maxaa hortaaagan ku dhaqanka shareecada islaamka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 117

  • @affarokurz1486
    @affarokurz1486 5 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah illaah ha Ku daayo sheekh Ku soo laabo TH-cam Ka

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 7 ปีที่แล้ว +4

    sheekh cali raage allaa haku daayo walaal you r right

  • @mohamedbulshaale6933
    @mohamedbulshaale6933 8 ปีที่แล้ว +5

    Cali raage Allah Ku xafido wax wayn baad na fahansiisay oo mugdi nooga jiro

  • @Saalimoos
    @Saalimoos 8 ปีที่แล้ว +5

    ﴿ وَاتْلُ عَلَيْهِمْ نَبَأَ الَّذِي آتَيْنَاهُ آيَاتِنَا فَانسَلَخَ مِنْهَا فَأَتْبَعَهُ الشَّيْطَانُ فَكَانَ مِنْ الْغَاوِينَ* وَلَوْ شِئْنَا لَرَفَعْنَاهُ بِهَا وَلَكِنَّهُ أَخْلَدَ إِلَى الْأَرْضِ وَاتَّبَعَ هَوَاهُ فَمَثَلُهُ كَمَثَلِ الْكَلْبِ إِنْ تَحْمِلْ عَلَيْهِ يَلْهَثْ أَوْ تَتْرُكْهُ يَلْهَثْ ذَلِكَ مَثَلُ الْقَوْمِ الَّذِينَ كَذَّبُوا بِآيَاتِنَا فَاقْصُصْ الْقَصَصَ لَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ ﴾[ سورة الأعراف: 175-176 ]

    • @mohamedamoore4714
      @mohamedamoore4714 5 ปีที่แล้ว +1

      7:175 - Ku Akhri korkooda kii warkiisii aan Siinay Aayaadkanaga oo ka Siibtay Shaydaanna uu Raacay (Isaga) Noqdayna kuwa Baadida ah.
      7:176 - Haddan Doonno waannu koryeeli lahayn, hasayeeshee wuxuu u iishay Dhulka (Adduunyo Jacayl) wuxuuna Raacay Hawadiisa, wuxuuna la mid yahay Eey haddaad Erido wuu lalmin Carrabka, haddaad Deysana wuu lalmin, saasna waa Masalka Qoomka Beeniyey Aayaadkanaga ee uga warran Qisooyin inay Waantoomaan.

  • @AROHM11
    @AROHM11 6 ปีที่แล้ว +3

    This is the kind of Islam we need. Critical Thinking. 15:30

  • @nasiibdaranallwato4026
    @nasiibdaranallwato4026 8 ปีที่แล้ว +7

    Waxaa soomaalida laguusoo koriyay cabsi iyo in ay suaal diinta kusaabsan aaanay weydiinkarin wadaadada sidaa ayaa keentay beenwalba in ay hirgasho haddii maskaxda lafuro oo xor laga dhigo dadku ilaam wanaagsan buu noqonayaa. caburinta waa doqonimo in carabta bugaagtooda aan aamino waa dambi illaahay buugiisa aamin

    • @bashirali
      @bashirali 3 ปีที่แล้ว

      wlhi waa runtaa sxb

  • @Lafweyn
    @Lafweyn 8 ปีที่แล้ว +11

    Mahadsanid ayaan leeyahay aqoonyahan Cali! Sii wad dadaalka soomaali weey u baahantahay maanta qof sidaada kale wax ugu sheega.

