Film || Qoys Danyara Oo Si Lama Filaana U Helay Buug Ay Ku Jiraan Jimanka Kuwooda Ugu Xun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • #Msomali #MsomaliSeries
    Waad ku mahadsantahay soo booqashadaada, Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay kanaalka, fadlan ha iloobin inaad la wadaagtid asxaabtaada, Mahadsanid.
    Waxaad igala soo xidhiidhi kartaa:
    Facebook Page: / msomali-106212415288802
    Instagram Page: / msomali_yt
    Tiktok Page: / msomali_yt
    Halkani waa Hoyga Soo Koobida Aflaamta Iyo Taxanayaasha.

ความคิดเห็น • 328

  • @Msomalii
    @Msomalii  ปีที่แล้ว +194

    Filmkan intan waday waxan u cabsaday si aanan waligay u cabsan wllhi 😂😂❤ 7 maalmood ayay igu qaadatay inaan qoro kedibna codeeyo kedibna aan editing gareeyo fadlan like ii saara mahadsanidiin.

    • @mariafarxaan2325
      @mariafarxaan2325 ปีที่แล้ว +4

      😊❤M.a

    • @asiaibrahimasiyaibraahim7827
      @asiaibrahimasiyaibraahim7827 ปีที่แล้ว +5

      Maxaa kudhacay baryahan taxanihii peaky blinders

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว +3

      ​@@mariafarxaan2325 mahadsanid wll ❤

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว +7

      ​@@asiaibrahimasiyaibraahim7827 2 channel ayaan isku wada wll marba mid ayaan u imaada marka wan idiin soo socda ee ha idaahsanina ❤

    • @khayrudincumarmahamuud
      @khayrudincumarmahamuud ปีที่แล้ว +2

      Walalkayow waad fiicnayahay balse dhibta ku haysta waa maqnaan shaahaga badan mideeda kale walaalow hal mid iga saacid waxan rabay microphones 🎤 aad codka ku duubtid muuqalada

  • @maxamedfarxaan7122
    @maxamedfarxaan7122 ปีที่แล้ว +14

    Wll nabiga ku sali ❤❤🎉🎉

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw ❤

    • @AmiaAhmed-e8f
      @AmiaAhmed-e8f 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw

    • @AnasAbdirizak
      @AnasAbdirizak 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw❤❤

  • @MuniirMukhtaar-ky7my
    @MuniirMukhtaar-ky7my 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wan kahala waxan ❤

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 9 หลายเดือนก่อน +13

    Inta dawaneeyso 2024 salaama😂

  • @Respect__channel133
    @Respect__channel133 10 หลายเดือนก่อน +5

    Marna cabsi ima galin wlhi Allow manaxayaasha ha,igu darin😮😅😅😅😅😂😂

  • @kingabdikani9517
    @kingabdikani9517 ปีที่แล้ว +16

    Qol madow ku jiray wlhi waa cabsaday 😂msomali wll filimada noocan oo kale ah noo soo badi ❤

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว +2

      Indho adakida hye wllkei 😂❤

    • @_Maria_122
      @_Maria_122 ปีที่แล้ว +1

      Ana ka fcn nag gisi ban ahey

    • @AmiaAhmed-e8f
      @AmiaAhmed-e8f 8 หลายเดือนก่อน

      Ani cabsida waY igu baxdAa

  • @HaniPea-x9o
    @HaniPea-x9o ปีที่แล้ว +1

    Wow❤😮😊

  • @yaasirmaxamed711
    @yaasirmaxamed711 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp sijjin soo dhig❤

  • @HaniNuurcali-sv1jx
    @HaniNuurcali-sv1jx 7 หลายเดือนก่อน +1

    11:33 11:36

  • @SihaamAadan-u2d
    @SihaamAadan-u2d 3 วันที่ผ่านมา

    Setihiin masomali fanas😂❤

  • @sadia-moha
    @sadia-moha ปีที่แล้ว

    Dani soo wiil maha

  • @Mskydwrn
    @Mskydwrn ปีที่แล้ว +8

    Inaba caadimaha Qaab Tabintaada Aflaanta👏🏽❤
    Keep going pro❤🎉
    Come soon 🔜 100K❤

