DAAWO: PM Xamse" Muuse Biixi oo sarkaal Qaranaa Soomaali hala kala gooyo ma yeeleen"

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 39

  • @historypublishers
    @historypublishers 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hundred percent 💯…..No suck thing as investments they want a military industrial complex base! Imagine a marine base where Ethiopia develops and refurbishes marine time military equipment! Ethiopia could use this as a choke point and control the trade routes! This is a national security threat to Somalia 🇸🇴! ……History is being written how will you be remembered when that history is told ?

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 5 วันที่ผ่านมา

    كل الرجال الصوماليين واجب عليهم أن تذكروا يوم شيخوخة ، يوم اليوم الحساب. للشرف لكنا حتي توحدوا صفوفنا ونتحنب الأنانية ،والقبليه، وتفخر، وصحبة لأعداء للمسلمين.

  • @ShaakirJaamac
    @ShaakirJaamac 6 วันที่ผ่านมา +2

    Laaandhere

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 6 วันที่ผ่านมา +1

    R/ wasaare Hamza waa geesi runta sheegey , Itoobiya ayada liidato ,madaxweyne Hasan sheekh s i jilacsan u hadlaa.

  • @MaryanMohamued
    @MaryanMohamued 5 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah guuleyso

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 วันที่ผ่านมา

    RaysulWasaare Xamse adiga iyo Wasiiradaadu Awood ma lihidiiin....Xasan Sheekh baa Xilalka wasiir oo dhan haya!

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 5 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse bixi adigu ma gaadhid cagtaay iska soo hadal aw buudhi madhan ahaa

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 3 วันที่ผ่านมา

    Waarya fantastic Baghdad yarayso. Cimrigaaga inta ka hadhay haddii alla yidhaado arki maysid hargeisa oo xamar laga dàaro amaba inaaad harveysa dhex lugaysid.soo daa waxa aad hayso ciyaala qarbitaharre

  • @abdikafimohamed9983
    @abdikafimohamed9983 5 วันที่ผ่านมา +1

    Iswaafaji afkaada calooshaada ficilkada

  • @user-kj3gv5ig9k
    @user-kj3gv5ig9k 5 วันที่ผ่านมา

    Waa laga heshiiyey

  • @claahibare2531
    @claahibare2531 5 วันที่ผ่านมา +1

    Koonfurta somaalida madaxda joogta afkooda iyo dhagahoodu isma maqlaan.
    Waxay marwalba sheegaan gobanimada ay somaliland 1960 sameysay balse wixii lagu abaal celin lahaa ma hayaan

  • @MukhtarIbrahim-jy9sy
    @MukhtarIbrahim-jy9sy 6 วันที่ผ่านมา +1

    1960 ki maxa dhacay?

  • @abdikafimohamed9983
    @abdikafimohamed9983 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaan kalahadalnaa etoopiya badda masomaliya baaleh mise adunka madhacda wadan badaada dhulkaada kugu haysta inaa tiraahdo aan wadahalno xamse nosheeg Macnaheeda wadankale hana dhexdhaxaadiyo

  • @Farxaancalisaalax-dk7xq
    @Farxaancalisaalax-dk7xq 5 วันที่ผ่านมา

    Wlh R/w hamza Allah hadayo ,waa next president in somalia ruunta marwalbo woosheka. Tuuqan muuse xalaqabto ?

  • @yacquubaadan443
    @yacquubaadan443 5 วันที่ผ่านมา

    Wlliyal kaca oo fadhiga ka kaca
    Xuriyaddu maxurto dhiig iyo geesi kow yiri

  • @sharmaarkeabdi8957
    @sharmaarkeabdi8957 5 วันที่ผ่านมา

    War ayagana fara geliya tigray safaarad dhul ee ka furtaan iyo xarun ee ka jabhadeeyaan siiya 1million tigray ayu nafta naafiye isaaq mu u daaha teeda kale Ethiopia oo dhan 20 Millionen Dollar 💵 ku filan qalqal halagu furo maxay ino reebatay.

  • @MubYus
    @MubYus 4 วันที่ผ่านมา

    Xamse,, waxa waa sheeko caaruureed aan wax qiimo ah lahayn, waxa uu ku hadlayo, Hebel oo aan la aqoon sidaas igu yidhi, Heblaayo ayaa sidaas igu tiri.

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xamze dheere maalintaad isaaq isku taabataa laguu yaabaa
    Haday propaganda iyo mooshin bilaabi

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 5 วันที่ผ่านมา

    Baryo iyo nabadban rabaa looma baahna ee etopia dhul ayay inaga haysataye kaas aan ku qabsanno

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 5 วันที่ผ่านมา

    The heads of the governments of Somalia and Djibouti do not understand that you should be friends of the Somali Republic so that you can be three powers that belong to you.I think that Somalia would be rebuilt if the elders and scholars work together like they do in other Somaliland {{JSL)🔐BECAUSE IT IS COMMITTED TO RESTRUCTURING AND DEVELOPING THE GOVERNMENT'S REQUIREMENTS, BECAUSE IT IS MONEY, FLAG HUNTER AND THE RULE OF THE ENTIRE GOVERNMENT Let common sense work for you and put everything before the government and its administration like Somaliland.

