kaagma tagteen cumeer walasha kor kala soco koko wan ku wataa

  • @Janno66
    @Janno66 ปีที่แล้ว +29

    Lacagtu waa lama huraan anoo qosley leeba is arkey😂😂😂😂

    • @MahdiFuaad
      @MahdiFuaad ปีที่แล้ว +2

      Wllhy kula mid ahy ano qoslaya is arky😂😂

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว

      ​@@MahdiFuaadwaar adi ma qosolba ku yala ninba tehe shaqayso😅

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +37

    Big legend always cumeer big fan koko another's levels pranks ❤💯♥️❤😅😮

  • @AbdifatahMohamed-cp9fd
    @AbdifatahMohamed-cp9fd ปีที่แล้ว +33

    Aniga mxa igalaa so donte kulahaa Asad ugeey mxaaa Asad waxii laso xado azago loyenaa miyaa 😂😂😂😂😂😂wale Koko cadhii mahan 😅😅 baxarkey iska warajisey Asad madax ugakine xasid 😅😅😅

    • @queenilhan6418
      @queenilhan6418 ปีที่แล้ว +3

      Asad lagama shakinayo because lacag badan panki igo hareysan 😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax ปีที่แล้ว +4

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll I ❤

  • @zhaadiyacabdi562
    @zhaadiyacabdi562 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi wa xaraabo kooko iyo cumeer is funy prank😂😂❤

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 ปีที่แล้ว +19

    Aniga xitaa pranka mngu sameysay koko/ najma nashaad😂

  • @maslax_arts
    @maslax_arts ปีที่แล้ว +1

    Koko maskiin waaye hye inaan ku dhaho ayaan maleysia ayaan ku imaa lahaaaaa l love you maleysia

  • @NaimaNur-uz5nl
    @NaimaNur-uz5nl ปีที่แล้ว +1

    Koko lajamad waye wa ni wata team 27❤❤❤❤❤😂😂

  • @haawoluul7630
    @haawoluul7630 ปีที่แล้ว +2

    Labo mar soo naqsadey saa uogaado sawirka najmo nashaad kooko uqoldeu😂😂 ar cumeeekooo dhib badaaa😂😂

  • @MustafeGaney-us6rr
    @MustafeGaney-us6rr ปีที่แล้ว +12

    Koko mise najma nashaad😂😂

  • @maankaali4239
    @maankaali4239 ปีที่แล้ว +10

    Koko weey kaa naxee wllhi ❤

  • @ibrahimabdi4476
    @ibrahimabdi4476 ปีที่แล้ว +15

    Keep going my brother 💪❣️

  • @MaprukaMohamed-p4i
    @MaprukaMohamed-p4i ปีที่แล้ว +10

    Alahuma sali calaa muxamed❤❤

  • @aamiinyare6484
    @aamiinyare6484 ปีที่แล้ว +1

    Azxaptii kale imika soo dawadayy adna wan dhamaystay videogee horay usoco wll 😅😊

  • @Sonjon-i3b
    @Sonjon-i3b 28 วันที่ผ่านมา

    Cumeer bi fan wallahi 😂😂

  • @Abeir4hmett
    @Abeir4hmett ปีที่แล้ว +32

    Anaka xitha prank ayuu nagu sameeyay sawirka najma nashaad ayad soo saartay meesh😂😂😂wAn kaa fahmey

  • @AamiinClaahi
    @AamiinClaahi ปีที่แล้ว +1

    Adi maxaa shankun dhan kuu geeyay kulahaa kun maaa soo xadid hadaa wax soo xadaso koko fani wlhi😂

  • @xamdiabdirashitt
    @xamdiabdirashitt ปีที่แล้ว +30

    Najma nashaad miya koko noqoty cumeer anaga maa nawaaloosa😂😂😭

  • @Nurtaabdirahman
    @Nurtaabdirahman ปีที่แล้ว +32

    Naftaada u nax ceeb ma ahan 😮😂😂😂😂😂😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 ปีที่แล้ว +5

    😅😅😅😅ar koko xasidsana asad ugeey kulahaa marna £100 bes maxadid kulahaa 😅😅😅😅😅

  • @NastehaMarwoZ
    @NastehaMarwoZ ปีที่แล้ว +4

    Cumerkoo❤ intajecel gacanta tagaa❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 ปีที่แล้ว +2