  • @m_muqtarrermagal4860
    @m_muqtarrermagal4860 9 หลายเดือนก่อน +7

    😮😮😮😮😮❤❤❤❤

  • @hafsasiciid2345
    @hafsasiciid2345 ปีที่แล้ว +12

    See layahy dhalinyarow cawa saa usugayeey iyo san loo dhanba😂😂😢

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว +1

      Waa iga haysa yah 😂❤

  • @FaaisoXasan-q2l
    @FaaisoXasan-q2l หลายเดือนก่อน

    Masomali ayantan ruxanta sobadi waa xise

  • @NafiSoHNafisoHVaraH-nb9om
    @NafiSoHNafisoHVaraH-nb9om ปีที่แล้ว

    😭👍Alah wadnah

  • @shugrimacalin2280
    @shugrimacalin2280 ปีที่แล้ว

    hambaliyo 100k🎉🎉

  • @SeynabCumar-ft8jj
    @SeynabCumar-ft8jj ปีที่แล้ว +1

    Noo soo samay filimka @black hnight❤

  • @asmaabdi1333
    @asmaabdi1333 ปีที่แล้ว +3

    Wlhie capsi dartee aynpa amini lHey inuu wxn fillim yheyyy

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว +2

      Umadi wan walay cawa xaal qaata qarabo 😂❤

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 ปีที่แล้ว

    Hore u soco saan marba u egayay wan dalay wlhi labda dhinacba

  • @HaniNuurcali-sv1jx
    @HaniNuurcali-sv1jx 7 หลายเดือนก่อน +1

    فيوخؤف موفخغيق سيس😊

  • @ayaanmaxamed780
    @ayaanmaxamed780 2 หลายเดือนก่อน

    SXB wadsaxib intad meet ficankagadhaysi🎉🎉🎉❤❤❤❤😮😮😊😊

  • @ZeitunOmar-ve5in
    @ZeitunOmar-ve5in ปีที่แล้ว +3

    Anigoo dawatyy Ayaan firsadyy hadana bcoz waqti bdn baa galay flimka wxu soconayey 1hr io xogaaa ❤❤🎉 keep going 🎉🎉

  • @CamaarmaxamedAxmed
    @CamaarmaxamedAxmed 3 หลายเดือนก่อน

    Halista

  • @kawsardaahir7583
    @kawsardaahir7583 ปีที่แล้ว

    Horor soo badi❤

  • @HafsaHassanQalib
    @HafsaHassanQalib 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

    👏🏻❤

  • @sahroaxmed2849
    @sahroaxmed2849 ปีที่แล้ว

    cabsi cabsi waye wlhi😮😮

  • @ramaa112
    @ramaa112 ปีที่แล้ว

    M.a hore usoco wll🙌🏻

  • @SalmaanAxmedcumer
    @SalmaanAxmedcumer ปีที่แล้ว

    Tomes. ,zxp. Soogali

  • @rose-h2x1x
    @rose-h2x1x 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soobadi😂😂😂

  • @MohamudMohamed-tf5mu
    @MohamudMohamed-tf5mu ปีที่แล้ว +2

    Pro noso baadi

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว +1

      Hye wllkei ❤

  • @deganiitaabaadir8133
    @deganiitaabaadir8133 ปีที่แล้ว +1

    𝗪𝗮𝗮𝗱 𝗻𝗮𝗴𝗮 𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶𝘀𝗮𝘆😂

  • @Muhiimcabdi-hk4rh
    @Muhiimcabdi-hk4rh 3 หลายเดือนก่อน

    Soobadi

  • @asalhargaysawi5999
    @asalhargaysawi5999 ปีที่แล้ว

    Legend update iskaso dhig insha allah

  • @afbawaaqo1803
    @afbawaaqo1803 ปีที่แล้ว +1

    The great wall sxb hadad awaadid noo so daa

  • @CayuuniCabdicasiis-xi4cf
    @CayuuniCabdicasiis-xi4cf 3 หลายเดือนก่อน

    Qaba Iska jeclahy filmada nuucan❤❤

  • @marwaanahmed1906
    @marwaanahmed1906 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan oo kale saa xib

