MALINTII IGU CABSIDA BADNEED AY EHED MANTA😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 137

  • @HaniMuse-p6r
    @HaniMuse-p6r 4 หลายเดือนก่อน +33

    Ilahaw nolosha noo kala kici familykaan quruxda badana barakee

    • @Liibaancawila
      @Liibaancawila 4 หลายเดือนก่อน

      Riyaaq bayo nagadaa waxaad soo koo koobeyso 2 qeyb nooga soodhig muuqaalada dhaadheer

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 4 หลายเดือนก่อน +17

    Walaaley is astur oo alle ka xishood america diin kuu noqon mayso aakhiro baa ku sugaysa america markaa timi is qaawin baad hore ka bilowday alle unoqo oo nimcada alle ku siiyay ka shukri dantaadana ka raaco america intaad nooshahay dhal dhalaal ka aduun yo yuu ku qaadan walaashay family qurux badan baa tihiin diinta isku qurxiya ❤❤❤❤❤

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waxaa loso wada qorayaa hadalo aan qalbiga jirin malaha wax runta usheegaya adiga kaliya ayaan ku arkay alaha kubarakeeyo

    • @ilwaaddegan4564
      @ilwaaddegan4564 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@fertunali1007 aamiin wllo dhamaan teenba ❤️❤️

  • @KhadraMaxamedmaxamuud
    @KhadraMaxamedmaxamuud 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kusaliya nabiga scw❤

  • @nuurofficial730
    @nuurofficial730 4 หลายเดือนก่อน +14

    Ani wxa ku wataa inta America tagty bes mrkasa ku barty Ila hdana wku aqana Americana sabbty😂😂

    • @canabqardho7963
      @canabqardho7963 4 หลายเดือนก่อน

      Rer bufis hye😂😂

    • @nuurofficial730
      @nuurofficial730 4 หลายเดือนก่อน

      @@canabqardho7963bufiska wka simanehe cadi iska dhig😂

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir 17 วันที่ผ่านมา

      Same😂

  • @ShukriAbdala-oq5pi
    @ShukriAbdala-oq5pi 4 หลายเดือนก่อน +12

    Manta malin ikaga fcn ma jirto oo an kugu hanbalyeeyo 🎉❤

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 4 หลายเดือนก่อน +4

    ManshAllah noso badi wan jeclahy flogyada 🎉❤❤❤❤ameri ban joga intan riyaqey ku dawanayo 😢

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs riyaqdena lbiskga ka hdal mlhn waa 10/10 🔥❤️

  • @user-shadia143-sharaph-2
    @user-shadia143-sharaph-2 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahy noloshaaada hkuuu qurxiyo mcnto❤

  • @rahmaruuhi1682
    @rahmaruuhi1682 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wwww kaalay iska arag dresses 👗 kaga waa ku hystaa mshallh iyo swirada sida ad ugaleysaan mashallh beautiful couples ❤

  • @queenLucky-d9s
    @queenLucky-d9s 4 หลายเดือนก่อน +13

    Ninkan maser dhan maleh why xaaskisa dhar asturan ma u xiro karo alaabtisa dhan bananke taala

    • @MarcossBC-ml5ln
      @MarcossBC-ml5ln 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @FaadumoYusuf-vp8jj
      @FaadumoYusuf-vp8jj 4 หลายเดือนก่อน

      Wllhi waa yaab

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 3 หลายเดือนก่อน

      Dadku isku mid ma aha aniga wxa I qaba nin anigoo cabayad xijaab indhoshareer wato ila sii yaban oo I dhaha dharka kabka leh xero😂😂😂

  • @SamiraHassan-gz4py
    @SamiraHassan-gz4py 4 หลายเดือนก่อน +16

    Team Ronaldo fans one like ❤❤j

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 4 หลายเดือนก่อน +3

    Riyaaaaq Ahmed wllkis majoogaaaa😢😂

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 4 หลายเดือนก่อน +2

    hadii aad guursato naag aad aamini karto dareen ahaana is fahmi kartaan nolosha waad ku raaxeeysaneeysaa wada jira weligiina muuqaall qurux badan m.a

  • @aminadahirmohamed3533
    @aminadahirmohamed3533 4 หลายเดือนก่อน +2

    Riyaq cream marki ugu horeysay so ibsatay lakini abyo caga wuu yar yahay lacagtane wa qali e macaaney caaga naga badal quruxey❤

  • @idilMohamuud
    @idilMohamuud 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a alle guurkaga ha kuu barakeyo qali❤

  • @IstaahilOmar-vf5lh
    @IstaahilOmar-vf5lh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mshllh qli dar ilaahy ban ku jclhy vediodana wxan ula socda sidii musaslkii isku war❤️❤️❤️❤️

