Mash allah wll hormar wacan ku rajeyna shekdadan dadka adka u xiseyo ayan kamid ahay waxan codsan lahaa shekdana inadan naga soo dahir adigo raliya san u sugena qeybta 6 aad alle aya ogee wadna ku mahadsan thy sad inogu faideso
Walakay waxan youtub leyah sadax billod magacan kabadalay oo aha farido ladan waxan kadhigay farhiyo dhere official subscr way qarson tahayma soo baxayo iyo like marka intasan iga cawi alle dartis mahsani
Saaxiibada qiimaha badan Waan idin salaamay...idinla mid baan ahay Waxa xigi doona ayaan usii dhararayaa..
Asxaabeey sidaan Horay u sheegay waaye waxaan ku dadaalayaa isbuucii 3 jeer inaan soo daayo Sheekada.
Guuleesta.
Ok wll thank you
Insha allha 🙏❤
Love dhac ku sii
Masha allah jeceyl wallahi waa xanuun markaa weysid qofkaa jeceshahy markaa heshid faraxad waaye❤❤❤❤
waa sheekadii iigula yaabka badnayd
Wow wll m.a love iisaara
Sahro Zaariina waad u qalantaa Like iyo Love intaba
Maasha allah wll axmad alah kudhoowro
M.a wll allha kuxif diyo
Kaltuumo Cabdi kariim aamiin sidoo kale Mahadsanid
Maasha allah walal ahmed mahadsanid maadaama waqtigaaga aad u hurtay siaad noo farxad galiso💓💓 shukran
Fartun Mohamed Walashey qaalidaa Waan isku leenahay
@@ahmedwaayo-arag3301 👌👌 intaa noo joogto wax badan ayaa kaa faaideeyna insha allah
Ani ahaan wan ka helay sheekadan ❤👌
Zayidcali Dj yare Mahadsanid Wll
Masha allah Allah ku xafido wll
fawsiyo geedi Mahadsanid
Masha allah 💕💕💕💕wallkey
Raxmo Xuseen wlshey in badan Mahadsanid.
Mansha allah sxb cafiid kuwii kudhamaysta sheekadaan iyo noloshaba ilahay hanaga wada dhigo
abdullahi Abdirahman aamiin wllkey mahadsanid
Waan sugaye wlhi shukran wll
Ibtisam cabdulahi Hassan Waan isku leenahay
منشاءا للہ
Mashaa allaah waa sugeyne shekadaan
Xaliimo Gaarane Masha Allah walaal Waan wada dhameysan doonnaa
Inshaa allaah
Manshalah wan uxiisay sheekada sxp
Alle haku xifdiyo haben wanagsan ayan idin leeyahay sxp yaal
King Musti habeen la mid ah Walaalkey
Waa kugu socotaa filaa Sheekada
@@ahmedwaayo-arag3301
Siwacan waliba my bro mhd snd
💞💞💞👏👏
Mashallah Waa sheeko aad o macan ✍️
Wwwow wyo arg keep going pro
Mohamout Salaad thanks alot
Maasha alaah keep going pro kheyr Ayaa kuu rajeynaa sxp
Ali macalin Sidoo kale wllkey mahadsanid
Masha allah
Sheekadaan waa sheeko aad iicajab isay waana sugila ahay meesha ee kudhamaan doonto
Nasteha Ali si la mid ah baan kuula sugayaa ... Waa mahadsan tahay wll
M.a wlky qaliga xafidaka laah
xidigta reer mohamed Sidoo kale Wa mahadsan tahay wlshey
@@ahmedwaayo-arag3301 sxp shekan waa mid aad ufcn marwalba waxyabo tayo leh oonasojidanaya banosodeysa jazakalahu kheyra jazaa
ManshaAllah walalkay Ahmed waayo arag codkada wan ka helay ManshaAllah
Masha allah abwe
wll Qali alaha kuxafido shukran wan sugayay whi
salaada xasan aamiin sidoo kale Salaada
Alah ku xifdiyo wll
Mash allah wll hormar wacan ku rajeyna shekdadan dadka adka u xiseyo ayan kamid ahay waxan codsan lahaa shekdana inadan naga soo dahir adigo raliya san u sugena qeybta 6 aad alle aya ogee wadna ku mahadsan thy sad inogu faideso
Abdisamad Abdullahi Waan isku leenahay
Inaa Ka badan idiin qabto ayaan jeclahay
Mahadsanid
Mn Sha Alh wll
@@ifaraxmahadi2821 thnks
Axmed qeebta xigta naga sooboobsii mardhow 1k HAMBALYO
Ina Xaaji Wll Diyaar waaye Waa mahadsan tahay in badan
waad mahadsatay wallakay
Qeebta xigta soogali
aniga ayaba run u naxay mrka layiri wadanka weyka tageen adoo taada la yaaban tukale malagugu daray aa maqli jiray
Aad baan utaa geeraa chanekan
walhi sidan usugayay wan dalay lkin hada alx
Walal lama odhankaro gacalisadiisii waayo mabay kulmin labadubu
Runti walhi wank helay shekadan
Axmedyare sharafyare sami Masha Allah Mahadsanid
Walakay waxan youtub leyah sadax billod magacan kabadalay oo aha farido ladan waxan kadhigay farhiyo dhere official subscr way qarson tahayma soo baxayo iyo like marka intasan iga cawi alle dartis mahsani
farhiyo dhere official walaal waa loo jeedaa inta subscribe kuu saartay Numberka
Maxaan kaloo kaa caawiyay?
Masha allah