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว

      Hye sxb qli ❤

  • @clsabuurmaxamed2602
    @clsabuurmaxamed2602 ปีที่แล้ว

    Soo badi pro😊

  • @MaxamedCumar-ge9yk
    @MaxamedCumar-ge9yk ปีที่แล้ว

    Wallahi cabsiyo Leyhy lkn noosobadi

  • @sadaq___verrati3290
    @sadaq___verrati3290 ปีที่แล้ว

    Waxaan cml galada wexee dhahan another level sobadi zxp

  • @xaliimoaxmed6601
    @xaliimoaxmed6601 ปีที่แล้ว

    Filim
    Maantaanoo
    Kale waankahelaa

  • @mohamedcamaan
    @mohamedcamaan ปีที่แล้ว +6

    😍😍🥰

  • @DosoFani-ci7lb
    @DosoFani-ci7lb ปีที่แล้ว

    Wn jeclhy filim I manta cabsida noo soo badi

  • @CamaarmaxamedAxmed
    @CamaarmaxamedAxmed 3 หลายเดือนก่อน

    Halista ❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉😢😮😅😊

  • @mikuchan123
    @mikuchan123 ปีที่แล้ว +1

    legend bro🎉

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wll ❤

  • @asmacawil8301
    @asmacawil8301 ปีที่แล้ว

    Waa cabsi cabsi weyaan wllhi 😅

  • @UsameAli-vh1fe
    @UsameAli-vh1fe 9 หลายเดือนก่อน

    Waancabsaday😢😢

  • @khalidkadar6042
    @khalidkadar6042 ปีที่แล้ว

    Waa naxay wlhi😅😅😅

  • @faygestageysta8213
    @faygestageysta8213 ปีที่แล้ว +1

    walaalow filimaanta nuucaan noo soo badi waaku heestaaye🥰🤩

  • @Dair_63
    @Dair_63 ปีที่แล้ว +1

    #scared😮

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว

      Xaal qado sxb 😂❤

  • @MazcuudMohamed
    @MazcuudMohamed ปีที่แล้ว +2

    Alx hdn malin arkay muqalkaan waba cabsi cadiye😂

  • @Tomjerry-h5t
    @Tomjerry-h5t 7 หลายเดือนก่อน

    Waa dhawahey waxan ahay taageerahaaga🎉😊

  • @XAMSEAYAANLE-rb5qm
    @XAMSEAYAANLE-rb5qm ปีที่แล้ว

    Naxdin darteed

  • @Khadracumar20
    @Khadracumar20 2 หลายเดือนก่อน

    Filimada cabsida waankahelaa soobadi❤❤❤

    • @XamdiDahir-x4e
      @XamdiDahir-x4e 10 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤😮😮😮😮

  • @xildhibaanismailjama1165
    @xildhibaanismailjama1165 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤😊

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว

      Mhdsanid wllka ❤

  • @asalhargaysawi5999
    @asalhargaysawi5999 ปีที่แล้ว +7

    Coming soon 100k 🎉keep going legend 🙏

  • @JiinoXasan-zo3uc
    @JiinoXasan-zo3uc 4 หลายเดือนก่อน

    Waanku taageeraa ee noo soo badi mahad sanid❤

  • @ShamaqJakatoore
    @ShamaqJakatoore 7 หลายเดือนก่อน

    Laacib😮

  • @WaceysMohamed
    @WaceysMohamed 7 วันที่ผ่านมา +1

    Nosobadi❤pleas😢😅

  • @MuniirMukhtaar-ky7my
    @MuniirMukhtaar-ky7my 9 หลายเดือนก่อน +3

    ❤wan nasobadi wllo❤

  • @abdullesuleiman4800
    @abdullesuleiman4800 ปีที่แล้ว +6

    this. horror. is. beast. 🔥

  • @NorAbdiMohamed
    @NorAbdiMohamed ปีที่แล้ว +1

    waxan doonaya msomali inaan tiktokgayga soo dhigo filimadada oo goosgoos ah marka maogoshhay wllo

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว

      Waan kuu fasaxay wll lkn hal mid ayaan wata...
      Muuqaal walba oo aan leeyahay inaad raaciso xuquuqdiisa sida ((waxad ka soo daawan karta TH-camka Msomali))

  • @cabdikhadar2032
    @cabdikhadar2032 ปีที่แล้ว +2

    Zxp Noo SooDaa taxaNiHii PlZ PickY PlaNdrs si DhaKhsiYo LeH

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว

      Hye wllkei wan idiin soo wada ❤

  • @SowdaElmi-t7d
    @SowdaElmi-t7d 9 หลายเดือนก่อน

    Good one

  • @faadumoaxmedbarre5169
    @faadumoaxmedbarre5169 5 หลายเดือนก่อน

    Hada cabsatyyy❤no sheg kuman Oran😭😂

  • @shmsobandirshamso2599
    @shmsobandirshamso2599 ปีที่แล้ว

    cabsi cabsi wllahi

  • @khadarramos-g6d
    @khadarramos-g6d ปีที่แล้ว +1

    Film cabsi badan ❤🎉❤🎉🎉

  • @anisofaaraxmohamed9619
    @anisofaaraxmohamed9619 ปีที่แล้ว

    Cabsi cabsi 😮😮

  • @RIO-iy2vq
    @RIO-iy2vq ปีที่แล้ว +1

    Peaky blinders soo daa hlka kle

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 ปีที่แล้ว

    Zhp 100 k coming soon

  • @SuleekhaMaxamedxasan
    @SuleekhaMaxamedxasan 8 หลายเดือนก่อน

    🎉😮😮

  • @salmanmaxamud1128
    @salmanmaxamud1128 3 หลายเดือนก่อน +1

    waan ficanahy maxa dhacay so lay inma waydiin

  • @amiiraahmed3398
    @amiiraahmed3398 ปีที่แล้ว

    Ayyy filamkaygi❤

  • @ro-ip7kn
    @ro-ip7kn ปีที่แล้ว

    Cabsi saa id😮😮😮😮

  • @istaahilnuur6667
    @istaahilnuur6667 ปีที่แล้ว

    Dhalinyaroh tmm😂😫✌️

  • @halinakucheyy
    @halinakucheyy ปีที่แล้ว

    Adiga dhaxda filimka noga kala jaresid naga dhaf uff marmarka qaar waan nacaa waxa soo gud bisid ish😏

