3 WAX HADDI AAD SAMEESO WAXA UMUUQANAYSA INAA TAHAY QOF AAN IXTIRAAM LAHEYN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 14

  • @Zeinab-adam
    @Zeinab-adam 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira noosoo badi qisooyinka carabta sababto ah sheekooyinkaaga aad ay umacaan yihiin sababto ah codkaaga❤❤❤ masha allah

  • @MohamedMohamudAhmed-u2q
    @MohamedMohamudAhmed-u2q 2 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo hlke kalaso xidhidha arin yadh ayn ka rba o ad muhim ugu ahy wxn rba inn yuutub furto ad iga caawiso ama ad ifahnsiiso

  • @KhalidGadhka-o9b
    @KhalidGadhka-o9b 2 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid Wll 🥰

  • @NawalFaisal-rg5hp
    @NawalFaisal-rg5hp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mida xishoodka wlhi ani iheesata hada heer waxa marayaa an dadka dhax gali karin ina hadlo xitaa waka xishonaya wlhi😢

    • @amiiraadam4906
      @amiiraadam4906  2 หลายเดือนก่อน +4

      Abayo xishoodka wuu fiicanayahay lkn haddi hore usocodkaga kaa reebayo waa inaa iska daaweysa ani waxa iga saaciday inaa qofkasto ufiiriyo inaa hore uqaani jiray cml

  • @SacdiamohamedMaxamed
    @SacdiamohamedMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira Aadam qodobka 2aad aad buu ii taabanayaa nafteyda Weakness keeda inaa asxaabteyda u sheego maahe ma joogi kariba I don't know why😢 From now nafteyda waa inaa dhahaa adigaa ugu sarreeyo🥰

  • @yusufwarsame6771
    @yusufwarsame6771 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira yes absolutely is great and beautiful and so much success always markale Mahadsanid by warsame Alberta Canada

  • @RayaanAbdisalanAhmed
    @RayaanAbdisalanAhmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @hamdamahmed-q5q
    @hamdamahmed-q5q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah amiir❤ aadam ❤

  • @FartunMoha-lg7qr
    @FartunMoha-lg7qr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ani waxa Rabin marka oo qof ka hadlo waaba xanaaqa lkn waa iska badala

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid xbbti❤war walaasheen aan 100k gaadhsino wey u qalanta intaa iyo ka badanba❤

  • @NajmoAbdi-fk3pb
    @NajmoAbdi-fk3pb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaduunka waxaa ugu necbahy anoo hadlaayo inla.iga kala jaro
    Mid saxibtey ah aan ku karaahsaday qodobkas marwalbana waxaa dhahaa warka iga dhageezo marmarna waa iskaga aamusa

    • @NacimoCali-y3w
      @NacimoCali-y3w 2 หลายเดือนก่อน

      Qofkaas cml wax loma sheega dhagayste loo noqda😅

  • @KhadromaxamedAxmed
    @KhadromaxamedAxmed 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