  • @aminadahirmohamed3533
    @aminadahirmohamed3533 4 หลายเดือนก่อน +3

    M.a riyaq waabo iska jeclahay m.a❤

  • @ikhlaasShukri-ff1qd
    @ikhlaasShukri-ff1qd 4 หลายเดือนก่อน +3

    M.a qalpi noso badi wan ku ognahay dadalkaga❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 4 หลายเดือนก่อน

    Riyaaq waa laga baxay is caydayn ogod miyaa we love you African

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wlhi nolol quruxbadan wakujirtin allah idindeyto❤❤❤❤❤❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asxabey youtubeka ku cusbahay is soo dhaweya 🎉🎉🎉

  • @Khadija-456-w4c
    @Khadija-456-w4c 4 หลายเดือนก่อน +2

    Go to the lake Michigan sister. It's so gorgeous

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maansh alaha hambalyo abaayo isku waara Insh alaha abaayo 🎉❤❤

  • @XamdaDaahir-rt5ns
    @XamdaDaahir-rt5ns 4 หลายเดือนก่อน +1

    KEEP GOING WALLZHEY VLOG YADA INOO SOO DUUB WALLO ADOO MAHADSAN🙏

  • @JamilaIbrahim-cs7ds
    @JamilaIbrahim-cs7ds 4 หลายเดือนก่อน +1

    😅mantaa waa malinta 9kaa saumka ...Allax naga aqballo....Amiin intaa xanunsan Allax xacaafiyo....intaa sideyta cml riyatha rwn Allax norumeyo....abyo riyaqey anikaa waaa wareerey kwrn athika saran see darenteey.... anyway bashal wcn u nd ur husband....mi tooo soon i.a

  • @AishaMusse-zj8ho
    @AishaMusse-zj8ho 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hppti wxn kugu jeclhy nama ilowdid america niyada naga geysay😂❤

  • @TaajirHoYadii
    @TaajirHoYadii 4 หลายเดือนก่อน +2

    Msha allah wada jira waaYo bdn HnoyaaL💍🥰♥️🔐

  • @kawsarqueen2815
    @kawsarqueen2815 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy haydin xafido sister 🤲

  • @Nicholas-l4i
    @Nicholas-l4i 4 หลายเดือนก่อน +5

    One day I.n❤

  • @MaariyaCiise
    @MaariyaCiise 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah lamane aan tagero farxad kuwaara ❤❤❤

  • @yasminhilole4970
    @yasminhilole4970 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah riyaqey 🎉kuwi iskuwaran Abiid Allah haidinkadigo

  • @sadiaabdiqadir342
    @sadiaabdiqadir342 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc setahay abayo wwww m.a ilahay kubahanahay iskuwaro ❤❤❤🎉😊

  • @FatxiMuumin-d9i
    @FatxiMuumin-d9i 4 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhihii hada waxn madharbey moodaan😢😢😢

  • @dahabomacalin235
    @dahabomacalin235 4 หลายเดือนก่อน

    Asc setahiin dhamaaan team riyaaq abdi waxan diinka codsanaa in aad iso boqatan youtubekega plz mahadsanid

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 4 หลายเดือนก่อน +1

    Melkasta adjogto xijabkaga xidho sidanii waa danbi wayin miyadan ilhay kabaqyin adigo sidana inad dhimato sidan galada ulabisata maha labiska gabdha muslimka😢😢😢😢

    • @naciimo3199
      @naciimo3199 4 หลายเดือนก่อน

      Exactly 😢

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 4 หลายเดือนก่อน +1

    Routin rabnaa byo❤

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 4 หลายเดือนก่อน +1

    2 sac dhan riyaaq le daawanaye❤5 video’s daawade cawa bes kaso bilow ilaa marki shoppingka,safar nila so galay😢mr waa maseeray😂mr waa iska faraxsanhy😢riyaaq wllhi buufis iheyn jirin I galay sbbtana adaa leh😢

    • @umuahlamchannel27
      @umuahlamchannel27 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo meshan aa arkay yuu bufis kuso galin Waxan waa iska qayali nolasha raxadeda Afrika tashaa

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 4 หลายเดือนก่อน

      Afrika Adigoo Jogo Lelefow Heleysid iyo Dhangalow Maa America Rabtaah

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir 17 วันที่ผ่านมา

      ​@maiahassancabdulhi635 wlhi qalbiga ka hadashay😂

  • @safiyaaadanabdiii9099
    @safiyaaadanabdiii9099 4 หลายเดือนก่อน

    Dharka kugadhegan Maka hishooney sid miyaa Iska daa abaayo mahasinid

  • @Canabmaxamad-ds2rd
    @Canabmaxamad-ds2rd 4 หลายเดือนก่อน +1

    Riyaaq abayo mishad sifcn layguma.soodhawayn

  • @maryanmohamedadan3823
    @maryanmohamedadan3823 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mash alh abaayo

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh ❤❤❤❤family 🎉🎉🎉

  • @sucaadocusmaancabdule
    @sucaadocusmaancabdule 4 หลายเดือนก่อน

    M.a abiyo horoy usoco❤❤😢😢😢😮😅

  • @intizarahmed3020
    @intizarahmed3020 4 หลายเดือนก่อน

    Manshah my favorite couples faxad ku nooleeda 💯🫶🏻🤲🏻

  • @miiraqurux2428
    @miiraqurux2428 4 หลายเดือนก่อน +1

    Riyaaq dharciid ii gad Abaayo

  • @ubaxaragsan9699
    @ubaxaragsan9699 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah alaha kugu xafido ❤❤

  • @SucaadoSucaado-pj2ru
    @SucaadoSucaado-pj2ru 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allha wada jira abid❤

  • @SundusAbdihakim
    @SundusAbdihakim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Video waa dhafay kani ❤

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 4 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah ❤❤❤

  • @farax6361
    @farax6361 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 4 หลายเดือนก่อน

    Allahuma Baarik Abayo❤🥰

  • @raxmacail
    @raxmacail 4 หลายเดือนก่อน

    ❤ maanshalllah guurkaaga Allah hakuu barakeeyo abaayp

  • @yusraahmed7022
    @yusraahmed7022 4 หลายเดือนก่อน

    Malin Cadey iyo dhar dhalalayo 😂😂😂

  • @SOOMAALIMIDAH
    @SOOMAALIMIDAH 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sister riyaaq asturnaanta haka tagin dal shiaheeya hadii aad imaaday ma ahan in dhaqankii ka tagtid welcome back your own culture

  • @UbaxMawliid-k9n
    @UbaxMawliid-k9n 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahy lacag isiii

  • @mirre199
    @mirre199 4 หลายเดือนก่อน

    Team iskalaaji rag iska dhiga 😂
    Like ila so garaaaga mar xajiyadaada ad wadatid iskalaaji baa laysku ekeya sida yarkan

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤

  • @UmuMaajid-c1n
    @UmuMaajid-c1n 11 วันที่ผ่านมา

    Kabaha dhaadher kumasobaxysid iskda dhf qli

  • @deqoabdi1143
    @deqoabdi1143 4 หลายเดือนก่อน +2

    Naagta kaliya aan ku tashto vediowyadeeda

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 4 หลายเดือนก่อน

    Riyaaqeyy video inta dawanayo wakula socda marka dhameysto is garta ina Africa dhex jiifo 😭💔😂

  • @felsanbuti4290
    @felsanbuti4290 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allha❤❤❤❤

  • @iqrahassan1
    @iqrahassan1 4 หลายเดือนก่อน

    Rayaqey America camera 📸 man somaliya majoga

  • @Abokaramin
    @Abokaramin 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah casho carabdheeeeer auegtahay kor.iyo hos wa dhertahay walafahmaa akshinka carab laga garanaa inaa jeceshahay kkkk

  • @AmiirahCqaadir
    @AmiirahCqaadir 4 หลายเดือนก่อน

    wll 10‬‏ fadli badanaa lagu jiraa ee is astur

  • @mcxulka6709
    @mcxulka6709 4 หลายเดือนก่อน

    Ano Sweden 🇸🇪 joga kuracay ❤😂

  • @ruweydoJr
    @ruweydoJr 4 หลายเดือนก่อน

    Riyaaq adi videoyda hnga jarjarin kguma cajisyne🥹❤

  • @fardowsahassan1069
    @fardowsahassan1069 4 หลายเดือนก่อน

    Tnk qalbiyy noso badi ❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nice vlog 😊😊😊

  • @MaryamoMaxamuud-vk6zp
    @MaryamoMaxamuud-vk6zp 4 หลายเดือนก่อน

    Kan duyus waye nabiga scw aa shegay

  • @Abdisaranvlogs
    @Abdisaranvlogs 4 หลายเดือนก่อน +1

    Naa walaley Nairobi markad jogtay waficnet ee maxa kuhelay naski iyo dabadi watas la arko ee ardalkan kuqabana rali ayuu kayahay miya wale waa nacas kaney uf

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 4 หลายเดือนก่อน

      Ul u qaado ee so qaraac asaga iyo ayaduba hal maalin hadii la qaraco edeb ayey yeelan lahayen

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh

  • @InaamHashi-os7sq
    @InaamHashi-os7sq 4 หลายเดือนก่อน

    Team riyaq 300 garsino

  • @HassanMuhaz-xk1oj
    @HassanMuhaz-xk1oj 4 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdheena❤

  • @Ridwaancade-u8c
    @Ridwaancade-u8c 2 หลายเดือนก่อน

    walashay riyaqay dharka cariiri kugu yahay

  • @HunKing-w9d
    @HunKing-w9d 4 หลายเดือนก่อน

    réer badiyo merekan lakanay

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 4 หลายเดือนก่อน

    M.a lamano Anjeclhy ❤❤❤

  • @Daganhajji2022
    @Daganhajji2022 4 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan xamaalkiisi ku celi, ha kalifine.

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 4 หลายเดือนก่อน

    Inad is asturto aya ku fican walshey

  • @Asalal99eir
    @Asalal99eir 4 หลายเดือนก่อน

    Ala riyaaqeey kkk dharkii cashaqadaa kusoo aday dalxiiskii

  • @safamaxamed4977
    @safamaxamed4977 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallh❤❤❤❤

  • @sahraaxmedaadan9615
    @sahraaxmedaadan9615 4 หลายเดือนก่อน

    My queen❤

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 4 หลายเดือนก่อน +1

    Riyaaq ❤lamanaheyga❤😂illhay ha idin xafido

  • @FaadumoYusuf-vp8jj
    @FaadumoYusuf-vp8jj 4 หลายเดือนก่อน

    Abyo dhar quman xiro

  • @deeqamohamed7887
    @deeqamohamed7887 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka shatiga maxa igu fereyn weyday

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa idin duubaya lkn

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 4 หลายเดือนก่อน +2

    Quruxey labiskada waa qurxan yahay laakin maloogu talagelin maalin in bulsho lagu dhex maro habeen ayaa logu talagalay iyo dumar in lagu dhex joogo ok waaba dhacday inaa bananka la aado malin cadey xabadka qamaarka aad ka leexineyso qurux kuguma siyadeyso ee waad is qaawisay ee ale danbi dhaaf weydiiso sidaadii hore ayad ku qurxoneyd ee iska dhaaf sidan sidi qof nolol kucusubtahay cml kenya ayaa ku eheyd amerika ee caadi iska dhig quruxey adiga on qadan wax kugu dhegen ayaad qurxooneyd qalanjo

  • @XamdiShiil
    @XamdiShiil 4 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 4 หลายเดือนก่อน +4

    Naa heedhe dumashi ninkii maxaa u qarsoon aduunkaagii oo dhan caalamkuu usoo bandhigee naas hadhin dabo dhin ceeb caleyk ninka ragaa wuxuu caan kuyahay inuu reerkiisa umasayro xumaanta uga maseyro. Cabdi sidaan wax hakabadlo dumaashi kenya marka joogtay waa fiicnayde riyaaqey see waaye hbo

    • @HiboAbdishakur-gq5hk
      @HiboAbdishakur-gq5hk 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waxas dhan waxa iga daran Ida labiskeda iyo asi shatigisa kad kadud me u fereso we bahdishay asi dhan rifrif

    • @HalimoMohamed-bx1ct
      @HalimoMohamed-bx1ct 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ala maxa isku fikrad nahy abyo😂​@@HiboAbdishakur-gq5hk

    • @HiboAbdishakur-gq5hk
      @HiboAbdishakur-gq5hk 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@HalimoMohamed-bx1ct maila arkino wlhi gabdhehena wax garad waye masha allah

    • @HalimoMohamed-bx1ct
      @HalimoMohamed-bx1ct 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@HiboAbdishakur-gq5hk mida hiboy ninka shatika uma firysna asakanh wax maskinbu ugyhy ayadi balabisan asakina wu rifrifanyhy

    • @HiboAbdishakur-gq5hk
      @HiboAbdishakur-gq5hk 4 หลายเดือนก่อน

      @@HalimoMohamed-bx1ct ha wlhi

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 4 หลายเดือนก่อน

    Marshall allh 😂❤❤❤❤

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 hadalki.xita.malabadasha.ar.amirica

  • @SumayoAxmed-ws8cm
    @SumayoAxmed-ws8cm 4 หลายเดือนก่อน +1

    No so badi

  • @zaadsuudi
    @zaadsuudi 4 หลายเดือนก่อน

    Horba xijaaabki way tuurtay

  • @sacdiyoapdirashid3602
    @sacdiyoapdirashid3602 4 หลายเดือนก่อน

    Woow❤

  • @AbdiFatah-xg9ze
    @AbdiFatah-xg9ze 4 หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @IdulIdil
    @IdulIdil 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉🎉

  • @amalesse
    @amalesse 4 หลายเดือนก่อน

    yaa idinka duubaya vidoa

    • @hafsahqalby8181
      @hafsahqalby8181 4 หลายเดือนก่อน

      Maybe leyla😂 I gause

  • @MunoCumar-i8b
    @MunoCumar-i8b 4 หลายเดือนก่อน +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @KaltuumJimcale
    @KaltuumJimcale 4 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @maaidomaaido
    @maaidomaaido 4 หลายเดือนก่อน

    2🇸🇦🇸🇴

  • @SabrinaSalad
    @SabrinaSalad 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