    • @AmiaAhmed-e8f
      @AmiaAhmed-e8f 8 หลายเดือนก่อน

      NAa Mxd bage-kiisa kaga jirtAa hadad nacdo

  • @SalmoMaxamud-tg3eh
    @SalmoMaxamud-tg3eh 5 หลายเดือนก่อน

    Mahamed somali miyaa magacaaga wll🎉

  • @Aadanliibaan3008
    @Aadanliibaan3008 7 หลายเดือนก่อน

    Waar maxad Samaysay waad nadhex dhigatay wllhi😂❤🎉

  • @Ibrahimshariif10
    @Ibrahimshariif10 ปีที่แล้ว

    Maya mafiir sanaaye intaan ayaa casi dareemay

  • @HanaKhadar-lp6hv
    @HanaKhadar-lp6hv 8 หลายเดือนก่อน

    Wlliku cod macana ❤😂

  • @sahradiriye7241
    @sahradiriye7241 ปีที่แล้ว +1

    😢bas walhi wan ka cabsadey wll qali kuwa cabsida naga daa 😰😭

  • @LiibaanGuure
    @LiibaanGuure 3 หลายเดือนก่อน

    😂❤❤❤😊

  • @WardaBashir-y8d
    @WardaBashir-y8d ปีที่แล้ว

    Wllhi waa baqaaho walibana waxan daawaday habeen Wllhi waa cabsi 😂❤

  • @zapnaamoha7549
    @zapnaamoha7549 9 หลายเดือนก่อน

    Asigo flimka dhabta ah ayan daawaday cabsi cabsi waye wlhi😱

  • @maaripboy6354
    @maaripboy6354 ปีที่แล้ว

    Hore usoco zxp 1m ayaan kuugu duceynayaa walahi waan Ku taageera

  • @ApdiRaxmaan-zp3bz
    @ApdiRaxmaan-zp3bz ปีที่แล้ว

    Anaa kadarn sxp 😂

  • @AyuubYuusuf-w5w
    @AyuubYuusuf-w5w ปีที่แล้ว

    HAMBALIYO 🎉❤

  • @hoodomaxamedxabado2098
    @hoodomaxamedxabado2098 10 หลายเดือนก่อน

    Cabsi wen

  • @Omar___Hiigsade
    @Omar___Hiigsade ปีที่แล้ว

    HAMBALIYO SXP ❤

  • @FartuuncabdiFartuun
    @FartuuncabdiFartuun 8 หลายเดือนก่อน

    Sijiin noosoogali plz😢❤

  • @hamzeaxmad7623
    @hamzeaxmad7623 ปีที่แล้ว

    Part2

  • @ramaa112
    @ramaa112 ปีที่แล้ว

    Wlhi anaaba cabsaday

  • @AmiaAhmed-e8f
    @AmiaAhmed-e8f 8 หลายเดือนก่อน

    SidA timahA madax logajaraY alike it😅

  • @Itz_ridwaa
    @Itz_ridwaa ปีที่แล้ว +1

    OMG inyar kaaga dhiman wll yayyyy it's coming soon 100k yay fav channel ❤

  • @abuubakarsadiiq4439
    @abuubakarsadiiq4439 ปีที่แล้ว

    Wll magaca filimka maila wadaagi kartaa

  • @SaabrinAxmed-i9f
    @SaabrinAxmed-i9f ปีที่แล้ว

    Anoo guri madow kujira ayaan daawanayaa lkn aad ayaaan ucabsaday😢😅❤

  • @Noura11115
    @Noura11115 ปีที่แล้ว +2

    Kan inaan beritole dawado weye inshalaH bye mrkaa👋😂❤

    • @Msomalii
      @Msomalii  ปีที่แล้ว

      Cafiyo wll 😂❤

    • @cabdiqadarcabdi1058
      @cabdiqadarcabdi1058 ปีที่แล้ว

      Biri xitaa hadaawan ana ka shalaaye wlhi 😭😂

    • @Noura11115
      @Noura11115 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiqadarcabdi1058 wlahi dhe hye 😭👍igu ogtahy😂😂

    • @cabdiqadarcabdi1058
      @cabdiqadarcabdi1058 ปีที่แล้ว +2

      ​@@Noura11115 wlhi ana cabsaday Iska dhaaf 😭😭😭

    • @zimranpea798
      @zimranpea798 ปีที่แล้ว

      ​@@cabdiqadarcabdi1058fulay😂 ani xalay 1:40 dawaday kwrnhe mana baqin😂

  • @izmahaanmaxamed
    @izmahaanmaxamed ปีที่แล้ว

    ana iyga cabsisay beh😂

  • @nuux447nuux3
    @nuux447nuux3 4 หลายเดือนก่อน

    Mcn❤❤