  • @AHH677
    @AHH677 4 วันที่ผ่านมา

    Xamzoow
    Tusaalaha Waa kaa xumaaday
    Nin xun uma muuqatid Laakin qalad dhacay ogoow
    Soomaliland , Djibouti, Jigjiga iyo NFD waxba nagama maqna
    Bal 7da kale ee kala calanka ah ee aan is arki karin wax Ka qabta
    Daroogada xamar ilmaha laga gado wax ka qabta
    Xalane gaalada ka saara
    Guryaha iyo dhulalka la haysto wax ka qabta

  • @abdikafimohamed9983
    @abdikafimohamed9983 5 วันที่ผ่านมา

    Maalintaa xilka ka dakto baan ogaandonaa taariikhda aad somaliya UGA takto iyo waxad uqabatay waa kunaqaanaa wllhi adiga Kan madaxweynaha midna inuusan dal iyo dad midna wax qabanayn energiga kabahaaya waa maseeyr iyo nacfi raadis dal difaacid kama aha munaafaqnimada iska daah

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 5 วันที่ผ่านมา

    Ninkan miyuu joogay mise arinkan ayaa maanta biloowday. Mise marka hadalka loo fasaxo ayuu hadlaa isagoo aan hal kalimad dhaafsiin karin inta uu xasan yiri marka waa ba baqaa bahalka layiraahdo ama 🐦.

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 5 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk Xamsow marxuumow hadal doqonimo ah oo fagare walba aad la soo taagnaato waxba kuu tari maysee doqonimada la fadhiista..

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 5 วันที่ผ่านมา

    Hanala heshiiyaanta karerba oromku ma baryootamayo idinku maxaad labaryootamaysaan?
    Waxa uu oromku maalinkasta nooga cadheeyo hadaanahay umada somaliyeed waa inuuna indha run ah ka arag madaxdeena
    Abiyaw kujees jees maalinkasta

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 5 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 6 วันที่ผ่านมา +2

    Beenaale xaqiiqda ka fog

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 6 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah mtr prime minister DDS waa in laga xoreeyaa kuwa hilibka geeriinka cuna oo xabashida aduunku waa ka dhamaaday gumeysigii cadaanka ahaay.lkn afrikaan afrikaan gumeysanaya wlhi aduunka dhan kama jirto marka laga reebo DDS ilaahow u maciin walaaleheen somali galbeed insha allaah!

  • @abdikafimohamed9983
    @abdikafimohamed9983 5 วันที่ผ่านมา

    War dhaandhankan yaa naga aamusiya dad aad wax kasheegtidide taariikhda mataqaanaa

    • @cumarkilas404
      @cumarkilas404 5 วันที่ผ่านมา

      Adaa dhaan dhaan ah sayid mohamed ayaana ku shgay waxaad tahay Raisul wasaare xamze waa hirro

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 6 วันที่ผ่านมา +1

    Lixdankii wixii qaldamay xaalkeeda keen been iyo khayaali looma baahna

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 5 วันที่ผ่านมา

    Reerkiin Ogadeen Somaali wayen ku soo dar? Kuwa Kenya jooga Somalia ku soo dar. Reerkagii maa maqan maxaad sheegi?

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 5 วันที่ผ่านมา

    War nio ka dhamaada reer somaliland wey tagtee 😐

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 5 วันที่ผ่านมา

      Xagay tagtay? Ma xabshi mise oromo!

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 5 วันที่ผ่านมา

    Baw Kani waa Nacas Sida caruurta Ayuu u sheekeeya

  • @abdikafimohamed9983
    @abdikafimohamed9983 5 วันที่ผ่านมา

    Nasiib daro kaasaa raysalwasaare noo ah

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 5 วันที่ผ่านมา

    Raysal wasaare khasaaray Dheh

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 5 วันที่ผ่านมา

    BEENAALE WAAR TOLKA SAWAAXILGA IYO SXMAARADA KA XOREE YAA NAAQIS

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln 5 วันที่ผ่านมา

    Marka adigoo kale uu RW noqdo, ma living ayaa dhaanta.
    Waqtiguna waa uu isbeddela, waanu socda. Sidaa daraadeed, wixii u qalma madaxtinimada u dhiiba. Haddii kale, anniga oo idinka baxa Somalinimo ayaa ii dhaanta, intaan noviinaas eegan lahaa. Waagii aanu annagu aanu madaxda aheyn, idinko kale toogasho ayaan idiin dhigi laheyn.
    Somalinimo idinka ayaa baabiyey. Useless.