    • @hamdaahmed6358
      @hamdaahmed6358 8 ปีที่แล้ว

      wll somali ma khalad kay u baahnatay mise in lakala firdhiyo gaalo loo qurxiyo aan dan ka lahayn somalia way gubanaysay baryaahaasba ma wax u baxoo saacida ayaad aragtay

    • @hamdaahmed6358
      @hamdaahmed6358 8 ปีที่แล้ว +1

      wllkyga muslinkaa intaanaad wax walba iska maqal diinta aad u baraan ku odhan laa waxba sheekh gaara haw tagin adigu quraanka akhri siiradana akhri markasaabaad furfurmaysaa ooy kuu kala cadaanaysaa khaladkiyo saxdu

    • @Lafweyn
      @Lafweyn 8 ปีที่แล้ว +1

      waad mahasantahay walaal. laakiin caqli oo aan sax iyo qalad ku kala garan waayay iguma yara. sh.cali waxuu intooda badan wadaada soomaali ee maanta jira uga duwanyahay . marka eey muxaadaro jeedinayaan waxay inta badan ka hadlaan wax yaabaha qilaafka keeno . taasna waxa daliil u ah waxa maan ka dhacayo Soomaaliya.

    • @abdallahfarah1900
      @abdallahfarah1900 5 ปีที่แล้ว

      Cida ku taqan shiiq la galbo

  • @nasiibdaranallwato4026
    @nasiibdaranallwato4026 8 ปีที่แล้ว +4

    Waa shiiqii soomaali badbaadinlahaa wallahi oo billahi soomaliyeey hurdada ka kaca

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 8 ปีที่แล้ว +2

    bogga maandoon mahadi ha idin ka gaarto inoo joogteeya wacyiga wiilka dhalinta Yar ee Sh cali Raage waayo wax badan baa is furfurey .maskaxdii iyo maankii bulshada soomaaliyeed ayaa doondoonis u baahan .guuleysta ilaahey ha idin la jiro

  • @IbrahimMohamed-kw7vi
    @IbrahimMohamed-kw7vi 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikhayna cali raage guleyso weligaa

  • @alimao1132
    @alimao1132 8 ปีที่แล้ว +3

    inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun war yaa kan umada ka qabto subxaana laah

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว +2

    Saxiix macalin waa runtaa

  • @cabdinuurismaciildigeed9957
    @cabdinuurismaciildigeed9957 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle cimriga iyo cafimadka ha Ku siyadiyo macalin

  • @MrThebigblackhole
    @MrThebigblackhole 8 ปีที่แล้ว +7

    waligeey ma arkin wadaad ka caqli badan, waxa kale oo dhan waa xoolo. meeshaas ka wad sheikh, somalida ayaad u soo baxday.

  • @ayubamin
    @ayubamin 8 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله...
    ninkan odaga ah waa uu fakiray kadib waxa uso baxay xisabad qaldan adeerow xagee ukala reebe kitabka iyo sunada xadiiska iyo aauadane hakala qaadin labaduba waa sax balse waxaa yar fahankaga alle haku siyo fahan fcn

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว +1

      Ayub Ahmed way iska hor imaanayaan

    • @bashirali
      @bashirali 3 ปีที่แล้ว +1

      walaal axaadiista oo idil maahan ee waa axaadiista rasuulka aan kasugnaanin ee been abuurka ah lkn diintu waa qur aanka kariimka ah iyo axaadiista qur aanka meel wax ula wada

  • @mayoowmuriidi7230
    @mayoowmuriidi7230 8 ปีที่แล้ว +6

    ninkaan waan ku qancay aniga inti la doono

  • @frxbdi5065
    @frxbdi5065 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh gulayso mudane

  • @TimaDheere
    @TimaDheere 8 ปีที่แล้ว +4

    Keligey baa dadka ku xiiqi jirey inaysan jirin wax la yiraahdo Shareeco oo leysku raacsan yahay, markaase lasoo boodi jireen GAAL baa tahay, iyagoon caddeyn heynin. Aad baan uga mahad celinayaa Macallin Raage casharkiisa caqliyeysan

  • @farahjama2332
    @farahjama2332 8 ปีที่แล้ว +3

    Cali raagi waa sheikh aan inaba caadi ahayn.. shareecadu waa kuturi kuteen. wax cad maaha. cilmaaniyada in la qaato wax ka fiican majiraan. umaddaha qaadataynaa way horumareen

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 5 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah kani sheekh maahee waa shaydaan alle ku qabay

