Salaam Fadlan wararka qaar aad bulshada u soo gudbisaan waa warar aad u muhiim u ah laakiin, akhriskiisa ayaad had iyo goor khaladaan. Tusaale ahaan hal eray ama tuduc ayuu ninka warka akhriyaa 10 goor ku celceliyaa. Ku celcelinta akhrisku waxay macno dishaa nuxurka iyo dhadhanka warka. Bal isbel ku daya akhriska warka. Mahadsanid
Maashallah GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Calanka khaatumo Baluuga marka cerigaba LaGa taago nabadi dhaceysaa
Ilaahay hakala badbaadiyo dhiiga daadanaya ilahay ha joojiyo
Guul ssc khaatumo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
🎉ssc khatuumo❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 guuul inshaalah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤ waan jeclahay ssc rer dolgay cadaw g iin hajabo guul idoor hajabo
GUUUUL GUUUUL SSC GUUUUUUL SSC GUUUUL SSC IU GOBNIMO ❤❤
Wa onay qosanyta inay khatumo mamultahay
Salaam
Fadlan wararka qaar aad bulshada u soo gudbisaan waa warar aad u muhiim u ah laakiin, akhriskiisa ayaad had iyo goor khaladaan. Tusaale ahaan hal eray ama tuduc ayuu ninka warka akhriyaa 10 goor ku celceliyaa. Ku celcelinta akhrisku waxay macno dishaa nuxurka iyo dhadhanka warka. Bal isbel ku daya akhriska warka.
Mahadsanid
Iidoor nabad Nabad afka kusida hadi la arkay Awooda ssc Barteen
SSC khatumo guuL guuL guuL guuL GuuLeeysta idaamka AALaa
Walaahay isaaq iyo dhulbahante oo heshiiya waxaa kadhow carab iyo yuhuud heshiiya.
Walaahay nin isaaqa baanan lagu arki karin dhul dhulbahante degan yahay.
Idoor kama rabno in ay Khaatumo ogoladaan dagaal hadeey doonayaan walaahi hutu iyo tutsi ayaa i qarso noqon doonto. Waa tirtireeyna nijaasta.
Qurba jogtu hargaysay kaso degi jiren dhskhatirta dadku adi jiren safaradi lagaso iibsan jiray hargaysa hotelada ladegayey kiroyinka guryaha wax walba cashuurihi ayka qadi jiren illahay haso af jaro
Wariye beenaale baa tahay waxbo kama jiraan waxaad sheegeysid weli lama heshiinin