    Nosoo badi baran kiga cumeerow 😂😂😂😂

  • @KhadarCabdi-nl3vu
    @KhadarCabdi-nl3vu ปีที่แล้ว +1

    Cumeer lejan next amiira 😂😂😂😂😂😂

  • @umiira.maxmed4984
    @umiira.maxmed4984 ปีที่แล้ว +3

    Cumeer iyo koko wan idin wata❤🥺

  • @suushiiabdala9478
    @suushiiabdala9478 ปีที่แล้ว +3

    Qqlad woo dhacaaa 😅 yaa loqaban walkena cumerkoo wakusalamay❤

  • @NehaGwalMahatt-ob5wc
    @NehaGwalMahatt-ob5wc ปีที่แล้ว +5

    Camera dha jini maa hyaa mcnaha😂😂xdhey prank ey tahaay😂😂😂😂

  • @Amalhennadesings
    @Amalhennadesings ปีที่แล้ว +3

    😂😂anagaba na sirtaye waan yabana waku laba celiyey xata😂😂

  • @hony5804
    @hony5804 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wanfuray 😂😂😂100 leexausoxadiweyday kulahaaa

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d ปีที่แล้ว +3

    Cumerow lacagta ani i dhibo waku henaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu ปีที่แล้ว +2

    Cumeyr big fan dhiploow😂😂😂❤

  • @Monicaa_ahmed
    @Monicaa_ahmed ปีที่แล้ว +1

    Camerada waaaaaba la arkaaaaa 🫤🫤🫤🫤🫤🫤

  • @arahmanmohamedali1506
    @arahmanmohamedali1506 ปีที่แล้ว +2

    Bro sawirka wuu kaa qaldamey 😅

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 ปีที่แล้ว

    Ar cumeer dhip badnidaa😂😂 qosol aa igu dishe wlhi😂😂

  • @JANAAWI-c8x
    @JANAAWI-c8x ปีที่แล้ว +2

    Best acting camarada maxaa dhaqdhaqaajinaya qofaa haya 😂

  • @mssrasmiita1016
    @mssrasmiita1016 ปีที่แล้ว +2

    Wxn prank maashey camerada pa wey ujeeda hee 😅😂

  • @LovelyAlien-oj1yb
    @LovelyAlien-oj1yb 6 หลายเดือนก่อน

    Walaalayaaloow yaa ilayaaban najma nashaad maxaa meesha kenay kooko isla ogeenee

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan ปีที่แล้ว +7

    TEAM BIG FUNYYY IS NOT EASYYY😮😮😮😮 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mumtasyes
    @mumtasyes ปีที่แล้ว +3

    Najma nashaada 😂😂😂❤❤ iyo koko

  • @ShukriXasan-qe9om
    @ShukriXasan-qe9om 7 หลายเดือนก่อน

    Waraa cumeer anakaaba prank nugu samaysee sawirka najmo nashaad waayee😂😂

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef ปีที่แล้ว

    Najma nashda miya koko ah 😂😂😂😂😂 ar cumera

  • @asmaasmahilowle4593
    @asmaasmahilowle4593 ปีที่แล้ว +3

    Cumeer next video kasoodhig qu,raan oo cudgaaga tijaawi ah fad lan وليس أمرا

  • @Kadiye641
    @Kadiye641 ปีที่แล้ว +5

    Najmo nashaad miyaa koko noqotay wasaq 😂😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 ปีที่แล้ว

    Ala cumeerow najma nashad aa kusexata shaw maxa waye saan😂😂😂😂

  • @ibraahim89
    @ibraahim89 ปีที่แล้ว +2

    Anoo og inee been tahay AA iska dawanayaa😂😅

  • @Ya_an200
    @Ya_an200 ปีที่แล้ว +2

    Nio sawirka najima nashad so qadtay ki koko ma ah 😂😂😂

  • @CawoYuusuf-np6vr
    @CawoYuusuf-np6vr ปีที่แล้ว +2

    Koko najma miyay isku bedeshay😂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 11 หลายเดือนก่อน

    Cumeyr big fan keep going koko isn't easy 😂

  • @Jamaalkinboy
    @Jamaalkinboy ปีที่แล้ว +1

    Asc hadan sodhacee sanad cusub saxibayaal ❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @HawaAdem-l2f
    @HawaAdem-l2f ปีที่แล้ว +2

    Koko sanku ogayn mays badashay😅😅

  • @AbdirahmanAbdi-j1t
    @AbdirahmanAbdi-j1t ปีที่แล้ว

    Cumeer koko prank ka day waa gabar masking wye oo qofka dawaciisa udamqaneysa

  • @AmeinAHmed-fg8kx
    @AmeinAHmed-fg8kx ปีที่แล้ว

    Najma nashaad sawrkegi weeyi koko maaha cumerko walalow😅😅😅

  • @sumeyabirik8273
    @sumeyabirik8273 ปีที่แล้ว +1

    Next amiroo😂😂

  • @AsmaAbdala-r3t
    @AsmaAbdala-r3t ปีที่แล้ว +4

    Alla seisku nurayanle jah lamanahan wanisla jeclahy ax ax😂❤❤

  • @AbdullahiAbdi851
    @AbdullahiAbdi851 ปีที่แล้ว +6

    i aamin koko youtube ka ayey fahantay prank wey isla ogyihiin anna maxaa iga galay ano og ayaan dhameystay😂😂

    • @asmamohet7835
      @asmamohet7835 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂 wxynu wada ognhy beynu dawaneyna hdana qosol ben ayeynu qosleyna

    • @mssCanada995
      @mssCanada995 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @Monacreates2
      @Monacreates2 ปีที่แล้ว +1

      Wxay naga dhadhicin rabaan camera da qofka hayo wa jini oo lama arko xata wu daba socdaa oo ag taganyaha invisible cml😂😂😂

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 ปีที่แล้ว +1

    Asad u geee challenge ha ku qabTee😂😂

  • @kingpower4393
    @kingpower4393 ปีที่แล้ว +2

    sababta najma nashad lo so qaty aa ah in prankiga laisla ogyahay marka dadka aya loga jedinaa ee wax fahma😭😂💔

  • @nafisoali8714
    @nafisoali8714 ปีที่แล้ว

    Hal boqol lee miiska xadiido haddaba wax xadeeysid kulaha koko😅😂😂😂😂😂

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm ปีที่แล้ว

    M.a walaahi koko waa qof qalbi wanaagsan mar kale hadhibin maskiinta walaahi waa naxay ani xitaa

  • @ABDINASERMOHAMED-t2x
    @ABDINASERMOHAMED-t2x ปีที่แล้ว +2

    Inta sawirka iska hubisay like

  • @nadifocali3781
    @nadifocali3781 ปีที่แล้ว

    Car cadaanka saan kusoo sameey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j ปีที่แล้ว

    Cumer jimca mubarak abowa walahi wadhib waxas camal baranki hakusubinin mardambowa walakey

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว

    Cumeer waad badheedhsan tahy najma nashaad xage u wadaa 😂😂😂😂🎉

  • @Zeinabodwa
    @Zeinabodwa 6 หลายเดือนก่อน

    Najma maa koko isku badashay😂

  • @mankanalka7351
    @mankanalka7351 ปีที่แล้ว

    koko walaahi waa ku wataa❤❤❤ macanto

  • @CabdiShakuur-n3f
    @CabdiShakuur-n3f หลายเดือนก่อน

    Inaga xitaa prki naku sameysay eey eey dhalay😂😂najma nashaad

  • @Nabadwaay
    @Nabadwaay ปีที่แล้ว +2

    Qof waxaa soo xaday la dhahay oo meelaha fiirfiirinayso hadana camera manka aan arkayn😂😂😅

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah ปีที่แล้ว +4

    Sawirka najmo nashaad ne intee usocdaa😂😂😂😂😂😂

  • @FoziyaMahmoud
    @FoziyaMahmoud ปีที่แล้ว +1

    Koko funny weyna saxan tahy amiiro kusamey mar keeda 😅😅

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว

    😹somali hade ahan laheed halahaas muran maba dhaceen 😫😹aan kala gosono qalals😹😹😹😹

    • @Zakari2
      @Zakari2 ปีที่แล้ว

      5kuna 3kun isi 2kun qado muran aa

  • @HaawoeYaasin
    @HaawoeYaasin ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh Qufaca iiga daran Ala cumeerko suuro badnaa😂😂😂😂

  • @sabaaxibrahimhussein8729
    @sabaaxibrahimhussein8729 ปีที่แล้ว

    Sawir ka najma nashaad koko noga dhigysaa miyaa😂😂😂 meqo mar pause dhahy😂😂 sidan u hubiyo

  • @MuntaazAbdirashiid-vt8lv
    @MuntaazAbdirashiid-vt8lv ปีที่แล้ว +2

    Oo sawirki najma nashad soo sarte😂

  • @SawdaApdirahman
    @SawdaApdirahman 24 วันที่ผ่านมา

    Najiima Nashaad maxaa usoosaaraty meesha😂

  • @MaxamuudUutaye
    @MaxamuudUutaye ปีที่แล้ว +1

    Saa marka qofka camera hya ma argto miyaa😂😂😂

  • @idmanciise9363
    @idmanciise9363 ปีที่แล้ว

    Camerada yaa uhaayo😅😅

  • @AhmetNour-s8u
    @AhmetNour-s8u ปีที่แล้ว +1

    Walahi koko waxasidad😢😮

  • @ajjamaaadan4535
    @ajjamaaadan4535 ปีที่แล้ว

    Big fan pranki ku sameey maxu mee bro najma nashaad miyaa mise koko sawir aad so qaadaty dib u fiiri 😂😂