  • @idrissibrahim4843
    @idrissibrahim4843 8 ปีที่แล้ว +2

    وَلَوْ شِئْنَا لَرَفَعْنَاهُ بِهَا وَلَٰكِنَّهُ أَخْلَدَ إِلَى الْأَرْضِ وَاتَّبَعَ هَوَاهُ ۚ فَمَثَلُهُ كَمَثَلِ الْكَلْبِ إِنْ تَحْمِلْ عَلَيْهِ يَلْهَثْ أَوْ تَتْرُكْهُ يَلْهَثْ ۚ ذَٰلِكَ مَثَلُ الْقَوْمِ الَّذِينَ كَذَّبُوا بِآيَاتِنَا ۚ فَاقْصُصِ الْقَصَصَ لَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَkan aayadaa quraan ka ah ayaa haysata mujrikan munaafiqa ah

  • @hodanqurux326
    @hodanqurux326 8 ปีที่แล้ว +1

    Allah akabar ware ilhaye kabaqa subxanallah ilhaye kuawarataye kabaqaya allah akabar ilhaye haku so hanuniyo wllo

  • @frxbdi5065
    @frxbdi5065 3 ปีที่แล้ว +1

    Walee shiikhaan samalidaa ubaahan Laakiin Qarnigiisii majoogo waa uu kasoo hormay waayo dadku horay uma socdaan wax horay usocdana Lama tuso shiikh umul iyo Ali dheere Ayee ku haystaan sidaan somali u aqaan cid utaqaan majirto shiikh khayr allha ku siiyo kalba Anigu wax badan ayaa ka fiiday cidii hadlaysa iyagay utaal

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye 8 ปีที่แล้ว +6

    mahadsanid saaxii Cali Raage hadalkaani waa biyo kama dhibcaan waqti xaadirkaan aan diinta islaamka si fican u fahano, wadaad xil Title iyo sarayn ku raadinaya diinta waan diidnay dulmi iyo fitna kuwaas ayay ka bilaabantaa, kitaabka Tanziilka ah, Maxfuudka, ah, Muqadaskana ah aan ku dhagno isagaa ku filan kawnka oo dhan min carshiga ilaa Bacteeriyada

  • @yoonisabdi5497
    @yoonisabdi5497 3 ปีที่แล้ว

    Kaafir billaahil cadiim
    Gaaal weynaaday

  • @siciiddhoore1062
    @siciiddhoore1062 8 ปีที่แล้ว

    (بِالْبَيِّنَاتِ وَالزُّبُرِ ۗ وَأَنْزَلْنَا إِلَيْكَ الذِّكْرَ لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ وَلَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ)
    [Surat An-Nahl 44] waxaan kuugu soo dajinay qur'aanka ineed dadka u cadayso, waxaa loola jeedaa nabiga scw.

  • @drahmedmohamedndaiif1703
    @drahmedmohamedndaiif1703 6 หลายเดือนก่อน

    Quraanka iyo sunada ayaa sax ah

  • @ahmedmaxamuud438
    @ahmedmaxamuud438 8 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay haku soo ha nuu niyo hadaanu khayr kuladoo nina muslimiinta hakaa qabto. war say usu qabanaysaa waan ku salin rasuulka sunnadii sana marabo ? muslimbaa ahay sunnadana qaadan maayo ? من فرق بين القرآن والسنة فليس بمسلم قولا واحدا. من أخذ القرآنوحده بصداقا لقوالله تعالى. وإن تطيعوه تهتدوا| /ومن يطع الرسول فقط أطاع.ويفهم من الآية الآخيرة أن من لم يطع الرسول لم يطع الله.

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 2 ปีที่แล้ว

    Maansha alla ilahay culimadeena sida rage fahamka how kordhiyo

  • @mohamedidiris2692
    @mohamedidiris2692 8 ปีที่แล้ว +1

    subxaana laah walhi kan wa baadiyoobay wuxuu diidanyay sunihii nabegeena suuban salaahu calyhi wasalam ilahay ha ku soo hadeeyo i

  • @SOOMAAL77
    @SOOMAAL77 8 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah Ninkaan iska jira Wuxuu leeyahay Quraanka keliyaan ku dhaqmaynaa ,Axaadiistii Nebiga ayuu dafiray ,

  • @jaalejaale7085
    @jaalejaale7085 8 ปีที่แล้ว

    Waa Zindiiq Murtad ah haduusan katowbad keenina way udhamaatay hadalka rasuulka iyo culimadii rasuulka sallaallaahu caleyhi wasalam dhaxashay ayuu durayaa ceynayaa Alla maxaad hoogtay adiga iyo inta kugu ra'yi ah

  • @queenlatiifa7349
    @queenlatiifa7349 8 ปีที่แล้ว +1

    sax sax sax sax shiiqeeena

  • @abdifitahaliosman
    @abdifitahaliosman 8 ปีที่แล้ว

    AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHAY SHEEKH CALI RAAGE. SHEEKH WALBA WAA INAAD DHAGAYSATAAA EE AFLAGAADO YAAN LAGU DEG DEGIN

  • @RoodoCadeey
    @RoodoCadeey 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah

  • @faantoali5562
    @faantoali5562 8 ปีที่แล้ว +1

    murtat shaya diina

  • @shireadenomarshire7992
    @shireadenomarshire7992 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq warkaada waa cad yahay shareecada islaamka laguma dhaqmi karo.

  • @luulxasbiyaallaahwanicmalw6543
    @luulxasbiyaallaahwanicmalw6543 8 ปีที่แล้ว +1

    xasbiya allaah wanicmal wakiil

  • @kawtemoha6875
    @kawtemoha6875 8 ปีที่แล้ว +5

    xuquuqul insaanka iyo cadaalada ay reer galbeeb haystaan sheekh ee aad noo sheegyso ma tan falastiin iyo ciraaq lagu burburiyaa????

  • @crasaqsaid6973
    @crasaqsaid6973 5 ปีที่แล้ว

    الايه فمن شاء فل يؤمن ومن شاء فليكفر ... أمر تهديد ليس اباحه والله أعلم

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 หลายเดือนก่อน

    Gaal baa tahay walahi

  • @muscabaxmed2100
    @muscabaxmed2100 8 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ku darsan lahaa in la ismaamulo in ay tahay arin bulshadeed (ijtimaaci) taaana micnaheydu aytahay wax bulshada u taalo inay tahay siday danahooda ku jirtana iskumaamulaan. Marki la weydiiyay nabogeena NNKH arimo aduunyada khuseeyo wuxu ku jwbay " ما كان من امر دينكم فإلي وما كان من امر دنياكم فأنتم اعلم به مني"
    Aayadaha quraanka oo xukunka ku soo arooray gabi ahaan waxay ka hadlayaan axkaamta qadaha. Sharci dajin iyo fulin labadaba ma ka hadlaayaan.in axkaamtaas la fuliyana waxay ku xirantahy bulshada markaas la maamulaayo iyo duruufaha nololeed e markaas jira. Sida cumar ibnu khadab (rdc) uu u joojiyay gacan gooynti waayo faqri ba'an ayaa jiray waqti waqtiyada ka mid ahaa. Inta kale hadii shacaa'ir islam ay jirto masaajidyo dhisanyihiin qof walba asagaa iska masuul ah arintiisa diinta adaa lagaa rabaa shareecada ina ku dhaqantid cidna kasugi maysid inay salaad kugu qasbto ama soon. Mida axaadiithta anigu waan qaadanayaa xadith kasta oo aan khilaafeynin quraanka iyo sariixa caqliga ah.

  • @sultanabdlla9039
    @sultanabdlla9039 2 ปีที่แล้ว

    من بذل ذينه فقتلوه
    Waa xadiith saxiix ah oo rasuulka sallahu calayhi wasalam laga wariyay qofka gaalka ku dhashay na kama hdlaayo xadiithka ee waa kuwa dinta ka ridoobay kuwa la yiri laha dilo dadka masaakinta beenta kala tag munaafq yahow

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 7 หลายเดือนก่อน

    Haal weyn ahaa

  • @zacklavigas1383
    @zacklavigas1383 8 ปีที่แล้ว +2

    Walhi kuwani khatar ayay ku suganyihiin qofka dhaha diinta islaamka waqtigan laguma dhaqmi karo diinta si cad ayuuu uga baxay. من يبتغ غير الاسلام دينا فلن يقبل منه وهو في الاخرة من الخاسرين

    • @qalbiwaxjecek4297
      @qalbiwaxjecek4297 7 ปีที่แล้ว

      senses heart. burcad diimed bad tahey mar dhowna dadka waxad u geysaten baa la idin weydin doona insha allah khawarij bana tihin adiga iyo kuwa youtube kaga soo aqriyey lk shqeeyso, wax baro oo noqo Adane cid aan u baahneen ninkan howshis waxba kama galin

    • @zacklavigas1383
      @zacklavigas1383 7 ปีที่แล้ว

      Qalbi Wax jecek​ burcad diimedku waaxay adeer diinta alle sidu usoo dajiyay ayaa.loogu dhaqma waxna laguma daro waxna lagama saaro waqti wal igo goob walbana way ku haboontahy hadaad adigu calmaani tahay is cadee

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว

      ZàçK Làßvigâs sawta lagu dhaqmo oo la tukado oo la soomo

  • @abdirahmanbarre2741
    @abdirahmanbarre2741 ปีที่แล้ว

    Diinta ma qofka awooda yar miyaa lagu xakumayaa mise dadka oo dhan
    Dadka xukunka haysta zebenwalbaa hajiraane ayaa dulma dadka
    Shareecada qof aan aqoon ulahayn
    Illaahay ayaa amray 12 imaam in laga qaato cilmiga 12kii imaamna waa lafilay illaa midmooyaane

  • @ContentCreature24
    @ContentCreature24 8 ปีที่แล้ว

    Bogga Maandoon su'aalaha aad leedahay i weydiiya xagee laguu soo mariyaa ??? waa ta kalee halkee kaga jawaabaysaa ?

  • @abdirizaq1
    @abdirizaq1 8 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh Ali raage for President for our confused people, everything he says is based on our inner conscience, the dumb gar dheerayasha have only brought the miserable ways of the wahabis to our culture, life is too short to worry about how others live their life, live the way you want live, there may not be anything after this one,,,I've not heard from my grandmother yet, she's been gone for few years to the other side,,,,,

    • @shaficijamac9531
      @shaficijamac9531 ปีที่แล้ว

      Wlh blh wa ka ka helay ninkan warkisa
      Wuxu yiri sharecada islamka masdarkeda hadan la mideyn laguma dhaqmi karo wa run
      Qofba mel bu la korey iyo her an isku dilno

  • @ahmedmuhummed3650
    @ahmedmuhummed3650 8 ปีที่แล้ว +2

    Runta Udheek Nimanka Carabta Ismooday. Aaminsana Dhaqanka Carabta

  • @mohamedadam1276
    @mohamedadam1276 8 ปีที่แล้ว +6

    إنا لله وإنا إليه راجعون waxa kuriti kuteen kusheegtay waa Hadal nabi ee kawaran aayda 114ta quraanka kutaala ee dheheeysa وما ينطق عن الهوى إن هو إلا وحي يوحى

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Adam axaadiith badan oo nebiga csw lagu been abuurtay baa jirta

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 ปีที่แล้ว

      Yaa huba inuu nebigu markaa

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 9 หลายเดือนก่อน

    Kutaabka waxa ku taalo suurada lima tu xarim aayada dhaheyso walaa ii ya isna minal maxiidi min nisaaikum inirtabtum thalathatu ash.hur walaa ii lam yaxidna oo micnaheedu yahay naag dhiiga caadada ka tagay hadii la furo waxay tirsanee 3 bil iyo gabadhii aan dhiig ku dhicin ee la furo waa la mid nebiga aan ku deysanee ma caruur la aroosaa uga deysanaa waxaan diin ma aha wa wax dad so qoray nebina ma aha ninkaas iyo wax u dhow saqajaan buu ahaa dad iska celiya helin beenaale ah haso dhageysto tafsiirkeeda haso dhageysto

  • @shaadibiabdi6137
    @shaadibiabdi6137 8 ปีที่แล้ว +3

    kani tacliiq ma muto waa gaal waynaaday ilaahay umada hakaqabto

    • @ahmedwarsame4538
      @ahmedwarsame4538 5 ปีที่แล้ว +2

      Doqonimada iska daa caqligaaga wax ku qiimee ee fikirka Umal hayska qaadan.

  • @maxamedxasan9994
    @maxamedxasan9994 8 ปีที่แล้ว

    sheekh cali raage waa rutnaa shareecadu waxay noqonatay boqol kitaab sida qudsiya alxayaal oo gooniya oo u baahan in somalida labaro

    • @saidanoor5343
      @saidanoor5343 8 ปีที่แล้ว

      iblis itaqullah

    • @Hoodprada
      @Hoodprada 8 ปีที่แล้ว +1

      R

    • @cukaashedahir199
      @cukaashedahir199 5 ปีที่แล้ว

      war alla ka baq oo waad dhimanاتق الله iska daa gaal nimada aad kujirtid

  • @Abdiwahhid
    @Abdiwahhid 8 ปีที่แล้ว +2

    raga wa kuwii bananka la yimaada raganimadoooda afarta darbi kasoo bax ee dadka hordooda soo hor istaag ee noo sheeg waxaad heyso

    • @hasanadenxuure5188
      @hasanadenxuure5188 8 ปีที่แล้ว +1

      adiga nin kaan maxaa ku daba dhigay?

    • @hhhjmaashaallh1648
      @hhhjmaashaallh1648 8 ปีที่แล้ว

      sax hadad raktahy dadka sohor istag galyahow

    • @SANBUS1
      @SANBUS1 7 ปีที่แล้ว

      hhhj maasha allh
      gaal adiga ah bcz
      rasulku csw wuxu yiri
      المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده

  • @kawtemoha6875
    @kawtemoha6875 8 ปีที่แล้ว +1

    wadamada dib udhacy may technolgy baraan mise technolgy iyo horumarka in lys baro xuquuqul insaanka kuma jidho hhhhh??? yaaap anuu reer galbeedka waxan u arkaaa nin dantiiisa uun wata.

  • @ciisemahamud7890
    @ciisemahamud7890 3 ปีที่แล้ว

    sunada ma rabo qur.anka kaliyan rabaa kkkkkkk ma diinbaa

  • @oraahdamaanta4311
    @oraahdamaanta4311 ปีที่แล้ว

    Dulligaan ummada Halaga qabto qofkii diinta kalaabta waala dilaaya waana aayad iyo xadiis iska fiiri ee habka diinta loogu dhaqmaayo way cadahay ee dadka ayaan rabin micnaha waagi dawlada cusmaniyiinta cabbaasiyiinta majirin miyaa qilaaf diineed waliba wuu buuxay fiqi ahaan iyo caqiido ahaan laisku qilaafayey xitaa ee Lkn dawlada madhabka ay dhaqmaysay ayaa laguwada dhaqmaayay isagoo qof walba madhabkiisa hoos uwatay war diinta fahan nio maanatna qilaafa islaamiya waala sameen karaa oomaxa diiday sida qaramada midoobay urur ah maala sameeyo oo hadana wadan walba oo muslim ah xubno xildhibaano ah looga yeelo oo hadana wadamada lookala codeeyo oo madaxwayne halkaas laga doorto intuu kadhimanaayo hajooge wadan walbaana isagu aayahiisa kafakaro deetana markii ay noqoto danta guud lawada qeebsado veto hadii ladhahana aan kadhigano quraanka iyo sunnada iyadoo mid walba uu madahabkiisu ku dhaqmaayo Lkn inta xukunka diinta waalawada yaqaana laiskuna raacsanyahay marka nio gaalo miya kusoo dirsatay

  • @saacidcaliacaam937
    @saacidcaliacaam937 8 ปีที่แล้ว +2

    لعنةالله عليكBeenale diinta ale diidan Jaahil yahow gaala raaca

  • @drashraf6369
    @drashraf6369 8 ปีที่แล้ว

    Habiqlayso.....

