ILA TALI NINKAYGA HAL DALQAD BAA IGU HARTAY UUNA IGU CABSIINA FURIINKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @abdikarimsalat3114
    @abdikarimsalat3114 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah sheikh kheyr allah sida xikmada ee uu wax ugu sheegay dadka ay talada ku socoto, anagana diinta allah nafahamsiiyo si eynan ugu ciyaarin waajibaadkeena.

  • @marwamarwa7149
    @marwamarwa7149 7 ปีที่แล้ว +1

    Walayal Sheekha xage ka heli kara anigu waxan joga wadanka yurub kheyr allaah haydinsiyo ameeen

    • @sihammukhtar9679
      @sihammukhtar9679 7 ปีที่แล้ว

      Rem marwa Marwa facebook gisa adkala xiriri karta Abu Dalxa

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 ปีที่แล้ว +1

    shiekh nimanka waa dhagax waligaa waani waxaba ku qaadanmaayaan shiekh abu dalxa jaakallah khayr

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 6 ปีที่แล้ว +1

      Hodan Ahmed imisaad aragtay,maxaad raga meel u wada saaray daa?

  • @nasrocali8350
    @nasrocali8350 7 ปีที่แล้ว +1

    mashalah jazakumulah qeeyran ilaah hatoosiyo usrada muslimiin

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 ปีที่แล้ว +5

    walalhi nimanka somaaliyeen taas dhan way ka simayihiin waxaa moodaa iney dhaleen dumarka gumaysi badaa allow moo gargaar dumarka way xaqiranyihiin

  • @mumtazmohed1945
    @mumtazmohed1945 7 ปีที่แล้ว

    Masha'allaah.
    Hadalo miizaaman
    Ninka ay ku socoto taladaan waxan rajena inuu dhagesto o wax iska badalo bi idni'Allaah
    Wanaaga aad qowsaska somaliyed la jeceshahay rabi hakaa abaal mariyo shaykhunaa

  • @amalali3640
    @amalali3640 7 ปีที่แล้ว

    Raga ma caqligaa ka Yar mise reerkey Dan ka lahayn, sheekh cimrigiisa Alaha noo dhereyo reerka iyo owlaada Alaha u barakeeyo

    • @abdikarimsalat3114
      @abdikarimsalat3114 7 ปีที่แล้ว +1

      Amal Ali walal waxaa laga yaabaa in ay fahamka diintu ku yaryahay

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 5 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah walahi wa wax lala yaabo maxa kenay in qof san la yelo abayo waxaba ha ka baqin waliga dalqad e u diyar garow waxi alle ku qoray yahu nin gani kas😡😡😡

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wall ilaah hakaa abaal Mariya

  • @mumtaazcadey3195
    @mumtaazcadey3195 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi anigu intu arkay ina furinka rabin uu inu igu cabsiyo bilaway ul intaa qaatay aa tuMay oo eryay

  • @marwamarwa7149
    @marwamarwa7149 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jazakalaah

  • @aaminaayan7125
    @aaminaayan7125 7 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah qeer shiiq abu dalxa

  • @khadarmi6810
    @khadarmi6810 7 ปีที่แล้ว

    wlhi wn ooyey illhu janada haku geyo sheekh

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 7 ปีที่แล้ว +2

    Waxan layabay furinku ma kalmad afkisa ku jirta oo marki Ay donan naturayan markay rabana socelinayan. Horta diintena islamka furitanka maxa lo fududeyey oo afka ninka erayo kaso baxaya loga dhegay suashana qaba sheekh halaiso jawabo

  • @aaminaayan7125
    @aaminaayan7125 7 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @adblluhi5860
    @adblluhi5860 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @hamdaxariir4315
    @hamdaxariir4315 6 ปีที่แล้ว

    Fiicnaan lahydaa anoo dherkhn gursad ku hela aan su aal ku waydiiyo😓

  • @sacidoxusen4787
    @sacidoxusen4787 6 ปีที่แล้ว +1

    Walahi raka wey kawada simanyihin waxn moda arinkas in ani iga hdleso walhi abayo waxn kacbsene ayad cawa noweytisay shq adne ilhey hakuxfido

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 6 ปีที่แล้ว +1

      Sacido xusen alle ha ku xafido,wadaadkaagana alle ha garansiiyo wanaagaaga.

  • @fatumaabdi
    @fatumaabdi 7 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow xaqa na waa Fuji oo guurka noo fududeey

  • @nuurdagane7871
    @nuurdagane7871 6 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxan raba in an kula soxiriro si ad ilataliso waxan kunolahy dalka kenya gar ahan Nairobi numberkeygana 0712064972 ilasoxarir sheikh hadi ay surta gal tahay shukran sheikh

  • @adblluhi5860
    @adblluhi5860 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @hamdishueb8053
    @hamdishueb8053 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah