Si fudud u qaado MN Permit. Q 5aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มี.ค. 2023
  • Minnesota Permit test

ความคิดเห็น • 17

  • @haarunali6001
    @haarunali6001 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan noo soo Gali qeebta 6 iyo inta ka dambeeso waan ka faaideesane shukran

  • @khalidomarsaid6132
    @khalidomarsaid6132 ปีที่แล้ว +3

    Ad an kaga mahad celinayaa ad ayaa u dhageysan jiray runti wa ku so qatay permit ki jazakalahu qeyr

  • @safiyohussein7055
    @safiyohussein7055 ปีที่แล้ว

    Walal alle haku barakeeyo so badi aad ayan u rabnaye insha allh

  • @abdisalankulmiye4031
    @abdisalankulmiye4031 ปีที่แล้ว

    walalkey allah haku barakeyo aad ayaan uku baahanahay

  • @abdisalankulmiye4031
    @abdisalankulmiye4031 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @NASTEHOHUSSEIN-jy5sm
    @NASTEHOHUSSEIN-jy5sm 28 วันที่ผ่านมา

    Wll qeybta 6xaad 😢pls

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @falastinabdullahi315
    @falastinabdullahi315 ปีที่แล้ว

    Walaal waalaiga kansalay leeysinka imtixaanadii oodhan kuceli ayaa laigu dhahay soobadi muuqaaladan

    • @somalitoday6617
      @somalitoday6617  ปีที่แล้ว +1

      Insha Allaahu walaashay ka wel wel la"ow buuga oo dhan waa dhamaynaynaa. Adigana waxaan kuu rajeyn inaad ugu danbayn guulaysan doonto. ha niyad jabin oo dadaalaa waa gaaraaye ha is dhiibin.

  • @rayanabdirahman8931
    @rayanabdirahman8931 ปีที่แล้ว

    Asc Ustad qaybaha kale masoo bobsiinkartaana waayo weegan baan leeyahay imtixaankiisa

    • @somalitoday6617
      @somalitoday6617  ปีที่แล้ว

      Walaalo xooga waa saari, balse dhibka i haysta waa studio la'aan. oo app yaan ku diyaariyaa marka halkaas culeys baa iga haysta Insha Allaahu waan dadaali.
      guul baan kuu rejayn huuno.

  • @rayanabdirahman8931
    @rayanabdirahman8931 ปีที่แล้ว

    Alle hakubarakeeyo

  • @fahmaemoy8846
    @fahmaemoy8846 11 หลายเดือนก่อน

    Please no so badi wall