  • @abdihusseinadam4624
    @abdihusseinadam4624 5 ปีที่แล้ว

    Waa ku faar kani

  • @raamkaahmed1111
    @raamkaahmed1111 8 ปีที่แล้ว

    adeer inad dhahdid taraafikada aya shareeco ah kutubada bukhaari iyo muslim na shareeco mahan midaas wa mid diintada wax u dhibeyso kaabe isqabo

  • @saidanoor5343
    @saidanoor5343 8 ปีที่แล้ว

    ilahay aku Qabtomajnun o dogonlka ah

  • @mohamedaminahmedabdullahi7884
    @mohamedaminahmedabdullahi7884 8 ปีที่แล้ว

    inta wax waalan aan arkaayay ninkaan wax ka waalan ma arkin

  • @calicabdicilmi3208
    @calicabdicilmi3208 4 ปีที่แล้ว

    Hadii illhey kuduleeyo maheleeysid cid kuhanuunisa hadhageeysanina kufrigaan inoogu daran yahuud iyo nasaaro wuu kadaran yahay asiga iyo inta lamid ka ah

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 ปีที่แล้ว

    Xariifkan diinta been abuurka ibraahimiyada ayuuw wadaa ee ibraahimiya maahan ee waa yahuudiyad

  • @mohamedadam1276
    @mohamedadam1276 8 ปีที่แล้ว

    dadaka somaliyed e dhahay diinta maku dhaqmi karno kama wadin sida udhigtay adi e wexe kawadeen re galbeed an kudeesano o gabi ahaanba diinta aqiido ha ahaato dhaqankana dastuur ha ahaado lkn mudane adiga diinta islaamka qaadataye maxa ukalareebee ado qaatay in hadana cadaab a kumuteesato aakhiro so qasaaro maahan diinta islaamka shegataye hakala reebin qaladka ku muuqdana mahan dhanka dinta ee wa dhanka fahamkaaga Caqlaaniga ah.

  • @behonest9964
    @behonest9964 8 ปีที่แล้ว

    iga jaahil bixiya ninkan ma waxuu beninayaa Xadiski Xabiibu ALLAAHI MUXAMMAD sallalLAAHU caleihi wasallam oo ahaa LAA YAXILLU DAMUL MUSLIM ILLAA THALAATHA subhana ALLAAH

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +1

      May sheekha wuxuu leeyahay quraanka iyo axaadiista saxiixa ah ha laysku xukumo ee axaadiista daciifka ayuu kasoo horjeeedaa in laysku xukumo!

  • @hayaanhayaanmedia3496
    @hayaanhayaanmedia3496 8 ปีที่แล้ว +2

    Beenloow shaydaan ah weeye oo diidan sunaha nabiga

  • @yoonisabdi5497
    @yoonisabdi5497 3 ปีที่แล้ว

    Hadith kii wuxuu ku magacaabay sheeko carbeed
    Gaaal

  • @DhimbilAgent
    @DhimbilAgent 4 หลายเดือนก่อน

    Caliyow iska hadal habeeno aaan badnayn ayaa kuuharay
    Kudhexciyaar gaalnimdaada
    Raaxayso adoo gaal ah
    Waxaadse ogaataa inaad asxaabta naarta tahay

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaa tahay gaal

  • @khadarmohammadadam1972
    @khadarmohammadadam1972 5 ปีที่แล้ว

    sowdigii Nabiga diiday sunadiisii hadana waa ku saliyayaa halkay iska qabaneysaa.

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 5 ปีที่แล้ว +1

      Warheedhe ninkaan Sunna Nabi madiidin, muxuu diida Nabi 1400 sano kahor ayuu dhintay mana uu San arkin ee wuxuu diiday kutiri Ku keentay waxa u diiday ninbaa nin kale kasoo mid kale isagana Ka soo weriyey isagana mid kale kasoo wareiyey 20 qof kadambe ayaa la leeyahay nabiga ayaa yiri waxaas ayuu diiday

  • @husseinibrahim2047
    @husseinibrahim2047 8 ปีที่แล้ว

    Beenaale Alle ha ku soo hanuuniyo, ma waxa aad diidaysaa Hadaladii Rasuulkeena scw kii loo soo dhiibay 114 suuradood eed sheegayso. Tusaale xumada markuu wadaadka caayayo ayaan diiday.

  • @abdirahmanismail1191
    @abdirahmanismail1191 4 ปีที่แล้ว

    Boqolalka buug wax iska hor imaanayo wa dhif iyo naadir

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 8 ปีที่แล้ว

    Waar Ilaahay ka baq oo sunaha rasuulka ha beenin...Cilmigaaga inaad sidii fiicnayd uga faa'idaysatto ayay ahayd.....Ilaahay haku hanuuniyo.

    • @mxamedaxmed3064
      @mxamedaxmed3064 6 ปีที่แล้ว

      Asc sh cali raage iska hubi waxyaalaha qaarkood

  • @cadexaaji3450
    @cadexaaji3450 6 ปีที่แล้ว

    Walaal dadka malaguu dir sanin ee

  • @zacklavigas1383
    @zacklavigas1383 8 ปีที่แล้ว +2

    Suaa baa is waydiin mudan ee adigu diinta aad haysataa maxay tahay hadii aadan garanaynba shareecada saxda ah ee la isku xukumayo ومن لم يحكم بما انزل الله فألىك هم الكافرون adeer ilahay umada ha kaa qabto way cadahay inaad zindiiq xun tahayee

    • @TimaDheere
      @TimaDheere 8 ปีที่แล้ว +2

      Shareeco iyo Quraan baa isaga kaa qaldan walaashey. Macallinkuna aayad ma diidin ee wuxuu diidayaa waxaan aayad ahayn in dadka lagu qasbo

    • @abdiabukar4993
      @abdiabukar4993 8 ปีที่แล้ว

      +Zak Josephus

    • @ibraahimfood8789
      @ibraahimfood8789 6 ปีที่แล้ว

      aayadda aad sheegayso soo nabiga aad xadiiskiisa diidan tahay inama soo gaadhsiin qur,aanka aad keligii ku dhegteyna soo saxaabada aad axaadiistooda diiday inama soo gaadhsiin maxaad kaana ku ogalaatay kanna ku diidey

  • @fursaanmedia9365
    @fursaanmedia9365 5 ปีที่แล้ว

    16:14 markuu video ga marayay wixi k dambeya waxaad inkirtay XADIITH KA Nabiga

    • @somalireader6743
      @somalireader6743 4 ปีที่แล้ว

      Nin carbeed oo ree baadiye ahaa maxaa hafalkiisa lagu fali

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว

      @@somalireader6743
      Ma nabi muhhamed (scw) baad saas u aflagaadaynaysaa hortayda maka oran kartaa afkaa kugu dhufan lahaa!

  • @ciiltirechanel2479
    @ciiltirechanel2479 8 ปีที่แล้ว

    kow wllhi waa arin laga naxo in dadkii aqoonta sheega nayey ee weliba aqoonta diin nimo sheeganayey ay ku taliyaan dastuurka reer galbeed ka hala qaato

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 ปีที่แล้ว

    اهو مسلم؟

  • @abdiyare2831
    @abdiyare2831 8 ปีที่แล้ว

    Ninkaan asagoo sunni ah oo wadaad ah ayaan kenya ku aqaaney, intuusan firqadaan ku biirin.

  • @gobowhussein4525
    @gobowhussein4525 8 ปีที่แล้ว

    NINKAN WA NIN WALAAN

  • @aishawais9314
    @aishawais9314 8 ปีที่แล้ว

    this guy is not only misguided but trying hard to misguid others. Wallahi he is a Fitna

    • @ahmedwarsame4538
      @ahmedwarsame4538 5 ปีที่แล้ว +1

      Aisha as little ignorant girl, we are in age of logic, reasoning is before tradition.